Gabbal
Nomads-
Content Count
6,624 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Gabbal
-
Busted: secesionist clan FASCIST support for courts..
Gabbal replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by General Duke: Castro exposed quote: quote: Originally posted by Castro: Homosexuality is natural. Subxanallah. :mad: a response from a shocked sister God created Adam and Eve, not Adam and Steve CASTRO That was sick, now you have th audacity to talk about morality, Islam and other issue. You will be the first person to be hanged by the religious folks. Hide in the US where you live [probably San Francisco, CA] :eek: because the Shabaabs are looking for the bent kind. Inaguu rabaa inuu nala soo shir-tago deetan. -
Originally posted by Alle-ubaahne: quote:Originally posted by HornAfrique: Shabelle wey cadaysatay inay saxaafad dhexdhexaad ahayn ee been abuur ah tahay. It is a shame they continue to claim Iidaale is in the hands of the ICU when even Yusuf Garad on the BBC was forced to speak the truth. It is also sad that they have stolen AP photos and claimed them as their own and about, what they stipulate as, Ethiopian troops. Aduuun ayaad aakhiradaada ku iibsatay, duli fowqal duli iga dheh! I do not see how aduun aan aakhiro ka iibsaday sxb. Maybe you see something I don't?
-
Originally posted by Castro: ^ Dhexdhexaad? WTF? This is a time of war. Your picture belongs in that gallery. I laugh because your attempt is not even genuine.
-
Shabelle wey cadaysatay inay saxaafad dhexdhexaad ahayn ee been abuur ah tahay. It is a shame they continue to claim Iidaale is in the hands of the ICU when even Yusuf Garad on the BBC was forced to speak the truth. It is also sad that they have stolen AP photos and claimed them as their own and about, what they stipulate as, Ethiopian troops.
-
Originally posted by Caaqil: Waryaahe, waad ka sii dareeysaa maalin waliba. HOL (Hiiranonline) ma aaysan qorin warkaas (check the website http://www.hiiraan.com/) ee xageed ka keentay????? Mise warkas intuusan gaarin HOL ayaad heshay???? xageed ka soo xigatay? Yaa kuu sheegay? Subxaanalaahi, walee waxaad noqotay ruux afminshaar ah. I wonder why SOL moderators allow this kind of BS: I am merely bringing information. Kindly take your frusterations out elsewhere. Castro- Adeer, kula goo-goosan maayo hadaad doonaysid.
-
Baladwayn: Bartamaha Baladwayn oo ay khudbado ka jeediyeen Yuusuf Dabogeed iyo kuxigeenkiisii Aadan Garaaso. Isniin, December 25, 2006 APL Baladwayn(AllPuntland)-Isu soo bax ballaaran ayaa maanta ka dhacay magaalada Baladwayn waxaana isu soo baxaasi ka hadlay maamulkii degmada ay soo magacawday dawladda federaalka Soomaaliya. Aadan Cabdi Ciise (Garaaso), oo ahaa guddoomiyihii degmada Baladwayn iyo Yuusuf Dabogeed oo ahaa guddoomiyihii gobolka Hiiraan ayaa maanta dadka khudbado u jeediyay shacabka Baladwayn. Ugu horayn Aadan Garaaso ayaa halkaasi kasoo jeediyay, wuxuu sheegay inay dib u soo laabatay mid nimadii, calankii Soomaaliyana sharaftiisii ay soo laabatay. Aadan Garaso wuxuu sheegay inay dhammaatay cadaadiskii, ciqaabtii, waxa uu ugu yeeray tima ka xiiriddii khasabka ahayd iyo hantidii bulshada ee xoogga lagu hasytay. Khudbadda Aadan Garaaso waxaa kamid ahaa in xornimo ay heleen gabdhihii , wiilashii iyo dadka reer Baladwayne ee dhaqaale xumadu ku dhacday. Wuxuu sheegay in laga guulaystay intii calanka Soomaaliyeed baab'isay ee ahaa ajnabiga kusoo duulay dalka Soomaaliya. Dhinaca kale guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabogeed) ayaa sheegay in 5 bilood iyo 12 bari kadib inay dib xoreeyeen gobolka Hiiraan. " Waxaan idiinka tacsiyaynayaa reer Hiiraan , dhibaatadii, boobkii iyo cadaadiskii xaqdarada ahaa ee la idinku hayay" ayuu yiri Dabogeed. Waxaan ka xumahay ayuu yiri Dabogeed xumaantii taallay Hiiraan ,hase ahaatee iminka dadka Hiiraan ay guul u soo hoyatay. " Xafiisyada hortooda waxa laga sameeyay waad garanaysaan, dhibtii bulshada loo gaystay waad garanaysaan, haddase ilaahay mahaddii waad ka xorowdeen, waxaana guushaasi idiin keenay alle ka sokow ciidanka federaalka Soomaaliya" ayuu yiri Dabogeed. Dabo geed wuxuu sheegay inaan hanti danbe laga gubi doonin, dhibna ay halkaasi ugu danbayso. " Waad ogaydeen markan nimid magaalada in calankii Soomaaliya booskiisii ay saarnayd maro madaw, haddana calankii uu dib u soo laabtay" ayuu yiri Dabogeed. Guddoomiyaha gobolku wuxuu sheegay in maxkamad lasoo saarayo dadkii ka talinayay Hiiraan bilihii ugu danbeeyay, lagalana xaajoon doono dhibtii ay gaysteen. Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in maanta laga bilaabo hub aan la arki karin, qofkii qori lagu arkana ciqaab uu la kulmi doono. Dadwaynaha Baladwayn ayaa u muuqday kuwo aad ugu faraxsanaa imaatinka maamulkii hore, waxaana halka qudbaddu ka socotay ka yeerayay mashxarad iyo sacab aad u badan. CCC Farayaamo AllPuntland
-
Ciidamo la sheegay in ay ka amar qaataan Dowladda Federaalka oo la wareegay gacan ku heynta Magaalada Beledweyne Isniin, December 25, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay saakay magaaladaas la wareegeen ciidamo la sheegay in ay ka amar qaataan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Col. Mukhtaar Xuseen Afrax oo Ciidaman hoggaaminaya ayaa HOL u sheegay in ay magaalada ku soo galeen si dhib la’aan ah oo aan dagaal lahayn, wuxuuna intaas ku daray in dadka magaalada ay si weyn u soo dhaweeyeen. Col. Mukhtaar waxaa uu sheegay in Ciidamada uu hoggaaminayo ee magaalada la wareegay ay yihiin kuwo ka amar qaata dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo si buuxda gacanta ugu haya magaalada. Ilaa iyo hadda waxaan la ogeyn halka ay qabteen Ciidamadii Maxkamadda Islaamiga Gobolka Hiiraan oo iyagu maalintii shalayd ahayd dagaal xooggan la galay Ciidamo Itoobiyaan ah iyo kuwan haatan la wareegay gacan ku heynta Magaalada Beledweyne. Ciidamadan ayaa markii ay la wareegeen gacan ku heynta Magaalada waxaa ay durba bilaabeen in ay magaalada ka bedeleen astaamihii Maxkamadda Islaamiga ee bilihii la soo dhaafay Magaalada ku sugneyd, waxaana durba dib loo howlgeliyay Ciidamadii Saldhigga Booliska Magaalada, halka Xarunta Gobolkana laga taagay Calanka Soomaaliya oo intii ay Maxkamadaha Islaamka meesha heysteen aan xarunta lagu arki jirin. Warar aan si rasmi ah loo xaqiijin balse isa soo taraya ayaa sheegaya in Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Daba-geed uu ku sugan yahay Magaalada Beledweyne, walow uusan ka mid ahayn mas’uuliyiintii ka soo muuqatay Xarunta Gobolka. Wixii War ah ee ku soo kordha Xaaladda Magaalada Beledweyne kala soco Hiiraan Online Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
-
Ragiinaan kale ee reer Somaliland, ii camcamiya caawaad hesheene! Caawa hadii aynu ka hadli lahayn Garoowe iyo meela kalaan ogahay walla inaydan far soo taagteen!
-
Miskiin baa soo baxay, walle caawa layma soo kala harin! Miskiin more then anything I laugh at you wallahi. You are the man who always repeats, at any given point, the freedom of his beloved Baidoa and the defeat of the former SNA. Just yesterday you said ; Five years later, Caydiid Sr. came, under the pretext of hay'adaha meesha ka shaqeeyo ayaa ciyaalka gaalsiiyo, the unfortunate being he was led by none other than a reer Arlaadi calooshiis u shaqeysto by the name of Max'ed Caliyoow. The real reason he came was because reer Arlaadi aayahooda u istaageen, declaring the second "autonomous" region after Waqooyi Galbeed, the interim "president" being C/qaadir Soobe. Caydiid didn't want to see that. Caydiid's xulafadiis -- this time led by his son -- were kicked four years later, in Juun of '99, which his xulufo and power base never recovered from to this day. Good Miskiin, who expelled the SNA from Baidoa? Who did you bring to give you your much prized freedom? Mise Col. Tafara Tafase Soomaali buu ahaa?
-
Originally posted by Khalaf: quote:Originally posted by HornAfrique: quote: Originally posted by Khalaf: IF there are foreign fighters, they are muslim and a muslim is not foreign to another muslim. Rag kuusoo qorya qaatay Muslim kula maaha adeer. Nin Afghanistan iyo Pakistan laga keenay siduu qori kuugu dhufto kula Islaam maaha, adna cid walba ee aad taakulayn ka halaysid baad ka doonan. The past is the past, i dont like icu i wish they were the ideal army of Allah i have envisioned in my head, no killers, or power hunger cats, no fitnah but what is happening now is ethios shelling and killing somalis in somalia and foreign fighters who are muslim are legite to fight ethios and secular cats( they TFG say they dont want islam)......TFG has no moral support they have become the norther alliance of somalia....I know deep down u cant support them......be against tactics agenda of icu but the tfg u cant support them. Rest assure Khalaf because I really do not support this war nor am I as strongly to one side as I might seem to be. I was on a trip to Garbaharey when the Ethiopians were bombing Dollow and Luuq adeer so I know first hand what the people are going through. I might be against the ICU but I do not see how anyone in their right mind can condone the use of planes toward our unarmed civilians.
-
Originally posted by Suldaanka: quote: Suldaanka- Adeer-ow horta meeshaad ka karkaraysid waan garanayaa kol horaana kuu sheegey, haatana dooni maayo inaan kuugu soo celiyo balse waxaan rabaa inaan ku iraahdo; 1. Sababtu dawlad-goboleedka Puntland ciidaankeedi yiil Ari-Cadeeye kasoo rartay ee nawaaxiga Gaalkacyo keentay soo maaha ka shidaal-qaadinta Somaliland ee ka shidaal-qaadato magaalada Addis Ababa ee u diiday inay furintigooda dhaafaan? Diin iyo wadaninimo hadii marba laga hadlayo, sow ismaadan odhan waxaa kugu haboon inaan taa ka hadashaa? 2. Dekeda Berbera sow maaha deked-u-gaar ah danaha Etoopiya ee waliba qiil aad siin jirtay eena ahayd meesha waxa hub iyo madaafiic ay Soomaaliduba isku baaba'iso laga soo dejinaye? 3. Sababaha loo xiraya suldaamada iyo odey dhaqameedyada dadka Somaliland ee u cod-dhiiba ku dhaqanka Shareecada Islaamka maaha amar idinkaga soo baxa wadanka Etoopiya ee aad iyaduna qiil u raadisiin ku salaysan dhawritaanka "jiritaanka" Somaliland sow maaha? Soomaalidu waxay ku maah-maahdaa isma-oge Islaan dhaan, marka adigu kula yaabi maayo. Anigu haatan Wasiirka Gaashaandhiga difaaci maayo, qiilna siin maayo sababtoo iyadu u ah waa nin dawladaa ku-meel-gaarka kamid ah, iyaduuna xilka u hayaa, iyaduuna kamid yahay, aniguna afhayeenka dawladaa maahi. Balse waxaan odhan lahaa; 1. Shalay markay Axmaaro iyo cadowgu soo weerareen gobolkaayo Gedo ee Dollow iyo Luuq duqeynayse, nimanki Axmaaro u qori qaatuu ahaa kamid ahaa. Taana wadaadadu ICU'da iyo waxa la midka ahba waa waxay ogyihiin eyna dhowr mar ka hadleen. 2. Dorraad markay ummada Soomaaliyeed halaag iyo baaba' ka dhex abuurnayd, hogaamiyaha keliya ee Soomaaliyeed, ee macaa kamid tahay Somaliland, ayuu ahaa ee aan weligii Axmaaro hoos fadhiisan, hubna u doonan, taakulayne u doonan. 3. Shalay markay nimaanka ICU'da isu magacoween u dhaqaaqeen magaalada Kismaayo, iyagoo qiranaye amaalka ninkaa ay u hayaan, waa iyagi soo adeegsaday ciidan ajnabi iyo quwad shisheeye ee kamid yihiin Pakistan, Oromo, Eretreyaan, iyo qoloyin kale. Adigu iyo cid kale ee aan taa kala doodayana inaysan jirin waayo xaqiiqdeedu anigaa og laygana soo xigsan karayaa. 4.Markuu Baardheere tegey ee nimaankaane Kismaayo kasoo bixiyey cabsi daraadeed, watay Axmaaro Baardheere timi Barrena u balanqaaday ciidan, iyo cudud, iyo hub uu Kismaayo kusoo hanto ee laakiin ku ganac-sayre kuna diiday taakulayntooda. Markuu nimankaa fooda la darayne agagaarka Bu'aale waa iyagu quwad shisheeye iyo awood ajnabi ku tiirsanaa ee waliba ninkii hogaaminayey Cabdalle Al-Suudaani dokumiintigiisi gacanta lagusoo dhigay. Nimaanka ICU'da iyagaa laga bartay howshaan, ta Soomaaliyana maanta kasocoto wax kale ee aan ahayn lagaa bartay, lagaa badiyey uma arko ee marka adeer adigu waxba meelaha ha maaraysan, fursad qaali ah yaad heshay mooyee. Ala maxaad iska hadashay Hornow... Anigu waxaan ka hadlayaa sida aad ugu faanaysid Xabashida Qabsatay Idaale iyo Diinsoor, sidii ow Adeerka Hiiraale muruq uu leeyahay iyo xiniinyo leeyey ku qabsaday. That is where I am talking about. Marka wax aad ka hadlaysid runta ka sheeg. Diinsoor Xabashi ayaa haysata ee Adeerka ma haysto. Adeerka xoog iyo xiniinyo u ku qabsado diinsoor malaha. Give the credit where its due. Xiniinyo ninkale ha ku faanin. Xabashiduna xoog ku haysan maayaan, waa laga xoreynayaa wakhti ay qaadato ha joogtee. Xabashi ku waarimayso inay xoog ku amarku taagleyso Somali. Bulsho!
-
Originally posted by Brown: quote:Yes, I agree so don't bother again. Xiniyo la'anta walle weey kaa muuqataa. Waraa,isjilci yaah
-
Originally posted by Khalaf: IF there are foreign fighters, they are muslim and a muslim is not foreign to another muslim. Rag kuusoo qorya qaatay Muslim kula maaha adeer. Nin Afghanistan iyo Pakistan laga keenay siduu qori kuugu dhufto kula Islaam maaha, adna cid walba ee aad taakulayn ka halaysid baad ka doonan.
-
Originally posted by Brown: quote:Originally posted by HornAfrique: quote: Originally posted by Brown: Simply speaking: Qabyaalid is the keyword So you are saying our Somaliland lads such as Castro, Suldaan, Ayoub, etc have come out enmasse because of qabyaalad and taking advantage of this ugly moment to find support against, what they believe, is a prime opportunity to continue their anti-x Clan, anti-TFG stance with the support and legitimacy of many? Well you know what? I agree with you! You want to use the qabil issue to support your immoral stance,Knock yourself off.That statement will forever haunt you & you know it quite well.The original statement stands: Xiniyo rageed laguma faano in abti yaah. Besides,I[& Most Solers] wont ever take you seriously anyway...Because its very predictable where your next side will be,All one has to do with your political stance is to watch which side Hiirale takes & VOILA off goes HornAfriq to switch sides. Yes, I agree so don't bother again.
-
Originally posted by AYOUB_SHEIKH: ^^ It's not about me, it's about the poor souls that believe the hot air from people like you. Ayoub we are Somalis, we know each other :confused: When did you ever believe anything from anyone who does not share your views? When did anyone? This cheap rhetoric is amazing I tell ya! To go back to the topic; the Defense Minister of the Transitional Federal Government of Somalia with Transitional Federal Government forces has taken control of Iidaale. They have Ethiopian support. So? Did not Erirean, Oromo, and foreign support to the opposing side legitimize this :confused:
-
Originally posted by Brown: Simply speaking: Qabyaalid is the keyword So you are saying our Somaliland lads such as Castro, Suldaan, Ayoub, etc have come out enmasse because of qabyaalad and taking advantage of this ugly moment to find support against, what they believe, is a prime opportunity to continue their anti-x Clan, anti-TFG stance with the support and legitimacy of many? Well you know what? I agree with you!
-
Originally posted by AYOUB_SHEIKH: HornAfrique You protesting too much. Some in here used to believe your anti Ethio rhetoric of yesteryears, oh how disappointed they're tonight. Cheap rhethoric good Ayoub, come with something more tangible. Answering that question will take me two pages at the least, but then again why bother when you are as well aware of the answer as I am?
-
Originally posted by Brown: quote:Originally posted by Castro: quote: Originally posted by Suldaanka: ^^ HOrn Xiniinyo aad leeday ayaa lagu faana. Xiniinyo xabashi, Xabashi ayaa ku faana. Supporting the secession of Somaliland has not stripped some of their Somalinimo nor did wrapping oneself in the blue and white flag bestow it on those who do. Aduunyooy xalkaa ba'. Gobanimo waa loo dhashaa Castro ina Adeer. Maxaa halka ku fadhiisyey marka, mise waxaad isleedahay Jihaadku waa lakala leeyahay?
-
?
-
Originally posted by Castro: quote:Originally posted by Suldaanka: ^^ HOrn Xiniinyo aad leeday ayaa lagu faana. Xiniinyo xabashi, Xabashi ayaa ku faana. Supporting the secession of Somaliland has not stripped some of their Somalinimo nor did wrapping oneself in the blue and white flag bestow it on those who do. Aduunyooy xalkaa ba'. Well I guess only Ngonge is left to complete the circle. :cool:
-
Originally posted by Somali_Friend: quote:Originally posted by HornAfrique: Defence Minister Barre Shire Hirale He loves his country and countrymen. He wanted to negotiate and agree with his fellow countrymen, before accepting any foreign peacekeepers. He would have accepted Uganda or Sudan in that part of Somalia. He saw the only way to save somalia was establishing a federal government where every region governs itself. ICU forced the man to choose untimely. If any somali needs a clear indication that ICU means trouble for everyone in the region, look no further than ICU not being able to negotiate with the defence minister. ICU was never interested to negotiate with him. ICU must have some ugly secret that it doesn't want to share with anyone. Well anyone who is non-partisan to Somalia's tribal politics can see the truth. Let our young fellas from the north take the best from the moment ( ), even though, Ethiopian support to the army that captured Iidaale is not anymore beneficial to them than the one given to the opposing kind by foreign fighters.
-
Suldaanka- Adeer-ow horta meeshaad ka karkaraysid waan garanayaa kol horaana kuu sheegey, haatana dooni maayo inaan kuugu soo celiyo balse waxaan rabaa inaan ku iraahdo; 1. Sababtu dawlad-goboleedka Puntland ciidaankeedi yiil Ari-Cadeeye kasoo rartay ee nawaaxiga Gaalkacyo keentay soo maaha ka shidaal-qaadinta Somaliland ee ka shidaal-qaadato magaalada Addis Ababa ee u diiday inay furintigooda dhaafaan? Diin iyo wadaninimo hadii marba laga hadlayo, sow ismaadan odhan waxaa kugu haboon inaan taa ka hadashaa? 2. Dekeda Berbera sow maaha deked-u-gaar ah danaha Etoopiya ee waliba qiil aad siin jirtay eena ahayd meesha waxa hub iyo madaafiic ay Soomaaliduba isku baaba'iso laga soo dejinaye? 3. Sababaha loo xiraya suldaamada iyo odey dhaqameedyada dadka Somaliland ee u cod-dhiiba ku dhaqanka Shareecada Islaamka maaha amar idinkaga soo baxa wadanka Etoopiya ee aad iyaduna qiil u raadisiin ku salaysan dhawritaanka "jiritaanka" Somaliland sow maaha? Soomaalidu waxay ku maah-maahdaa isma-oge Islaan dhaan, marka adigu kula yaabi maayo. Anigu haatan Wasiirka Gaashaandhiga difaaci maayo, qiilna siin maayo sababtoo iyadu u ah waa nin dawladaa ku-meel-gaarka kamid ah, iyaduuna xilka u hayaa, iyaduuna kamid yahay, aniguna afhayeenka dawladaa maahi. Balse waxaan odhan lahaa; 1. Shalay markay Axmaaro iyo cadowgu soo weerareen gobolkaayo Gedo ee Dollow iyo Luuq duqeynayse, nimanki Axmaaro u qori qaatuu ahaa kamid ahaa. Taana wadaadadu ICU'da iyo waxa la midka ahba waa waxay ogyihiin eyna dhowr mar ka hadleen. 2. Dorraad markay ummada Soomaaliyeed halaag iyo baaba' ka dhex abuurnayd, hogaamiyaha keliya ee Soomaaliyeed, ee macaa kamid tahay Somaliland, ayuu ahaa ee aan weligii Axmaaro hoos fadhiisan, hubna u doonan, taakulayne u doonan. 3. Shalay markay nimaanka ICU'da isu magacoween u dhaqaaqeen magaalada Kismaayo, iyagoo qiranaye amaalka ninkaa ay u hayaan, waa iyagi soo adeegsaday ciidan ajnabi iyo quwad shisheeye ee kamid yihiin Pakistan, Oromo, Eretreyaan, iyo qoloyin kale. Adigu iyo cid kale ee aan taa kala doodayana inaysan jirin waayo xaqiiqdeedu anigaa og laygana soo xigsan karayaa. 4.Markuu Baardheere tegey ee nimaankaane Kismaayo kasoo bixiyey cabsi daraadeed, watay Axmaaro Baardheere timi Barrena u balanqaaday ciidan, iyo cudud, iyo hub uu Kismaayo kusoo hanto ee laakiin ku ganac-sayre kuna diiday taakulayntooda. Markuu nimankaa fooda la darayne agagaarka Bu'aale waa iyagu quwad shisheeye iyo awood ajnabi ku tiirsanaa ee waliba ninkii hogaaminayey Cabdalle Al-Suudaani dokumiintigiisi gacanta lagusoo dhigay. Nimaanka ICU'da iyagaa laga bartay howshaan, ta Soomaaliyana maanta kasocoto wax kale ee aan ahayn lagaa bartay, lagaa badiyey uma arko ee marka adeer adigu waxba meelaha ha maaraysan, fursad qaali ah yaad heshay mooyee.
-
Originally posted by Suldaanka: ^^ very poor Tanac tanacdu waa inan gumeed tamaradiisi suaashu waxa weeye, Will Xabashi protect your Warlord forever? You come here with that poem and you want to talk to me about moral superiority :confused: Adeer halkaa salka ii dhig, wax aan iskaga horimaanaba garan maayo. :rolleyes:
-
Observer- Barre Hiiraale is part of the TFG. I wouldn't know. Suldaanka- Oo yaa xiniinyo ajnabi ka xalaal ah?
-
Somali government recaptures southern town, over 100 killed Sun Dec 24, 6:41 AM ET IDALE, Somalia (AFP) - Ethiopian-backed Somali troops have recaptured the southern Somali town of Idale from Islamists in clashes that claimed at least 100 lives, an AFP correspondent on the scene said. Defence Minister Barre Shire Hirale confirmed that the government seized control of the township, about 60 kilometres (40 miles) south of the government seat of Baidoa. "We have recaptured the town," Hirale said Sunday. The Islamists seized Idale after deadly clashes on Saturday. The correspondent saw more than 100 bodies in the township, which was the first frontline when war erupted Wednesday, hours after an Islamist ultimatum for Ethiopian troops to pull out or face major attacks expired. Residents said the Islamists fled down south towards Dinsoor, about 120 kilometres (75 miles) south of the capital. The seizure comes as a joint Ethiopia-Somali government ground assault began on Beledweyne and Bandiradley early Sunday, widening the conflict that has threatened to engulf the entire Horn of Africa region. The Addis Ababa government on Sunday acknowledged its troops have launched a counterattack against Islamist forces in Somalia, saying its "patience has been exhausted" and "Ethiopia has started to use its rights for self defence". "The Ethiopian defence forces have started counterattacking today, so basically the counterattack is taking place on the ground," a government spokesman told AFP. The International Committee of the Red Cross (ICRC) said on Friday the fighting around Baidoa, the seat of the government, had left "dozens" dead. The government claims its Ethiopian-backed forces have killed more than 500 Islamist fighters since Wednesday, while Islamists speak of killing at least 70 enemy combatants in the same region.