Gabbal
Nomads-
Content Count
6,624 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Gabbal
-
You got him :confused:
-
Paragon is joking. Yell "April Fools" anytime now sxb, come on they're waiting.
-
Somali parliament votes out speaker linked to Islamic movement
Gabbal replied to Che -Guevara's topic in Politics
The Sharif was not anymore linked to the "Islamic movement" then Hussein Aydiid! He has proved to be nothing but a political opportunist and his ousting should have long come! -
Originally posted by Castro: I guess you don't understand what the speaker of parliament does or should be. The irony in this is unimaginable. With all due respect Castro, I do not think you or the good Sharif understand the job description of speaker of parliament. The good Sharif needed to have been long ousted when he started crisscrossing the globe looking for fame and glory in the political stagnation of the country.
-
Muqdisho:Maxamed Qanyare iyo Muuse Suudi oo hubkooda ku wareejiyay Dowladda Soomaaliya. Arbaco, January 17, 2007 APL Tool Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email Print This Article | Daabaco warkaan Muqdisho(AllPuntland)- Hoggaamiye kooxeedyadii hore ee Muqdisho haddana ah Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya Muuse Suudi Yalaxow iyo Maxamed Qanyare Afrax ayaa goor dhow hubkooda ku wareejiyay dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya. Xubnahan oo xarumahooda xafladdo lagu wareejinayo hubka ay heystaan ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya, waxayna aad u soo dhoweeyeen in uu hubka caasimada Muqdisho yaala uu noqdo mid gala hal gacan oo dowladda ah. Maxamed Qanyare Afrax oo wareejinta hubkiisa oo ka dhacday xarunta Dayniile ayaa ugu baaqay dowladda Itoobiya in ciidamadeeda aysan kala bixin gudaha dalka Soomaaliya inta ay ka imaanayaa ciidamada Afrikaanka ee la filayo dhawaan in dalka ay soo gaaraan. Maxamed Qanyare ayaa sidoo kale sheegay in hadii ciidamada Itoobiya ay ka baxaan dalka ay dib u soo laabanayaan hoggaamiyeyaaashii Maxkamadaha, wuxuuna sidoo kale uu ugu baaqay Midowga Afrika in ciidamada Imaanaya dalka aysan noqon kuwo nabad ilaalin balse ay noqdaan kuwo hubka aruuriya, wuxuuna gabagabadiio Maxamed Qanyare uu ka codsaday dowladda in sida ugu dhaqsiyaha badan hubka uu ku wareejiyay ay ugula baxaan xerada uu ku leeyahay Dayniile. Muuse Suudi Yalaxow oo isna munaasabadii lagu wareejinayey hubkiisa uu sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in hubkiisa uu ku wareejiyo dowladda, inkastoo Muuse Suudi uu ka cudur daartay in inta badan hubkiisa ay ku maqan yihiin baadiyaha, balse sida ugu dhaqsiyaha badan uu u keeni doono, wuxuuna ku wareejiyay tiro kooban oo hubkiisa ka mid ah. Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Jen. Ismaaciil Qaasim Naaji ayaa sheegay in maanta wixii ka danbeeya uu bilowday hub aruurinta isla markaana wixii hada ka danbeeyana hubka oo dhan ay la wareegeyso dowladda. Cali Sandheere AllPuntland
-
Hubkii hogaamiye kooxeedyada oo lagu wareejiyay DFS Baydhabo 17, Jan.07 ( Sh.M.Network) – Xildhibaan Muuse Suudi iyo Xildhi. Max'ed Qanyare ayaa hubkoodii ku wareejiyay dowladda KMG ah ee Somalia, iyadoo xaflad hub wareejin ah ay ka socoto xarumaha mas'uuliyiintaasi. Munaasabad Ka dhacday Degmada Dayniile ee ku taala xarunta Max'ed qanyare ayaa waxaa lagu wareejiyay dowladda Somalia hubkii uu lahaa Max'ed Qanyare oo gaaraya in ka badan 30 baabuurta dagaalka ah oo isugu jira madaafiic iyo qoryaha lidka diyaaradaha. Ilaa 600 oo maleeshiyo ah ayaa lala wareejiyay hubka, kuwaasi oo loo sameyn doono tababarro lagu ciidameynayo. Xildhibaan Qanyare oo hadalo ka jeediyay halkaasi ayaa waxa uu sheegay in hubkii uu lahaa uu ku wareejiyay dowladda, isagoo ugu baaqay dowladda Ethiopia in aysan ciidamadeed aysan kala bixin Somalia inta ay ka imaanayaan ciidamada Africa. Sidoo kale Munaasabad hub wareejin ah ayaa ka soconeysa xarunta Muuse Suudi Yalaxow ee degmada Kaaraan, iyadoo Xildhibaan Muuse Hadalo uu halkaasi ka jeediyay uu ku sheegay in uu wareejiyay dowladda hubkii uu lahaa, isagoo sheegay in uu jiro hub ku maqan baadiyaha iyo qabaa'ilada laguna howlan yahay sidii loo soo celin lahaa oo loogu wareejin lahaa dowladda. Gudiga hubka lagu wareejiyaya ayaa waxaa la socday Taliyaha ciidamada xoogga dalka Somaliyeed Gen. Naaji. Sidoo kale Wasiirka arimaha gudaha dowladda Somalia Inj. Xuseen Max'ed Ceydiid ayaa hubkii uu lahaa ku wareejiyay dowladda KMG ah ee Somalia. Shabelle Media Network Somalia
-
Dolwadda Somalia oo xayiraadii ka qaaday idaacado ay ka mid tahay Shabelle Mogadishu 16, Jan.07 ( Sh.M.Network) – Idaacadaha Shabelle ayaa dib u bilowday howlaheeda warbaahineed, ka dib markii ay u aamusneyd 24 saacadood amar ka soo baxay dowladda KMG ah ee Somalia. Dib u howl-galinta idaacadda Shabelle ayaa waxa ay timid, ka dib markii saraakiil ka tirsan waaxda nabadsugidda dowladdda kulan gaar ah ay la qaateen Mas'uuliyiin ka tirsan Idaacdda Shabelle oo ay la socdaaan Madaxda idaacadaha Hornafrik, Qur'aanka kariim iyo xafiiska TVga Aljazeera, kaas oo looga hadlayay saameynta ay yeelatay aamusnaanta warbaahinta shaqooyinkooda la joojiyay iyo waxyaabo kale oo ay ku jirto in laga wada shaqeeyo nabadgalyada caasimadda iyo dalka intiisa kale. Kulankaan oo qaatey saacado badan ayaaneey jirin wax shuruud ah oo lagu xirey dib u bilaabidda shaqooyinkeeda idaacadda shabelle iyo idaacadihii lala xirey shalay. Kulankaan oo qaatey saacado badan ayaa Mas'uuliyiinta idaacadaha iyo saraakiisha dowladda ay isla garteen in dib loo howl-galiyo. Shabelle Media Network Somalia
-
Xiisadihii u dhexeeyey beelo muddooyinkanba ku dagaalamayey Beer Xaano oo labo lixaadsaday kadib markii.. Deegaanka Beerxaano oo ku yaala Galbeedka Magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose ayaa xalay ilaa saaka kacsan kadib markii mid ka mid ah ergo nabad raadineed oo loo direy deegaanka Beerxaano ee Gobolka J/ Hoose ay kooxo maleeshiyo beeleed ah ku dileen deegankaasi iyadoo nin kale oo dhaawac culus uu soo gaarayna haatan lagu daaweynayo Isibaalka Magaalada Kismaayo, waxaana arrintan la sheegay iney cirka ku sii shareertay dagaalada iyo xiisadaha colaadeed ee maalmahaanba halkaasi ka taagnaa. Ciidamo dowlada federaalka ka tirsan oo halkaasi horey u gaaray ayaan wali ku guuleysan wax ka qabashada colaadaha ka taagan deegaankaasi iyadoo dilka aargoosiga ah ee u dhaxeeyada labada beelood uu si caadi iskaa sii socdo, iyadoo dad fara badan ay horey uga barakaceen deegaankaasi, iyagoo ka baqaya in coladaahaasi ay sameyn ku yeeshaaan, waxaana dadkaasi ay haatan dulsaar ku yihiin magaalooyin ay ka mid tahay Kismaayo. Dagaaladaan ayaa inta la ogyahay yahay waxaa ku geeriyooday tan iyo intii ay bilowdeen ku dhowaad 28 ruux halka tiro aad u badana ay ku dhaawacmeen sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha Caafimaadka Magaalada Kismaayo oo inta badan dhaawacyadaasi la geeyey, iyadoo colaada u dhexeysa labadan beeloodna ay noqotay mid so noq-noqota, waxaana intii maxkamadaha islaamiga ah ay ku sugnayeen magaalada Kismaayo ay ku guuleysteen iney dejiyaan xiisada u dhexeysa labada beelood iyagoo u diray ciidamo kala dhex gala maleshiyadka labada beelood. Beelaha ku dagaalamaya Beerxaano oo kala ah Marreexaan iyo Gaaljecel ayaa lagu soo waramayaa in khilaafkoodu salka ku hayo arrimo dhuleed, iyadoo waxgarad kala duwan iyo siyaasiiyina ay dhowr jeer oo horey isugu dayeen inay xaliyaan, tasoo hase ahaatee lagu guuldarestay. Cabdshakuur Cilmi Xasan-Muqdisho-Soomaaliya cabdixakiin44@hotmail.com
-
Dil iyo dhaawac loo geeystay Ergooyin nabadeed oo loo direy deegaanka Beerxaano ee duleedka Kismaayo. Mogadishu - 15-January -2007-Allceeldheer.com Mid ka mid ah Ergo nabad raadineed oo loo direy deegaanka Beerxaano ee gobolka J/hoose ayey Kooxo Miliishiyo Beeleed Ku dileen iyadoo Mid kalena dhaawac uu soo gaarey. Sida uu Saxaafadda u sheegey Suldaan Rashiid Dhuurre oo ka mid ah suldaanada dega Jubbooyinka waxaa la diley mid ka mid ah ergooyin nabad raadineed, iyadoo sidoo kale la dhaawacay Mid kale oo Odayaasha Nabadoonada ka mid ahaa kuwaasoo ujeedadooda aheyd iney xal ka gaaraan Xiisado ka taagnaa deegaanka Beerxaani oo dhowr KM u jirta degmad Kismaayo Xarunta Jubada Hoose. Ergadan oo isugu jirtey beelaha isku haya Beerxaani ayaa waxa ay ka ambabaxeen Degmada Kismaayo dhawaan. Kooxo Maleeshiyo beeleed ah oo joogtey deegaankaasi ayaa geysatey falka dilka iyo dhawaaca Ergada nabaddoonada aheyd. Nabadoonka dhaawaciisa ayaa waxaa la keeney Magaalada Kismaayo si loogu dabiibo. Dhinaca kale Suldaan Max’ed Bashiir oo ah Suldaanka Beelaha Sedde ee Kismaayo ayaa waxaa uu baaq nabdeed u jeediyey Beellaha halkaa isku haya oo ay ka mid tahay Beeshiisa, isagoo ku booriyay in wax kasta lagu dhameeyo wada hadalo. Dhanka kale waxaa maanta Kismaayo ku kulmey guddiga maamulka oo uu dhawaan u magacaabey Jubboyinka Wasiirka Gaashaandhiga dowladda Somalia Barre Hiiraale,kuwaas oo kawada Hadley sidi amniga deegaanada loo dardar galin lahaa.
-
The admin has expressed confidence they can disarm the city sub-clan by sub-clan basis. Maamulka Cusub ee Muqdisho oo soo jeediyay in magaalada Muqdisho laga saaro Ciidammada Ethiopian-ka Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 16/01/07 Sida ay sheegayaan xubno ku dhowdhow maamulka cusub ee Magaalada Muqdisho waxaa lagu wadaa in Magaalada Muqdisho laga saaro dhammaan ciidammada Ethiopia, isla markaana la geeyo duleedka Magaalada Muqdisho. Wararka ayaa waxay sheegayaan in maamulka cusub ee Magalaada Muqdisho qaybtiisa nabadgalyada iyo ammaanka uu wado qorshayaal uu kulammo kula qaadanayo odayaasha iyo cuqaasha Soomaaliyeed isagoo ka dhaadhicinaya inay hubka iska dhiibaan, ayna beelahooda ka dhaadhiciyaan inay hubka wareejiyaan. Maamulka cusub ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa inay kulammada ay la qaadanayaan cuqaasha iyo ugaasyada beelaha Muqdisho ku dhaqan ay billowdaan maanta oo tallaado ah, isla markaana lama sheegin xilliga ay ku wadaan in hubka ay soo wareejiyaan beelaha Muqdisho ku dhaqan. Sidoo kale ayaa la sheegay in maamulka cusub ee Magaalada Muqdisho uu qorsheynayo inuu kulammo la qaato kuwa lagu tuhmayo inay ka dambeeyaan falalka qaraxyada ah ee habeenkii lala beegsado Ciidammada Dowladda iyo kuwa Ethiopia, iyagoo ka dhaadhicinaya inay joojiyaan falalkaas, isla markaana ay hubkooda soo wareejiyaan lana shaqeeyaan maamulka. Maxamuud Axmed Xasan Xuurshe xuurshe114@hotmail.com
-
Originally posted by MKA Yoonis: ************************ ********************** *********************** And I am supposed to carry this on as if we are having a meaningful discussion? [ January 16, 2007, 02:46 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
-
Originally posted by LIQAYE: This fellow must be banned a stink revolves around him. I agree old soul! Frankly he does more harm to the objective of governance the entity he advocates for represents then say Olol did to the ICU's cause!
-
Originally posted by MKA Yoonis: Adeer Taako ka daa! Don't make them frustrated because otherwise they will see the little region their clan is cramed into! Raas Caseyr is the most northern tip of Somalia and it's situated near Calula east of Bosaso ofcourse but fake mujahids wouldn't know that! Yes, Red when I came to the west I was greeted by a chauffeur, where as you together with your family were driven away in a Police van for immigrational officers to question you about your motives of entering their country illegal! It shows you that I always was dowlad ! Adeer why are you and Castro fidgeting ? The answer is easy because you fear the people that always used to be your masters coming back to re-enslave you, that's what you fear! You thought they'd never come back to re-enslave you again! You live in a clan fiefdom that is made up by 50x50 kms! Where as Adeer look at the map I was an expansionist and imperialist because why would my people live in the most Northern tip which is Raas Casery, to the most Eastern tip wich is Raas Hafuun/Xafuun, to the most western which is OG-Land and to the most southern tip which is Ras Kombooni all the way to Gaarisa! It shows you how imperial I'm and my strength and superiority! But tell me where do you live and in what regions? I live in many regions of Somalia's former 18 where I make up the majority! Look adeer and don't envy me as I'm imperial! Can you count? 1. Bari 100% the largest region of the former 18 regions! 2. Gedo 95% the second largest region of the former 18 regions! 3. Nugaal 100% 4. Sool 98%! 5. Sanaag 70-85%! 6. Mudug 65-70 %! 7. Galgudud 50-60 %! 8. Togdheer Buuhoodle considerable number! 9. Bakool consideral number Ceelbarde! 10. Jubbada Dhexe Majority over 80%! 11. Jubbada Hoose 84-90%! Look how geographical apart those regions are Jubbada Hoose to Bari do you know how far apart they are? Not to mention places like Gaarisa and the NFD which 85-90% are inhabited by my clan! OG-Land is over 85% my clan! This shows you that I'm imperial whilst you're and always have been my good servant until the british came and freed you and you ran off to them! That's why you're today still screaming for them to return so that you become their servants again! I have alwasy been Dowlad and that's what you can't stomach! The same goes to my southern brothers who hate me because I've always ruled on them! That damn clan always ruling us, why and why! Somalia becoming a government is only benefiting me and you know that because you want to run away because of your complex of my clan whilst the other lot want to stay unruleable because they think it's hurting my clan! Wallaahi I know that, they told me they said we don't want a government in Mogadishu because a government will only benefit you and if there's no government you're going to struggle! It's true a government in Somalia today only benefits my clan! In the diaspora no one can top my clan and they will come back inshallaah in their hundred-thousands with new titles and degrees and help the country inshallaah like their forefathers did, again we will be ahead of you like we always were! Yonis- DO YOU HONESTLY THINK WHATEVER YOU ARE SPEWING AROUND HERE IS IN THE INTEREST OF ISLAAMNIMO, SOMALINIMO, DAWLADNIMO? Iswaydii waxaad haatan lasoo shirtagtay inay maslaxada ummada Soomaaliyeed u dan tahay, but in the meantime do not claim me.
-
Breaking news..Xasan Dahir son in law Sharif Ahmed captured..
Gabbal replied to General Duke's topic in Politics
I pray Sheikh Dahir Hassan and Sheikh Sharif do not get captured! -
Ayoub- If that legitimizes whatever point of view you wish to hold, then so be it sxb. Frankly I am tired of having to defend myself against cheap rhetoric.
-
Originally posted by Xaabashi: ^^ Caydiid told the truth the other day so now is the time for you to drag him through the mud. What's interesting is that this letter was a response to the Ethiopians kicking Aydiid and the SNA out of Baidoa and installing Shaati-gaduud and the RRA there.
-
Mystic- If you catch me advocating for the killing of innocents or supporting unprovoked attacks by American gunships, then you are free to hold it to me. Hold me to what I support. I see a chance for Somalia in the same way I saw a chance for Somalia under the ICU prior to its high jack by clan opportunists. I support this chance and I hope it does not disappointment us as other chances have done in the past.
-
Originally posted by Sheikh Fiqqikhayre: Today when I saw ordinary Somalis in neighbourhoods assisting the TFG forces in disarming our capital by fingerpointing to houses where weaponary were stored! Women and Children moving/walking in front of the soldiers and identifying houses of trouble-makers and killers in order to take away the weapons they terrorised the people with for over 16 years! This is what I am truly hearing from Mogadishu!
-
Sheikh Fiqi, I am not trying to score a political point. I really am not.
-
Advocate for this. Unicef launches appeal for the Somali child By Samuel Otieno The United Nations has appealed for peace and stability in Somalia, to avert the suffering of thousands of children caught up in the fighting in the Horn of Africa country. The United Nations Children’s Fund (Unicef) and Save the Children (UK) also expressed concern over the manner in which children have featured as active combatants. The two agencies are demanding that all children associated with armed forces or groups or those in detention camps must be immediately released. "This is unacceptable under any rules of engagement," the two agencies said in a joint statement. Unicef and Save the Children said they were disturbed by reports that Somali children and women were among casualties of aerial bombardments and accounts that camps for internally displaced people were coming under grenade attacks. Unicef Somalia Representative, Christian Balslev-Olesen said: "Any continuation of the conflict within Somalia would do much to compromise the modest gains that have been achieved by the Somalis with the support of the international community over the past 15 years." The agencies’ are concerned that the conflict situation is restricting humanitarian workers’ access to vulnerable populations and hindering supplies. El Khidir Daloum, Save the Children’s country director, said children in Somalia, and in particular the southern parts of the country, were suffering the consequences of a triple humanitarian crisis: Drought, flooding and now conflict. Both agencies called upon the Transitional Federal Government (TFG) and Somali institutions to take necessary steps to ensure the children were adequately cared for and safely reunited with their families without discrimination. The agencies are concerned that with the closure of Kenya’s borders, the threats to fleeing Somalis have increased. While noting that children are most vulnerable of all, they said they had received information that some had been randomly shot in the streets, while others risked being recruited by re-emerging warlords. Whilst the prospect of a centralised government brings opportunities, there are huge challenges facing the country that stand in the way of stability and a safe future for children. Daloum said unless the situation stabilised rapidly, no one could guarantee the safety of Somali children. "More children will be separated from their families, orphaned and vulnerable to abuse and neglect," he said. The statement, while noting that education was key to rehabilitation, said school enrollment had been severely affected following the displacement of more than 65,000 to 70,000 people by fighting and insecurity.
-
Highly inappropriate time to discuss the Bears, but adigu, do you come here to really discuss or just heckle some nerves?
-
Never mind Brownie, never mind.