gooni

Nomad
  • Content Count

    2,415
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    53

Everything posted by gooni

  1. Wyrow baribaa waxaa jiray في احدى الغابات كان يعيش اسد وابنه الشبل الصغير، كان الاسد كل يوم صباحآ عندما يفيق من نومه يقول ( اللهم اكفنى شر بنى ادم ) وكان يكررها على مسامع ابنه الصغير كل يوم، وعندما كبر الشبل الصغير لم تعد تعجبه تلك الجملة فكيف لملك الغابة ان يخشى احد إلى هذه الدرجة فزمجر في والده الاسد بعنف ويقول كيف لنا ونحن ملوك الغابة ان نخشى ذلك المخلوق الضعيف وخرج غاضبا ولم يستمع لنصيحة والده . واثناء رحلته وجد رجل عجوز يحطب في الغابة وعرف ان هذا بنى ادم الذى يتحدث عنه والده، فصاح به أنت بنى ادم الذى يخشاه ملك الغابة انا الان سأثبت لوالدى انك أضعف من ان يخشاك اصغر حيوان بالغابة وليس ملك الغابة أنا ساقطعك , فاستعطفه قائلا الرجل العجوز : لما ايها الاسد أنا لم اؤذيك في شيئ أنا حطاب مسكين فزمجر الاسد غاضبا : أنا اكرهك لكثرة ما سمعت الاسد الكبير يدعو الله ان يكف شرك عنا أنا اقوى منك , ضحك الرجل العجوز مما جعل الاسد الشبل يستشيط غضبا ويقول : كيف لك ان تستهين بالامر فانا سوف اقطعك وآكلك قال له الرجل العجوز : لا أنت ليس قويا , قال الاسد الصغير : كيف تقول ذلك , قال العجوز : نعم انت تستفرد بى هنا لاننى نسيت قوتي بالبيت فكيف لى ان ادافع عن نفسي , فسخر الاسد من العجوز حتى وقال : لو معك قوتك فأنا ملك الغابة , رد العجوز قائلا اتركنى اذهب وآتى بقوتي ونرى من منا الاقوى ضحك الاسد الشاب وقال له : اذهب وانا انتظرك هنا , قال العجوز : وكيف لي ان اضمن انك لا تهرب , ضحك الاسد ساخرا : ماذا تقول يا هذا ملك الغابة لا يهرب ,فقال العجوز عندي حل, فقال الاسد ما هو , رد العجوز : ساربطك هنا إلى ان اعود ,, وافق الاسد على الفور وذهب الرجل العجوز وعندما عاد لم يعد لوحده بل عاد معه سبعة من ابنائه مفتولي العضلات كلا منهم يحمل عصاة غليظة فهوى الشبان بالعصي على الاسد ضربا مبرحا إلى ان كسرو عظامه وبعد ذلك فكوا وثاقه وغادرو مع والدهم وتركوا الاسد المسكين غارقآ بدمائه وتعلم الاسد درسا لم ينساه وفى الصباح قام الاسد العجوز فقال جملته المشهورة (( اللهم اكفنى شر بنى آدم )) فرد عليه الاسد الشاب وهو كسير العظام : واولاده يا ملك الغابة ,, واولاده.
  2. Ama gedo haka yimaado ama godob jiraan ha noqdo anigu waxaan ku farxi kii caano boore ii qasa
  3. Mooge;875881 wrote: woow. that is one giant woman. yes she is hablihii meelo badan oon lag dhukan jirin baa laga dhukunday markii reer galbeedka loo tagay,ninkanu rag buu tartan kula jiraa boowe A/T Nin meel daran kasoo baxay tabar uu lug ku shumiyo ma hayo, ee waa intaan tooshka loo shidin {doob dareen baa dilay}
  4. Whyre Sacuudigu waa meel barakaysan maxaa dhacay? Sadex talo iga dhagayso tijaabina intaan jacaylku kugu fidin barbaarta cusub waa lal taliyaaye 1- mobile kula hadal inta badan habeenkii adoo sariirta ku jiifa codkaagana aad u gaabi ilaa afar jeer, ha' fahmi weydo waxaad sheegayso yaah, yaah, yaahdu haku dhamaato sheekadana ku dheerow ilaa ay hurdooto wakhtigii oo kale habeen danbe la eego ilaa ubuxu bislaadana adigu ha bislaan iska ilaali inaad adigu ka hor bislaato hadaad guursatana talaan ku siin 2-Waligaa ha u sheegin account'ga waxa kuugu jira iyo intaad xoolo haysato hadii kale koofeerkaa kugu badan,ayadoo u fakaraysa in xoolahaas indho kale kuu furaan 3- Hadii ilaahay caruur ku irsaaqo jooji fara ka ciyaarka weji cusub oo furan lasoo bax hana kugu farxaan markaad guriga soo gasho yaysan kaa nixin Wa bilaahi towfiq حظا سعيدا
  5. Markaad u fiirsato soomaalida wax weyn baa si naga ah markaan isku daro,hadii laysku dayo in wax la saxo wax kalaa hadana sii xumaanaya Ma waxa kaliya oon fahmi weynay gacanta ku quudisa yaa xukunta,hadaad iimaanka ilowdo? Ma waxaan fahmi weyney afrikaan gaalaa walaalahaa maahan magana kuu ahyn visa'na ku iman? Ma waxaan fahmi weynay in madaxweynuhu khasnad maran u yimid mahigana ka maarmin? Ma waxaan fahmi weynay in kaluunka weyn midka yar cuno ama hab beeleed qaran ku noqda nalagu yiri? Ma waxaan fahmi wenay in waraabuhu kala qurux badnayn mid gooni loo rabaayadeeyana macna keenayn magaciisuna waraabe yahay? Ma waxaan fahmi weynay inaan qoom ilaaahay qayarin inay ayagu is qayiraan mooyee?
  6. Caanoole cumminity waa maxay mooge ma dad aan xabad aqoon baa? allaha kuu xafadido dadkaaga iyo dadkeenoo dhanba
  7. Dear abwan Qabiil waa hore oon dhawayn baan iska daayay farmaajo qabiil kuma taageerin anna goon baan ahay, adna gocoso, waxba isuma jirno adaan dadka kala aqoone Wasiirka koowaad wax saa u dhib badan maahan hadda cidna ma taageersani rajaa i haysa aniga qudhayda waan ka bixi karaa saan is leeyahay hadaan tawakalo madaxweynuhuna i magacaabo ugaandhayskuna raali iga noqdaan,tan kaliya oo i hor taagan waa sidaan warqad uga hor akhrin lahaa mudanayaal aan mushaar qaadan amaankoodana u baqsan.
  8. Abwaan;873522 wrote: Farmaajo is a cheap guy, if I was president Xassan I would have given him 24 hours to leave Mogadishu. Paying IDPs failed so this time he paid the Somali tabloid website correspondents in Mogadishu. 24hours to leave muqdisho macnaha waa safiirka hobyo u fadhiya muqdisho
  9. Qoraagan buugiisa intaan la akhrinba wuxuu ku dhacay magaca buugga,aqoon kastuu leeyahayna waa nin meel banaan ku lugeeyay hadana go'aansady inuu raadkiisii tirtiro meel dhexe markuu gaarayna xasuustay inuu raad kale sameeyay intuu kii hore tirtirayay,waxaa u dhaantay asagoo wax kale ama taariikh majaajilo wadata qora haduu doono 17kii may hakasoo bilaabee (effort without results meaningless} Sayidku cid soomaali ah ma cafin wixii halgankiisa kasoo horjeesta af iyo adinba dad barri iyo nugaal ka qaxay baa cumaan geel ku raaca reerkuu ka dhashay ma cafin waxaa kaliya oo waqooyi galbeed dheeraayeen soomaalida kale jacayl daacada oo u hayeen ingiriiska wax lagu murmana maahan geellii u ka dhacay magacyo ingiriisaa loo bixin jiray sootaa ilaa iyo iminka muuqata asagoo waa horee dhintay. Taleex,,ninaan wax yeello lahayn wax tar ma yeelan karin marka wakhtiyada adag lugu jiro,faataxada u mar markaad taleex tagto inshaa allah
  10. Sayidku wuxuu ahaa sheekh wuxuuna halgankiisa ka bilaabay barbara markuu indhaha saaray ilmo yaryar oo mucatab ama saliib loo xiray waalidkii dhalayna aqoon diimeed ka ardnaayee(SIIRA ADWAL MINAL CUMUR)
  11. Mushkiladu waa labo arimood mid waa qabiilka wax lagu qaybsado,tan kale waa fedaralka oo aanan aqoon u lahyn weligeena ku dhaqmin Jago qawmiyad cariiq ah ku heshiin weydo meesha ma taalo wiilashaan reerpuntland jalamad maran bay lugta kula jiraan ayagoo og bayna diidayaan in sharqanteeda la maqlo Nin kasoo jeeda reer muqdisho baa hadda ka hor la weydiiyay su;aal waxaa la yiri diyaar ma u tihiin inay xamar caasimadii soomaaliya noqoto cid aan adinka ahayna xukunto wuxuu ku jawaabay,,, maya,,,waayo?hadii aad kasoo bilowdo ra'aska ugu dambeeya ilaa raaska kale maa mullaaa kajira waxa kaliya oo haray waa muqdisho hadaan ayadii xukumi waayo xaan qabaa?,,,,waa arin meesha ku jirta bal aan ku noqono wallaalaheen reer land, Reer puntland diyaar ma u tihiin inaan wax isku walaaqano hormuudna noqtaan? mise waxad doonayaan raysulwasaare aan ilko lahayn oo xamar fadhiya in laysku qabsado talada wallaalahood reer bigfoot'na ay qaadan waayaan ama ku qoslaan.?
  12. Yunis;871498 wrote: Gooni – dadkan Bare ayay oogaga dhagan tahay. dhalinta afka duubana, balan ay qaadeen last week, ayay buriyeen manta oo ahyd in aysan magaalada dhexdeeda ku dagaaleyn. Marka, subax kastaan phone call ku bilaabaa magaaladaas, si aan u dhaho 'nabad ma ku toosteen'. Maanta dadka waxay u sheegeen in magaalada ay tahay goob dagaal. Even wakhtigii Qabiilada la’sku haystay banaankaa la’iskula bixi jiray. Hiiraale meshaas uma secdee, waxa soo socdo allaha ummada ha ka badbaadiyo… Waa runtaa wakhti xun baa lagu jiraa aamiin,,, nin wayn wadkiisa waa yaqaan marakan baroortu barre hiiraale ka weyn waa labada afrikaan mid dooro,ama barbaarta kaynta la gal Allaha xafido reerkaaga iyo muslinkoo dhan noola soco arimaha caadiga ah wixii sir culus ah safiirkaan la hadliye
  13. Hiraale dooni mayno af gaduudna dooni mayno madoobana dooni mayno muunyana dooni mayno Maan qabqablayaalka loo duceeyo, ama laga tashado, intaan amisom iyo kenyati dhidid badan daba socon lahayn. Meeshaan dawlad xaq iyo xoog wax ku xalin kartaa ma joogtee qolo walba warlord'keeda ha u yeerto si loo heshiiyo.
  14. Somaaliya markaad aadaysaan yaasiinka akhrista,boorsooyinkana yaan quful lagu xirin,darawal marqaansanna yaan la raacin Reer xaafuuna allaha dhawree waxaan kula talin lahaa inay sida ugu dhaqsaha badan looyar ugu qabtaan wiilasha layska xirtay
  15. Markii tiro koobku dhaco haday ku qanci waayaan tiradana waxay oron ba'aa war makuu dhabaa war soomaalida waan ugu badanahaye meelo badanoo la tagin baa jirta.
  16. A/T, hadda ka hor waxaa is dilay labo jifo ood isku degmo tihiin,maalinbaa kuwii is laynayay mid ka mida la qabtay waa la garan waayay waxaa la yiri is sheeg wuxuu yiri anigu shkhaal baan ahay shaqo adinkuma lihi,mid baa xabad ku dhuftay oo yiri kuwaanaa noogaba daran markii xabadii ku dhacday buu yiri bal in aniga iyo awoogayba la gubay maba ahayne maxaan u sheegtay yaysan sidii oo kale kugu dhicin
  17. Wasiirka koowaad awood qaybsiga ka mid maahan, awood qaybsiga runtaa waa afhayeenka iyo madaxweynaha inta kale waa shimbirayahow ha heesina, Tusaale waxaa kuugu filan dawladii gaas mindida daabka waxaa hayay wasiirka arimaha gudaha gobolo badan oo ay shabeelada sare ka mid tahyna wuu magaacabay oo u dhaxeeya buurane iyo jowhar runtiina ahaa nin tol ah,tii rashiid iyo farmaajo goob joog baynu ahayn,galayr wuu ku saxnaa mar walba geeska kale wax ka fiiriyo waa horaa rag turub bartay, Gas runtii waa nin mutacalin ah sharciga dhawra walina kuma dhawaaqin in gobolka karkaar sax yahay meesha waa iska fadhiyay adeer qabiilna maahayn qarana maahay wuxuu qaabilsanaa sawirada soo dhaweynta UN'ka
  18. R/Wasaaraha mar walba waa inuu puntland ka yimaada si wadanka laysugu hayo,reer xalane iyo reer gedo meelna aadi mayaan puntland waxaa laga rabaa inay soo xusho R/W la shaqayn kara madaxa cusub dhago fudud oo aan noqon sidii geedi iyo nuur cadde
  19. Waa waajib inaan u ducayno madaxa cusub inaan alle uga barino in hawshiisa u fududeeyo soomaalina khayr uga dhigo Saadaasha kale abwaanow ilaahaybaa marshada kuugu hagaajiyaye wax la fahmi karo maahayn xagee waayarku ka gubtay hadaad la socotay wixii dhacay? farmaajo iyo yuusuf garaad ma codod isku dhaw bay heleen? meesha wax lagu doortay nal ma ka shidnaa? bal warka isii!!
  20. Ninkan aad moodo inay hindhisadu hayso waa filayay inuu aakhirka nala xididi doono.
  21. Abwaan;866328 wrote: gooni, sidee buu Axmed ku kasban karaa kalsoonida dadkii uu intaas oo sano waxay dhistaan wax ka sheegayey? Wixii ay dhisan jireen wax la dhaliili karo bay ahaayeen lakiin dadku waxay is weydiin jireen hadii uu aqoonteeda leeyahy muxuu isugu dayi waayay inuu wax hagaajiyo? waa markii ugu horaysay oo uu masraxa soo istaago kana dhawaajiyay inuu boogta waqooyi galbeed daawo u dooni karo. Daacad nimada farmaajo iyo shaqadiisa hufan wanaag badan wey keeni kartaa Aqoonta samatarna waa mid tijaabo u baahan usha waa inaan dhexda ka qabanaa marka.
  22. Xaajigu ishuu ka tuuray waxba nooma hambayn Samatar weligiis mucaarad buu ahaa idaacad un ka hadla, waa markii ugu horaysay oo uu wax isku dayo,wuxuuna ka dhawaajiyay inay arin fudud tahay hadii la dadaalo sidii dalka loo midayn lahaa aqoonteeda iyo kartideena leeyahay hadii la doorto, wuxuu kaloo noqon karaa nin dhex dhexaada sidii riyaale iskuna hayn kara beelahan aan is aamin sanayn,fursad fiican buu haystaa hadii dhankaa laga eego.
  23. khudbadu waa inay run ku fadhidaa wuuna muujiyay farmaajo Inta soo hartay salaad cali jeelle yaa ugu hadal fiicnaa haduu farmaajo guulaystana waxaan kula talin lahaa inuu tiyaatarka madax uga dhigo
  24. Arimo cajiibaa aad arkaysaa waayahan danbe kan gabadha gadaal tagaan miyuu tukanayaa? Cid ay tujisa iska daaye codkoodu waa cowro ilaahay ha soo hadeeyo si khaldan bay wax u fahmeen