-
Content Count
2,415 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
53
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by gooni
-
Odaygu fedaraalku wuxuu ku tilmaamay wax aan shacabka u cuntamayn,hadana wuxuu carabka ku dhuftay in aan reerkii horey noo bara kiciyay aan afka loo gelin mar kale oo lakala asturnaado, madaxweynahana wuxuu ku amaanay siyaasadda arimaha dibadda,wuxuuna hadana ku dhaliilay in doontii barre hiraale keentay ay ayagu soo saareen faroole wuxuu ku tilmaamay inuusan tol jacayl u dhididayn oo ratigiisa uu saynta haysto si loogu naanayso (guri oode iyo jubba land dhise) doorashada soo socota ee puntland,,,waa ruug cadaa 89'tan jira wax khalal faniyana maskaxdiisa kuma jirto maashaa allah, allaha u siyaadiyo.
-
Hag weligeed qaxooti ma noqon, xeryaha qaxootiga waxay u tageen inay ka ganacsadaan,snm'tuna soomaalida iyo suudaanta ma kala taqaan cidina idinka akhrisan mayso iyo ina dahab shiil baan ahay, waa wada qaxooti aan la kala saarin maalinta qaxootiga aduunka Hurumarka dalka meel uun ha laga galo ama jasiira ha noqoto ama oodweyne ha noqotee,
-
Haduusan saleebaan gaab haduusan waligiis cid la safrin ugaas meel kale lagu caleemo saarayana ka qayb galin,sahanka ruunkiisa ka baxsana lagu aqoon iyo inuu tigaad iyo dhul qabow soo arko, sow uma eka inuu talaabo dheere sanadkaan godka la'ekaysiinayo?
-
Xiinow ma qalanjo qoran adoo ag taagan oon waxba lagaa waydiin miyaysan snm oo somaali diida meherin wadaadka xamar ka yimid oo wada tashi iyo xal ogol oo doonya inaan wax wadaagno ma arko wax lagu diido Calaa kuli xaal khayr bay ku danbayn.
-
Xiin Ciidan boolisa oo tababaran ama kuwa dalaayadaha ku booda hadii laga fursan waayo,garoowe ha lagasoo diro si uu nabad galyada kismaayo uga qayb qaato,xamaasadaan uu faroole iska dhigayo inuu libaax labada dhagood hayo way nasii cawaraysaa,waxba soo kordhin mayso Gabdhaha kuwii ugu qurux badnaa hadii wadaad snm meheriyay maxaa wadaadada usc geesaha u yeelay?
-
Xiin awoowe gacaliye waxa kaa baxaya waa xoogaa sunuuda sidaan filayo dhaqaalana waa la helaa ee dad lama helo intaad shinbiraha waraf la gaadayso yaan abeeso san weyn ku cunin,fikradda abtigiis wax kasoo dhawee afartaas sano aan duco ku dhamaysano,30 haday baasto nooga dhimatay maxaad bariis ka filaysaa?
-
Proff',,,abtigiis buufin biyo ku jiraan buu dilaaciyay waana aragtidiisa Faroole qudbadiisa haddaad dhagaysteen caadifad qabiil baa ka buuxday siiba markuu mashxardda dumarka maqlo,federalka layskuma diidana soomaaliya waxay u dhawaatay inay lugaheeda ku is taagto,waxayna noqotay in kismaayo isbaaro looga dhigo ayadoo la og yahay haday daacad nimo jirto inay dhismi kartay 20 sano ka hor, waayo dadkii joogay baa weli jooga su'aashu waxay tahay muxuu yahay federalkan uhuro laga baryayo oo weliba sida dhaqsahaana loo doonayo?
-
Xafiiska madaxweyne Calasow oo HAG Action Group isku xeereen!
gooni replied to Garaad Bari's topic in Politics
Haka caajisin inaad cv kale dirto garaad way imaan maalin wanaagsan,garna way iila egtahay magacyadaan xarafka 'w'ugu dambeeyo inay jufu soocan tahay -
Xafiiska madaxweyne Calasow oo HAG Action Group isku xeereen!
gooni replied to Garaad Bari's topic in Politics
Garaad,,soomaalidu waxay tiraahdaa duunyo kaa cararaysa waa la ceshadaa laakiin dad kaa cararaya lama ceshan karo, miyaad haysaa cid bari kasoo shaqo tagtay oo loo diiday? arimahaan jubaland markay dhinac u dhacdo oo dadku is dhex galo wax weyn baa is badelaya inshaa allah niyadda khayr u sheeg -
Xiin odaygii reerkaad tahay marnaba dagaal hanoogu ducayn intaad buurtii qardho ka shishaysay meer meerkeeda tagtid meeshu sidii horee maahan afrikaankuna ma ogola in lagu kor dagaalamo,waxa laysku hayaa waa siyaasad soomaali
-
Dagaal dhexdeenaa wiilal badan oo food guduudan baan ku weynay loomana baahna aanu wada kaluumaysano anagoo qarana Barre waa oday qaran sanadkan mar haduu modoobe ogalaysiisyay inuu dawladiisa la fariisto taasoo horay looga waayay, Dowladeenu waa waalidkeen buu ku qudbeeyey waana jeclahay markuu akhristay qaraarkii igad,waa intaas kaliya siyaasadda soomaalidu meel fog iyo boosaaso haka doonin.
-
Meesha laba madaxweynaa laga doortay axmed islaam iyo barre islaam umana baahna inaad energy badan ku bixisaan waayo xaflado badan baan kasoo qayb galnay tii waax iyo waadi hiiraan state waraf iyo shinbiro etc, xiin iyo reer tolkiisna maahan inay nooga dhigaan doorashada madoobe in quraan laga akhriyay,kuwo ka qurxoon baan soo daawanay.
-
Tadhase dantiisa ayaa ku jirta inuu mid mid u difaaco una yeero markay xafladaha aqoonsiga kusoo daalaan, asagoo weliba xishoodkooda aad ula dhacsan, gooba goobaysiguna waa danta guud ee reer tadhase Codsigii sanadkan snm aduunka u qoratay waxaa ugu muhiimsanaa in xafiisyada UN'ka aan muqdisho laga dhigin loona raro ADIS iyo hawada soomaaliya kenya sii hayso,waxayna garan la'yihiin xataa haddaad koonfurta wax un ka doonaysid, ayagoo qurxoon oo dhisan af soomaali kula hadla oodiina weyna soo qaata,si nabarkan daa'uuska ku yaala bal mar un maro loogu duubo.
-
Dhib maahan wiilku haduu reerkiisa u baqay allaha shar naga hayee, Gabalse waa nin garanaya inaysan reer gedo uur jiif ku gawracmin.
-
xiin Gedo waa la gartaye afmadow maxaa ku dhacay ogaantaa? Warkii nuxurka lahaa maxaad uga tagtay? Dr,faroole oo hambayo dhakhso badan usoo diray madaxweynaha qarda jeexa isku doortay,waana taageeradii ugu horaysay oo madaxweynuhu ka helo meel ka baxsan jaamacadda kismaayo oo uu tartan xoog leh ku dhex maray asaga iyo laba nin oo magacooda markii la yeeriyay ku naxay, isla markiibana u tunaasulay,natiijadaas oo aad uga qoslisay ergadii awalba fadhiga kusoo daashay. . Calaa kuli xaal hambalyo reer jubaland,, heestii jubaland ku dayo noogu tuura
-
Xassan Sheekh Repeats His Opposition to Kismayo Conference, to What End?
gooni replied to xiinfaniin's topic in Politics
Xiin jawaabtaadu waafi maahan boowe,arinta kismaayo kaftan ma gasho Aaway dawladii lagu dhawaaqi lahaa bishii horee? Rag tashaday cir tararay waa tolaan taako labadeede,aaway musharixiintii iyo ragii talada fiicnaa? masalla shabeel kenyaatigu makuu hayaa? hadii kii muqdisho nala xumaaday? Xamar loogama baahna dib u heshiisiin waayo cid dagaalsan ma joogto 16'ka degmo waa isku reer sababta keentayna waad garanaysaa adaa meel fog kasoo jeestay oo nin laga adkaaday iska dhigay aar goosigaagana waxaad ku sheegtay antibiyootig sida kiniiniga loo liqo adoon ka fakarin cawaaqibka ay keeni karto daawadaas dhacday. -
Xassan Sheekh Repeats His Opposition to Kismayo Conference, to What End?
gooni replied to xiinfaniin's topic in Politics
Xiin Awoowe gacaliye horta ilaahay harag ey naguma seexiyo maslaxad kastoo ku jirta Arintu maahan waagii is barbar yaaca aqoonsi dawladeed baa la helay rajo fiican baa iftiimaysa,hadii aad ka dido lahjadda madaxweynaha waa arin kale,qudbadaasu ceeb ma lahan Marka horee maamulo ku meel gaara ha la dhiso ka dibna heshiiya oo waxaad ku heshiisaan dastuurka waafajiya oo dhisa maamul dadku ku kalsoon yahay adinkoo mar walba ku xiran dawladiina ma hadalkaas baa turxaan leh? Muqdisho yaa loo xaq sooraa awoowe oo daggen? kee qaalisan inaad gurigaagii xamar raadiso iyo inaad dhisto dawlado ka xoog badan tan xamar oo waliba cliqaadyo gaara la leh dawladaha dariskaa? -
Xassan Sheekh Repeats His Opposition to Kismayo Conference, to What End?
gooni replied to xiinfaniin's topic in Politics
Madaxweynuhu hadalkiisu waa waa hadal masuul,meel xanaf lehna ma muuqato hadaadse caadifad qabiil isaga indha tirtaan waligiin ma garan kartaan, hadaad doonayso inaad xumaysaan waxaad oran kartaan shinidu malabka matag'bay ka samaysaa Fedaraalku maahan xogaa yaroo dhaantaa oo meel lagu cayaaro waa hawl badan,una baahan in maskaxda la tuujiyo,hadii laga fursan waayay. Sida walaalkeen waranle tol jecle u sheegayna waxaa loo dhutinayaa tartan jifada hoose ka dhexeeya, yaa qabiilkii weynaa xalin la'yahay waana tan keentay in madax weynuhu mawqif cad kasoo saaro sheegayna in dadka iyo dawladdooda oo isku duuban talo wada qaataan Hadii ay noqoto in mid laga gaarsiiyo oo madaxweyne j/land loo magacaabo inta kenya aan meesha laga badelin wax macnaa ma samaynayso Talada dawlada iyo baarlamaanka yaan layska dhaga tirin,dawladaanu mid kaftamaysa uma eka wax qabadka dalkeeda iyo dadkeeda waa ka dhab sida muuqata. -
Waxaan maqli jiray hashu ayadaa geela cunaysa hadana cabaadaysa Hadiiba snm dad ku laysay xuduud iyo dawlad aan ictifaaf loo hayn qarnigan 21aad maxay samayn lahaayeen ayagoo dawlada? Oba Ilmada iska tir saxiib dadkaasu waa horay dhinteen allaha u naxariisto waa fahmi kara darenkaaga,dhacdadaan waqooyi galbeed wax saas u wayn maahan markii la barbar dhigo koonfurta waxa ka dhacay maalin galinkeed,ilowshuhu waa nimco alle,hadaad gabar tahay cajaladaha xasuuqa ha fiirsan ee guurso oo ubad xalaala kori.
-
Mar hadii xaal lakala qaatay wax lasi wadaa meesha ma yaalaan,balse waa runtii maskiin markaan mid daawano soo dhawaynta ngo'yada iyo horumarka baaxada leh ee ka socda yaa tii kale imaan ayadoo gambada gacanta ku wadata. tan kale reer waqooyigu waagaan aradada ahayn way isugu tagi jireen qofkay is qabtaan ama mid baa diinta aad u caayi jiray
-
ilaa roob yimaado shinbiruhu hees ma joojiyaan,maxay dhagaha ugu furaysanayaan talada xaad iyo axmed diiriye haday dawladoodiina diideen?
-
Awalba ma diidanayn ogol diidan buu ahaa in loo yeero oo meeluu dhunkado loo baneeyo un buu doonayay
-
Cheelle Sayidku qalcadaha asagaa xoogiisa ku dhistay kuwii la socdayna baqdin bay kula socdeen taariikhda haku falaadin Soo warayso qaarbaa weli inuu nool yahay u haysta oo cumaan geella ku raacda Layskuma hayo inuu taariikh soomaali oo dhan uga tagey,waxa kaliya oon sheegay lama arag qadirin magaciisa iyo meel loogu magac daray sida garoonka mire awaare oo kale Waranle Nimankaan cidla wax iskama amaanaan waxa jira raadi inta caadifadaan faraha badan iska daysid,haday warqad qoran kuu keenaan gadis gedis u akhri waligaa waa talo.hana ka fogaan waa ehelkaa soomaaliyeede