-
Content Count
2,415 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
53
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by gooni
-
Dadkoo dhan waxaa dhalay awoowe aadam,balse waxaan maqlay allahu aclam ,wiilka madow intuusan madow noqon yuu ka naxiyay awoowe aadan oo jiifa ama hurda,subixii markuu soo toosayna waxaa la arkay asagoo madow Awoowe aadan wuxuu furihii dhaxalka u dhiibay wiilkii kale oo cadaa wuxuuna kula dardaarmay inuu gacanta hayo weligiis. Wiilkii cadaa wuu fuliyay dar daarankii aabihiis,waad aragtaa waxay qaxooti qaabileen markii raashinku naga go'o way noogusoo daraan ayagoo og in afrikaanku barwaaqo dhex jiifo tusaale,, maska ama halaqa afrikaanku waa dilaa cadaankuna wuu rabeeyaa suntiisana daawo nooga dhigaa wax la yaab leh baa meeshaas ku jira durbaanka iyo farxadu waa markaan dharegno kaliya
-
Si dhabaan u qoslay mar hadaad dirteen cid wanaagsan baa alle u calfi,,, saxa wa caafiya Beri baa oday reer bari ah khaliijka yimid dhalinyaradii inta lasoo salaamay bay xoogaa sooryo ah oo ay iskusoo dardareen u geeyeen jeebkuu iska gashaday,dhowr maalmood ka dib buu doon wayn iibsaday oo hanti badan kala baxay,midbaa yiri adeer xoogaagii aan kuu keenay noosoo celi, cumaal baan nahay ismaanan lahayn wan weyn subag siiye,,,,intuu qoslay buu yiri boowe anigu waxba idimaan weydiisan adinkaa lacagtiina lasoo orday oo jeebka ii geliyay jimce wanaagsan sxb
-
Si dhabaan u qoslay mar hadaad dirteen cid wanaagsan baa alle u calfi,,, saxa wa caafiya Beri baa oday reer bari ah khaliijka yimid dhalinyaradii inta lasoo salaamay bay xoogaa sooryo ah oo ay iskusoo dardareen u geeyeen jeebkuu iska gashaday,dhowr maalmood ka dib buu doon wayn iibsaday oo hanti badan kala baxay,midbaa yiri adeer xoogaagii aan kuu keenay noosoo celi, cumaal baan nahay ismaanan lahayn wan weyn subag siiye,,,,intuu qoslay buu yiri boowe anigu waxba idimaan weydiisan adinkaa lacagtiina lasoo orday oo jeebka ii geliyay jimce wanaagsan sxb.
-
Xiin awoowe snm waa kaa gar leedahay marakan nimcada lagama kibro,ciidaa laga jaftaa ama waa la asturaa oo meel kore la saaraa Hadaad sida adeerkaa faroole tiraahdo boowe puntland digir lagama cuno loogamana baahna xaasil xamar lagasoo diray xadaaradii reer puntland meel baa looga dhacay Waa in lagu xisaabtamaa in miis kasta oo guri dhex yaal uusan hot chocolate saarnayn
-
Hassan Sheekh in Adis Ababa for Jubbaland Talks with President Madoobe
gooni replied to xiinfaniin's topic in Politics
Kenya haday adeerkay madaxweyne ka dhigto uma sacabiyeen sidaadoo kale wadanka iiga bax baan oran lahaa awoowe Nag nagta aan joojiyee raggee raacaa? Kismaayo iigama duwana qardho jacayl gaarana uma hayo waayo waan aqaan dhulka soomaalidu degto intii ugu filan, jacaylka madaxweyne mar ha la i yiraahdo waa adigaa caawa ku fraxsan casho amxaar kariyay Ninkaa qiimaha badan eed faraskiisa wadato u dhig market'2 iyo wax kale la bax awoowe. -
Hassan Sheekh in Adis Ababa for Jubbaland Talks with President Madoobe
gooni replied to xiinfaniin's topic in Politics
Madaxweynuhu wuxuu casuumadiisu ahayd sida la sheegay sanad guuradii tacsidii aabihii geeska afrika uma tegin inuu warlord la kulmo haduu la kulmana waa dariiqii sumxaanyada aakhirkana ma cawaaqib fiicna Tan nuune sheegay ee dhaawaca waa runtiis,dhaawucu wuxuu ahaa laba mid diidanaa in wadankiisa kenyati go'aan u gaaro iyo mid la socday kuna tilmaamay walaalihiis diyaar u ah inuu asagu dhinto intii kenyati dhiman lahaa,nimankaas dambe deryeel fiican bay ka heleen walaalahood reer puntland diyaarad baa lasoo saaray markay buskoodeen doollarna jeebka kore ayaa loo soo geliyay faroole alaha dhawro yay ku duceeyeen Kuwa horee waxaa loo baahan yahay inay iska dul qaataan waatii horay loo yiri gunimo dhareg leh gaajo gobonimo leh baa ka fiican ha layska dul qaato marada yaan geedka lagu jeexin way iska dhamaan. -
Kursi doon baan ahaa markaan hiil qaran la baxay wax iibsadana koonfurta waa ka waayay xataa wax iisoo joogsadaan waayay , waliba waan u sheegay inaan reer waqooyi ahay dadkii aan i aqoon, ,,,ma daawo naloo soo diraa Aqoon yahanku wuxuu ku fiican yahay inuu qadiyadiisa god la galo si taariikhdu u qorto Samatar waa barbar ka islaan sida marada baatiga oo kale qadiyad ma leh,qaran jaban buu asagu hiil u doontay casaabada snm cid kastoo qaran dumis ah wey soo dhawaynaysaa
-
Puntland admin stops aid from reaching Talex and Gal-dogob
gooni replied to malistar2012's topic in Politics
Cadde muuse waxaa la weydiiyay in uu aqbali lahaa macaawinadaas ayadoon lasoo war gelin haduu asagu madax weyne yahay wuxuuna ku jawaabay waxaan fiirin lahaa markabka waxa saaran haduu raashin yahay waxaan u qaybin lahaa meelaha baahidu ka jirto mana siyaasadeeyeen dad fikir leh yaa talo loo dhiibtaa!! Markubku wuxuu kusoo xadgubay xuduudii labada dawladood u taalay cilaaqkooduna ma fiicnayn sidii loogu dhawaaqay khaatumo waxaan ula jeedaa jubaland. Turkigu waa inuu safaarado geeyaa puntland somaliland jubaland ximan iyo xeeb galmudug,wixii macaawinaana uu halkaas usii mariyaa dulqaadna sameeyaa inta dastuurka heshiis laga gaarayo -
Hadaad baadi aragtaan iyo qof lunsan soo dhaweeya wadan dimuquraadi ah ayuu ku nool yahay Buruto diinta muslinka baro, ka dibna injiilka masiixigii horee baro waxbaa kuu kala bixi doona Xataa haduu xabashi yahay muslin ahayn diintu ma ogola in qof asiir ah ama xabsi ku jira in lagu tacadiyo aayad gaara ayaana kusoo degtay in la quudiyo oo la xafido, Buruto qaar ka daran baa carabta ka jira,kuwa shaydaanka caabuda kuwa aan diinba aaminsanayn qaar afartan sano ku qaan gaara inta ka horaysana dambi lahayn caraboo dhan muslin maahan awoowe waxaa laga yaabaa in kuwa aan muslinka ahayn aysan danbi gelin kuwa muslinkaana ay dambiyo badan ku dhacaan waana soo dhawaynta shaydaanka sida adiga kuu sawiran oo kale
-
Hobbesian_Brute;972685 wrote: awoowe, warkas carabtaa kuu soo tabisay, inuu run iyo beenyahay yaa xaqiijiyay. you can't prove its fact, its hearsay. Hadaadan rumaysnayn quraanka alle ixtiraam dadka rumaysan kaniisadaada ka hees cidina waxba kaa sheegi mayso Hadaad kaftamayso khadkii casaa ayuu kula dhaafay allaha ku hadeeyo qul aamiin
-
buruto awoowe,,hadaad u haysato waxa loo sujuudayo inay carab tahay adaa mental slavery ku jira Cid kastaa xaqeeda waxay heli yoomul xisaab,,,sujuuda ilaahayna waa waajib,haku sirmin qosolka gaalada, qul istaaqfurullah.
-
Odayaashaan waxay ku hadlaan waxba lagama soo qaado alwaaxa hadii bulun bulyo gasho guri ma dhiso Dhalin yaradii wax baratayna waa kuwaas leh waa runtiis sidii gabdhihii carays ciise u jiibin jiray allaha u naxariistee
-
ICU,,,, kacaan wadaado isku dhafan buu ahaa isku halayn qabiilna ma jirin qofkii dambi galaana wuxuu la yimaado baa loo sarifi jiray lix bilood oo barwaaqo ah bay ahayd intaan ayaga dhexdooda lakala iibsan Xamar hadda waxaa wada socda horumar iyo nalal iyo dambiilihii,odoyaashii oo mushaar doona,ganacsatadii oo ka baqsan in dawladdu bangi furato dawladihii wax naga dhexeeyeen oo umuureehii gaarka noo ahaa kursiga dhexe u fadhiya, cid na taageertana jeclayn. Turliga waxaa la gudboon dad mugdi ku koray 22 sano hadii nal lagu shido si dhaqso ah argagax baa ku dhacaya dhib badan bayna keenaysaa inuu musaacadadiisa u wereejiyo ceelal qodid,motoorada beeraha, wacyi gelin iyo wax barid, teendhooyin isbitaala oo guur guura iwm.
-
Nimankan hor joogaha laga dhigay eed malahan aragtidayda waayo wiilasha qaar badanbaa khafiif ku jiraa, ayagoo qalbi fiican baa qabillku madax maray Tan shabeelooyinka,waa arin ugub kuna cusub maqalka soomaalida in jufo yar yeelato dhul balaaran oo soomaaliyeed,dhaqankaas fiicana waxaa dhaxalkeeda iska leh fedaraalka iyo walaalaheen Snm,iyo puntland oo runtii ku talaabsaday horumar la taaban karo.
-
Why does Yusuf Garaad suddenly care about Somaliland
gooni replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaaji somaliland ma'adigaa leh? -
Why is Somalia and Djibouti part of the Arab League?
gooni replied to Classified's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;969543 wrote: We do not have Arab culture easy with the Arabization , the Arabs are over protective when it comes to woman they lock their woman up they keep their woman unintelligent ,while Somali woman are much stronger and enjoy freedom education also Somalis do not abuse if one is down or is submissive. Arabs abuse Indians and Pakistanis and other Asians in their Countries. Somalis do understand Arabic Language and many speak it but its not their native tongue. I do believe we share faith with the Arabs and i do not believe they are a threat to Somali culture or interests and religion, but we should not pretend Arab culture equivalent to Islamic culture. All relations are based on cooperation and creating a win win situation for all the regional countries. I still believe Arab league is ineffective and has done absolutely nothing during the Somali civil war. The Western world has done more when it comes to assistance and setting up political frameworks for the Somalis. XX,,xoriyada aad dumarka siinayso matan reer galbeedkaa? carabtu waxay u qaybsantaa dhowr kuwa waqooyiga afrika iyo shaam waa bedelmeen waayo waa la dhex galay,yeman waa goonideeda,khaliijku wuxuu u badan yahay muxaafid qabiilaysan iyo xadari ku teedsan badda iyo kaluumaysiga Carabta intaan ka aqaan way ka adagyihiin dumarka iyo ragga madow ee la nool,hadiise aad soomaali tahay waxay kaa aaminsanyihiin in aad carab ka luntay oo afrikaan dhex gashay sidaasna aad ku badelantay Markii aad dadnimada lahayd ood qaranka ahayd way kaa hibaysan jireen haddase waxay kuugu duceeyaan in ilaahay cawradaada asturo mana kala yaqaanaan reer bini haashim iyo reer afgooye Dhaqanka fiican ooy leeyihiin waxaa ka mida hadalkoodoo duco u badan dhisidda masaajidka aad bay uga taxa daraan biyo sadaqadaa oo kuu qaboojiyeen,dariska oo laga war hayo iwm Dumarkooda oo aad uga xishooda inay ragga la murmaan la mid maahan kuweenii booska ama dhulka kula murmi jiray ragga ayadoo ninkeedii gadaal iska marisay Hadaan kuu soo koobo dhaqanadooda xun muwaadin iyo ajnabi ma sina sharciga ay samaysteen. la noolow adoo xadkaaga yaqaan,in badan way kaa cadhaysiin. Calaa kuli xaal carab la noolow waa cadho la noolow,caddaan la noolowna waa cadaw la noolow -
Cid ka dhisi kartay guri ama hanti ma jirin mushaar uu dawladii kacaanka qaato bile raflana haku ahaadee Wiilashaan reer puntland waxaan kula talin lahaa inay waalidiintood u tagaan una sheegaan in la heshiiyay dadkii kacaanka u shaqayn jiray hantidoodii loo soo celiyay cid kastaana xaq u leedahay inay xoolaheedii hesho la xisaabtanka dahsoon alle loo daayo,intii dhimatayna allaha u naxariisto Hadii waalidku yiraahdo xamar ha aadina kuma dayan karno reer kacaan iska jooga waalidka waa la adeecaa calaacal danbana yaan laydinka maqlin Faanku dadnimaduu ka mid yahay cigaal iyo cimaamad xirta qodista batroolka ka qayb qaata RAMADAAN KARIIM
-
Baashow,,,,reerku col ma wado waxa meesha isku haya waa hogomaayi koxeed farqiqa u dhexeeya waa kuwana aqoonsibay ka wataan kenya iyo puntland kuwa kalana isku halayn dawlada dhexe iyo wixii taabacsan,meesha tol iskuma hayo. Reer gedo muryaan maahan waa gole nabadeed dhib kastoo ka jira dhinacaad u seexato cidi kaa toosin mayso waa dad soomaali jecel waa dad waligoodba ogaa inaan tol deeqin dawladnimase deeqdo waxaadna ka garan kartaa intii kacdoon iyo xisbi ka aasaasmay ay soo dhaweeyeen, Reer afmadow waxaa la gudboon inaysan baabusha libaaxa isu yeelin kenyaati dad nooma aha ooy guul baqdaan waa la guul baqdaa sidii usc yaysan oodaha jiirin waraaqahan goroowe oo mansab doonkaa iska fiiriyaan dawladnimaa ka wanaagsan hooska qabiilka runa aysan u qaadan bareelaha garoonka gaalkacyo iyo dhaawac laysku sawiro waayo bareelihii kalshaale yaan daawanay oon gaal kacyo sidaa uga fogayn. Reer gedo waxaa la gudboon aragtidayda inaysan barbaarta la diririn wakhtigaan la jooga waayo hadaadan khadkooda gelin waad kala badbaadi meelna ugasoo wada jeestaan cadowgaan dhulkooda kusoo duulay iyo takarta la socota waayo noloshu qiimo ma leh haday baraka ma leh gaarto. Wa bilaahi towfiiq nin duceeya iyo nin internet ku diriraba.
-
Gabal awoowe,biti biti aan ciyaarnadu waa ka dhab iska sug ayagaa qoryaha goor dhow dhulka dhigan markii jidbada dhaantadu kusoo degtee Waa reer garoowe waxa siminaarka keenay kismaayo,ayadoon lo'gisidaan diyaaradaha wadata xal loo helina dagaal dhexdeenaa macno samayn maayo cidna guul gaari mayso.
-
Pro Sheikh Xassan daahir aweys protests in Mogadishu.
gooni replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wadaadkii kitaabka tuuray oo yiri anigu kitaab aan tol lahayn wadan maayo weeye dawlad nimada soomaalidu,dad baa laga yaabaa inay naftooda u waayaan mudaaharaadkaas ay ku taageerayaan adeerkood -
Kenya danaheeda gaarkaa wey u dhiman kuwa afkooda yaqaanana wey ku danaysan hadii waraabe cimaamad loo saaro makala jecla waa u madaxwene,reer gedo go'aankoodu waa cad yahay mana ogola inay ugaali ciid ka jaftaan Xiin iyo wilashiisuna waxay noogu sheekaynayaan meesha dawlad baa ka jirta intay kenyaatiga dhabarkiisa dhufays ka qoteen
-
Barre Hiiraale and his allies captured most of Kismaayu
gooni replied to Cambuulo iyo bun's topic in Politics
Aaheey walaale -
Barre Hiiraale and his allies captured most of Kismaayu
gooni replied to Cambuulo iyo bun's topic in Politics
cabdi risaaq afgaduud baa noo sheegay in beri la sifaynayo hiraale iyo haraadigii marku waagu baryo http://www.allpuntland.com/2010/anmviewer.asp?a=2223&z=1 -
Arimahaan waagaan geella la joogay hadaan maqli lahaa khatar baan ku sugnaan lahaa magaalo nalal badan wax badan baa kaaga soo baxaya waxaan xasuusta gabar firfircoon oo asian ah baan la kaftamay beri waxaan ku iri ka waran hadaad timaha dheeraysato oon wax isku darsano,waxay igu tiri qalbigayga yaa nin ah waxba kuu nafaci maayo waxaan u sheegay inaanan qalbiga dan ka lahayn hadaad qalabkii wadato, Dumarka xal waa loo raadin karaa laakiin ragga jasiirad cidlaa ha la geeyo kuligood mujtamacan ha laga dhex saaro,waxaase la yaab leh xaquuq gaaleedka in loo ogolaado inay is guursadaan hadana caruur korsadaan.
-
Nin naftiisa lasoo baxsaday oo xeebta lagasoo qabtay yaa wafdi balaaran uu hogaaminayo imaamka beesha horweyn la kulmay, dawladuna waxay bilaabaysaa siday wada hadal ula furi lahayd sheekha, sow uma eka riwaayadii dhado roob noqon weyday?