-
Content Count
2,415 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
53
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by gooni
-
Somaliland unable to gain international status after 23 years
gooni replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
We can disagree something, because somalis are the first civilization on earth also i believe snm is not qabiil waa qabyaalad itself Qabiil wax ma kala qaybiyo waa qabyaalad mushkiladdu (dugsi ma leh qabyaaladu waxay dumiso mooyaane tima cadde allah yarxam) any way i dont want change the root of the topic we shall compare nigeria and somaliland or galmudug and singapore -
Somaliland unable to gain international status after 23 years
gooni replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Oday,mahadsanid waa tacliiq ama qoraal wanaagsan wiilashan snm oo xaajigu usha u hayo way og yihiin runta iyo farqiga u dhaxeeya daad madheedh iyo somalia, balse lagama yaabo inay kuu garaabaan ama aad ka gar hesho, is macnays bay ka sii qaadayaan iyo weynu tashanay waaxay reer koonfurkan na daba yaacaya Aragtidayda waxaa ila quman inaan maaweelino inta qaadiradu ka baxayso si aysan nooga lumin uguna yeerno ahlubayt iyo reer binihaashim madoobe. -
<cite> @Tillamook said:</cite> Nacnacda yareeya: qof walba tuuladii uu ku dhashey ha dhisto hana hormariyo. Maalin walba sheeko raqiis-ah ha loo soo shir taganina! good point soo in darbi lagusoo wareejiyo maahan si aan darisku kuugu qabsan tol moogow?
-
Although politics is a profession for the politician as a normal people we see different view In my view Somalia federal is like boiling milk with lemon I don’t see good test, but for some people they testing good, we don’t see their faces after they test, but still we have to respect . Fedaraalka waxaa ka horeeya wadanka yaa xukuma? guud ahaan xuduudkiisa yaa ka masuula? Ma leeyihiin karti ay ku ilaalin karaan danta guud ka dibna federalka Dawladda dhexe waa la gacan dhaafay lixdanka dibutaati oo qabiilka ku yimid waa la hayste yaal waana dawlad daciifa, waxaana xaq u leenahay inaan heshiis la galno Kenya iyo Ethiopia, anagoo metalayna danaha federaalkeena ilaa iyo hadda sida la ogyahay waxaa noo dhismay hal federal qabiil iyo mid dhicis ah marka laga reebo casaabadda snm Goboladii koonfurta ma sedex baa laysu raaciyaa mise sagaal? luguma heshiin 24’tan sano ka dib weli lama bislaan
-
Waa sax guriga asaaska haduu ka xumaado ma dhismo Ciidan muhiimkiisu wuxuu u qaybsamaa sadex xoogga,nabadsugidda iyo booliiska Saexdaas ciidan mid walba wuxuu leeyahay shaqo u gaara iyo ciidan kale oo asaga qudhiisa daba gala, si aysan fowdo u samaynn waana in loo dhamaystiraa noloshooda asaasigaa. Tusaale ciidanka xooggu wuxuu lee yahay bolis melatari iyo qaybta ugu muhiimsan oo la yaqaan sidaan filayo sirdoonka ciidanka xoogga ama hogaanka ciidanka Qabta nabadsugida sidoo kale waxaa ka hoos baxa qaybo fara badan oo ka mid yihiin kuwa aan shacabka laga garan owood u leh inaysan naagtiisu ama ninkeedu ogaan,kuwo qaabilsan socdaalka iyo waxa wadanka soo gala iyo waxa ka baxa oo loo yaqaanay waaxda socdaalka kuwo qaabilsan anshaxa iwm Bolisku oo la shaqeeya arimaha gudaha waana ciidan aan qarsoonayn, wuxuuna yeelan karaa ciidan si gaara u tababaran oo qaabilsan dambiyada rabshadaha iyo gaadmo ku qabashada sida loo fuliyo kuwa loo yaqaan asluubta ama jeelasha iwm Ciidan federal gobol kaliya lagama qoro, waana ka madax banaanyahy cid,hayb iyo qabiil waxaana loogu talo galay inuu ilaaliyo aminiga qowmiyadiisa,maahan mid xamar tuute kasoo gashaday ama boorama federaal Somaaliya waxaa loo qoday ceel dheer oo lagu magacaabo federal markay gashayna jaranjaradii ay kusoo bixi lahaayeen waa laga qaatay Waxaa loo qaybiyay gobolo ay xukumaan dawladaha dariskaa waxaana lagu war geliyay inay calan samaystaan iskana ilaaliyaan gobolada ku dhawdhaw ee soomaalida kale Qaar baa la aamusin waayay markii la yiri waa la badelayaa ciidanka jooga gobolkooda, qaar shumac loo dhiibay oo la yiri qabriga menis kor fadhiya waa la idin aqoonsan doonaaye ,qaar baa heeso cusub u alifay qunsulka Kenya loosoo bedelay gobolkooda,qaar baa dawladnimada u haysta in xamar habraha lagu shiriyo Madaxweyne kasta oo yimaada wuxuu isteerinka qabanayaa baabuur qurun ka buuxo. Dr maskiin su’aasha soomalidu aysan ka jawaabi Karin waxay ila tahay inay tahay Dhulka asaas waa laga qodi karaa, see dadka asaas looga qodaa?!
-
Dr keny The weak president belongs t o weak nation that is fare I quest, {Man raaqiba naas maata hamuhu ) all his adviser are Somalis he can leave the office that easy The Somali people them self should stand tall, and what ever we got now is starting good time This snm struggle recognition is not a big deal they call Arabic (laban casfuur, ama caano shinbir laga lisay) let them enjoy meeting face to face one day they will came up reality We must focus and fixed this broken vehicle in the south first
-
There is nothing wrong this president he only smile a lot when Serious issue a head We don’t have to believe whatever we hear this so call international community they have their own agenda and they wouldn’t mind if you go deep in the frost and disappear We must solve our own problem division and mistrust that is all in my view dr I don't think you criticize or say something your village president faroole one day why others do?
-
Somaliland army takes more territory in eastern and southern Sool region
gooni replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
ciid, I can see where is your compass heading and I answer what I understand only Somaliland is my country too not only yours if south became laughable state they call me a Somali not southern, if our brother northwest make us proud nation we share that too, when I go Libiya to cross the ocean they are my shoulder they looking better life and peace There is no deferent clean beggar and dirty beggar excuse that word beggar is beggar we are same room my dear friend we don’t have to fight fake border go garowe as a picnic not war -
Somaliland army takes more territory in eastern and southern Sool region
gooni replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The past is an history We all die for sure and we have to die good reason, I don’t see to make bravery music between burco las anod border the present time at least we have to wait and see what British says about recognation -
Somaliland army takes more territory in eastern and southern Sool region
gooni replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Hawd There is no such word lost land, land never lost, it is not a gift toy, we now where is our land located Miskiin the problem this kids unfortunately snm brain washed and put them double face sticker in their brain is very hard indeed what is snm fought no one knows until sayad barre fall, they was not saying any think at that time freedom fighter independent fighters regime, what so ever they fought just like others do ssdf snm usc spm no target at all. xaaji why you force me to write poor English you don’t answer all my question are you honestly want to die snm border? -
Somaliland army takes more territory in eastern and southern Sool region
gooni replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Sidee kuula muuqataa su'aasha ugu dambaysa in xuduudka lasoo af jaro aqoonsiga ka dib si aan dad badan ugu dhiman aqoonsi aan la hayn? -
Somaliland army takes more territory in eastern and southern Sool region
gooni replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaaji suldaan marka ugu horaysa waa inaan su'aalo iska weydiinaa mowduucaan ka dibna jawaabteeda raadinaa si laysugu soo dhawaado SNM yay aqoonsi ka doonaysaa? yaa u diidan in la aqoonsado? Hadaan ku jilciyo su aalahaas koonfurtu ayadaa afrikaan ilaaliya oo sidaad sheegtayba talo gacanta uguma jirto see ku dhici kartaa inay hor istaagaan aqoonsiga snm?aduunku muxuu u arki la'yahay jamhuuriyadaan quruxda badan oo geeska afrika ku taal? Tan taariikhda ma maqal dawlado ka jiray soomaaliya gumaysiga ka hor waxaan taariikhda ku bartay in ree yurub shan u qaybiyeen dhul soomaaliyeed iyo dad soomaaliyeed oo reer guuraa u badan ma waxaad leedahay qaybintaas waxay ula jeedeen shan dawladood oo waalalo ah inaan noqono una dabaal degno sanad guuradii ay na qaybiyeen xuduudkana noo sameeyeen? Arigtida khaliijka Khaliijku waa lix wuxayna ugu tala galeen inuu maslaxad kala gaargaara mid walba goonideeda ugu yeesho si batroolku ciriiri u gelin markuu ka dhamaadana alla kariim inay is raacaan baa laga yaabaa, maxaa snm u qorshaysan hadii la aqoonsado? -
Somaliland army takes more territory in eastern and southern Sool region
gooni replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaaji Qaran waxaad u taqaan snm intaas waa isla granay yaanan ku daalin Afrikaanku xuduud ma samayn karo asagaa laysku dulmay haduu madaxa kuu ruxo ha u qaadan inuu ku aqoonsaday wuxuu ula jeedaa waan ku fahmay waxaad ka hadlayso Gaalo guurkii wuxaa ku horaysay hargaysa dawlad calan samaysatayna maysan ahayn koonfurtaa ku xigtay way midoobeen mar kale ha u qaadan laba dal oo is raacay waxay ahaayeen dad soomaaliyeed oo gumasi kala qaybiyay oo isu yimid ha marin habaabin adeer Xuduudku laas caanood kuma yaalo wajeer waa ka shisheeyaa hadaad qaran difaacayso Soomaalidu waxay idiin jeceshahay aragtidayda oo la idiin daba joogaa maahan nacayb waqooyi galbeed waa dad qalbi fiican oo murtida iyo maaweelada ku fiican Ciid suldan I am against tribal map and tribal war as well, at the same time we can't make a new snm map, go and measure duriya land. -
Somaliland army takes more territory in eastern and southern Sool region
gooni replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Anigu iyo adigu isku lahjad maahin isku gobolna maahin somaalina waa nahay isu tagaasu waa qaran hadaan ciidan isugu nimaano waa qaranimo xoog leh, ciidan gobaleed iyo ciidan qaran farqigaas baa u dhexeeya xuduud qabiileedka snm wuxuu ku eg yahay markaad wax yar burco soo dhaafto ka dibna reer abtigaa xuduudkiisa ayaa bilaabanaya ilaa maashaa allah Su'aashan isku day aragtidaada adigoo mahadsan inkastoo aygu leeyihiin su'aashaas hadana,,,, Maxay soomaalidu dadka waqooyi galbeed ku jeclaadeen oo u daba ordayaan haday tashadeen? -
Somaliland army takes more territory in eastern and southern Sool region
gooni replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
buraha sure they will be somaliland and they will somali darwish forever xaaji Somalia nabdeedu way soo dhawaatay mar walba khayr sheeg rajo fiicana ku seexo Ma laga yaabaa inaad u fakarayso hadii meeshaan koonfurtu degi weydo in snm la aqoonsan doono? mise taa bedelkeeda meeshaan waxaad jeclaan lahayd inaad wax la qaybsato oo saburkiibaa kugu dheeraaday? Ciidan qaran waxaa loo yaqaan ciidan ka kala yimid ilaa sedex kun oo km iyo ka badan oon isku lahjad ahayn, ma dhici karto inaad ciidan lagasoo ururiyay 200km ugu yeerto ciidan qaran wiilasha sedexda islaamood midkood baa dhashaye yaan la iska layn suldaan. -
Sheikh Ali dhere Shabaab spokesmen we will continue the war against the UN
gooni replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaajixunjuf weligaa markaad forum'kaan soo gasho qaybta islam ku qorantahay ma gashay? -
Somaliland army takes more territory in eastern and southern Sool region
gooni replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Sida baryahanba muuqatayba snm waxay ku dhex jirtay khalkhal siyaasadeed oo aad u ba’an waxayna kilaftay in shacabkii waqooyi galbeed uu shaki soo kala dhex galo markuu arkay jilayaashii riwaayadda aqoonsi doonka oo masrixii feedh isku boobaya Ciidamaa soo ruqaansaday waa maaweelo cusub oo dadku fahamsamsanyahay Laascaanood ciidan qaran oo hargaysa ka yimid inuusan difaaci Karin caruurtuna way ogtahay Reer laascanoodna laba shaati isku layn maayaan insha allah xaqna waxay u leeyihiin inay nabad ku noolaadaan soomali darwiishana ahaadaan Dhib dagaal ma sahlana naf iyo hantiba way ku luntaa rafasho badan buu keenaa hees, dhoola cadayn iyo marqaana waa la kala tagi. -
Mushkiladu madaxweynaha maahan soomaalidu badankeedu ma taqaan alxamdulilah macnaheeda wixii aad hayso ilaah ugu shukri mar aanan madaxweynaba hadal hayn baa na soo martay ama mid ka fiicanbaa iman oo afrikaanka laga maarmo ama mid ka xun baa iman oo afrikaanka soo baiya weligiisna fadhiyi maayo,,taasi waa mid Shaqada hortaala madaxweyne kasoo bixi karaa ma jiro waa wado aad u dheer keep that juice in the fridge Mida ugu adag hadaan tusaale kasoo qaadano Odayaashii shaqadii waa laga fadhiisiyay, dhalinyaradii xoogga wadanka ahaydna waxay u qaybsameen kuwo aan dawlad wligood arag 24'jir iyo mooge ayaa ugu wayn ,qaar carab u tahriibay oo waraabe cunay iyo kuwo la garan waayay waxay galaan oo baraf diirdiiray iskuna magacaabay magacii horee yuhuudu caanka ku ahayd diaspora Saadaasha xun waxay keentaa dawlad xun bariis xun naag xun wiil xun aqoon xun iyo umad wada xun
-
Mas'uuliyiin Somaliland ka tirsanaa oo Puntland u goostay (SAWIRRO)
gooni replied to malistar2012's topic in Politics
Slaves is an ancient word now they call adapted colony and cross checking borders we don't see you outsider we see you one of us -
Mas'uuliyiin Somaliland ka tirsanaa oo Puntland u goostay (SAWIRRO)
gooni replied to malistar2012's topic in Politics
How about us uniting, taking down that road to Mogadishu to relieve the African forces….we atleast for sure won’t rape. Raganimo (how) kaliya ka saar si aan gabar danbe oo soomaaliyeed darbi loogu tiirin buurdheerow Reer laas caanood waad tiir adag waxaana u wanaagsan aragtidayda inay puntland raacaan dib danbana aysan u caroon, hadii reer bariga ay ka yaabaan bakhaylnimadooda labada indhood salkooda haku dhufteen waa loo gar niqi sidii caadadu ahaan jirtay hana ogaadeen waxa la isku haysto inay wax ku leeyihiin canshuurtana ha bixiyaan si loo helo markhaati khaatumo dhaqaale dakadna ma hayso canshuuta shacabka tabarta yarna sedex maamul uma qaybsami karto aduunkan meeshii dad badan baa dhaqaale laga doonaa dr'gaas hala taageero waa nin soomaalinimada fahamsan qardho sokodeeda magaalo magac cusub leh halaga asaaso -
I THINK THIS ISSUE IS VERY COMPLICATED FOR SOMALI GOVERNMENT SINCE FAWZIYA LEFT THE OFFICE THEY HAVE TO MAINTAIN GOOD RELATION WITH THE NEIGHBORS
-
Jigjiga iyo gedo aad bay uga fogathay bari balse labo arimood ayuu midkood ula jeedaa aragtidayda kow somaaliya waxay u kala baxday qabiil state inuu soo dhaweyn ula jeedo waayo meesha sida taariikhdu sheegayso nin carab ah ayaa shan wiil ku dhalay welina lama dhaxlan dhulkii awoowe taasi waa mid inuu doonayo inuu shacbiyad ku yeesho soomaalida kale oo dhan si tartiib tartiiba oo magaciisu sii iibsamo Haday taas danbe arintiisu tahay waa arin aad uGu wanaagsan mustaqbalkiisa siyaasadeed kana saari karta xayndaab beeleedka. Waxaa la gudboon inuu wasiir u magacaabo reer baladweyne iyo reer dhuusomareeb oo ah meeshuu ku dhashay sidaan maqlay waana gobalda aadka looga soo dhaweeyay si aadana uGu xiran puntland xagga dhaqaalaha oo aan marnaba gawaaridooda laga furin taarikada puntland
-
Naxariistii janno allaha ka waraabiyo
-
Qoraa aragtidayda waxaan u aqaan qofka wax ka qora dadka uu ka hadlayo inuu ku saleeyo diintooda dhaqankooda iyo aragtida bulshadoo dhan waxa uu qorayo Dumarka ama haweenku waa laf dhabar cid is taagi karta la'aantoodna ma jirto hogaankoodu waa bare ama macalin inay jiil caafimaad qaba soo saaraan, waana hogaanka ugu sareeya qof ama umadu hesho Nuuradiin waa faras afrikaana oo dhex galay fardo reer yurub.
-
Kenyans claim to have pacified large swaths of Southern Somalia
gooni replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
Kenya dad jecel bay u tagtay oo walaalahooda mana aysan filnayn in kursiga looga kacayo ayadoo kismayo joogta, calaacalka inta iska dayno aan dhaatada kor u qaadno.