-
Content Count
2,415 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
53
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by gooni
-
Geeridda soomaaliya waa labo Koonfurta waa dagaal macno daraa iyo qaab xumo dadku isu keenay iridii ay kaga bixi lahaayeena la wareersan Tan waqooyigu waa karaamada maamulku kaga dilayo shacabkiisa mar hadii gaalkii yiri adeeg alla oo albaabkii soo xirtay mayaysan ahayn in dhaxanta laysaga tago oo xal kale dadkaa masaakiintaa loo raadiyo?
-
Dr, mao awes muhiim maahan qabiilkiisa waa somaali gaariga taayarkiisa ha la iska fiiriyo intaan la dhaqaaqin,waxkastoo la sheego iyo wax kastoo la akhriya lama rumeeyo. Tolka dhabtaa waa ingiriis, and I don’t understand how the British knows our girls private parts
-
DR,macow waxaa laga yaabaa inuu daawaaday sawiro hargeysa lagasoo qaaday maskaxdiisana uu ka sawirtay khiyaal magaaladaas soomaaliyeed ee quruxda badan nabad gelyaduna ka jirto dhaqaale ka samee ayagana u faa’iidee faynuus aan gaas ku jirin yuu shiday sida muuqata. Sida lawada og yahay magaalo waxaa lagu yaqaan in dadku aysan isku mustawe ama sinaan Karin ayagoo xag ilaahay ka siman xagga dhaqaalaha, aqoonta, dhaqanka, xirfadda, iwm Waa sharcigga sinaanta kaliya si loo helo cadaalad isku haysa, wada noolaashahooda uunkaas kala duwan, markaa ka dib qofba meelbuu nolosha ka galaa,sow maadan maqal odhaahd caankaa waa magaalo meeshu,hadiise aad u dawladayso adigoon aqoon u lahayn dawlad nimada iyo macnaheeda mushkiladeeday leedahay Amaba aad visa weydiiso adigoo weli ku dhoofaya baasaboorkii somaalida ood xaqa u lahayd waa burcadnimo qaawan ama waxa afka qalaad loo yaqaan( horn less goat.) Waxaa laga yaabaa in dad u baahnaa in jarmalka lagusoo daweeyo hantina Ilaahay u dhiibay visa waayay uu dr,macow qalab iyo aqoonba u keenay ayagoo gurigooda jooga, afartan dollar waa lacag yar qofkii haysta qaabilaadda hore kaliya ayadoo lagaa dhimayo qaabilaada labaad ama marka danbe uu soo noqdo qofka bukaanka ah( good offer ) Suuqyadu waa la mid waxaa laga yaabaa in dadka qaarkood aadaan suuqyada ugu qaalisan kuwaasoo ku yaala meelo gaara ama carabtu ugu yeerto” raaqi- vip mall” kana iibsado shaati ama dirac qaali ah ilaa dhawr kun oo dollar,waa mustawihiisa la yaab ma leh waa magaalo meeshu Dukaankaas wuxuu bixiyaa ijaar aad u badan kuna jaan go’an meel lagu iibin karo” mark branded iyo shaqaalo lacag fiican qaata oo faraxsan had iyo jeer, nin iyo tabartiis ama shinbarba shibirkiisuu la duulaa waa magaalo meeshu Kaan gadan Karin ama faqiirkaa maahan inuu yidhaahdo tola’yeey,waa inuu samir yeeshaa mid jaban huudhayda u doontaa,kan xanuunsan waa la mid isbitaalo raqiisa jira, waa magaalo meeshu Reer guuraaga ama reer miyigu markay doonayaan inay meel u guuraan waxay diraan sahan soo eega tigaadda ama meesha roobku ka da’ay, markay meel barwaaqo ah tagaan ma fiiriyaan quruxda dhirta ubaxa iyo caleenta waxay fiiriyaan ciidda ama carada meeshu dhulsan ma tahay kaneeco iyo dulin jirac,takar iwm ma leedahay mise maya Dr,ka sahankaa ka xumaaday. Maa caleesh try muqdisho
-
Gedo will remain Somalia federal or republic they are not going any where We should focus ssc this is a real threat to the nation, unity and integrity save them separatist aka hungry hyena
-
the smartest one fourth from the left and right, in the middle
-
<cite> @galbeedi said:</cite> By the way it never meant to be academic. Waa qoraalkayga waxaan ula jeedo jeedo, your writing is ok intaan ka fahmay.
-
<cite> @Xaaji Xunjuf said:</cite> Amxaarku manu ahayn ka idinka waardiyeya Amiir Godane Aaad baan uga xumahay inaadan ogayn in labada snm dhashay!
-
Amxaar aysan af garanayn way ka ogol yihiin inuu tababar ku qaato dadkooda xanuunsan oo afka kala qaad yidhaahdo dr,somaaliyana waxay ugu yeerayaan koonfuriyaan aan fiise wadan waa casaabad siloon.
-
Well writing article, thank you dalmar’’ Qoraalka Inta ishu qabato waxaa ka xiiso badan inta aan ishu qaban Karin Qoraal aan academic ahayn iyo Talo ku biirin Duuliyaha sandal wata lama fiiriyo waxaa la fiiriyaa wadankuu u socdo Diyaaradda guduheeda hadii baranbaro kasoo baxdo ama kaadi kasoo urto dan looma golo waxaa lagu ducaystaa ilaahow motorka AC’ga kici si oxogine loo helo,markii aad meeshaad rabtay tagto duuliyahaa hadana makaanigaa waa loo mahad celiyaa cod dheer ku dheh thank you sir. Dadka gadaashooda fiiri ayaga ha fiirin Odayga ha fiirin sujuudiisa fiiri Dumarka ha fiirin ciyaalkooda fiiri Somaliland ha fiirin soomaaliyoo dhan fiiri Kitaabka ha fiirin waxa ku qoran fiiri Dalka ha fiirin dadkiisa fiiri Dhalinyarada ha fiirin hamigooda fiiri Wadaadka ha fiirin waddadiisa fiiri Wax badan baa laga faa’iidayaa qoraalkaaga awoowe gebiley tag waa meelaha ugu qurux badan soomaaliya.
-
dr,ninyahow soomaalida ama wada cay ama wada amaan puntland kaliya haka dhigin asharaaf aan waligood amxaaro dhunkan lakiin waxaan fahmin la'ahay odaygaan sujuudsan ma ixtiraam baa halkaa gaarsiiyay?
-
Soomaaliya federal wuu ka shaqayn waaya,y diin lagu xukumana way ka shaqayn weday, kaligii talisnimana way ka shaqayn weyday, dagaal ooge wuu ka shaqayn waayay, buraanbur iyo wacyi gelin way socon weday, aqoonsi doon dartiis qabow waa la jaraynay. Aragtidayda gaaban waxaan weli laysku dayin in dadka qurbaha ku nool midoobaan khaasatan reer galbeedka, madaxweyne aan afsoomaali ku hadlin naloosoo diro iyo turjumaankiisa nala tuso in soomaaliya lagu noolaan karo dhalinyarada loo sheego in wadankaan macdan xoolo iyo bad iyo beero leeyahay dibna loosoo noqdo adinkoo midaysan oo isku dhex jira hadii layska fariisto yurub iyo waqooyiga america cilmigiinana ka dhigtaan kii masaaridii horee oon waxba laga faa'iaidin kii soomaaliya kasoo qayliya 50'$ loosoo tuuro dad badan baa badda ku dhimanaya waxayna dhiiri gelinaysaa tahriibka iyo qabiilaysiga,fikrad fiyoow oo dhalin yaro oo casriyaysan halagula soo noqdo arladii udgoonayd.
-
Fedaraalka soomaaliya maahan mid ku salaysan waaqac ama run ama dadku fahamsanyhiin idacadahaa laga baahiyay dawladda fedaraalaka soomaaliya dhawr iyo labaatan sano iskool xirnaa laguma baran karo federal waa in la sameeyaa xuduud goboleedyada, waa inay is doortaan siday isku raaci lahaayeen, waa in la sameeyaa ciidamo ka kooban goboladoo dhan kuna filan inay arin kastoo laysku qabsado sharciga waafajiyaan, waa in geella iyo dadka biyo ku filan loo helaa oo la roob doonaa, waa in puntland noo sheegtaa halka xuduudkeedu ka bilowdo iyo meeshuu ku dhamaado maadaama jacaylka federaalka laga furfuri la'yahay Wararka baydhabo ka imaanaya sida xaaji soo tabiyay waxaa laysku haystaa fedaral lix iyo sadex ciidamo itoobiyaana baa ku kala dhex jira sida muuqatana kan itobia taageerto yaa fedaraalka saxdaa noqonaya baarlamaankuna waa ansixinayaa sidii kii ka horeeyay oo kenya noo samaysay,ama si kale hadii loo dhigo madaxweyneyaal laga xukumo nayrobi iyo adis,wacyi gelinta iyo dhaantadana ku fiican fedaraal waxaa noqon kara dad aan jifo hoose isku qabsan mid korana aqoon somaalina maahan.
-
Somaliland's Eastern Erigavo Road Will Finish 12 km from Bosaso
gooni replied to CidanSultan's topic in Politics
<cite> @Xaaji Xunjuf said:</cite> Cadami wu u dhashay sanaag bari cid ka hor istaagi karta ma jirto dhulkisa e u dhashay Dhalshada layskuma haysto saaxiib qalinka afka ka bixi -
Somaliland's Eastern Erigavo Road Will Finish 12 km from Bosaso
gooni replied to CidanSultan's topic in Politics
Cadami boorso madow waa loo soo dhiibi karaa laakiin ma qabo inuu awood u leeyahay inuu snm laasqoray ku hayn karo markii hoos laysu waraysto Puntland waa maamulka ugu fiican geeska afrika shacabkeedana ma caburuso meeshay doonaana way ku biiri karaan saxaafadeeduna way madax banaan tahay waa maraykan yar,ilaahay ha iska daayo siilaanyo haduu bosaaso yimaado cidina dadka kama taqaan,waana xor maraduu doono kor ha u taago. -
Mooge shacabka puntland oo dhan waa shacab aan degdegin oo iska fiican Arintaadu waxay u egtahay reerkii tuugu usoo dhacay oo alaabtii ka gurtay markii xaaskii weydiisay maxaad tuugga nooga qaban weyday ku jawaabay wixiis rabo ha qaato markiis barkintayda gacanta hoos gelin lahaa aa arki lahayd wixii ku dhici lahaa! Snm.qudheedu dagaalka ma jecla laakiin waa deeqsi dhaqaalaha wax ka bixiya aad buurta la fuusheen.
-
<cite> @galbeedi said:</cite> Guduud Looma Raaco Haween Gobolba Waa Cayne Giraan gebi ka lulata waa lagu gadaadmaaye Isku gaadhay gabadhaad tidhaaba Gobol uun baa dhimane. Sorry sisters I take back my suggestions. Guduud looma raacoo haween gobalba waa cayne bidhaan gebi ka laalaadda waa lagu gulaalmaaye isu gaadhay gabadhaa tidhaa meel un baa go'ne gabaadlayda gaashidu ku taal labada goonyoodba oo maradu gayn gaymantahay guur aan ka la'aado Aw-yuusuf barre allah yarxam inanta si fiican ula taliya intaad rag iska dhigtaan oo surwaalka kor u qaadataan.
-
Ilaahay ha naxariisto marxuumka ehelkiisiina samir iyo iimaan ha ugu badelo Mayd sanduuq ku jira in la siyaasadeeyo ma aysan ahayn laakiin maamulkan wareersan ee hargaysa baa caado ka dhigtay inuu maydka dadka ku qabsado hadana dib usoo qufo,markuu xanuunsanaa hadal iyo wax tar midna lagama maqlin meeshhii lagu aaso oo aduunka ka mida waa daahir dhib ma leh ama berbara ama china allaha u danbi dhaafo marxuumka mar kale
-
Gabay baan ku xaajoonayaa geydhadkaan qabo Labo gacan hashuu I dheelmay bey aheyd geddeedi Gacmaheyga labada ah ayaan geysba reer ahay Garsooruhuse maxkamduu fadhiyay qeybe muu garane Go’aan lagu deg degay baan arkay nabadgelyaan dooni Guri yahow adaan kaa dhashay nabadgelyaan dooni Geed yahow adaan kaa baxay nabadgelyaan dooni Gurboodkeyga abti baan baryaa nabadgelyaan dooni Naaskii godladay baan jiqee nabadgelyaan dooni Gar cadaaday weyn baan ahaye nabadgelyaan dooni Abwaankuna wuxuu ka mid yahay abwaanada fara ku tiriska ah ee ka hadhay abwaanadii horee,kolay intaan ogahay kama uusan qayb qaadan dagaaladii sokeeye ee wadanka ka dhacay,garan maayo waxa lagu maagay! balse hadii ay dhacday in la maago ma'aysan ahayn inuu yiraahdo abtiyow idaa waxa igala fiicnayd inuu yiraahdo abti nagu kala dar,mar haduu dagaalku afka yahay inuu cataabo maahayn qoor iyo xero (Labo gacan hashuu I dheelmay bey aheyd geddeedi) waa maah maah somaaliyeed,hal nin guran dheelmay dhana uma fiyooba waayo labada dhinacba usha wuu kala maraa
-
Abwaanka Soomaaliyeed ee Maxamuud C/laahi Ciise Sangub oo la hadlay idaacada mustaqbal ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu si weyn uga cowday dad uu sheegay inay dhibaato ladaba taaganyihiin mudo ka badan 23 sano. Abwaan Sangub ayaa sheegay in markan uu xamili waayay dhibaatada lagu hayo oo uu mudo dheer qarsanayay Dadka uu ka cabanayo abwaanka ayaa mar wax laga weydiinay waxa uu sheegay inay yihiin dad kasoo jeeda Gobalada Woqooyi ee Soomaaliya. Sangub waxa uu intaa raaciyay Dhibka lagu hayo in uu yahay mid qoto dheer oo xitaa wixii uu alifo laga bixinayo sawir qaldan ,iyadoo tii ugu danbeysana ay aheyd filimkii uu dhawaan abwaanku ka sameeyay magaalada muqdisho ee lamagacbaxay “Umad wada siyaasi ah side loo dhaqayaa “iyadoo filimkaasina durba dadka uu abwaanka uu ka cabanayo ay u bedeleen inuu ahaa mid beelo gaar ah loola dan lahaa. Abwaan sangub ayaa tilmaamay in dadka dhibaateynaya aanay jirin wax u haray oo ay ku xushmeynayaan ayna ka dhigeen sida qof lahaysta ah sidaasi awgeedna uu u bandhigayo umada Soomaaliyeed in ay ogaadaan dadka dhibka iyo dacaayada beenta ah la daba taagan. Ugu danbeyntii Abwaan Maxamuud C/laahi Ciise Sangub ayaa tix gabay ah oo uu tiriyay kaga hadlay dhibka uu qabo iyo sida uu uga cabanayo waxana tixdaasi kamid ah. Gabay baan ku xaajoonayaa geydhadkaan qabo Labo gacan hashuu I dheelmay bey aheyd geddeedi Gacmaheyga labada ah ayaan geysba reer ahay Garsooruhuse maxkamduu fadhiyay qeybe muu garane Go’aan lagu deg degay baan arkay nabadgelyaan dooni Guri yahow adaan kaa dhashay nabadgelyaan dooni Geed yahow adaan kaa baxay nabadgelyaan dooni Gurboodkeyga abti baan baryaa nabadgelyaan dooni Naaskii godladay baan jiqee nabadgelyaan dooni Gar cadaaday weyn baan ahaye nabadgelyaan dooni http://www.murtimaal.com/?p=2999
-
Somaliland unable to gain international status after 23 years
gooni replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
oday we are only a small nation compared to the 100m Ethiopians next door who are hungry for land and resources, more so than your average Somali sub-clan or group . To survive, to protect our land, our resources and our people we must work together as Somalis. This does not mean ruling each other or oppressing each other, it just means working together for danta guud and common interests Dantii guud, ee khaliijku khatar bay ku jirtaa dhaqaale iyo aqoonsina haystay see qabiilo gobolo kala goobaystay hadaf fog oo midaysan u yeelan karaan awoowe? I am not calling for Somaliland or Puntland to necessarily submit themselves to the corrupt and ineffective ‘government’ down south without undertaking due diligence, preparations and putting the necessary structures in place. Nor am I saying that the SFG parliament represents SL. I am just saying that working together we are stronger, politically/economically/culturally and militarily. And SL has so much to teach and share with the Southern regions What undertake they need? Clarified more if you can pls Dhibaatooyinkaa waxa sababay fikridayda ayan ka diibanaya, iniga oo khibrad gaar ah u leh Khibradaadu ma xog ogaalbaa mise waa xan ogaal? buurta hadaad ka baqdo inaad korto ama fuusho weligaa hoos baad joogaysaa maah maah carbeed -
Caadifadda badan aan iska yarayno Meel hadii dad ku dhinto danbi dhaaf baa alle loo weydiyaa siday doonaanba haku dhinteen ,shaqaaqo waxaan u aqaan dhagax tuur iyo xoogaa muraayado jajabay, Ma sheegin hadii sidii saciid saxaaf (ciraaq) madaxa ciidda laga ceshanayo, Nuunow haduu guri qurux badan dhisi karo horay buu u dhisi lahaa ama loo arki lahaa looma baahna inu indho cadeeyo,calamo badan baa loo heesay too late Baydhabo kaliya maamul dadku isku raacsan yahay ha u sameeyo oon dhiig ku daadan asagoo talada dawladiisa qaadanaya Galbeedi ! Tribal war is over, now they call border conflict and extremism Somalis becoming more Modernize day after day and they don’t want make more baby cost or expenses is too high, take your laptop with you, go back home, learn the changes of your country free advice
-
Allaha u naxariisto intii dhimatay Fedaral ha laysku laayo baydhaba gudaheeda!! Baydhabo (RBC) War hadda naga soo gaaray magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in dagaal uu ka qarxay meel bartamaha magaalada Baydhabo ku taalla. Dagaalkan ayaa ka bilawday sida la sheegay muran dhexmaray saraakiil iyo ciidamo ka kala tirsan booliska iyo kuwa militariga kuwaasoo sida la sheegay kala taabacsan dhinacyada maamulada iska horjeeda kala sheeganaya ee ku sugan Baydhabo. Dagaalka ayaa xoogiisa ka dhacay saldhiga booliska ee loo yaqaano saldhiga Bari, halkaasoo rasaastaay ka qaraxday. Illaa hadda waxaa la xaqiijiyey geerida afar ruux oo uu ku jiri taliye ku xigeenkii booliska ee gobolka Baay kaasoo magaciisa lagu soo gaabiyey Col Kurtun. Waxaa la soo sheegayaa tiro dad dhaawac ah kuwaasoo weli aan la xaqiijin waxa ay kala yihiin. Rasaasta ayaa joogsatay qadar ka dib markii ay ciidamada AMISOM goobta yimaadeen. Dagaalkan ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa yimid iyadoo maanta gelinkii hore ciidamada AMISOM iyo kuwa dawlada ee ku sugan Baydhabo ay joojiyeen bannaanbax lagu taageerayey Madoobe Nuunow Maxamed oo Isniintii loo doortay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. RBC Radio
-
Waxay ila tahay inaysan wax macno ah samaynayn in la waraabiyo geed xididkiisu dhintay Wadankaan dadkii lahaa talo gacanta uguma jirto,dawladii yarayd oo la is lahaa timo ha usoo baxeena waa lagu gacan sayray sida muuqata talo fiicana kuma leh wadanka Hadii sedex la isu raaciyo ama lix waa isla meeshii waa laga fiican yahay inaan tashan weyno hadana afrikaankii qaadada ku qabsano Odayaashii marka qabiilkooda lasoo gaabiyo la magac baxay odoyaasha muqdisho waxay qabteen shir jaraa’id waxayna ku doodayaan in shabeelada hoose aan la raacin Karin baydhabo,sababtoo ah shabeeladi kale yaa cidla kusoo dhacaysa,warqad digniina waxay u direen dawladda dhexe iyo afrikaanka sare Waa kan dr al-nadiif oo taageersan dawladda go’aankeeda https://www.hiiraan.com/news/2014/Mar/wararka_maanta4-45512.htm