-
Content Count
2,415 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
53
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by gooni
-
West Midlands Police are appealing for help in tracing the family of a four-year-old boy who was found wandering the streets in bare feet in Birmingham. The child, believed to be a four-year-old boy from Somalia, was found by a member of the public in Chesterton Road, Sparkbrook just before 10pm on Thursday (12 June). https://uk.news.yahoo.com/barefooted-child-found-wandering-alone-birmingham-streets-105734954.html#ECesXmo
-
Berde khaatumo waa geed berde ah mirihiisa duuduub ku liq Markaan seexan wayay laba habayn baa ilaahay mid reer bari ah iisoo diray wuxuuna ii sheegay in puntland si hoosa ugu sheegtay odayaashii iyo mushaxariintii inay isaga soo baxaan taleex si labada maamul u xisaabtamaan kiniinigaas ku meel gaarka ah oo shiinaha laga keenay baan madaxa dhulka ku dhigay. Gurigaad ku dhalatay baa berduhu ku yaal hadaad ka cararto salkaa laga goyn snm kuu waraabin mayso!
-
I thought they was calling atrocity not a genocide Stay cool young man, unity will come when you got another hair
-
Doodda xasuuqu ma dhamaanayso talaabsadow ilaa maalinkii aadan janada lagasoo saaray Hadii aad weligaa si gaara jeebka ugu haysato gun baad noqonaysaa sawaaxili iyo amxaari ku heesa,taasna hoosta ka xariiq hadii alle idmo Puntland iyo Somaliland waa isku mid indhaha caalamka waa wiil iyo walaashiis.
-
wixii horumara allaha barakeeyo War heedhe sida isu dhaama hadaad koonfur tihiin,sidaanu si maahan bal eega sidaanu u tashanay hadaan reer land nahay ilaahay baa caqli ka fiican na siiyay waxa kaliya oo naga maqan waa ictiraaf asagana baarlamaanka British yaa maalin dhaweeyto soo hadal qaaday bitibiti’du ma yara. Soomaali geed hoosti jiifa hadaad marada madaxiisa kasoo ragto soomali un baa kasoo bixi waana isu egyihiin reer hebel buu kula geli waraysi ka dib, kuwooda cilmiga lehna geel jire un baa dhalay. waxay midnimo ku waayeen cidana keli kusiin mayso qabiilna qaran ma noqon karo taa hoosta ka xariiqa hadii alle idmo Koonfurta waxaa ku yaala santuukhii shinida oo aan dayac tirnayn, hadaydaan awood u lahayn inaad boqoradii keentaan heesaha koonfur afrika la aada ama adinkoo aamusan soo duceeya
-
no one knows your fate except allah,but i think she selling ugly face to the media islam never kill mentally ill people
-
Cabana The best way to get good information is to go Ethiopia and search some old regime commander Sure you will find lost wallet
-
Ergaydii Koonfurta Soomaliya Oo Maanta Booqasho Ku Tagay Degmada Boorama
gooni replied to malistar2012's topic in Politics
Suldaan waxaan moodayay in heshiiskii snm iyo usc spm ahaa in xukuumadii military’ga la tuuro ma waraaqo kale ood hoos u akhrisay baa jira? Si kastaba odayaasha waxaa laga rabaa inay jaranjarta ama salaanka masraxa horay u karaan makarafoonka dhaqanka ku badelaan kan siyaasadda ,ku dhawaaqaan waxay aamisan yihiin,ayagoon cidna ka hibaysanayn Aamusnaantu waxba soo kordhin mayso muhiimka midabku waa caddaan ama madow. -
Ergaydii Koonfurta Soomaliya Oo Maanta Booqasho Ku Tagay Degmada Boorama
gooni replied to malistar2012's topic in Politics
Arintaan odoyaashu waa arin loo baahnaa mar horee, too late ,wax kastase waa la dabo qaban karaa Ictiraafkaan 23 sano cid iibsanaysaa ma jirtee ciyaalkaan aan badaha ka badbaaadino adinkuna haddaad waqooyi galbeed tihiin ishii tooshka noqda, koonfurtuna baterigii ha noqoto, carabtuna botonkii laga shidi lahaa.,,, waa caqli saliima aragtidayda( gacan kaliya laguma sacabin karo). Hadiise xafladda caleemo saarka snm lagu cusuumo waxay wax u dhimayaan magaca oday soomaaliyeed iyo kooda gaarka ah. -
waa sheeko la yaab leh oo xikmad badan waxayna sii macaanaatay markii loo sheegay in diin caawa aroos yahay mahad sanid awoowe
-
hadii ninkii mucaarad noqda gabar soo maslaxda loo diro xagee ka helaynaa madaxwene ka fiican? Arintu siday iila egtahay hadaysan iska qaboobin, in mooshin, mooshin kale lagu daro, lagu daalo labada sanoo u hartay xasan sheikh. Hadii dadku maskaxda ka daalo waxaa dhici karta inay kala garan waayaan hogaamiyihii ay dooran lahaayeen oo faroole ku khaldamaan 2016’ka waana arin cawaaqibkeeda leh.
-
This old man he seeing the sunset and you only care unborn chicken or so call federal He says in case your side mirror is broken, the entire nomadic politician are making promotion to sell their own country and self interest with international community. Is not possible to swim with the big shucks, and you pretending few small sick fishes
-
daku isku dun maaha nina han baa ku jira iyo inuu hogaamin karo umad iyo waddan ismana dhiibo. nina markii qoraxdu kululaato yuu kurshiinka degdeg u galaa wayna adag tahay inuu banaanka usoo baxo.
-
Dr Way jirtaa waana kugu raacsanahay in puntland samata bixsay soomaali badan soo dhaweeyeen sidoo kalana kuwo aan dabaal aqoon doomo ku fogeeyeen,shar iyo khayr labadaba waa laga helay. Sahal ma garanayo cidda ay yihiin hadaad ula jeedo qabiilkii quruxda badnaa oo carabta la dhashay,kaligood wax ma noqon karaan, is like a tooth without tang Reer muqdisho dhibka haysta ayagana wuxuu yahay intaysan dagaalka ku qaadin xukumadii military ‘ga ahayd hadafkoodu xukun jacayl ma’ahayn aragtidayda, wuxuu ahaa tijaabo aysan horay isu weydiin hadii ilaahay run ka dhigo oo odaygu baxo maxaan samaynaa? Markii ilaahay run buu ku dhigayna ,waxay noqdeen daba gaalle ama tukulush kubad loo dhiibay. 24, sano ka dib waxay kaliftay inaan eber kasoo bilowno, oo hadda iyo kow dhiig afrikaan nalaku shubo, nala fariisiyo naloo sheego inaan ku dayano bini aadamka kale, Si kastaba waan la garan karaa in wado dheer kuu muuqato ditoorow,balse haddaad fartaada nus goyso labo arimood baa kula gudboon inaad dhakhtar geyso oo layskusoo celiyo, iyo Inaad wada goyso oo is raaciso, waadna garan kartaa farqiga u dhexeeya awoowe.
-
allaha u naxariisto dadkii dhintay tacsidu way naga dhaxaysaa soomaalidoo dhan, dad badanbaana dhintay muslin iyo gaalba kuwii shalay dhintay unbay la mid yihiin Nicaragua kama imaan hala calool adygo eedo fowziyo'na dhib arki mayso insha allah
-
Culamadda cilmi baa lagula doodaa caqli lagulama dodo,hadaad wax ka dhiman haysaan la xidhiidha u faa’iidee adna ka faa’iidayaso. Lakiin here and there biti biti they mixed egg and apple is not going any where.
-
Raggii horee oo saldanada macnaha ay ku fadhido yiqiin kama hari jirin shacabkooda marka abaarta iyo colaadda iyo sano xumo la galo, waxayna soomaalidu ku maahmaahdaa (waala doogiyi yaan la daxcaroon) ama (waa baahanahay bakhti looma cuno) shacabkoogoo roob doon ku maqan hotel lama aado, hadafka u danbeeyana waa kala go’a soomaalida. Kuwa hadda jooga siday u badan yihiin luguma nisbayn karo salaadiin waayo adkaysi ma leh siyaasi xoogaa haysta yaa adag ama waxay noqdeen riyo ooman. Caleemo saarkiisii darwiish buu ekaa maantana fanaan xanuunsan.
-
Waayo arignimo ku filan waa haystaa siilaanyo wax badan buu goob joog usoo ahaa wuuna kala garanayaa in rootiga iyo tubaakadu kala dhadhan fiican yihiin Hadda waxuu istacmaalyaa waa wax ma garato, xigto toosiye iyo xabaal qode Dab kayn laga shiday'se xagee dabayshu u qaadi?
-
Puntland must answer the ugly invasion of SNM within 24hours
gooni replied to SomaliaRising's topic in Politics
Puntland dagaal inay taleex ku qaado uma wanaagsana waayo labada dhaawacmama ayadaa daawadii laga rabaa kuwa dhintana sidoo kale waa cinqilaab aan dhiig ku daadan taleex arinteedu snm waa tools ama kiyaawe sida loogusoo dhiibay oo kale bay usii dhiibaysaa, cidi ka dhaawacmi mayso, sida cad'na aqoonsigii wuxuu kusoo af jarmay taleex iyo widhwidh. Reer bariga waxaan weydiin lahaa see u baran waayeen sida laysugu aadiyo bad furanka iyo xiliga kaluunku qalalo oo dhoofinta diyaarka u yahay? Xiin iyo Dr.faroole xagee aadeen? -
Puntland must answer the ugly invasion of SNM within 24hours
gooni replied to SomaliaRising's topic in Politics
Puntland laba dariiq unbaa u furan aragtidayda Kow inaysan wax dagaal ah qaadin. garoowe hala qabsado hadii la doono waayo dagaal wiilbaa ku dhintee wiil kuma dhasho, ciidamadda qabsadayna waa isla reerkii meel fogna kama iman waa wiilashii reer puntland calanka snm iyo xoogaa lacaga unbay wataan. Labo inay toos u abaaraan burco kuna doodaan inay xaq u leeyihiin inay wadanka soomaaliyeed ka difaacayaan midnimo diidka doonaya daciif nimada umadda soomaaliyeed,si xanuunka aan taleex kaliya loogu koobin ama hal qoys loona wada qaybsado. -
Caruurtii oo naga xanuunsan hees midnimo lama dhagaysan karo, xaaji caruurta ha la daweeyo intay goori goor tahay
-
Eedayntu waa muhiim in cid kastoo masuul sheegta in lagu xisaabiyo wuxa uu masuulka ka yahay ama ha yaraato ama ha weynaato,inshaa alaah afar xaboo digaaga,inkastooy shaqo adag tahay qudheedu. Madaxweynaha waxaa la gudboon inuusan dal iyo dad iyo dhoolo cadayn isugu darin dawladaha dariskaa!! Shacabko oo ah asaasaha dawladnimada isuma arkaan inay eedda ugu weyn ayagu leeyihiin Waxaa keliya oo ay isu arkaan in laga rabo oo keliya inay lugeeyaan ka cararaan wadankooda meeshii gabalku ugu dhaco qaxooti ka dalbadaan markay nabad gelyo iyo biyo ay ku mayrtaan ama ku qubaystaan alle siiyo isu arkaan inay wadanka ay joogaan ayagu leeyihiin. isla markiiba shir qabtaan dawlad qabiileed sameeyaan,xafladda caleemo saarka iyo TV’yadii oo wada socda mar keliya hoolka soo wada galaan, qayladda iyo mashxaraddu is qabsato gees ilaa ka gees,dadka kale oon qabiilkaas is doortay ahayn oo casuumaadda kasoo qayb galay ay weydiiyaan kuwa xamaasadaysan waa jufadee? Umad wanaagsan bay dawlad wanaagsan ka dhalataa awoowe gacaliye Cilmi kasta ood barato wadanka aad kasoo jeedo yaad ku jaan go’ontahay cidina kaa akhrisan mayso professor axmed jaamac oo ingriis’ka u dhashay.
-
Siyaasiinta Koonfureed oo Silsilad gabayo ah is dhaafsaday
gooni replied to Allowitaageer's topic in Politics
gabaygaan waxaa tiriyay axmed madoobe markuu maqlay kenyati xafladaysanaya qosolkooda -
UN Foreign staff killed in Puntland region of Somalia (Galkacyo)
gooni replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Askari madaxa looga jiro oo horay ciidanka uga tirsanaa wakhti dheer bay qaadanaysaa in la kala sooco dadka waalan iyo kuwa fiyow iyo kuwa soo wata soomaaliya oo dhan -
You guys open good thread then you fighting one banana Whenever you go back homeland don’t show the youngsters new galaxy phone and bikini show them how to make a good life and peace under the tree, how can they educate themselves. After graduation how to create a job, how much you miss this land and this beautiful weather, Tell them don’t risk your life a dark dream Tell them this is your land gifts from allah (lama huraan waa cawska jiilaal)