-
Content Count
2,415 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
53
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by gooni
-
How imbedded Xabashis are into siyaasadda Soomaaalida
gooni replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Qaran baan nahay, qaran midoobay baa nahay cudud xoog leh baan nahay, tiiraan goboobinoo gabre liijin baan nahay. madaxa ciidda halaga ceshado. Hal jabtay lama kabo owoowe, waa la qashaa federaalka soomaalidu waa la mid,madaxweyneyaal is garab yaacaya oo farxaan ugu horeeyo gebre iyo uhuru ka xoroobi maayaan ha u fadhiyin. -
haha wonderful song that means you reject my application never mind be cool always.
-
Xabad, teke it easy brother I wasn’t trying to be rude may be I choice the ancient nomadic way to joke, they call clash Civilizations. Muqdisho macnaheedu waa muuqii soomaaliya ama caasimaddii soomaaliya intii burburka ka horaysay waxay ahayd hadaanan khaldanayn 13 degomo, degmadii ugu dambaysay waxaa lagu magaacaabi jiray gubadley oo weli si fiican loo degin qofkasta soomaaliya xor buu ahaa meeshuu degayo gobol iyo xaafad jeebkiisu meeshuu u saamaxo Dhibka jira waxa weeyaan aragtidayda meeshii la rabay dadkii caasimadda kali taliska ka xoreeyay oo haddana u badelay meel jamaljaanku seexdo in layiraahdo war niman yahow xaal bixiya oo umadda ka hor wareega wadanku caasimadda keliya ma’ahan iyadiina cadaalad laguma haysto,yaa ayagii xaal la siiyay( waa wan weyn subag sii) 2016’ka nala doorta muungaab iyo sheikh shariif guryihiinii waad heleydaane.
-
I didn't know you're too young; you cannot open even small fridge, grab that sandwich and go to school son, you will understand later when you got extra hair.
-
What else I can wish an educator lady, just apply her as driver maybe I will maintain the car very well, and improve my language skills.
-
Xabad Garbahaarey, boorama iyo muqdisho waa isku mid, dhulku wax dambi ah cidna kama gelin adoo madaxa lagaa hayo lugaha layskama daweeyo, magaalo walba waa gudaha soomaaliya, soomaali baana ku nool akhayaarta joogta ama cidda masuulka sheeganaysa yaa laga rabaa inay cadaalad sameeyaan qof walbana xaqiisa la siiyo. Waxaan qabaa xamar inay sidii hore kasoo fiicnaanayso hadiiba loo ogol yahay inuu darbi seexdo asagoo dacwooday mar waxaa jirtay gurigii aad lahayd oo waraaqihii haysato aad inkirtay oo tiri anigu maba lihi weligayna ma dhex seexan. Sababta loogu yeero burburkii dawladda waxaa ka mida intaad sheegayso orod gobolkaagii aad gobolkaygu xagee ku yaal? mugdisho ma qubrus baa lagu dari ayada? dawladnimadu kaftan ma gasho awoowe meesha shiribka iyo ciyaarta ha laga daayo,caddaalad iyo aragti dheerna ha lagu bedalo.
-
Your right there is many fault our culture or you can say every culture but what I am trying to say westerns doesn't want kids anymore and they let immigrants do the job, why we following them? We don’t have to use same injection I guess Thank you encouraging me and support my English class I wish am your neighbor lool. Reer odweyne dhiiri gelin ma ogala iyo ingriiska lagu ciyaaro xaqbayna u leyihiin.
-
Odaygaan waxaan kula talin lahaa inuu ogaado qaabka wax u socdaan xamar waagii aabe siyaad allaha u naxariistee joogay ma’ahan halgan dheer baa loosoo maray lahaanshaheeda rag baa naftoodii iyo ilkahoodiiba ku waayay waana arinta keentay in xuduudkii soomaliyoo dhan la waayo naftaada bulikeeti ha siisan waa talo kashka iyo laabta kasoo go’day. Soomaalidu waa dad isku asala mana aaminsani shakhsiyan inay dhul kala leeyihiin laakiin waxaa la rabay inuu kornaylku ku quus qaato markuu cadaaladda doonayo shan madaxweyne oo ka dambaysay marxuumkuu darawalka u ahaa oo caqligooduna dhaafi waayay shangaani iyo kaaraan.
-
lool war waan ogahay inaanan meesha ingriis ku hayne mugdigaan u diidanahy gabdhaha wax fiican u sheeg yaanu bahalku kaa qaadane.
-
I agree with you as usual, good and long lasting marriage needs lot of preparation physically morally and saving accounts that are western culture my dear. They can have fun any time of ages, sun will rice for them after thirty or forty, if they willing to get kids they have to talk, go quiet noiseless place sea side or somewhere get peaceful mind, honey and sweet are couples name, if there is any disagreement regarding the kids, one of them should bring cat or dog as birth day gifts. Our culture is totally different no need to scare a life(tawakal) get marry as soon as you feel fruit is ready don’t let fall no taste after falling, it is good to protect yourself, religion and culture, just make little arrangement with insha allah then make punch of kids they are love making machines.
-
inta calanku garabkiisa ku dhagan yahay ilka xanfna joogo xaqiisa waa helayaa insha allah
-
Most intellectual people you meet tells they are not going anywhere they love unity but there is some issue to discuss they seeing southern selfish unorganized. We hope them always peace and stability our younger sister. Only those fake mujahid politicians playing good people’s mind, when the election come close, this flag is not good for internationally we found unexpected mass graves ‘we got new invitation from great Britain and we are willing to talk southern eyeball to eyeball drama never get end.
-
Absolutely can't say more, what is new for me nowadays Somalis adopting new culture very fast such as bed contract or feeding dead fish in the aquarium My own views not necessarily need freezing eggs or ivf treatment, the reason I said that I don’t know what’ is, could happen medical error or forgotten ourselves roller coaster, again it could be easier than what I thought please share your knowledge if you can. Muslims live sixty if they live longer 20+ 20+20=60 after sixty whatever extra you got that is overtime from Allah,i think getting marry earlier better than slicing overcooked potatoes at late time.
-
Awesome flag better than one before, but I think the blue color with white star may affect unsinkable recognition.
-
Ahlu Sunna Waljamaca , Galmudug regional state sign new power sharing deal
gooni replied to malistar2012's topic in Politics
I know only two ahlu sunnah, (ahlu sunnah wal jame’a and ahlu sunna) the one who signed the deal are ahlu sunna wal jamea they got trained and recognized by community of international. The normal Ahlu sunna never had a gun they just stay home or emigrate far away, praying for peace and prosperity they got a nickname called innocent people or Diaspora. -
Ahlu Sunna Waljamaca , Galmudug regional state sign new power sharing deal
gooni replied to malistar2012's topic in Politics
Galmudug iyo suufiyadu waa adag tahay is dhexgalkoodu dhaqan iyo mabda’ labadaba wey ku kala duwan yihiin waxayna cilaaqaad dheer oo soo jireena la leeyihiin dawladaha dariskaa maslaxad kasto dhex martana waa in dawladahaasu goob joog ka ahaadaan sidii caadada ahaan jirtay! waxay u badan tahay aragtidayda saxiixa keena un. Dastuurkii federaalku waa qabyo haddii madaxdu is qabato meel lagu kala baxo ama loo noqdo lama yaqaan, jifo walbaa intay xaq u leedahay ma qeexna, marka lagasoo tago qaybsiga guud ee 4.5. Hadana waxaa la yaab leh dastuurku waa ku filan yahay in maamul gobeleed lagusoo dhiso hadaad doontaan gobol iyo rubuc ka dhigta, xuduudahana dib ha loo dhigo si dadka walaalaha oo dariskaa isugu dhicin, sidaa waxaa raali ka ah ergayga guud ee qaramada midoobay u qaabilsan arimaha gudaha ee soomaaliya. Hadaba suura gal ma tahay awooweyaal in layska jidboodo muqdisho ilaa Amsterdam markaan hees cusub la maqalno? anagoon is weydiin horta calaacasheenu ma madowbaa mise waa caddaan?, Dadkaan u heesayno biyo ma haystaan? Kuraastaan yaa noo keenay? Lacagta lagusoo gaday yaa bixiyay? Aaway geedkii lagu shiri jiray oo hooska fiicnaa? Yaa gooyay? Maxaa loo gooyay awoowe? Yaa ka dambeeyay in la gooyo? Mid kale ma la abuuri karaa? Intee sano ayuu hoos ku yeelan karaa? Ma wada waraabinaa mise kala waraabinaa? Waayeel iyo caruur xanuunsan hooyo caafimaad qabta ma la seexan karaan? Waa su’aalaha taagnida laysku weydiiyo intaan shirka iyo saxiixa loo gudbin. -
I wasn't that guy very shy to talk strangers and when I see beautiful lady, always look down or play with my phone. Any way there is no any complaint in Africa we are all good you can get marry while you going grocery this is western phenomenon and we should careful
-
Girls should get marry early before they run out the time or shelf life, after forty we all know chances is too small, kids are gift from Allah incomparable master degree or PhD. Ducada ugu fiican ilaahow awlaad saalaxa oo caafimaad qabta I sii odaygana xasuusi intuusan ku taaban inuu yiraahdo bismillah markuu daalka kasoo noqdana alxamdulilah.
-
Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa,(Caano ninkii soo lisay la yaqaan ciddii doontaa ha sido) That is true Somalia owned by IC, today we have puppet leaders and tomorrow will be the same, as long we don't liberate ourselves tribe mentally and lazy in physically. Therefore Plastic smile will never helps wounded nations, I.C policy is very clear so far, you need help we are the boss, you don’t need help your with sharia. Is there anyone likes to work dignity sake of the country without salary? No we don’t. What about the free meal three times a day, is there anyone? Yes we do, we also need two drivers and well trained African bodyguard, Somalis will never wake up soon, Wanka indhihiisu cirka ma arakaan illaa la gowraco.
-
This is the benefit of not having border other Somalis god save the queen.
-
I don’t think an educated man or woman happy to see first picture five presidents from Somali nation each one has his own territories protected neighbor, john Kerry telling them what to do! Where is the federal state Somali foreign minister? Sit with the tea boy? Malister with all my respect you looking good picture you’re not seeing the fact.
-
Waa gartay awoowe thanks galbeedi. There is no doubt that he was spends all his time groups’ corruption misleading lack of protocol and many more. The worthwhile question is what about three hundred hyenas so called MP trying to make money in this situation; do they have any imperative to save the country? Melestar we are all happy any progress to our home land, this president smiling like five star hotel receptionist, his picture will never change anything SNTV doing good job though.
-
Galbeedi warkaaga marka af soomaali lagusoo kobo waxaan u gartay sidatan ingriiskayguna ma fiicna. Xildhibaanada waxaa soo doortay international cuminty waxaana lagusoo xulay awood qaybsi qabiilaysan kuraasta iyo mushaarka iyo commotion’kaba ayagaa balan qaaday Xildhibaanadu waxay ku dhaarteen inay dhiisha faqriga tuuraan una aabo yeelin shacab qorax haraad iyo jiro hayso,waxaana dhaariyay oo kitaabka meriyay international cumnity iyo ilka xanaf. Waxay kaloo doorteen ninkii ugu dilaalka fiicnaa gacmahana u subkay, asagana waxaa dhaariyay international cuminity iyo ilka xanaf. Aragtidayda marwada koowaad dambi ma leh lacagta intaa tiro le’eg weligeed ma arag gurina kuma hayn karto ha maal geliso curaba iyo equatoore intay iska dunsanaan lahaayeen mar unbaa xisaabu iman ama ha horayso ama ha dambayso.
-
Somali fobs immigrating are bringing their filth to Canada
gooni replied to AbdiJohnson's topic in General
Dad kaa badan iyo biyo kaa badan labdaduba way ku hafiyaan mr. che The problem generally we Somalis believe the entire world belongs to us we need our right to any country in this planet no need visa, if we don’t get our right we have to look good lawyer or sleep middle of the highway until media comes . Did Palestine get any citizenship from Arab countries more than sixty years of war? Come on guys, came back home really Somalia is beautiful country let the kids play with small cow.