wyre

Nomads
  • Content Count

    3,536
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by wyre

  1. wyre

    Swedish FGM cake

    Why everything black?????
  2. oba hiloowlow;820372 wrote: Allahyarxama, alla xanuun badanaa to loose ur mother, i remember when my mum died i was 8 yrs aniga ayaa reerka ugu weynaa, and my little walaalos asking hooyo aaway. Life is tough samir is the key. Dadkiinan hooyadiin nooshahay ka faa'ideysta Sad Alxamdulillah now you are grown up
  3. Taleexi;820187 wrote: Ahhhahah... Togane waa Togane .... Dadka Mudane Togane serious-ka u qaadanaya baa igaga daran. Politics-ka waan ka indha xiranahay, togane-na maanta ka hor aqoon uma aanan laheyn xittaa magaciisa maanta ayaan maqlaa, that's why aan ola yaabanahay aniga wyre ahaan, marka ha ila yaabin sxb , If I knew siduu A&T u yaqaan ma aanan ka cabteen ee Waxaan kasoo qaadi lahaa marfuucul qalam, balse haddaan ogaaday It seems beryahan dhinaca siyaasadda inaan soo jalleecaayo, is it because asxaabti baa usoo badatay??
  4. Nothing with the name of orders ....... it's just some kind of faan
  5. Every word I read brings tear into my eyes, I wish I could help, but I can't
  6. lolz sheeko qosol leh iga dheh
  7. Garnaqsi;807331 wrote: I think we're bit too obsessed with marriage as a society and fail at it for the most part. I blame the lack of the boyfriend-girlfriend system (or any other similar one at that). Athiests-ka ma is guursadaan :D
  8. I found out that my wife was being banged behind my back by a powerful Macavity *****ten Lord! There was nothing I could do: War xishood malahan miyaa wuxu ufe
  9. Is he Sheikh or Sharmoot? Ninyahow ninkaan garki buu ceebeyay, ma saas buu gabyaa ku yahay, When I read this poem it seems as anoo dhageystay oday shirwac heestiisa uffffffffff
  10. sharma-arke451;819896 wrote: this amounts to insult, and LSt has to act LST won't Act, coz he don't care who insults God :@
  11. taas cudur waaye aad u xun allaha se hakaa caafiyo wax kaloon ku dhoho ma aqaanee, Another thing ogow adi haddaa saas dumarka dadeed u doon dooneysid, taadana mid kula mid ah ayaa kuu daba maryeynaayo
  12. wyre

    ila qosol

    :D Carafaat waa nin akhyaar ah waanan ogahay inuusan sidaas usii fududeyn, balse si a=khaldan ayaan ugu soo qoray sheekadaan meesha, saa carafaat masoo galo meeshane
  13. Coming for hajj or umrah, I'll be of some help Insha allah if you are male, But if you are a girl I'll give my wife to be's number
  14. Nuune lolz :D Dhiiga ha isku karinin brother
  15. wyre

    ila qosol

    Showqi and carafaat were in restaurant, and they were both watching the television when the news came on. It showed a guy on a bridge who was about to jump, obviously suicidal. "I'll bet you $10 he'll jump," said Showqi. "Bet you $10 he won't," said Carafaat. Then, the guy on the television closed his eyes and threw himself off the bridge. Carafaat hands the first guy the money. "I can't take your money," said the Showqi . "I cheated you. The same story was on the five o'clock news." "No, no. Take it," said the Carafaat. "I saw the five o'clock news too. I just didn't think the guy was dumb enough to jump again!" :D:D:D
  16. Im talking about this ghetto girl (Ghetto girl) No matta tek sey she simple Not because she smile you see har dimple You have this ghetto girl (Ghetto girl) No badda check sey she soft, Write down who dah tek har autograph
  17. wyre

    MashAllah

    :D Italian mowliid dhiganaa mise waa gibil cad wadaayow :D
  18. Raamsade;819310 wrote: Any horse named Somali will almost certainly never win anything. Poor horse, really pity him. :D
  19. ISka daaya muranka badan sxbayaal, Garnaqsi, Raamsade, johny dhowr su'aalood iiga jawaaba, Yes Or no kabadan idinkama rabo 1 Ilaahey jiritaankiisa ma aaminsantihiin? haddey maya tahay 2 Adiga jiritaankaaga ma aaminsantahay? haddey haa tahay 3 yaa ku abuuray, ama kusameeyay, halkeese kasoo farcantay? don't say hooyadey iyo aabehey ayaa iska key dhalay:D 4 Aaden iyo xaawo miyaad ka abuuranteen, mise some monkeys As scientists say 5 haddii aad monkeys ka abuuranteen monkeys ka marki hore yaa abuuray Afsomaali inaa iigu jawaabtaan ayaan jeclaan lahaa