wyre
Nomads-
Content Count
3,536 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by wyre
-
Carafaat If I Were You
-
Norf Imagine JB Oo Lama Good Watto Isagaa Iska Carari Lahaa Intaan Dadka Kale La Gaarin
-
Waa la Westernoobay Dee
-
Abbaz And Chiwawa Maxaa Meesha Keenay:D AR JB Yaaaaaaaaaaa
-
Carafaat;838196 wrote: wadaad siyasada ku jira oo caytama. Nimaan Geeridiisa Maqal Wuxuu Oran Jiray " Wadaad Tusbax Iyo Kitaab Baa Lagu Ogaa, Ma Xawaarahan Baa Beddelay" Isagoo Ola Dan Lahaa Sheikh Shariif Iyo Xasan Dahir
-
Lolz Shariifka Waddadi Bey Ka Dhunsheen, Kitaabkiisi Iyo Tusbixiisi Buu Ku Fiicnaa
-
Haa Dee Markaad Caajisto Wax Baa Kuu Sawirmi "Laakiin Ninyahow Anigu Haddaan Caajiso, Wax Aan Qoro Iska Daaye Xittaa Wax Ma Akhriyi Karo"
-
Aniga Xittaa Markii Iigu Horeysay Een Maqlay Waxaan U Qaatay In Naaneys Tahay, Balse Dadki Magacyada Lahaa Baa Ii Sheegay In Magacyadoodu Rasmi Yihiin
-
Caaliyoy Luuq Baad La Yaaban Tahay Magacyada Somaalidu Haddaad Maqasho Adunbaa Amakaagi Anu Waxaan Maqlay Kuwo La Yiraah Aabe Diid Iyo Hooyo Waa
-
Showqi;837831 wrote: Wyre, bal waxaad soo raadisaa gabadh la yiraahdo Luuq War ninyahow Luuq Gabadh La Yiraahdo Hore Ayaan U Maqlay Baan Filayaa Waanan Xasuusanin Meelaan Ku Maqlaye
-
Showqi;837812 wrote: Magaalooyinka kale ee aduunka hableehana waa loo bixin jiray sida ay dad badaniba halkan ku xuseen, laakiin wali maan arag manaan maqal gabadh loo bixiyey magaca magaalooyinkeena sida Burco, Hargysa ama Baraawe:mad: Showqi, Qaar Baa Loo Bixiyaa, Sida Xamaro
-
Solve This Crooked as a rainbow, Slick as a plate, Ten thousand horses, Can't pull it straight. What is it?
-
*Blessed;837754 wrote: I know someone who considered calling his unborn child Istanbul because his beloved Liverpool won the Champs league there. He argued that Steven Gerard would be frowned upon.. :D Anyway, well done to WWSP. He Would Have Named Her Liverpool Dee
-
ugaas Ali;837655 wrote: move over nairobi, here comes istanbul. can you imagine a xalimo named istanbul. SMH. So, You Saying Istanbul Is A New Name To Somali's? Nope Brother You Are Wrong, I know So Many Somali Istanbuls of 20+ I Am Sorry I Dint Read Waxaa Kor Ku Taxan Coz I Am Not A Reader
-
Aaliyyah;837609 wrote: ^ lol@ maryan barasho wacan. I am a fan of jooqle but wow I have never heard of this partcular song before today. Joqle is a legend. Caaliyo, Heestan xilli Horey Eheyd Inaad Odaygu Waa Fannaan Is Nacay, I Like Heesihiisa dhan So Much, Heestaan Sabaax marki Iigu Horeysay Waxaan Maqlay 2009 Anigoo Kenya Joogo Waxaan Kaloo Aad U Jeclahay Heestiisa Oraneysa Anoo Dibad Ku Maqan, Dal Dheer Kaa Jiroon, Kaa Galay Dambaad, Hayeeshee Ilmihi, Dusha Saaratood, Ii Dulqaadatee, Allahayow Ku Daa, I Think You Heard That One Be4
-
Maasha Allah Ceelasha Maa Saan U Dhisan Tay???
-
faarah22;837608 wrote: Air, am i correct ? Correct Man
-
Barta Dhexe Wadnaha Bir Baad Igu Muddee Baaba'oo Dartaa Bukaan Socod Noqdee, Waan Bogsaday Haddoo baddaa Kuma jiree Maryan Barasho Wacan
-
I Reach The Sky, But Clutch To The Ground, Sometimes I Leave, But I Am Always Around, WHAT AM I
-
Popular Contributors