
wyre
Nomads-
Content Count
3,536 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by wyre
-
Rep power haddaad dooni dad badan ku darso threads badanna qor yaa chimera PS. I don't think you understood a word I said, coz I've never seen you writing in somali OR EVEN READING BAAN DHIHI KARAA:D
-
Lacagta mar horaan bixiye yaa juxa, lacagta kama calaacalayee, reer hebelkan aqoon aan ii leheyn waagi horaan kasoo hor jeedaa oo markey balaayo timaaddoo qura i yaqaan:D war JB wax maka jawaabi weyday?
-
That doesn't mean inaad u duceysay adheer:D
-
Haddaad dooni xawaalad baan kuu soo dhigi xawaaladda reer tolkaa iisoo sheeg:D
-
War dee lacag baa iigu bislaaneysa:D
-
48 - (417 x 500) + 685 x 861= someone give me the answer of this question?
-
http://www.onlylyrics.com/hits.php?grid=4&id=1059182" frameborder="0" allowfullscreen>
-
Kabo noocan baan ka xidhaa aniga:D
-
War Hortan ummadiinan sol isugu timid suaal baan idin weydiin, hal qof oo u duceeya xaalada masar taagan ma idinku jiraa, oo yiri allow walaalaheenna islaamka xaaladooda si uun u dhaam? mise kulligiin goos dambeedka ayaad kawada qosleysaan? Horta JB iyo Nuune anigaa ogoo weyba ku faraxsan yihiin
-
war subax wanaagsan umaddaney C&H wallee inaan daba kaceyn waxey ku qabtaane, saa waxaan ka baqi haddii aan daba galo iney ii bartaan ooy boorso weyn iga soo daba qaataane Igadaa meeley doonaan haku bixiyeene:D
-
I don't see nothing here:p
-
BOB awoowe waxaa jira odayaal dulman oo aanan waxba galabsan dee ha isku qaban awoowe:D
-
Jacaylbaro;153543 wrote: You want it i know ,,, but it is gone ,, you have to go find it. I can see you want it back so bad, but you can't have it back until you fight for it ,,,, You can't get it back while sitting in the west and dreaming ,,, you have to suffer for it. Ilaahay ha soo celiyo ,,,,,,,,, Makaa dhab baa JB:D Ok haddey sidaa tahay s.land bay midoobayaan
-
Loooool@gabadh:D soo dhowaaaw ugaas, caano barax, suusac, garoor ama qandhis intaba waa haynaa
-
war maanta arrin cajiib leh oo aanan weligey i qaban baa i qabatay Anigoo meesha shaqada dhex fadhiyo ayaa waxaa isoo wacay nin aanan garaneynin, wuxuu yiri (waryaa ma reer hebel baad tahay) saan iri haa suuye (war ma ogtahay in islaan reerkiina ah xanuunsantahay, marka qaaraan baa lagaa doonayaa) so, weligey intaan aan la ekahay reer hebel qaaraan isuguma iman maxaan isugu imaanaa aniga reer abtigey baan lasoo koray oo ismaba naqaane? calaa kulli xaal maanta qaaraan baa leygaga fadhiyaa sida kale bal warrama?
-
War umadda ha layn dee nuuune, soo umadda kale kuma dhamaaneyso?
-
إنا لله وإنا إليه راجعون brother samir iyo iimaan allaha kaa siiyo aabe, isagan jannatul-fardowsa allaha ka waraabiyo.
-
Loooool@sodon sano:D hadda miyaad dhalatay kuma weydiin dee, waa maxay niyad jabka
-
Mad awoowe al-jazeera unbaan wax ka qarsoomin baan ola jeeday, ha ila dagaalamin awoowe:D
-
Sayid*Somal;691729 wrote: SAWBR everyone? see la yahay? waa Nabad iyo nimcee bal warran? ma maantaad soo dhacday?
-
Iskuma lihin Ibti ina adheer weynu isu sheegeynaa kaliya:D
-
Dee meeqaa kaaga baxeysa horta iibsigiisa? ma labaatankaa doolar ka badan? war ninyahow wixi mar uunbaad ku guuleysane gal:D Aniga kenya waxaa ka jiri jirtay wax la yiraah Omo pick a box:D 5kg oo oomo ah ayaad la tageysaa Box yar baad meel ka dooraneysaa qaar furo baabuur baa ku jira qaar qaaddo baa ku jirta, illaa ey xireyn waan gali jiray, markaan is iraahdo war waxaan iska daaba nin baa baabuur ku guuleysanayo:D haddana damac dheeri baa i gala waan ku laabtaa, lacagteydiiba meeshaa bey ku dhamaatay dee
-
Waa faataadhug waxaas baan fili:D dee al-jazeeraba ma sheegine
-
Sheekadan markaan akhriyay een si fiican u dhuuxay waxaa ii caddaatay naagta iney jiman ku jiraa, sheeqi caalimka ahaa ee jinka sagootin jirayna meeshuu fadhiyaa:D sidaa owgeed naagta haloo keeno si uu qur'aan ugu akhriyo nuune:D
-
NGONGE;691703 wrote: War kii la diido ba, yuhuudi ayaa lago sheega. Dee naga daaya. Maya dee both aala sheikh and aala sacuud aa jews, didn't you read sheekooyinki Humphrey