
wyre
Nomads-
Content Count
3,536 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by wyre
-
Looooooooooooooooool@ ciyaal xafaaya maantana ma juxa baa ciyaal xafaaya ah?
-
Juxa:D, hadde ma isaga haraa?
-
Haddaa anigaa isku filan, I'll get 50 usernames kadibna poll baan furi:D
-
Ma adigaa af u ah ummadan, weliba haddaan u sheego inaad inamada wax ka sheegtay vote ka weyba isku dilayaan:D
-
WOW WHAT A NICE STORY:D MA dhameyn balse inti horaa i cajabisay
-
Waa la fiican yahay Intii ina salaantay, waxaa cusub in JB saake hadal ceeb eh ku dhex yiri sol:D I am voting him to be suspended from Sol, yaa igu raacsan:D
-
I like zanzibar version funny indeed:D JB wuu ka heli doonaa saan filaayo:D
-
@@@@@@@@land buu ahaa waa maxay *********** country:D
-
Wey Garanayaan laakiin sheegi maayaan micnihiisa saa wey xishoonayaane, balse ineysan garaneyn baad u haysataa:D
-
@dhakh waryaa xisho nin weyn baad tahaye:D, haku maqlaan inamadi yar yaraa
-
Allaha u raxmado, dad baa meeshaas ii deggane, allow ii badbaadi
-
Liqaye, you have a nice taste of swahili music:D Q chief aka Q chillah is among ma favourite artists
-
kuwanna waad jeceshahaan filaa:D
-
Nuuune:p war bal ninkan ma ilmuu na mooday:D
-
Kulmiye;693074 wrote: "one man trash is another man's treasure, one man's pain is another man's pleasure" I think that's how the saying goes! New brand saying:D also nice
-
Ismalura;692936 wrote: Second fav I like him when he falls in love with Genie:D This guy is crazy wlhi, mar dhagool buu jeclaan marna jinni baa i jeclaatuu ku leeyahay:D
-
Good Morning JB wlcm maxaa cusub:D
-
Maalin wanaagsan akhyaarta (Saake mar aan shaqada kusii jeeday baan maqlay wiilal yar yar ee waddada isku caynaaya, mid waa from somalia Midna halkan buu ku dhashay, Kii sucuudiga ku dhashay baa lagu yiri, Ciyaal xafaaya:D when I asked him, maxaad ka waddaa ciyaal xafaaya wuxuu yiri, Ciyaalka sucuudiga lagu dhalaa ciyaal xafaayo ah:D)