
wyre
Nomads-
Content Count
3,536 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by wyre
-
War adi tribune maad akhrisataa:D
-
Nina halkeed Iga aragtay waa cajiibe:D (aniga cid isbaaro iima dhigan, JB'na ima bully-gareynin looooooooool, xamar caddey xeebteedaan u xiisay:D)
-
Morning ciyaalka xaafadda (not ciyaal xafaayah:) shalay meel maqaayad ey isugu imaadaan odayaasha ayaan soo dhex fadhiistay, waxaan maqlay labo oday oo is habaaraya, kan hore asxaabul jigjiga, kan kalena siilaanyo ina adheerkiis Oday1: awoowgaa awoowgiisa, awoogiisa kale, awoogiisi seddexaad, kii shanaad........................................................ kii tobnaad alle cadaab Oday2: kun fac alla kuu cadaab:D wallee odayga afsomaali buu dhameeyay
-
Mareeg Girl;693700 wrote: haa, waa kuwaaan dakdey. thanks walaalkiis. qasaab mahin. lakin hadaa diiday you didn't have to comment on this topic. so sax maha :confused: qof cusuub calamo maku qoran wayabayee. Haa wejiga ayey oga qorntahay new person;) Midkan jaceylbaro la yiraah wuu gal gal badanyahay ku qureeco nooh:D
-
Loooooooool@haddii la yaabo, war manii layaabo yaasiinka aan aqaanaa, qofka markuu yaabuu dhahaa, aniga I am classic reer xamar dee:D
-
Yasiinka, leeh laakiin sxb?
-
Mayee alshabaab baa u qortay:D
-
nuune;693584 wrote: Juxa , Wyrx , diyaarso baan ku iri sanduuqii, anigu gantaalkii cirka la iigu gami lahaa waa ii diyaar, hydrogenkii iyo heliumkiiba waa diyaar Wyre dheh waryee somalina ha igu noqone:D War aniga qarajki la igu aasi lahaa ma quuree badda ha leygu rido:D
-
wallee nuunow bood boodkaagan ka yaabanaa inaad waxaas soo waddo waan ogaa:p
-
oba hiloowlow;693432 wrote: Amin Amir is planning to go 2 Muqdisho soon halgankiisa ayuu halkaas ka bilaabi rabaa.. Waa halkey taariikhdiisu ku egtahay:D
-
BOB;693237 wrote: He's part of the problem in Somalia and never the solution because he's making money out of Somalia's tragedy. Peace, Love & Unity. Agree with you bro
-
Drought alert 2011: unimaginable hunger stalks the Somali's yet again...
wyre replied to General Duke's topic in General
Aamiin -
Wuu waalan yahay dee:D
-
£26,000 – £30,000 Somaliland pound miyaa mise English:D
-
Because they are English people;)
-
Who know'z if it's JB's multi.......................... Anyway welcome balse qof cusub uma ekid
-
Juxa:D ma anigaa laigu kaa soo diray:p ninka iska dhici aduu kuu danleeyahay,a alla maxaa inanta helay Ps:aniga ugali iyo sukuma baan kusoo koray, casiir maxaan ka ogahay:D
-
DEE ma anaa sucuudiga ku koray:D
-
Jacaylbaro;693376 wrote: Ciyaala Xafaayah , ha igu soo jeedin Ninka ,, Balse adi waad iska indha tireysaa:D midda kale wuxuu ola jeedaa dee weli bumpers ki baa kuu xiran:p
-
war waad tiriye maxaad la cabsan is giiji dee juxa adi ayuu kuula jeedaa ninka iska dhici:D