wyre

Nomads
  • Content Count

    3,536
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by wyre

  1. Really? or you are just jocking
  2. Sayid:p war yeysan barwaaqo kaa dhaqaaqine maad nimco raadinteeda iska deysid? Nuune:D Nin kaa daran baa soo baxay ma is tiri xagga waallida?
  3. Jumca kariim all, hwz life treating you?
  4. Only one or two are deleted from you:p dad bey kulli la tagtay iska dulqaado awoowe:D
  5. Hadhow amaa ley dhahaa waa isku dire:D
  6. mahadsanid:D:D Dadka qaar buufis waalan oo politics ah bey qabaan:D, annagoo meel kuwada sheekeysaneyno jaamacado ka sheekeeyneyno, midbaa na dhex fadhiye. intuu soo booday buu barnaamijki aan ku jirnay naga qasay kuyeh(allaha u naxariisto m. siyaad barre a/llahi yuusufna allaha kheyr siiyo dad fiican bey ahaayeen) war maxaa kugu dhacay baan weydiiye halkeed u baxday, saa meeshan buu reer hebel iyo reer hebel iney xun yihiin iyo reer hebel iney fiican yihiin:D
  7. Even me I don know what weyrax stand for, heard it from sol:D Malika;694145 wrote: ^Okay.. masha'allah dhe! haa iis cawriin. pssst@Ngonge what is a weyrax? have no clue what u mean meeshaas:D Ha is faanin maad ka waddaa?
  8. Weyrax oo lasoo gaabiye oo shaati iyo surwaal loo xire, barfuun laga buuxiye waaye:D
  9. masha allah we are just having a couple of shiisha;) Malika;694139 wrote: @Sayid Waxaa madaxaa kaa buxaa soo daa hee - pg rated lakiin. Hello Ngonge, juxa and Wyre - what a nick! - what does it mean? My addiction to food moves from cheesecakes to Olives - is my body telling me something?..hehe What nick? Ngnonge mise Juxa:D
  10. Sayid*Somal;694130 wrote: LOL@ insinuations and the presumptions I meant what i said and it is not the first time . So you meant nothing:p
  11. I guess he meant (madaxaa i xanuunaaya)
  12. oUR kids are Somali dee:p
  13. wanaagsan oo wacan jb, hw was the strange meeting;) Jacaylbaro;694065 wrote: Subax wanaagsan gangstas ................. Mareeg Girl Rep Power: 0 , hala yaabin coz she'z unknown quantity dee:D
  14. Mareeg Girl;693926 wrote: Join Date Aug 2004 Posts 34,882 That's why he got a rep power total of 202:D Mareeg ma JB ka har baa lagaa la'yahay:p Subax wanagsan akhiyaarta, saaka maxaad ku qureecateen?