wyre
Nomads-
Content Count
3,536 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by wyre
-
Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo muhiim oo ku dhow Horjoogayaasha Shababka ayaa sheegaya in 10 kii bishan Feberaayo uu dhacay shir qarsoodi ah oo ay isu yimaadeen inta badan Horjoogayaasha Shabaabka, kaasoo looga dooday dhaqaalaha iyo maamul xumada soo food saartay ururkooda, khilaafka dhexdooda ragaadiyay, iyo sidii looga faa'iideysan lahaa beelaha ********** oo aad uga soo horjeeda dagaalada ay wadaan maleeshiyaadka Shababka. Kulankaan oo markii ugu horeysey ay wada fariisteen shir caadi ah horjooge Axmed Cabdi Godane, Ibraahim Xaaji Jaamac Afgaan iyo horjooge Xasan Daahir Aweys, ayaa sidoo kale la sheegay iney ka soo qeyb galeen Mukhtaar Roobow, Fu'aad Maxamed Khalaf, Cali Dheere iyo xubno kale oo miisaan ku leh kooxda Shababka. Qodobka ugu weyn ee laga wada hadlay kulankaan ayaa ahaa sidii loo wiiqi lahaa duulaanada qorsheysan ee maalmihii ugu dambeeyay ay abaabulaayeen Saraakiisha Ciidamada Dowlada KMG ah & kuwa Amisom, iyadoo la’isla soo qaaday in ay kusoo fool leedahay halis culus, oo horseedi karta in xarakadu ay shaashada siyaasada si fudud uga baxdo xili xukuumada cusub ay horey u qaaday talaabooyin kalsooni ku abuurey dadka iyo aduunkaba. Iyadoo laga dooday in Xiligaan aysan jirin dad badan oo Soomaali ah oo haatan diyaar u ah in ay naftooda huraan, waxayna tani ka dhalatay isbadal xaga hogaanka tababarka iyo howlgalinta Maleeshiyaadka ee Shabaabka oo xubno cusub ay kusoo biireen kuwaasoo is hortaagay in caruurtii sida qaldan loo adeegsan jirey lasii wado, iyo waliba tabihii kale ee la’isticmaali jirey si qof loogu riixo in uu naftiisa haligo. Iyadoo sidoo kale la sheegay in xarunta qaraxyada oo aheyd degmada Janaale laga soo wareejiyo oo la keeno magaalada Muqdisho xaafado ka trisan sida Dayniile, Xararyaale iyo Suuqa xoolaha. Qodobka labaad ayaa ahaa sidii Dhaqaale looga heli lahaa dagaalada iyadoo la weydiisanaayo dhinacyada Ganacstada, Shirkadaha Isgaarsiinta kuwa Xawaaladaha iyo Burcad badeedka, kadib markii dakhligii dekada Kismaayo ay leexsadeen Koox uu horseed ka yahay Ibraahim Afghani kuwaasoo diiday iney dagaalada ku maalgeliyaan dakhliga ka soo xardooda dekada, waxeyna u weeciyeen maalgashi ay geliyeen degaanada Waqooyiga Somaliya & Puntland. Qodobadka uga dambeeya ayaa la sheegay in la Isticmaalo magaca iyo sharafta uu ku leeyahay Beesha Habar gidir Horjooge Xasan Daahir oo muddo go'doon ay geliyeen Kooxda Axmed Cabdi Godane, waana taasi mid keentay in Meydad la soo kor istaajiyo si uu ugu baraarujiyo Maleeshiyaada Beesha uu ka soo jeedo iney dagaalka kala qeyb qaataan, iyadoo sidoo kale Afhayeenka Shababka uu soo saaray qeylo dhaan ku wajahan Bulshada Soomaaliyeed iney kala qeyb galaan dagaalada ay wadaan, waxaana sidoo kale jira iyadoo qafaal xoogan lagu hayo dhalinyada ku nool Gobolada Konfurta Soomalaiya iyo kuwa Gobolada Hiiraan iyo Labada Shabeele si loogu soo qaado furumaha dagaalada. Gunaanadka go’aanka ayaa Horjoogayaasha Shabaabka waxey xuseen iney is difaac yihiin, laakiin hadane waxaa la’isla gartay in weeraro waxyeelo geysta ay ku qaadaan AMISOM iyo DKMG ah, tabta kaliya ee lagu hakin karo qorshayaasha dagaal ee Dowlada KMG ah & Ciidamada Amisom waa in la diro dad naftooda miidaamiya si xasuuq badan u geysto.
-
Nina:D haddii ey askarta kenya kuu ogaadaan inaad canada ama mareykanka ka timid biil bey kaa dhiganayaan:D 10,000 Ksh ka yarna waa habeenki xaloo tagay iney kaa qaataan:D
-
Masha allah Oba, Jazakallahu kheyr bro
-
Sawirada saldhigyo muhim ah oo shabaab laga fara maroojiyay.
wyre replied to oba hiloowlow's topic in Politics
JB don't say nothing about the kalimah sxb, Dadka ayaa si qaldan u isticmaalayo Kalimadda alle, annaga kuma soo faragashaneynee Noo daa diintayada waan ku qanacsannahaye -
Sawirada saldhigyo muhim ah oo shabaab laga fara maroojiyay.
wyre replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Malika;696968 wrote: :rolleyes: ^Really? the flag ruined Somalia? selective memory , I would say. Why did you select the avatar you have? - see the similiarity with the flag? I'm not talking ab't the kalimah, shahaadada alle waa xaq malika, si qaldan ha ii fahmin walaal calanka madow baa nagu daray buuga madow -
Aniga waxaa ley yiraah wyre waxaan ku magac dherahay caano Ari wlcme:D
-
Sawirada saldhigyo muhim ah oo shabaab laga fara maroojiyay.
wyre replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Burn It this flag ruined our Somalia -
Laxowla, war ma idinku jiraa qof Voa.somalia akhriyo?
-
Dowladda KMG ah ayaa sheegtay inay guulo ka gaartay dagaallo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay si xiriir ah uga socday magaalada Muqdisho, waxaana Taliyaha ciidamada Milateriga Dowladda KMG ah Jan. C/Kariin Yuusuf Aadan Dhega badan oo ka hadlayay qarax ciidamada Dowladda xero ay ku jireen lagula beegsaday, uu sheegay in kooxaha ka horjeeda ay iminka awoodoodii wiiqantay, waayo buu yiri waxay u soo jeesteen inay xasuuqaan shacabka aan waxba galabsan. Qeybaha Warbaahinta Dowladda KMG ah, sida Websityada taageera ayaa lagu baahiyay sawirada dhufeysyo ay ka qabsadeen ciidamada ururka Al-Shabaab, wuxuuna Taliyaha ciidamada ammaanka Dowladda KMG ah uu sheegay inay dagaalada ku dileen in ka badan 50-dagaal yahan oo ka tirsan ururka Al-Shabaab, isagoo sidoo kale sheegay in dagaaladaasi ay ku dhaawaceen ku dhowaad boqol askari. Sawirada laga soo qaaday dhufeysyada jiidaha hore ee dagaalka u dhaxeeya Dowladda KMG ah iyo kuwa Al-Shabaab ayaa iyagu ahaa kuwo nooc cusub ah, isla markaasina dhulka la jeexay ilaa laba mitir, halkaasi oo ay ka dagaalami jireen dagaalyahanada shisheeye iyo kuwa Al-Shabaab. Dhinaca kale Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa uga digay shacabka Soomaaliyeed in kooxahaasi ay gacan ku siiyaan falalka amni darida ah oo ay caadeysteen kooxaha uu ku tilmaamay inay yihiin nabad iyo nolol-diid ah. Dagaaladii ka dhacay magaalada Muqdisho mudadii saddexda maalmood ahayd oo iyagu si weyn uga duwanaa dagaaladii horay uga dhici jiray magaalada Muqdisho ee geysan jiray qasaaraha dadka rayidka ah, ayaa waxaa dagaaladaan ugu dambeeyay ay ahaayeen kuwo si fool ka fool ah ay isku arkeen dhinacyada dagaalamaya, waxaana ciidamada Dowladda oo garab ka helaya kuwa AMISOM ay iyagu adeegsanayeen taatiik cusub marka loo eego qaab dagaaleedkoodii hore oo madaafiicda si indho la'aan ah ugu ridi jireen guryaha ay degan yihiin dadka rayidka ah.
-
Xaalada libya waa xaalad loogu talagalay yaa ibti, ragbaa ka taliyay:D JB:D
-
Resentment over the comfortable life-style of foreigners working in Libyan projects as compared to the poverty of Libyan workers seems to be playing a role in the current turmoil in Libya. This resentment has led to a number of attacks on South Korean and Chinese companies in Libya. 2. Even before the unrest began in Egypt, there were reports of attacks on South korean construction sites. On January 14 and 15, hundreds of Libyans raided four South Korean-run construction sites, destroying heavy equipment and setting vehicles and other facilities on fire. According to the South Korean Foreign Ministry, on February 21, about 500 Libyans stormed and looted a South Korean construction site west of Tripoli, injuring South Korean and Bangladeshi workers.It said about 15 Bangladeshis were hurt along with three South Koreans when the mob invaded the site about 30 kilometres west of Tripoli. Two of the Bangladeshis were seriously injured with stab wounds. After some time, the Libyans left the site, where 1600 Bangladeshis are reportedly working. It is not known whether the attacks on the Bangladeshis were motivated by economic reasons or by anger over reports of the Libyan Army using Pakistani and Bangladeshi mercenaries for crushing the uprising. 3. On February 17/18,about 200 Libyans in the eastern coastal town of Darnah invaded a South Korean-run construction site and set fire to a dormitory for Korean workers. According to the South Korean Foreign Ministry, the offices of some South Korean companies were looted on February 19. The Ministry said there are currently about 1,400 South Koreans in the country. 4. The February 22 issue of the "China Daily" has carried the following report of the Xinhua, the official news agency, datelined February 22, Tripoli: "Several Chinese companies in Libya have been attacked and looted, but no casualties were reported yet, a Chinese worker here said Monday (February 21). "A construction site run by Huafeng Construction Co., Ltd. from China's Zhejiang Province was looted by a group of armed gangsters Sunday afternoon in the eastern city of Agedabia, and nearly 1,000 Chinese workers there were forced out of the site and became homeless, said Yuan Canhua, a Chinese living in the suburb of Tripoli, capital city of Libya. "The Chinese worker said one of the robbed construction workers phoned him after the looting. "The construction workers then left the city on foot and were trying to walk towards Tripoli hundreds of kilometers away, hoping to catch a plane here to fly back to China, he said. "Staff at the headquarters of the company in Zhejiang Province in south China said Monday the workers in Libya had been transferred to a safe place. "Some Chinese workers here said nearly all Chinese companies in the country were "attacked or looted." But Chinese companies were not the sole target of the series of lootings in Libya. Several South Korean-run construction sites were also looted. "Also on Monday, China's Ministry of Commerce urged Chinese businesses in Libya to pay increased attention to their security and suggested Chinese businessmen planning to visit Libya postpone their plans for the time being." B.Rahman seventyone2@gmail.com
-
Jacaylbaro;696944 wrote: Gulta shunuu ?? Eysh kalaam da, inta sudani:D
-
:D eysh hadaa:p
-
Billah caleyk ha igu dambaabin, qoodhaa iyo xeradaa waxaad igu waddo iga daa:D
-
Oo ushiba haddaan kor u qaadin ma waxyaabo kalaan il saari?
-
The one thing I hate of sol is I can't edit what i posted yesterday, so why yaa LST why?
-
Waar ninyahow ha igu dambaabin miyaadan alle aqoon:D weligey xitaa ul kor uma aan qaadin anige
-
Waryee we are not gangsters hanoo gefin:p
-
Morning brothers and sisters
-
MMA Bro sooner or later I will come back Masha allah ixtifaalka Nebigeenna (S.W.C) Intaasoo sanaan joogay sidaan oo kale wallee inaanan looga dhigin, woe me, How should I miss nimcadan:(
-
ciidamada ssc oo hubkan madaxa kaga garaacay snm :D
-
I hate the seventh chorus
-
Popular Contributors