wyre
Nomads-
Content Count
3,536 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by wyre
-
Loooooooooooool@the warning gagagagaga:D:D:D I am 1/8 somalia 1/8 german 1/8 french 1/8 italy 1/8 Arab 1/8 Kenyan 1/8 tanzanian 1/8 Carabta maxamuud saalax:D
-
Somaali baa ka daran iyo turkana qolyahan:D
-
Bes ani ha goo goynin:D
-
What's wrong laxowle:D
-
Aniga isaga unbaan dhaamaa 10% reer qorexey ma ihi:D
-
150 bey kor u dhaaftaan maqlaye:D
-
War meeqa qof ayaa laga dilay shabaabka illaa hadda meeley ku qorantahay ma arkin intaas baa laga dilay?
-
No, isaga wuu ka fakani:D
-
Yes, wallahi maskax buu keenay
-
Annaga ajnabi ahaan hal dan unbaa noogu jirto, waana dad badan oo maxaabiis ah oo lasoo daynayo:D
-
WLCM UGAAS SHowqi Oo la waayay
-
Muu cabsidiisa iska muujisto oo yidhaahdo waan baqannaye macasalaama, waanan idinka tageynaa:p
-
Fantastic already copied and pasted in somewhere:D
-
Maba yaqaan micnaheeda:D
-
loooooooool@ I got high da socota:D
-
Dagaalo muddo saacado badan oo si xiriir ah uga soconaya qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan Jidka dheer ee Warshadaha, iyadoo Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda KMG ay gadaal marsadeen Xarumo muhiim ahaa oo ay kala wareegeen Shabaabka. Inkastoo dagaalka iminka socda aanu sidaa u buurneyn sida dagaaladii saakay ka qarxay aaggaas, ayaa hadana wararka la helayo ay sheegayaan in Ciidamada AMISOM ay ku sii dhowaanayeen Xarumo dhowr ah oo ku yaala Jidka Warshadaha. Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Brundi oo dagaalka Efandari ahaan uga qeyb qaadanaya ayaa la sheegayaa inay kaabiga ku hayaan Xaruntii Guulwadayaasha, kadib markii ay soo qabsadeen Wasaaradii Gaashaandhiga, Shiirkole Ofishaale iyo meelo kale. Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM ay aaseen godod difaac u ahaa Shabaab, kuwaas oo ay ka faageen wadada dhexdeeda, waxaana gododkaas qaarkood ahaa kuwo si dhulka hoostiisa aad loogu qoday. Wararka ayaa intaa ku daraya in Ciidamada AMISOM ay sii qorsheynayaan inay sii qabsadaan saldhigyo hor leh oo ay doonayaan inay xoog kaga saaraan Xarakada Al-Shabaab, waxaana ka mid ah Garoonka Ciyaaraha Muqdisho oo Shabaabka saldhig u ah. Qasaaraha dagaalka ayaa ah mid baaxad leh oo labada dhinacba uu gaaray dhimasho iyo dhaawac fara badan, hase ahaatee tira koob rasmi lama haayo, dagaalka oo socda awgiis. Dowladda KMG ayaa guulo ka sheegatay dagaalka, iyadoo xustay inay gacanta u soo galeen Saldhigyo muhiim ah oo ay gacanta ku hayeen Kooxda Al-Shabaab. Wadada Warshadaha ayaa maanta ah mid guud ahaan xiran, waxaana hareeyay dagaalada tooska ahaa ee sida fool ka foolka u dhex marayay labada dhinac ee saaka dagaalka iskula kalahay.
-
Nasiib maad afsomaali weydiin? War kan waa reer xamar weynaade:D
-
Then call Shaqaale kuu nadiifiyo, Intaadan Noola iman I was gonna go to work but then I got high I just got a new promotion but I got high now I'm selling dope and I know why :D
-
Loooool@foreigners and Qowdhans:D waa runtaa, balse sidaa hadduu sameeyaa loo qaataa, Ineyse khaarajiyaan buu ka cabsanoo, dhinac uma dhaqaaqayo
-
Nabad:D
-
Lol@ I got high, ma sheekadaadi baad intana keentay:D
-
Aweys maanta waa neef la leeyahay halkii loo daaq geeyo unbuu u dhaqaaqayaa in la Isticmaalo magaca iyo sharafta uu ku leeyahay Beesha Habar gidir Horjooge Xasan Daahir oo muddo go'doon ay geliyeen Kooxda Axmed Cabdi Godane, waana taasi mid keentay in Meydad la soo kor istaajiyo si uu ugu baraarujiyo Maleeshiyaada Beesha uu ka soo jeedo iney dagaalka kala qeyb qaataan. soo cabsi gelin iyo hanjabaad ma ahan taas? Haddaba muxuu ka yahay al-shabaab aanan maqaar saar eheyn?
-
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya ahna Ra'iisul Wasaare Kuxigeenka C/xakiin Xaaji Fiqi ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda KMG oo kaashanaya kuwa AMISOM ay la wareegeen Fariisimo hor leh oo ay ka qabsadeen Xoogaga Al-Shabaab. C/xakiin Xaaji Fiqi ayaa sheegay in dagaalada wali soconaya ay ku qabsdaeen Wasaaradii hore ee Gaashaandhiga, Xeradii Shiirkole, iyo Warshadii Caanaha, isagoo tilmaamay in dagaalada ay wali si xoogan u socdaan. "Waxaa ugu bishaareynaynaa shacabka Soomaaliyed in Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen Fariisimaha Wasaaradii Gaashaandhiga, Shiirkole Ofishaale iyo Warshada Caanaha"ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhiga. Isagoo la hadlayay Idaacada afka Dowladda ku hadasha ayaa sidoo kale waxaa uu soo hadal qaaday dhaq dhaqaaqyada ka socda Gobolada dalka oo uu ku sifeeyay inuu yahay qorshe dagaal oo dib looga xoreynayo Gobolada Al-Shabaab. "Dhaq dhaqaaqyada ka socda Gobolada dalka, waa qorshaha Dib u xoreynta dalka, waxayna ka socdaan Doolow, Yeed, Hiiraan iyo meelo ka mid ah Gobolada Dhexe"ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhiga. Dagaalada ka soconaya Magaalada Muqdisho ayaa sii xoogeysanaya, waxaana wararku sheegayaan inay jiraan madaafiic xoog leh oo ku socota qeybaha magaalada, iyadoo si dhab ah loo heyn qasaaraha dagaalada geysanayo.
-
Alshabaab jabkooda maanta waan u dabbaal degayaa Shiishad baan iskala daalayaa:D
-
Macalesh xita ixna ma fahimna rep thaa:D
-
Popular Contributors