wyre

Nomads
  • Content Count

    3,536
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by wyre

  1. Mucammar Al-qaddaafi ama boqorka boqorada qaaradda Africa waa hogaamiyaha ugu xukunka dheer dalalka African-ka iyo carabta, laga soo bilaabo xilligii uu xilka ku qabsaday inqilaab dhiig ku daatay sanaddii 1969-kii xilligaas oo uu ahaa 27 jir wuxuuna qadaafi ku dhashay meel u dhow magaalada Sirti, wuxuuna ku caan baxay labiskiisa iyo haweenka sida gaarka ah u waardiyeeya. Qadaafi waxa uu soo bandhigay sanaddii 1977 falsafad siyaasadeed taasi uu ku soo banhdigay buug uu ugu magaca daray kitaabkii cagaarnaa. Qadaafi waxa uu guursaday labo haween ah midda koowaad waxa ay ahayd haweenay uu guursaday iyadoo macalimad ah , waxayna u dhashay hal wiil oo la yiraahdo Maxed Alqadaafi, waana ninka madaxda ka ah guddiga Olypic-ada Libya ee xarunta u ah magaalada Tripoli sidoo kale waxa uu madax ka yahay golaha maamulka shirkadda guud ee Post-ada dalka Libya. Haweenayda labaad waa haweenayda u dhashay toddobo kamid ah caruurta Qadaafi waana haweenaydii dhashay mid kamid ah gabdhihiisa oo la oran jirey Hannaa oo ku dhimatay duqeyn diyaaradaha mareykanku ay ku qaadeen dalka Libya sanaddii 1986-dii xilligaas oo ay ahayd 4 jir. Carruurta Qadaafi waxaa kamid ah Seyful Islaam Al-qadaafi oo ah 38 jir, waxaana la’ aaminsan yahay in uu yahay wajiga cusub ee dalka libya. Seyful Islaam waa nin si fiican ugu hadla luqadda Ingiriiska , wuxuuna shahaadada BHD ka qaatay kuliyadda dhaqaalaha London University, wuxuuna maamulaa jamciyada Qadaafi ee Samafalka iyo Horumarka taasi oo qeyb ka qaadatay sii deynta dagaal yahannada islaamiyiinta gaar ahaan kuwa filibiin. Sanaddii 2006-kii dalka ayuu ka cararay kadib markii uu dhaleeceeyey maamulka aabihiis balse waxaa uu dib ugu soo laabtay 2008 kadib cafis uu u fidiyey aabihiis. Carruurta Qadaafi waxaa kamid ah Saacid Al-qadaafi oo horey u ahaan jirey ciyaaryahan ka ciyaara horyaalka dalka talyaaniga , hadda waxa uu madax ka yahay xiriirka kubadda cagta dalka libya islamarkaana waa jilaa filimaanta. Muctasam Al-qadaafi waa jeneraal katisran ciidanka Libya, waxa uu u cararay dalka Masar kadib markii lagu eedeeyey in uu qorsheenayey inqilaab milateri oo kadhan ah maamulka Aabihii, balse cafis ayaa loo fidiyey wuxuuna hadda madax u yahay ciidan isaga u gaar ah oo kamid ah melatariga dalka Libya. Khamiis Al-qadaafi waa sarkaal boolis ah wuxuuna tababar ku soo qaatay dalka Russia, warbaahintu waxa ay sheegtay in uu mas’uul ka yahay xasuuqii loogu geystay dadkii dibadbaxyada kadhigay magaalada Bengaasi horaanta toddobaadkan. Caa’isha Al-qadaafi waa looyarad 34 jir ah waxa ay kamid ahayd kooxdii isu xilsaartay in ay difaacdo madaxweynihii hore dalka ciraaq Sadaam Xuseen. Hanibal Al-qadaafi waa nin qurba joog ah , waxaana lagu eedeeyey sanaddii 2005 in uu hoteel ku yaal magaalada Paris ku dharbaaxay gabar u shaqeynaysay, iyadoo ay dowladda Switzerland ay xabsiga dhigtay Hanibal taasi oo keentay in dowladda Libya ay xiriirka u jarto Switzerland islaamrkaana ka mamnuucday dalkeeda alaabaha laga soo dhoofiyo dalka Switzerland.
  2. JB ninyahow naxariis darnidaa:D
  3. Sax tuujka bro, fanaaniinti waaweyned baanan afka ka qaadin khamrigee
  4. tuujka ugaas Oba ey ola dan leheed kan korkeeda yurura:D Sxbkey caano geel waa kaa banjartay alaabta garaashka gee waa lasoo aaryeenaaye gagagagagagaga:D
  5. Ma bes???? I thought LST was not somali too:D Ngonge also
  6. It's not a wish, Shiicadi baa kacday, God knows in naloo ogolanaayo Makkah and madinah, balse I will try my luck dorraad dad baa kurka laga gooyay mudaaharaadaye, 20,000 qofna waxey isku ballansadeen through internet Allah is with us though
  7. juxa ma sidaa baa Ibti Den nuune jinkiisu been buu sheegayaa:D Annaga sidi libya baa nagusoo socota
  8. So, sidee lagu barye akhyaarta? Gongrats with ur job in Ngo Ibti Annagu meel aan cararno baan raadsaneynaa ayaamahan soo socda:)
  9. 50 qof ka badan baa dorraad kurka looga wada jaray magaalada dhexdeeda, kuwaas oo mudaaharaadyo ka billaabay boqortooyada sucuudiga 20,000 iyo ka badanna internet ka ayey isku ballansadeen, allahu yaclam goortey billaawi doonaan...
  10. wyre

    Salaamna

    Hadda ayagaa wax laynaayo, waa aragte alshabaab in dharkooda kafan looga dhigay:D
  11. wyre

    Salaamna

    Loxowla Kkkk nacamleeye khibrad uleeyahay aa:D Ciidamada dowladda ku biir alshabaab laay:D
  12. wyre

    Salaamna

    Xalllllllllwada lee waaye:D sidi avatar kaagu afka kasiiyaa saas alshabaab waa i khaarajin rabeen:D midaa oga aarsataa kuu haayaa:D
  13. wyre

    Salaamna

    Sheeko atoorenimo kaaga fiicanaa kuu haayaa ma galee:D It's more like actor but..... A bit better:D
  14. She's to be killed, maxaa yeelay wey riddowday
  15. wyre

    Salaamna

    So. what do you want to act? I mean in which gender will u act Romance Horror Sci-fi Thriller Comedy
  16. Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun:confused::confused::confused:
  17. Cawaale;698057 wrote: I am sure you have no idea how long them retards been targeting Mubarak, and how many assassination attempts he survived. Yet Lax . was all you could have come up with? upgrade it to Kafir nooh. What a waste of sperms. Odayga ku dhaly in uu iska baandhysto aa la qaatay!!. :D:D:D
  18. Wyre scored a magnificent Gooooooooooaaaaaaaaaaaaaaaaaal:D