wyre
Nomads-
Content Count
3,536 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by wyre
-
Waaryee cayda joojiya dee:D Mr:baar-qab ugaas heesaha wey i cajabiyeen
-
What's your favourite movie soundtrack This one attracted me
-
*Ibtisam;700251 wrote: Prometheus xaa ku hely? Near miss iska repent even if the end is far dhee. Okay okay just kidding. Val: Interesting or scary? Waa late dee:D
-
Kooxda Al-Shabaab ayaa hubeysay odayaal da`ah oo ay kasoo qafaaleen gobolada ay gacanta ku hayaan kuwaasoo ay Muqdisho tababar shan maalmood ah ugu qabtay si ay ula dagaalamaan ciidamada AMISOM iyo kuwo dowladda. Odayaashan oo intooda badan laga keenay gobolada Shabeelooyinka ayaa maanta magaalada Muqdisho loogu soo gabo-gabeeyay tababar shan maalmood ah, waxaana ay sameeyeen dheeletus. Qaar ka mid ah odayaashan ayay wararku sheegayaan in horay loogu amray in ay keenaan wiilal dagaalama, balse markii ay ka cago-jiideen amarka Al-Shabaab ay noqotay in iyaga galaan badelka wiilasha ay keeni waayeen. Arrintan qafaalka odayaasha oo wali si xowli ah uga socda goobaha ay Shabaabku maamulaan ayaa kusoo beegmaya xilli dagaal culus oo goobo looga qabsaday Shabaabka uu ka dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo B/Xaawo. Waa markii ugu horeysay oo ay odayaal adeegsadaan kooxda Al-Shabaab, waxaana horay u dhacday in sidoo kale adeegsadeen caruur da`dooda ay aad u hooseyso
-
Maxaa keenay dad dhanoo dagaal ku jira oo taliyeyaasha u weyn ah in halmar la casilo iyadoo dagaal adagi socdo? ma is weydiisen su'aashaas?
-
Taleexi;700194 wrote: Waxaa ii muuqda Maandeeq inay foolanayso waxay dhalose we all shall wait and see. Maandeeq dhashaye mexey dhashay? dhicis Sheekada wexey ku socotaa in ey soo laabatay coloniztion kii 1963 eynu ka farxalannay Ethiopia baan gumeysi u nahay Ciidamada Ethiopia ee Alshaab kasaaray magaalada Baladxaawo ayaa lagu soo waramayaa in xabsiga u taxaabeen hogaamiyaashii ciidamada oo kala ah Col. Bare Hiiraale iyo Sayid Adan . Barre hirale: dhulki qabsannaye, dib u laabta itoobiyee Ethiopia: ma laabaneyno ee dalka dhan baan qabsaneynaa, waanan idin gumeysaneynaaAdigana xabsiga gal
-
Looooooool@ the replies :D:D
-
Dad's favor8 one: "Aabe shilin aad maalaa yacni iyo waxaan ku tareyn ku isticmaasho, waxaa kaaga fadli badan 1000 shilin aad calooshaada geliso...." Love my dad and miss him Mama's fav 1: "Mama macaan intaan dhiman inaan cunug aad aabe u tahay dhabta saaraan rabaa":-*
-
Great scipture. Thanks for sharing
-
Wsalaam welcome newbie
-
Morning guys being away for a while i guess:D I know everybody missed me, I was a bit sick, they say you have got (bacteria) in ur stomach what does bacteria in stomach mean???
-
:D What about Dogs in Mogadishu
-
Nimco iyo naxariis, rajadeeni baa alle noo rumeeye weli wax balaayo ma maqal
-
Cad quudheed lama qaato:p Adaa horay u yiri:D (and this one is a part of it dee)
-
JB:D Caano_geel me 2 I hate politics, balse JB oo kale markaan arko dee ku xumeyn baan usoo galaa:D
-
Wslm juxa I miss hearing that **xerta** word Once I was xeroow:D
-
Zahra Alexandria the result of Iman and David Bowe (Cadaan)
wyre replied to Mad_Mullah's topic in General
Cara.;699138 wrote: http://en.wikipedia.org/wiki/Barack_Obama So Obama is Christian? I F***ing knew that:( -
6 ka iska dheh:D Mungiki iyo nairobi bal war naga sii, mise waa looga taagroonaaday, oo wey ku yar yihiin ayagoo waxaan ogaa haddii il la saaro hala toogto la yiriye
-
Waaxid tufaaxateyn wa shay nacnac min fadlik :D “What are you planning to do when you get to Cairo” asked the old man. “Nothing. I just want to enjoy the city.” Replied the then next President of Egypt. So he changed his mind miyaa:D
-
Somalina;699054 wrote: H-Hot somali chili pepper Highly you pick my pepper keep telling me I look good, Don't be shy I wish she would. :D:D:D
-
Popular Contributors