wyre

Nomads
  • Content Count

    3,536
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by wyre

  1. GIRILIS aa lax0wla war ma nooc dabbaabaadka kamidaa:D
  2. Complicated dhaqtar lagala quusay dadkan
  3. Midka ciyaal xashiishka wareystay isaguba ma uu fiyooba:D
  4. wyre

    Movie sound tracks

    VAL: Will you mind uploading, so i'll see if i'm interested:D
  5. waxan mudnaa LST in uu Junior nomad nimada iga qaado uu ii saariyo senior weliba iigu daro Rep power 3000 ku dhowaad, waaayo 2004 baan idinla socde:D
  6. Juxa waan u maleeye un Lol:D I thought inaan idiin sheegay meesha 2004 ayaan ku xirnaa anoo bilaa user ah
  7. http://diirad.com/warka/2579-deg-degabu-mansur-amriki-dhimashadisa-oo-la-xaqiijiyay.html
  8. Sida ay qorayaan wakaaladaha wararka aduunka, waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay mid ka mid ah saraakiisha ajnabiga ah ee kooxda Al-Shabaab kaas oo lagu magacaabay Omar Hammami oo ku magac dheeraa "AL-AMRIKI". Warkan ayaa waxaa wakaaladda wararka AP u sheegay wasiirka gaashaandhigga dowladda Soomaaliya Abdihakim Mohamud Haji Fiqi kaasoo wareysi dhinacyo badan taabanaya oo uu kaga hadlayay howlgalladii ugu dambeeyay ee uu siiyay wakaalada Associated Press. Wasiirka ayaa sheegay in warkaas aan wali si dhab ah loo xaqiijin karin maadaama aanay haynin Maydkii Ninka, balse waxa uu sheegay in ay hayaan xog-sireed arrintaasi ku saabsan. Sarkaalkan ayaa ku biiray kooxda Al-Shabaab sanadkii 2007-dii, waxaana uu iska bedelay magaciisii hore isaga oo la baxay Abumansur Al-Amriki. Al-Amriki ayaa qasab ah ku qabay ldhowr gabdhood oo Soomaaliyeed, kuwaas oo uu qaarkood furay, qaarna wax ka dhalay. ;
  9. Warbaahinta dalka Maraykanka oo soo xiganayay sirdoonka dalkaasi ayaa sheegay in magaalada Muqdisho lagu dilay ninka lagu magacaabo Cumar Xamaam isla markaana loo yaqaan Abuu Mansuur Al-Amriki oo ka mid ahaa dagaalyahanada aan Soomaalid aheyn ee ka garab dagaalama Xarakadda Mujaahidiinta Al-Shabab. War uu qoray Tv,ga Fox News ayaa waxaa uu ku sheegay in Abu Mansuur Al-Amriki uu ku geeriyooday dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka Dhismaha Wasaaradda gaashaandhiga oo ay dhawaan la wareegeen ciidamada dawlada KMGS iyo kuwa midawga Africa ee AMISOM. Fox News waxaa uu sheegay in hay’addaha sirdoonka ay u sheegeen in la xaqiijiyay inuu magaalada muqdisho ku geeriyooday Al-Amriki oo saraakiisha Al-Shabab ka mid ahaa. Sidoo kale wargeyska Long War Journal ayaa sheegay in Abuu Mansuur uu geeriyooday asagoo ka qeyb qaadanaya dagaal ay dagaalyahanada Xarakadda Mujaahidiinta Al-Shabab waxaana uu Wargeysku intaa ku daray in geerida Abuu Mansuur ay u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Wasaaradda gaashaandhiga iyo nabad sugida Soomaaliya. Wakaaladda Wararka ee AP oo fadhigeedu yahay Maraykanka ayaa sheegtay in wasiirka gaashaandhiga DFKMGS C/raxman Max’ud Fiqi uu u xaqiijiyay inay dileen hogaamiyahaas la sheegay inuu Al-Qacida ka tirsanaa ee Soomaaliya ka dagaalami jiray. Cumar Xabiib oo sidoo kalena loo yaqaan Abuu Mansuur Al-Amriki oo ku dhashay gobolka Alapama ee dalka Maraykanka ayaa waxaa uu ku soo biiray Xarakadda Al-Shabab sanadkii 2007 xilligaasoo uu ka soo muuqday cajal muuqaal ah oo muujinayay dagaalyahano Shabab ah oo tababaranaya. Wararka qaar ayaa sheegaya in Abuu Mansuur uu ahaa taliyaha ugu sareeya ciidamada u dagaalama Al-Shabab iyadoona uu ka mid ahaa tiro dagaalyahano aan Soomaali aheyn oo Soomaaliya ka dagaalama.
  10. I did't say xaabo "qoryo":D I said xabbad "inan yar" oo uu qoorta oga fadhiisto:D
  11. wyre

    Hello somalia

    Alshabaab baa isugu yimid ma is tiri:D
  12. Wallee berrina waad arki showqiyow iyadoo/isagoo Senior Nomad ah:D
  13. wyre

    Hello somalia

    Welcome Holac Waxaa lagaa doonayaa inaad si fiican isaga faalooto dee:D
  14. The trains are filling up with boys Who left behind their favorite toys They´re going over there, over there Where someone has to die wey wadayaan laynta caruurta, ma iyagaa daynaya
  15. Waaar shaahiina ma ogiye xaajiga xabad u raadiya dhaxanta ka celisa:D
  16. Innaa lillahi wa innaa ileyhi raajicuun Allah Yarxam
  17. wyre

    Movie sound tracks

    I liked to share the lyrics The day is coming, The drums are drumming If you know one, say a prayer There's mothers crying, Fathers sighin, uh hum War is in the air The trains are filling up with boys Who left behind their favorite toys They´re going over there, over there Where someone has to die Over there, over there Where ours is not to reason why Over there, over there Where someone has to die
  18. JB adugu malagaagi baa galay ayaan filayaa
  19. Al-xamdulillah, irbad unbey igala daaleen:D waan fiicanahay sida kale nimco alle