-
Content Count
7,629 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by The Zack
-
Originally posted by Mr. Right: Forole is right, these guys are using Puntland as a base to attack Xabashida, and it is not in the interest of the Puntland people to entertain this claptrap, PT have its own enemies in all direction and as an administration they have the right to protect their own people interest Is it that or they have been told to do this by their masters. Answer that yaa "Mr.Right"!
-
Sabriye, Agreed. It is sometimes cool to say the obvious though.
-
^We don't condemn Xabshi boot lickers in Somali-Galbeed, we kill them! For your information, Lugbuur has been attacked different times and was once severly wounded. Now, tell me is it coincidence that Yeyy, Farole, the entire Puntland media, and Mr.Unsomali who are all from same region are all xabash-boot lickers or is there something I am missing here?
-
Faroole, Farac gumeysi KN: Geed Dhacaankiisuu dhalaa, dhulna wixii lagu beero, Cabdiraxmaan Faroole oo ah madaxweynaha Puntland ma ahan wax ka badan faricii gumeysi raaca xili Soomaali inteeda kale ay u doodeysey xoriyad. Ninka soorta quureed cunney, ninka nasabkiisa iibsaday, Faroole kama duwana boqolkii Bari ee sooryada badan ka qaatay Sayid Maxamed Cabdulle Xassan ee kula xididey gabadha kadibna dhexda u galay wiilkii uu sodogo u ahaa isagoo xeerinaya milixda uu beertey ee Raas Xaafuun uga dhoofeysay ee Talyaanigu yara xanibey. Faroole ma ahan wax ka badan dib u xasuusin bogag taariikh madoow oo ay fureen awoowayaashiis iyo aabayoowgiis, kuwii gumeystaha cadka u laadlaadiyey ee dalkii iyo dadkiiba iibsaday. Dhibaatada uu jinsiga Soomaaliyeed ku hayo ka sokoow, waxaa dadka si weyn u wada damqay dhagxumada ninkaasi kasoo yeertey, haddaysan waalidkiisa qubuurta uga soo wacyoon, meel kale kama uusan keenin oraahda ah “Soomaalida Kilika 5 aad iyo NFD ma ahan dad Soomaaliyeed”. Bal eeg abaal dhaca intaasi la’eg, cadka iyo caanaha laga isticmaalo Boosaaso waxaa laga keenaa halka ay degenyihiin dadka uu ku diganayo ee uu leeyahaya “Soomaali ma ahan” cadawgana gacanta u galinayo. Dadka uu ku diganayo waa kuwa shuclada iyo shumaca ka shidey dekeda Boosaaso ee dhoofka iyo soo dagista la’aantood ay inyar suurtogal ahaan lahayd. Maalin kasta Boosaaso waxaa ka shiraacda kolonyo baabuur isjiid ah oo badeecooyin ayu nooc ah u wada deegaanka ay degaan dadka uu ku diganayo. Waa arrin nasiib daro inteeda la’eg ah in shaqsi Soomaalinimo sheeganaya uu ku hadaaqo hadalka qadafka noocaasi ah, waxaase mudan in la xasuusiyo Faroole in Soomaalinimadu aysan ahayn shaati gumeystuhu tolley oo cidii ay la doonaan ay u galiyaan, Soomaalinimadu waa jinsad, af, dhaqan, dhul iyo diin mideysan ah oo aysan wax saameyn ah ku lahayn hadba nidaamka malcuunka ah ee markaasi jira. Hadalka kasoo yeerey Faroole ma ahan mid samaynaya micno ka badan in uu sifeeyo shaqsiyadiisa aqasu naaska ah. Dadka uu ka hadlanayana ma ahan kuwa isaga u daba fadhiya in uu u sheego kuwa ay yihiin jinsad ahaan, waa kuwa fahamsan waaqica jira oo ah in aduunka oo dhan uu la dagaalamayo iyaga sida ay uga go’antahay sare u qaadista sharafta jinsiga Soomaaliyeed darteed. KismaayoNews.com
-
Originally posted by Dhuujiye: First yaa isku haysta Laascanood? Mawaxaa isku haysta Somaliland and Puntland, mise Qabiilka meesha daga baa is haysta? Qabiilka meesha dagan baa kala raacsan Qaatland iyo Piratland
-
May the deceased rest in peace.
-
Maxaa ka dhawaajinaya Faroole Sirdoonka Itobiya ayaa wuxuu adeegsadaa marka ay doonayaan inay hawl-galiyaan madaxda maamul-gobolayada Somaaliyeed tab xirfeedka loo yaqaano –Qaado ama u Dhimo- Tabtan ay adeegsadaan sirdoonka ayaa waxaa si fiican u faahfaahiyay camiil ka tirsanaan jiray CIA-da oo kitaab ka qoray hawlihii uu ka fuliyay Latiin Ameerika iyo habkuu u fuliyay. Marka si kooban loo sheego tabtan ah –Qaado ama u Dhimo – waa in masuulka la doonayo inuu fuliyo awaamirta la siinayo lakala dooransiiyo – Arintan inuu fuli oo waxaana qaato, ama uu diido oo loo sheego inuu u dhiman doono. Sida muuqata maamulaha gobolka Puntland Cabdiraxmaan Faroole arintaa ayaa miiska loo saaray, marka la qiimeeyo dhawaaqyada ka soo yeeraya maalmahan ee muujinaya inuu u hogaansmay fulinta hadafka Itobiya ee ah in shacabka Somaliyeed la'iska horkeeno, oo la inkiro jiritaanka wax la yidhaahdo umad Somaliyeed oo ka baxsan Puntland, maadaama ay Itobiya sidaa doonayso. Xogta sugan een ka helayno ila-wareedyo lugu kalsoonyahay oo ku kala sugan Adisababa iyo Boosaaso ayaa warinaya in Itobiya markay ku guuldareysatay inay ciidan ahaan ku muquuniso JWXO (ONLF) ay xooga saartay arimaha sirdoonka iyo dacaayadda. Waxaa la badalay madaxii sirdoonka Itobiya u joogay Puntland isagoo lagu eedeeyey inuusan gudan xilkii saarnaa uuna ka gaabiyey inuu si dhab ah u gaarsiiyo maamulka Faroole fariimaha sirdoonka Itobiya. Waxaa si dhab ah loogu sheegay C/raxmaan Faroole in haduusan si fiican u gudan waajibaadka saaran ee ah la dagaalanka ONLF laga qaadi doono talaabada ku haboon isaga iyo maamulkiisa. Wuuna u hogaansamay fariintaa. Waxaana fadeexada haysata ****olka ka qaadey qaar ka mid culimada iyo waxgaradka Puntland oo diiday inay ka aamusaan shirqoolka ay Itobiya u maleegayso umadda Somaliyeed ee Faroole loo soo dhiibay ee ah in dadweynaha Somaliyeed gaar ahaan shucuubta dagan xadka u dhexeeya Somaliya iyo ******ya la'iska horkeeno. Itobiya oo ku taamaysay tan iyo qarnigii 18aad inay tirtirto jiritaanka wax la yidhaahdo shacab Somali ah oo leh dareen umadnimo iyo mid wada dhalasho, ayaa u riyaaqday hadalada Faroole maalmahan uu ku hadaaqayo isagoo qiiq isku qarinaya. Waxaa la ogsoonyahay inay Qarankii Somali uu tirtirmay markii la burburiyay Dawladii Somaliyeed, waxayna taariikhda sugtay in burburinta Qaranimadii Somaliyeed ay isu kaashadeen Itobiya iyo wax magarad la caqli ah, ehelna la ahaa Faroole kuwaasoo madaxtinima darteed gacanta ugu galiyay masiirkii umada Somaliyeed Mingisto iyo Zinawi. Maanta Somaliya oo caalamka looga yaqaano inay tahay Dawlad Hagaastay –A Failed State- waxaa ka nool oo sharaf iyo meeqaamba ka leh aakhira iyo aduunba kuwa ka soo horjeeda gumaysiga Itobiya ee Faroole iyo inta u adeegta gumaysiga Itobiya ay doonayaan inay u garba duubaan. Waxaase hubaal ah, oo taariikhda shucuubtii soo halgantayna ku xusan inay guusha waligeedba raacdo Gobanimadoonka. ONA.
-
^ You mentioned that the strategy needs changed and I. thought that you were implying that the current strategy is not working so my question to you was what strategy do u think would work better?
-
Jumma-nne, I would like to see specifics on your post, what are you exactly suggesting the ONLF do? Have you ever been to one of the town hall meetings they hold monthly if not weekly? Have you listened to their vision on this struggle?
-
^He just saw her. Didn't even talk to her yet according to his post
-
Qudhac, re-read my above and now below answer. Originally posted by The Zack: quote:Originally posted by Qudhac: its nothing to do with wether i support them or not i simply ask for clafication does onlf represent all the somalis living in somali Galbeed or not its simple question to ask, Ok, simple answer: No, ONLF is fighting for the six zones that its clan resides.