-
Content Count
7,629 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by The Zack
-
Xaaji, haa labada Jubba can be Jubbaland if needed.
-
Oba, u really need to up your game, karbaash kulahaa. Caawa waxaadba qiratay in Jowhar lagaa badan yahay, berina waxaad qirataa inaadan xamar shaqo ku laheyn. Markaa we will take your "brotherly" preachings about Jubooyinka.
-
Magaca Banaadir macnihiisa ma taqaanaa? Gobolka magaciis waxuu noqon lahaa UNUka, if you were the right owner
-
Xaaji Xunjuf;923178 wrote: Well this was expected saacid to be used by the hag elites to stop the kismayo conference I wonder though. If reer gedo supports this. we will found out when Garbaraarey conference ends.
-
oba hiloowlow;923176 wrote: Zack sxb you aint majority in Bu'aale D&M and Bantu is . Salagle is the only town where you are a majority in, infact the Af Maay dialect is the standard in jubadda dhexe. You are not majority in Jowhar and Mowliid Macaane clan is so what is your point? Midda kale Af MaayGa ma qabiil gooni ah baa leh?
-
RedSea;923170 wrote: Ninka Sawtan la yidhi Darmuus shaasha oo kulul ayaa sigay. Loooool. Darmuuska yaa ku tuuray?
-
oba hiloowlow;923157 wrote: Ii wad sheekada what towns are you majority in? Buaale, Salagle. We also inhabit along others both Jilib and Saakow.
-
Dadka Xamar leh xaqooda sii before u preach us waryaa LOL.
-
We are the people of Jubbada Dhexe... see your knowledge in the prosperious land of Jubbaland is limited.
-
If reer Gedo want to join our brothers in Bay and Bakool, that is fine. Jubbada Dhexe and Jubbada Hoose are moving on. We are just laughing about this Saacid dude. He has been kept in the closet and now let out and told to "Ku tuf Jubbaland waryaa!".
-
oba hiloowlow;923140 wrote: Kaliil and sayid aden group makes the most sense, they are saying lets liberate all of jubbaland before starting the state, and the ahmed madoobe camp want to establish the maamul before the kenyan elections. Really? You know when the TFG was being created that all Somalia is free?
-
oba hiloowlow;923146 wrote: Suldaan Bashiir madoobe Suldaan Bashiir madoobe one of the most influental traditional leader . most influential to the UNUKA family? LOL
-
Che -Guevara;923143 wrote: You are joker Zack. Joker like that good card?
-
Maxaa sababay in Ra’iisulwasaare Saacid muda gaaban gudaheed ku badalo mowqifkii hore uu ka aaminsanaa maamul usameynta Jubbaland? Raii’sulwasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon oo maanta wareysi siiyay laanata afsoomaaliga ee BBC ayaa ka noqday mowqifkii hore ee uu ka aaminsanaa arimaha maamul usameynta Jubbaland. Ra’iisulwasaaraha oo 26/02/2013 wareysi siiyay Telefishanka Somalichannel ayaa sheegay in dowlada ay waajib ku tahay inay taageeraan rabitaanka shacabka. Wareysi hada ka hor uu siiyay Telefishanka SNTV oo la weydiiyay mowqifkiisa ku aadan arimaha maamul usameynta gobolada Jubooyinka wuxuu isagoo aad ugaabsanaya ku jawaabay inuu mowqifkiisu uu yahay waxa uu dastuurku ka qabo arintaas. Maanta wuxuu si cad uga soo horjeestay shirweynaha ka furmay magaalada Kismaayo isagoo sheegay in wax la isku qasayo oo doorkii dowlada meesha ka maqan yahay sidaadareteedna aysan taageersanayn shirweynaha ka furmay Kismaayo. Marka su’aasha in la isweydiiyo mudan ayaa ah maxaa iska badalay Ra’iisulwasaare Saacid? Dadka aad u odorasa siyaasada Somalia ayaa hadalka maanta kasoo yeedhay Ra’iisulwasaaraha ku fasiray in laba xaalo mid un ay tahay,in culeys kaga yimid dhanka madaxtooyada iyo dadyowgii kale ee kasoo horjeeday in maamul goboleed laga hirgeliyo Jubooyinka kaas oo ku qasbay in Ra’iisulwasaaruhu mudo 4 maalmood gudahood ah uu mowqifkiisa ku badalo waliba uu idaacada BBC ka iclaamiyo.Iyo tan kale oo ah In mowqifkiisii hore uu ku salaysnaa dano gaar ahaanayd oo markaa uga dhex muuqatay arimaha maamul sameysashada Jubbaland hadana ay umuuqatay in sidii uu moodiyay mooyeen ay si kale wax usocdaan. Si kastaba ha ahaatee hadalka maanta kasoo yeedhay Ra’iisulwasaaraha ma aha mid wax ka badalaya arinta socota iyo yoolka la higsanayo ee ah in shirweynahani dhalo maamul goboleed loo dhan yahay oo ka hirgala deegaanada Jubooyinka iyo Gedo. Dhanaan.com
-
Saacid oo diidmada Jubbaland ku raaligelinayo Xasan Shiikh Raíisul Wasaare Abdi Farah Shirdoon “Saacid” oo wareysi siiyey BBC -Soomaali ayaa waxaa uu gaashaanka ku dhuftay shirka maamul u sameynta Jubaland ee shalay ka furmay magaalada Kismaayo, waxaana uu sheegay inuu shirkaasi yahay mid wado qaldan ku ridaya rajadii ay ka qabeen deeganadaasi inay maamul ugu sameeyaan. Saacid ayaa waxaa uu sheegay inuu shirka iminka furmay uu yahay mid degdeg ah oo aan laga fiirsan isla markaana ay wax badan ka digayeen inay sida hadda wax u socdaan uu shirka ku bilowdo, isagoona taasi badelkeeda ka jeclaa in shirka qabashadiisa looga danbeeyo xukuumada uu madaxda ka yahay iyo xitaa casumaad u fidinta dadka shirkaasi ka qeybgala. “Dowlada ayaa hoggaaminta shirkaasi iska leh, dowlada ayaa martigelinta dadka shirka imaanaya iska leh oo dowlada ayaa ilaalinta ammaanka goobta shirka uu ka socda iska leg, sadexdaasiba sida muuqata shirka kama muuqato” ayuu yiri Raíisul Wasaare Saacid oo si ay ka muuqato caro uga hadlayey shirka maamul u sameynta Jubbaland. Dhinaca kale waxaa uu si ay ka muuqato afgobaadsi uu ku yiri ” Dadka rabitaankooda waan ku ammaanayaa, waxaan leeyahay sida aad u jeceshihiin maamul u sameynta Jubbaland ayaan anaga (Dowlad ahaan) u jecelnahay in aan aragno maamulka Jubbaland, laakiin marina qaldan ee la qaaday ayaan diidanahay”, ayuu ku celiyey mar kale Saacid Faarax Raíisul wasaaraha sadexda bilood xafiiska fadhiya. Wariyaha BBCSomali oo wareysiga ka qaadayey ayaa weydiiyey inay dowladiisa horey uga gaabisay maamul u sameynta Jubbaland, sidaasi darteedna ay dadka deegaanka u qabsadeen shir lagu sameynayo maamulka Jubbaland, waxaana uu ku jawaabay; ” Waxaan kuu sheegayaa in aanan ka gaabin maamul u sameynta deegaanadaasi, sidaasi oo kale ayaanan ugu dheereeyn maamul loo sameeyo deegaanadaasi, balse waxaan kuu cadeynayaa in aan casumaad arrintaasi looga hadlayo aan u diray laba jeer Axmed Madoobe oo ah ninka sida weyn looga yaqaan Kismaayo, waxaase jawaabtu noqotay inuusan ii imaan” ayuu yiri Saacid Faarax. Hadalka Saacid Farax kasoo baxay oo ahaa midkii ugu horeeyey oo uu si cad uga horyimaado maamul u sameynta Jubbaland ayaa waxaa uu noqonayaa mid si weyn loo sugayey, maadaama horey loo saadaaliyey inuu yahay siyaasi aan fikirkiisa siyaasadeed xor u aheyn, balse ku shaqeeya fikradaha uu dalka ka qabo Madaxweynaha Xilka u dhiibtay ee Xasan Shiikh Maxamuud. Dadka degan deegaanada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa hadalka Raíisul wasaaraha Soomaaliya ku tilmaamay hadal wadkiis galay oo aan wax sameyn ah ku laheyn shirka iminka furmay, waxaana taasi daliil u ah inay xitaa qoyska uu Raíisul wasaarah ka dhashay ee “Sade” dhamaantood isku raaceen shirka maamul u sameynta Jubbaland. gedoweb Online gedoweb@gedoweb.com http://gedoweb.com/modules.php?name=News&file=article&sid=3507
-
Waranle, cidda xeydha jecli beerka jecli ay ku jirtaa.. Some of them can't free themselves from the HAG alliance mentality, others are saying let's join the new states and get away from seeking a qabiil alliance from walaalaha galgaduud. Let's see who wins here.. obviously right and wrong baa isku dhaggan. Haddeey isku raacaan iney ka hadhaan state-ka cusub, I am sure they will enjoy joining walaalahood Reer Bay and Bakool and make their own state. Either option should work fine.
-
N.O.R.F;922995 wrote: From what I understood back then it was due to be discussed and approved by parliament. Has this been done? The parliament didn't have approve it, however, it remains transitional until the public votes for it. The parliament can ammend parts of the constitution as indicated by the book of law itself. The "federalism" part cannot be changed by the parliament.
-
N.O.R.F;922961 wrote: ^What happened to the constitution Zazk? As far as? I was just saying 'Jubbaland" is a result of a constitutional exercise.
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;922933 wrote: So where did the 'Jubbaland' come from? After the '60s? Ain't it a colonial name?. It can be called Qudhacland for all one cares. The three gobols coming together and creating a federal state is a consitutional right. "Two gobols and more can can create their own maamul-goboleedd" - The consistution of the Federal Republic
-
Mogadishu Federal Government Rejects Current Kismayo Conference
The Zack replied to Mintid Farayar's topic in Politics
LOL The more he talks, the weaker he sounds. -
Just so that your clan gets benefited, you want to go back to 1960 stuff? Somalidu waa dad nooc kale ah. Who is going to let you do that?
-
BREAKING NEWS:Terrorist group Al shaydadiin Attacks Baar Liido again
The Zack replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Meesha ma haween qaawan baa yimaaddo? -
How Mogadishu (Abwaan) Media Sees Kismayo Conference
The Zack replied to xiinfaniin's topic in Politics
War nimanku been badanaa :D -
His accent has nothing to do with what is being discussed here. The dude has won multiple gold medals in the olympics and this chick asks him if he had ever run before? WTH!
-
Popular Contributors