-
Content Count
7,629 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by The Zack
-
The Al-shabaab I was referring to is YOU, yaa Che. All of the sudden you support the Somali government inkasoo lagugu yaqaanay to be Shabaab supporter for a very long time. You switched sides because of Hassan. He is doing good job!
-
Che -Guevara;923711 wrote: I think any man that unites Zack, secessionists, and Mooge in opposition is doing good job. How about the man that unites HAG supporters, UNUKA members, and Shabaab sympathizers? Of course he is doing a great job!
-
Che- what makes you say so?
-
Che -Guevara;923705 wrote: It seems this man has united many Somalis. Really?
-
Some of them, but...... Peace out dude!
-
Waranle_Warrior;923598 wrote: ^Nabi allow ninkastaa afkiisa kugu amaan ma maqli jirtay, qofkasta meel ayay utaagantahay. Ninkaa kaa koreeya Baydhabo Ethiopianka haysta wuu taageersanyahay Kenyana waxbuu kasheegaaya. :D
-
No, i wasn't. Waranle has a point. Reer Bay Saakow bey degaan wax degmo ah Jubbada Dhexe,they cant be the majority.
-
^Madaxweyne iyo pm buu wadanka u baahan yahay, uma baahno madaxweyne iyo hadhkiisa.
-
Oba, half of my qabiil speak af Maay, aniga kula hadlayo was born in Bakool. I didn't grow up there and i dont speak the dialect.
-
Kan yaree Oba baan la yaabanahay. Wuxu kusoo celcelinayaa Jubbada Dhexe reer Bay baa u badan sidii isagoo afkiisa ugu badin karo. Haddeyse u bataan xitaa soo dad Somaliyeed ma ah what difference does it make for him haddey u badan yahiin iyo hadii laga badan yahay? Waranle, agreed. Each gobol should choose what it wants just like the constitution says. For right now, Gedo and Jubba dhexe are in love with Jubbada Hoose. People should be happy for them.
-
I am so getting one when it launches. $1,500 aint bad.
-
^True, Hassan a mere UNUKA president is trying to accomplish what HAG-Qaasim couldn't. LOL.
-
^True daat to both comments.. He is a closet PM and is only used when needed LOL. Hassan had no balls to say no to Jubbaland, he knows the consequences. He learned from his past when he said "Jubbaland maamul baan u dhisayaa Beledweyna iyadaa dhisan". Now, he is avoiding that so he used the closet PM.
-
Nin xaaskaaga raba gabadhaada hoo laguma karo! Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa nin xaaskaaga raba gabadhaadaa laguma karo, nin meeli ucadahay meeli umadoow,hal diidan geed ay ku xoqoto ma weydo iyo qaar kale badan oo la macana ah.Dowlada Federaalka ee Somalia waxay ka dhaamn la’dahay yaan la degdegin,IGAD baa faragelin nagu haysa, shuruucdii Federaalku nooma sameysna iyo qaar kale oo badan.Madaxweynaha Somalia iyo kooxda siyaasada oodwadaaga kula ah dagaal adag oo aan qarsoonayn kula jiraan kulana jiridoonaan in maamul goboleed ka dhasho gobolada Jubooyinka sababtoo ah waxay u arkaan arin khatar ku ah maslaxda siyaasadeed iyo tan dhaqaale ee Muqdisho. Waa su’aale akhristoow wali ma isweydiisay wax isku fikirka ka dhigay madaxweynaha Somalia, oday dhaqameedyada Beeshiisa,qurbajoogta iyo dadyoowga kale ee la oodwadaaga la ah Muqdisho. Ma aha in dhamaan dadkaas aan kor ku xusay ay dan soomaaliyeed u diidan yihiin maamul goboleed ka dhasha Jubooyinka bal waxaa u muuqata in maamul goboleed halkaas ka dhasha uu khatar kuyahay maslaxadooda gaar ahaaneed ka deegaan ahaan. Taariikhda dib ujaleec barnaamijkan waxaa horay ula soo dagaalamay Sheekh Shariif oo dacwo ka dhan ah barnaamijka Jubbaland gaadhsiiyay Madaxda dalalka Africa, markii uu xilka ka degayna wuxuu ku wareejiyay Xasan Sheekh Maxamuud oo barnaamijkan ka dhigtay qorshaha ugu muhiimsan ee ah in dowladiisu wax ka qabato(National issue number 1), wuxuu sidii Sheekh Shariif kula galgashay meelo badan oo caalamka kamida isagoo barnaamijka ka bixiyay sawiro kala gedisan.Xasan Sheekh wali ma aysan u suurta gelin in siyaasiyan u kala tuuro barnaamijka Jubbaland, balse waxaa muuqata inuu yahay nin dhiiran oo kutala jira waxkastoo ay ku qaadataba in ishortaago maamul goboleed halkaa ka dhasho, hadii uu ishortaagi waayana uu calaa aqal isagu keensado dadkii maamul goboleedkaas madaxda ka noqon lahaa.Arintaas wada kasta oo suurtagal u ah ayuu umari doonaa ‘‘War la helaa talo la helaa’’,mar hadii arintu sidaas tahay oo mowqifka Xasan Sheekh la ogyahay waa doqonimo iyo ilduuf siyaasadeed in Muqdisho weedh san laga sugo! Marka maxaa siyaasiyiinta iyo shacabka Jubbalan la gudboon? Taariikhda waa in wax laga bartaa, wali ma aysan dhicin wax soomaali raali iskaga tahay bal ufiirso sida Puntland iyo Somaaliland ku dhismeen soomaalida kale oo aan raali ka ahayn ayay dhismeen maantana waad ujeedaan heerka ay marayaan. Mar hadii ay sidaas tahay yaan wakhtiga la isag dhuminin in la sugo ama la helo raali ahaanshada soomaalida oo dhan iyo khaasatan ree Muqdisho.Waa in howsha socota si qurux badan loo dhameystiraa oo cidna dhag jalaq loo siinin.Hadalada qaabka daran ee kasoo yeedhaya madaxda Dowlada waa inaysan niyad jab keenin loona arkaa kuwo hal jiho oo mucayin ah kasoo baxaya.Markii aan dhageystay hadalkii Ra”isulwasaaraha waxaa ii soo baxday odhaahdii Prof. Cali Khaliif Galaydh ee ahayd waxaan doonaynaa Ra’iisulwasaare iyo madaxweyne ee ma doonayno nin iyo hadhkiis Waa in rabitaanka shacabka la meelmariyaa m’uuda Muqdishana aan loo meel dayin. Dhanaan.com
-
Saacid: Isu aruurinta, Hogaaminta iyo muraaqabaynta. Hadaba aannu faalayno Gedoweb.com Saacid oo shalay waraysi siiyey idaacadda BBC-da ayaa sheegay in shirka kismaayo ka socda aysan dowladdu aqbalaynin, isagoo sheegay in kaalintii ay dowladdii ku lahayd ay meesha ka maqan yihiin. Kaalintaas oo uu ku soo koobay Sadex Waxyaabood “Hogaamin”, “Muraaqabayn”, iyo “Isu aruurinta dadka”. Hadaba waxaan jeclaystay inaan idinkala munaaqishoodo sadexdaas waxyaabood, mid walbana aan goonidiisa uga hadlo, ka dibna aan wixii talo ah aan halkaan ka siiyo Saacid Shirdoon. Hogaamin Waxaa uu Saacid sheegay in Dowaladda kaalinteedii hogaaminta ahayd ay meesha ka maqan tahay. Dabcan dowladdu waa dowlad Somaaliyeed inay goobta hogaamiyaha deegaankaas lagu dooranayo ay goob joog ka ahaato, waa arin wanaagsan. Laakiin, waxaanu ognahay in intuusan shirkaan bilaabanta dowladda lagu martiqaaday inay ka soo qaybgasho shirkaan, fududayso tasiilaadkii ay shacabkaan u baahnaayeen, maarayso shirkaan wixii ka soo baxana ay goobjoogayaal iyada ka socda ay meesha joogaan. Laakiin sida aanu la wada socono dowladdaan way ka madax taagtay, iyadoo wasiirkeeda arimaha gudaha uu xitaa inkiray in martiqaad loo fidiyey. Walina howlwadeenada shirka Kismaayo ay diyaar u yihiin inay casumaaddii dowladdu ay wali furan tahay. Saas daraadeed, qodobkaas uu Saacid sheegay waa uu inkiray in lagu martiqaaday shirkaan si ay hogaanka dowladdu u lahaato. Saas daraadeed qodobkani mid sax ah maah (clear lie) Muraaqabayn Inkastoonan luqadda carabiga aanan si wanaagsan u garanaynin, hadana waxaan qodobkaan u fahmay in Saacid uu kala jeedo “Wada hadashiin” ama “kor joogid”, “ka warqabid”. Saas daraadeed qodobkani waxaa uu synonymy la yahay kan kore ee “hogaaminta” waana isku mid oo ka warqabiddu waxay la xiriirtaa Hogaaminta. Waxaanan ku soo gunaanadayaa inuusan qodobkani micno badan kordhinayn, meeshana uusanba ku jirin. (clear lie) Isu uruurinta dadka Dadka deegaankan way iska iloobeen waxyaabihii soo maray mudooyinki hore, mana aha dad dowlad dhexe wax ka sugaya iyagaana isku tashaday, isu soo aruuray, rabana inay aayahooda ka tashadaan. Dowaladana waxa kaliya oo ay ka rabaan waxay tahay, inay si xurmad leh uga soo qaybgalaan dadka Soomaaliyeed ee danahooda guntiga dhiisha isaga dhigay. Qodobkaan uu Saacid sheegay waxaan ku sheego anigu koley ma garanayo, laakiin waxaan u arkaa inuu yahay mid war jacayl ku dhisan ama mar-marsiiyo buuxis. Hadaba Saacid marka hore waraysigaasi waa mid ay ka muuqatay bisayl darro siyaasadeed, daacad darro mar-marsiiyo raadis ah iyo hal diidayso geed ay ku rugato ma waydo kind of. Waxaase la yaab leh, diyaar garow xumada ka muuqatay waraysigaas. Haddii qof arin laga waraysto, doodu waa inay macno ku fadhido, waxa uu diidan yahayna uu sababeeyo “supporting statement” uu la yimaado. Dadku waxay la yaaban yihiin xaaladda aad ku sugnayd xilligii waraysiga ‘Your status during that interview”. Ma huruday, maadan diyaar garaysnayn miyaa, mise sidaasaa kaa dhab ah? Talo soo jeedin Ilaahay quraankisa kariimka ah waxaa uu ku yiri “Wa Idaa Ra’aytahum, Tucjibuka ajsaamuhum, Wa in yaquuluu, Tasmac Liqowlihim. Ka annahum Khusbun, musanadah" Yacni ilaahay waxaa uu leeyahay “markaad aragtaan jirkooda iyo haybadda ka muuqata, waa mid ku cajaa’ib galisa. Markayse hadlaan, waa sidii dogob dumay oo kale”. Geedka la yiraahdo dogobka waa geed wayn oo qurux badan, oo dadku harsadaan oo qabow. Markuu qalalo waxaa hoosta ka gala, bulan bulyo iyo halaqyo iyo dabaylo. Soomaalidu waxay tiraahdaa “Islaan dhali wayday aleelo ku waalatay”. Adiga iyo dowladaduba meel aad maanta wax ka qabataan ma joogtaan , qaranka Soomaaliyeedna dhib baad ku haysaan. Mar-marsiiyo iyo hadalo micno yarna wax badan idiin soo kordhin mayso, insha’allah Jubbland State waa la dhisayaa, taariikhdana baal madow baad adigu shakhsiyan ka gashay, hadaadan maalmaaha soo socd isbadal la’iman. Dadka aad ka soo jeedana, koley way cadahay inaadan waxba u taraynine ee ka gaabso inaad wax u dhinto. Gedoweb.com
-
Listiga gudoomiyayaasha degmooyinka Banaadir iyo qabiiladooda. 16 out of 17 are one tribe LOl http://www.kalshaalenews.com/?p=16480
-
So since they didnt defend it in 1991 , now you punish them and sideline them? Oo kii soo weeraray ee USC baad u ogashahay oo labo degmo heystee! P.s. i meant gudoomiyaha Xamar Weyne on my earlier post. That dude and gudoomiyaha Hodan are both HAG
-
Xaaji Xunjuf;923201 wrote: That is very dumb of hag not making a state they need to unite the 3 habargangster subclans and form a state What I don't get is why hiiraan and galguduud don't form a state Abdiqasim subclan is toothless they lost their small colonies in lower shabelle they are no confined in guriceel Once on top of the food chain and look at them today. How can they bring Hiiraan on board, when Galgaduud is divided into three?
-
They have both inhabited Xamar Cadeey for centuries, but now YOU have taken their rights away and given to your brothers from Mudug. Why is abwan's cousin gudoomiyaha degmda cabdicaziiz?
-
Good , we are making a progress now. Now, ever heard of people called Banaadiri? Who are those?
-
Xaaji, HAG people have no intentions of making a state of their own so they try to make empty noises about other's efforts. Just look at Abdiqasim folks, one subclan calls itself galmudug, another one calls itself ximan iyo xeeb, another one calls itself ahlusunnah LOL. The ironic thing is all of these are in Parts of Galgaduud and Mudug, so not even a full gobol.
-
Banaadir macnee? How is that hard?
-
Popular Contributors