The Zack

Nomads
  • Content Count

    7,629
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by The Zack

  1. LOL Xaaji Xundhuf haddaa ma "Amiirka" bey la hadli laheyd.
  2. Both Godane and his Shabaab have had their time. They are about to depart from the Somali peninsula very soon. Momentum doesn't stay with one man/entity all the time. Odayga u sheega laakin, is giiji dhaha, waaxay calaacalka LOL. Same to his BFF(I mean his ex) Shangoole. Rag iska dhiga dhaha.
  3. Showqi, Somalitalk waa reliable, been cad ayagoo qora ma arkin wali sxb. UN-ta iyo intaranashnaaal kumuunity-ga baa geysatay odayga meesha, iney ka qaadaanna waa macquul.
  4. Sheekh Shariif oo laga yaabo in uu Maro Wadadii uu xilka isaga Casiley Cabdulaahi Yuusuf Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa habeenkii Arbacada saqdii dhex mar ahayd tahay waxaa la sheegay in uu si qarsoodi ah ka dhoofay garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho sida ay noo sheegey rag isaga ku dhow dhow isagoo ku sii jeeda Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kadib markii ay u yeereen wakiilo ka socda beesha caalamka oo maalmahan ku suganaa Magaalada Nairobi iyadoo Safarka Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif uu ku soo beegmey Xilli Magaalada Nairobi ay ka socdaan shirar ay leeyihiin qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka iyo Siyaasiin Caan ah, waxaana Garwadeen ka ah shirarkaas Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan iyo Ra’isul Wasaarihii hore ee DFKMG Soomaaliya Cali Max’ed Geedi ayagoo oo ka arrisanaya sidii ay beesha caalamka uga dhaadhicin lahaayeen in Sheekh Shariif xilkiisa uu ku ekaado 31-ka Jaanaayo oo ah xiligii Jabuuti lagu doortay. Waxaana shir ka mid Shirarkaas lagu waramey in lagu kala dareerey ka dib rag aan lagu Casuumin ay ka soo qaybgaleen kuwaas oo la sheegey inay buuq iyo Dagaal halkaa ka sameeyeen. Warar aanu ka helnay qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa waxay sheegayaan in intii uusan Sheekh Shariif ka ambabixin Magaalada Muqdisho uu kullan la qaatay guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka C/wali Sheekh Ibraahim Muudey isagoo ka codsaday in uu kullan isugu yeero xildhibaanada Baarlamaanka hase yeeshee arrinkaan waxaa maqlay Guddoomiyaha Baaralmaanka Shariif Xasan waxa uuna u sheegay in shir uusan la socon aan la qaban Karin. Read the rest here..
  5. General Duke is giving some lessons today LOL. Lessons that make more sense than what Jaceylbaro has been uttering since January 26. Somalia could have been in a much better position today if Somalis worked together. There is nothing to be proud about here that has happened in the last 20 years.
  6. LOOOOL@Duceysane, you didn't have to own the brother like that ninyahow. I have seen STOIC clearly stating that he supports Somaliland for clanish reasons. He said "I have no chance in getting any thing in NFD because another clan is the majority there". And here he is today accusing Somalis of Qabiilism I am sure he was kidding. :D
  7. AYOUB;690847 wrote: Members of the toppled regime were banned from office in Somaliland for two years. After that, Somalilanders moved on and decided to forgive each other. There's no better example of it than the election of Rayaale as president. I don't expect the likes you to understand it so keep repeating that lame line. Forget and forgive, huh? How about y'all forgive Jaalle Siyaad, too?
  8. ^You must be dying in the next 5 years then. Ahahah
  9. It's time for the tyrant to leave! The people have spoken.
  10. LOOOOL@Qodax having 5 red (negative) stars. Ninkaasi wuu rabbasay baan maqli jiray waagaan turubka ciyaari jiray.
  11. A third world country giving "Deeq" to another third world country is quite funny. Don't you agree yaa waligii mucaarad?
  12. Ina Iley said he has given scholarship to 100 students from Somaliland. Jigjiga(CakaaraNews)Wafti Ka Kooban wasiiro,Agaasimo Iyo Baratakoolka Madaxweynaha Somali land ,oo daadihinayay 100 arday, oo deeq waxbarasho siisay DDSI,Ayaa Soo gaadhay Magaalo-madaxda- DDSI, jigjiga. Waftigan,ka Socday Somali-Land,Ayay Ujeedadoodu Ahayd Mid Daba Socotay,Mar ay Wafti Balaadhan Oo uu Hogaaminayay Wasiirka Arimaha Gudaha Somali-Land Dr,Maxamed Cabdi Gaboose,Ay Booqasho Ku Yimaadeen DDSI,Isla Markaana La Kulmeen Madaxweynaha DDSI,Mudane Cabdi Maxamuud Cumar,lagana Wada-hadlay Arimo Badan oo khuseeyay Iskaashiga iyo Xidhiidhka Wada-Shaqayneed ee u Dhaxeeya DDSI Iyo Somali-Land,Aqbalaada Codsiga Deqda-waxbarashadana Uu Bixiyay... Source
  13. Qodax Qorax;690090 wrote: Ethiopia doesnt support Somaliland, neither do Somali Ethiopians like you. So in that sense you and Xabashi's are quite consistent. True. Naga dhex bax marka anaga iyo Ethiopia..midna ha u hadlin. We don't need ur support, neither does Ethiopia. Maalin kasta meeshan baad la taagan tahay ONLF is this and ONLF is that.
  14. Faafan, Sawirka odayga u ekaa ninyahow.
  15. This is why Meles is trying to send his servants to the diaspora....He is being punched in the face by the below special forces in O'Gadenia.
  16. Wyre, War haddaba waad shaqeysataa sidaad noo sheegtay adigoon School-kan baas dhameynine maxaa isku xidhay "School" and Guur(Raaxad Aduunka). Ka xaroo meesha sxb inteysan cirradu foodda iyo dhafoorada kaasoo caddaan.
  17. LOOOL@Somalina... now did you have to misinterpret what I asked the brother? :D@translating soo dhaweey inanka.
  18. Qodax Qorax;690000 wrote: First time a Somali Ethiopian Regional President was invited by the diaspora. Thats history. Lie lie lie. Ina Iley himself visited Denmark, Sweden, and the UK last year. Daud Axmaar, the former so called president of the "Somali Region", also visited Europe before. And what did that change from the reality on the ground? nothing, nothing, and nothing. The fighting continues. The Tigray bases in the O'GADEN are still under fire every night, that is why Meles is paying millions of dollars in an attempt to buy the diaspora again and again. What Meles doesn't understand is trying the same freaking styles over and over won't give you a different result. Gentlemen, bare with our Xabashi SOLer AKA Passerby, he doesn't understand the Somalil language and doesn't really know what is being said on the video he posted :D.
  19. Xaaji Xunjuf;689980 wrote: you are really obsessed with the Admiral Maxamed cumar cismaan;) Xaaji XUndhuf is really kissing some Xabashi a** today. LOOL. Xaaji keep it up. Kan yaree Qodax la baxay reer Somaliland maba aha wuu iska sheegtaa markuu rabo. See how he claims he is from Western Somalia in this thread? Shalayna Faroole buu difaacayay. Qodax, make up your mind and tell us where you really belong to LOL. Viva ONLF Viva Somaliland
  20. Thierry Henry;690008 wrote: Does Ethiopia support Somaliland? It has come out and basically said NO to Somaliland. LOOOOOOOOOOOOL u got him right there. Qodax, Ethiopia doesn't support Somaliland's seccession either so why not hate them , too? Mise Ethiopia ku nacdaa iyo kuma nicibaaba waad la jirtaa :D.
  21. PasserBy;689912 wrote: Don't believe terrorist Che or Kismayo Zack, See how desperate our raw-meat eating neighbor ended up? He started calling us names. LOL@Terrorist Che.