The Zack

Nomads
  • Content Count

    7,629
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by The Zack

  1. (Hadhwanaagnews) Tuesday, February 08, 2011 (HNW) – Waxa magaalada Buhoodla Xalay Fiidkii lagu Aasay 16 qof oo ka mid ahaa Maleeshiyadii soo weesrartay Ciidamada Qaranka Somaliland shalay subax, iyadoo la sheegay inay ka soo qaybgaleen weerarkaasi kooxo ka tirsan Al-shabaab, ONLF iyo Ciidamo ka tirsan Puntland. Dagaalkan oo ku bilaabmay weerar gaadmo ah oo Maleeshiyada Buhoodle ay shalay subax ku soo qaadeen ciidamada Qaranka Somaliland ee fadhigoodu yahay deegaanada Maygaagle, Hagoogane iyo Kalshaale ee aaga deegaanada Buhoodle ayaa waxa ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba isugu jira oo labada dhinac soo gaadhay, waxaana la xaqiijiyey in dhinaca Ciidamada Qaranka Somaliland ay kaga dhinteen 4 Askari, halka ay 12 Askarina ay kaga dhaawacmeen, 2 kalena la layahay. Maleeshiyada Buhoodle ayaa la sheegay in dhinacooda ay dagaalkaasi kaga dhinteen 16 qof, 24 kalena ay kaga dhaawacmeen, 14 kalena Maxaabiis ahaan looga qabtay. Dagaalkan oo ka dhacay Deegaanada Maygaagle, Hagoogane iyo Kalshaale oo ay Maleeshiyada Nabad-diidka Buhoodle ay Ciidamada Qaranku Eryadeen ilaa duleedka Buhoodle ayaa ilo wareedyadu intaa ku dareen in Maleeshiyo ka tiran Puntland ay dagaal kale oo weerar ah ku soo qaadeen Ciidamada Qaranka Somaliland ee fadhigoodu yahay Jiida Gambadha ee xadka Tuka-raq ee gobolka Sool, halkaas oo la sheegay in ciidamadu iska Caabiyeen Maleeshiyadii soo weerartay. “6:30-kii subaxnimo ayaa ciidamo faro badan oo PM-yo, Madaafiic iyo Taangiyo wata ayaa na soo weeraray waana niman Somaliland diid ah, waxaanay wateen Al-Shabaab iyo dad kale oo noocyo badan, dagaalkuna shan sacadood buu socday, afar Askari wey naga dhinteen 12-na wey dhaawacmeen, afar iyo toban Maxbuus waanu ka haynaa, markii aanu eryanay ee Buuhoodle gudaheeda ay galeena waanu ka soo noqonay, nabad diidku waa kuwa sheegtay SSC ee Buuhoodle jooga, haday nimankaasi dadku iska saari waayaan dhibaatadeedu wey badan doontaa, dad shicib ahi Taangiyo iyo Atalari ma wataan, raga hubka ku dagaalamaya waa la garanayaa cida ay yihiin.” Sidaasi waxa yidhi Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Somaliland General Nuux Ismaaciil Taani Oo La hadlayey Warbaahinta. Dhinaca kale Chief Caaqil Maxamuud Cumar Camay oo ka mid ah isimada reer Buuhoodle oo aanu khadka Telefoonka kula xidhiidhnay xalay isaga oo jooga Buuhoodle, ayaa Wargeyska Haatuf u xaqiijiyey, isla markaana qiray in Dagaalkaasi Maleeshiyadooda Buhoodle ay kaga dhinteen 13 qof, kagana dhaawacmeen 24 qof, halka dhamaantoodna la keenay magaalada Buhoodle, isagoo arimahaasi ka hadlayana waxa uu yidhi “Labada dhinacba dhimashadu way badan tahay, xaga Buuhoodle waxa la keenay 13 Meyd ah iyo labaatameeye dhaawac ah, dagaalku wali ma joogsane casarkiibaa la kala nastay, dagaalku waxa uu ka dhacay gudaha Hagoogane ee Ciidanka Qaranku fadhiyey, PM lama ridin ee ciidanka qaranka ayaa iyagu hub kasta nagu riday, markii dambe ayaa iyagana lagu riday Madaafiic, laakiin qori PM ah oo lagu riday ma jiro, meel lagu ridaba ma hayno, SSC ma jirtee cida dagaalamaysaa waa ***********, arintuna Habar-*****iyo *********** ayuun bay taagan tahay, dagaalkan sida loogu talo galay sanad buu socanayaa mana qabo inuu joogsanayo”. Dhinaca kale ilo aanu ka helay deegaanka Buhoodle ayaa noo xaqiijiyey in dagaalkaasi ay Maleeshiyada Nabad-diidka Buhoodle ay soo qaaday uu ka mid ahaa saraakiishii hogaaminayey Abokor Sulub Dhabdhable oo ahaa muddo Dheer Taliyihii hore ee Ciidanka ilaalada Madaxtooyada Somaliland oo la sheegay inuu ka dhex muuqday isaga iyo dirawalkiisii oo lagu magacaabo Cismaan Caato.
  2. Can u summarize his bio, Somalina? That is if you know the guy.
  3. The title is confusing. Xingalool is a district and it has a governor?
  4. LOL@JB. Did Zack write the title of the CNN article, too? By the way all the little quotes you posted are all part of what i already posted in my first post. Its amazing how abdi farah is trying to explain "Somaliland" to possible red necks from the hills of Tennessee .
  5. African Presidents Index: The good, the bad and the ugly… by East African Magazine … In Af≥ica, it is still political leade≥ship This is very interesting, read it here...
  6. Polanyi;693095 wrote: Didn't you know brother Amstrong had three majins and he was live for three days before he went to the moon? :D Polanyi. I didn't know that, he cheated his way to the moon by getting high first, huh? LOL
  7. LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL Inaa lilaahi. I understand they were one man down but four goals?
  8. Some of the comments on that page are annoying, some are hilarious. talktalk666 "..they can benefit in future from tourism"-- Somalia Dept. of Tourism Translation-- we want the Americans to come here and spend money. Build a couple of hotels and a 7-11 and we'll come a spending...... JimmyK860 No we won't. That country's a crap hole. I wouldn't go there if I was offered a Bugatti. Some Somali dude said this: Abdifarah For the Billion time the paintings are not in Somalia but in SOMALILAND! Geez a little reading can save you. No wonder US is lacking behind in education. Go back to the Cheeseheads Vs Steelers preparations He got this as a reply LOL Pepaof3 Okay Mr. Geography teacher!! Somalia, Somaliland, its all the same cesspool!!
  9. By Laura Allsop for CNN February 5, 2011 6:48 a.m. EST (CNN) -- Prehistoric paintings of antelope, snakes and giraffes that have survived for around 5,000 years are now under threat from looting and a lack of protection. The rock paintings, which include renderings of dogs and sheep as well as human figures, were discovered at Dhambalin, in a unique sandstone shelter close to the Red Sea in Somaliland, a breakaway state from war-torn Somalia. They were found by Dr. Sada Mire in 2007, in what she says was first ever survey initiated and led by a Somali archaeologist in the region. Since then, Mire has discovered 100 cave and rock art sites across Somaliland, but they need desperately to be preserved. Mire said the sites are not only vital to the understanding of pre-history across the Horn of Africa, but also important in bolstering cultural pride in the people of Somaliland. "That gives them a sense of dignity and that they are not totally desperate, they have something that the world thinks is very valuable," she said. Source..Read more
  10. Thankful, agreed. Xundhuf, I like how retarded that minister looks.. Geography 101 please.
  11. Thankful, :D the minister thinks Ethiopia and Somalia are one country LOL.
  12. It is an educated prediction, adigu can u even see the future at all? War ninkan eega bal. The status quo won't last long in Egypt.
  13. My predictions: Mubarak will step down in the next few days, his new PM will take over as a transitional president and there will be some kind of elections in the next few months, possibly on September as scheduled. The Ikhwaanul Musliimiin AKA the Muslim Brotherhood will win the elections in a landslide victory. They will cut all relationships with the Yuhuudda and open Gaza to Egypt.
  14. I like this map in the background, quite creative!
  15. Obama to Mubarak: Listen to Egyptian people Washington (CNN) -- President Barack Obama said Friday that talks between the Egyptian government and its political opponents were in the initial stages, but warned that the mere "pretense of reform" would not be enough to resolve that country's deepening crisis. The transition of power "must begin now" and lead to "free and fair elections," he declared. Negotiations must "include a broad representation of the Egyptian opposition," he told reporters. Asked if embattled President Hosni Mubarak needs to step down now -- as opposed to waiting for a successor to be chosen in Egypt's September elections -- Obama said Mubarak needs to consult with advisers and listen to what's "being voiced by the Egyptian people." The Egyptian leader is "proud" but also a "patriot," Obama said. Mubarak needs to make a judgment about his legacy and the best "pathway forward." Violence and repression have no role in the "orderly transition process," he added. "The whole world is watching." Obama noted he has had two conversations with Mubarak since the crisis began. Clinton: Hold 'thugs' accountable Mubarak: I never planned to run again Fire truck mows down protester Who is instigating the Cairo violence? The U.S. government has encouraged talks between Mubarak's government and its opponents over the past few days, in part out of recognition that an orderly transition to democracy could prove difficult if Mubarak suddenly steps down without laying any groundwork first. "We can't dictate what an orderly transition means, but it's time for both of them to roll up their sleeves," one senior State Department official said earlier Friday.
  16. Acuudi bilaah! All that for possible burglary? That is disgusting.
  17. Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun. Miskiin!
  18. AUN Gudoomiyaha. JB, Magacyada qaar are spelled in different ways so it is possible that this spelling is different than what the admin has censored.
  19. ^very nice summary there. That is pretty much what was said in that cable.
  20. They will mostly be using Djibouti's port but I won't be surprised if they use Berbera as well. The xabashis offered same kind of deal to Saudis and it hasn't worked out well yet.
  21. Haddaa wuu soo dhawaadaye. Wixiisa iney riyo aheyd buu arki rabaa mar dhow. Give him couple of more years asagaa saaxiga keeni doonee. Barigii Dowladdii Jaalle Siyaad Xaji Xundhuf Guulwade daacad ah buu ahaa marka wakhti aan siino odayga LOL.