The Zack

Nomads
  • Content Count

    7,629
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by The Zack

  1. Dr.Augustine Mahiga Oo Cod Dheer Ku Sheegay In Doorashadii Hogaanka Dalka Soomaliya Ay Dhici Doonto Bisha July, Beesha Calaamankana Ay Raali ka aheyn Xilli kororsiga Dowladda KMG Soomaliya Wakiilka Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaliya Dr.Austine Mahiga ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya oo la xiriira arrimaha Soomaliya ay la yeelatay wakaalada wararka ee Associated Press (AP) ayaa ku sheegay in doorashadii madaxda sarsare ee dalka Soomaliya la qaban doono Bisha July ee soo socota kadib markii xukuumaddii ku meel gaarka ahayd ay hareersayay arrimo badan la xiriira dastuurka haatan ka jira dalka Soomaliya. Dr.Augustine Mahiga ayaa sheegay in xilliga dowladda cusub oo la dooran doono bisha July uu xilligeedu lagu cayimi doono dastuurka cusub ee dalka yeelan doono. Wakiilka Qaramada Midoobay ee dalka Soomaliya ayaa sidoo kale tibaaxay in wadanka Soomaliya uu hareereeyey muran aad u ba'an oo la xiriira isqabqabsiga ka dhaxeeya masuuliyiinta sarsare ee dowladda gaar ahaan madaxweynaha iyo gudoonka baarlamanka. Dr.Augstine Mahiga ayaa waxaa kale intaasi raaciyay inay xukuumadda haatan ka jirta dalka Soomaliya aysan wax tilaabo ah oo horumar ah aysan ku tilaabsan lixdii sano ee u dambeeysay loona baahan yahay in isbedel lagu sameeyo masuuliyiinta dowladda ee hogaanka ka haysa oo xilligoodu uu ku egyahay bisha August ee soo socota. Wakiilka Qaramada Midoobay ayaa sheegay inaysan beesha Caalamku aysan ka dhaadhicin karin oo aysanna aqbalayn waqtigii muddada halka sano aheyd ee dhowaan golaha wasiiradu ay iskood u ansixteen, ayna dhici doonto doorasho bisha July ee soo socota, halka uu ku sheegay inay macquul tahay in golaha baarlamanka muddo kororkiisu aanann laga badin muddo sano ah. Hadalkaan ka soo yeeray wakiilka Qaramada Midoobay ee arrimah Soomaliya ayaa mugdiga ka saaraya waxii laga yeeli lahaa xilligii dowladda federaalka oo waqtigeedu ku egyahay bisha August ee soo socota, doorashana ay dhici doonto lagu bedeli lahaa madaxda sarsare ee dalka Soomaliya. Source: Gedonet
  2. Madaxda Dawlada Oo Si Deg Deg Ah Loogu Yeerey Magaalada Nayroobi Kulan Wadatashi Ah: Mahiga Oo Maanta Markale Ku Si Toos Ah U Sheegay Inay Doorashadii Madaxweyanaha Ay Dhacayso Xilligii Loogu Talogalay... Kadib safar aan hore loo shaacin uu Wakiilka Qaramada Midoobay maanta ku yimid magaalada Muqdisho ee caasimadda soomaaliya isla markaasna uu kulamo aan caadi ahayn kula yeeshay madaxweynaha & Raisalwasaaraha ayaa dib ugu laabtey Magaalada Nayroobi ee dalka Kiiniya. Mahiga waxaa uu si cad u sheegey inay doorashadu dhaceyso xilligi loogu tallo galay,waxaana uu sheegey in Madaxweynaha ,Raisalwasaaraha & gudoonka baarlamaanka si deg deg ah looga doonayo inay yimaadaan magaalada Nayroobi oo lagu martiqaadey kulan wada tashi ah oo halkaas lagu qaban doono. Waxaa hadalkani dhawaaqa dheer ee ku aadan inaan doorashadu dib u dhici karin isla markaasna ay dhici doonto xilligii loogu tallo galay ka soo yeerey Wakiilka QM markii kulamadii uu la qaatey labadaasi masuul soo idlaadeen. Kulan uu iclaamiyey Augustine Mahiga ayaa la sheegey inuu yahay mid wada tashi ah kaasi oo diirada lagu saari doono waqti beenaadka ay madaxda dawladu ku darsadeen xilliga ay sii joogaan xafiisyada taasi oo beesha caalamka & QM si weyn uga hortimid isla markaasna ku gacan sayreen,waxaana kulankaasi lagu wadaa inuu dhamaadka bishan ka dhaco magaalada Nayroobi ee dalka Kiiniya. Sidoo kale kulankan ayaa qayb ka ah sidii loo xalin lahaa muranka siyaasadeed ee ka dhex taagan 3-da masuul ee ku aadan waqtiyada ay kororsadeen hay'adahoodu & sidii looga dhaadhicin lahaa inaan doorashadu dib uga dhicin xilligii loogu tallo galay. Ugu dambeyntii kulankii maanta ayaa ahaa mid Augustine Mahiga si cad uu uga soo horjeestey waqtii ay Golaha wasiirada dawlada kmg ah ku kordhiyeen Hay'adaha dastuuriga ah ee dawlada kmg ah ee soomaaliya,waxaana kulankaasi ahaa mid uu mawqifka beesha caalamka & QM ku cadeyey Mahiga. Ahmed Aadam Gacal Muqdisho-Gedo-News
  3. Shirkii Azania intuu socday waxaa.. Waxaa wali socda shirkii maamul u samaynta gobolada Jubbooyinka iyo Gedo oo ka dhacaya magaalada Limuru Guud ahaan Waxaa la ansixiyey axdigiii Dawlada goboleedka Waxaana axdigan oogu horeynba uu badalay Magaca Jubbalanad oo loo bixiyey Dawlad goboleedka Asaaniya si guud waxaa qodob qodob loo dul istaagay qodobada axdiga uu ka koobnaa Dastuurka oo ay soo diyaariyeen Aqoonyahano ku xeel dheer qoritaanka xeerarka iyo qawaaniinta Caalamiga ah Azaaniya Waa erey giriig ah jubooyinkan loo yaqaaney 2500 oo sano ka hor Waana dhulkii kayedka iyo barwaaqada . Wax yaabaha la qaatay Waxaa kamida h Calan Cusub oo ay yeelaneyso Dawlad goboleedka Azaaniya Calanka ayaa sidan u eg afar barbarale ay labo dhinacab isla egtahay oo leydi ah midabka oogu koreeya wax uu tilmaamayaa Nabada waan cadaan midabka dhexe waa buluug u eg midabka Calanka Jamuuriyada soomaaliya wax uuna tilmaamayaa Midnimo iyo Cadaalada midabka hoose waa guduud Wax uuna tilmaamayaa difaaca iyo amniga Astaanta dawlad goboleedka Azaaniya waa Madax maroodi oo ay ku gaarantahay midabka Calanka Dawlad Goboleeka Azaaniya. Shirkan oo bilawday shalay ayaa socon doona mudo isbuuc ah waxaan lagu dhisi doonaa dawlada goboleedka Azaaniya taas oo yeelan doonta Madaxweyne iyo Gole Wasiiro , Gole Baarlamaan iyo Gole Guurti Wax uuna shirku ku socodaa sidii loogu talogalay. Dawlad goboleedka Azaaniya waxay taageero rasmi ah ka haystaa shacabka ay matalayso waxa ayna leedahay ciidan aad u tabobaran iyo Taageero caalami ah oo ay ka haysto beesha Caalamka taas oo shalay ay Madaxda oogu sareysa ee UN, Midawga Afrik , Amisom,midawga yurub, iyo Ergo ka socotay Madaxtooyada Dawlad soomaaliya ,Wasiiro iyo xil dhibaano iyo safaarada soomaaliya ee Nayroobi. Amniga madasha shirka aad baa loo adkeeyay dhamaan wufuuda iyo ergooyinka waxay ku suganyihiin Hotel Inta uu ka dhamaanyo shirku.
  4. Lower Jubba, Middle Jubba, and Gedo are now called AZANIA STATE.
  5. Prof. Gaandi ayaa mudo shan sanno ah loo doortey madaxweynaha maamul goboleedka Azania State of Somalia oo ka kooban gobolada Jubooyinka iyo Gedo Cod bixin maanta ka dhacday magaalada Limuru oo ay goobjoog ka ahayd wasaarada arrimaha dibada Kenya oo aanan lagu tartamin ayaa madaxweyne muddo 5 sanno ah loogu doortey Porf. Maxamed Cabdi Gaandi oo ah aqoonyahay heysta 2 shahaado oo PHD ah Wasiirkii hore ee gaashaandhiga ayaa gundhig u ahaa barnaamij siyaasadeed oo muddo dhowr sanno ah soo jiitamayay oo maamul loogu samaynayo Jubbooyinka iyo Gedo Wararka ka imanaya Limuru ayaa sheegaya in shirka uu gabogabo ku dhowyahay iyadoo la galay xulista xubnaha baarlamaanka oo la sheegey in lagu soo xulayo qaab deegaaneed halkii lagu soo xulu lahaa qaab qabiileed Laakiin golaha Guurtida oo ah odayaasha ayaa ka imanaya qabaa’ilka 3da gobol degen Wixii faahfaahin ah dib ayaan kasoo tabin doonaa KismaayoNews.com
  6. Saalax;707319 wrote: Villa Amisom@ looooooooool. That is a killer. LOOOOOOOOOOOOOOL@Villa AMISOM.
  7. A_Khadar;707400 wrote: One of them waa Bashiir and the other is his brother... Congrats Bashir... So Bashir and his brother are getting married? I am lost CabdiKhadarow!
  8. This aint breaking news xabash boy, it is an old news. P.s. Have u been arrested in Maganaayaa? You have been away for a while.
  9. Aaliyyah;707152 wrote: lol Zack I wish I could see ur face when the lady gave u the small size coffee..hahah ur right its so damn small.I always go for medium!.. LOL@Aliyah, I was really pissed off that day with that employee. I was having a long day already for other reasons and was tired due to lack of sleep the night before. I was really counting on that cup of coffee and they gave me a sip. Dad dhgaxaan ah baan wax ka gatay. Well I guess I learned my lesson from that day, EXTRA LARGE is the way to go.
  10. ^ are you talking about this one: Qolobaa calankeeda Midba waa ceynoo Inagaa keenu waa Cirka oo kale e Aanu caadba laheynoo...
  11. I don't blame our Canadian SOLers for loving Tim Horton, ayagoo yar yar bey kusoo koreen its their coffee . Anybody that never had Tim hortons, make sure u never order small size coffee as they will give u this tiny tiny cup, first time they gave me that I almost threw it out to their trash can.
  12. KK, Tim Hortons is owned by the same people that own Wendy's, Americans.
  13. grasshopper;707035 wrote: I love my starbucks! My addiction is so bad that most of the baristas at my local starbucks know my order Wow! "Give me my order" is all u gotta say, huh? You must spend good amount on it.
  14. ^nice! It must be bunaa ba watat.
  15. Loool@chmera.... The things you said are true for those don't do their dental cleaning well. JB, what are your friends drinking?
  16. Dasbshid, they say an Apple a day keeps the doctor away, I say a coffee a day keeps you going. You are not alone duqa. Qaad uun haku darin lol then u will really lose your mind. Loool@vans. And they ask u do u want an old fashioned plain or sugar timbits and u would be even more upset.
  17. Very nice analogy in the beginning, he did get my attention. Gracias for sharing it!
  18. Liyah, CEO-gu hadduu nin caadi ah ahaan at least qiimaha shaahiisa wuu ogaan lahaa. That is where his millions of dollars of bonus money come from dabaalka. Anyways Timka laftiisa saas raqiis uma aha gabadheey. English toffee aa ka tuurataa yaah? Mise French vanilla.
  19. ^The "ONLF" U r referring to is probably myself, right? If so, I didn't support Yusuf's political stances when he was in power (check SOL archives).
  20. LOL@Bashiir. Staying healthy huh? I don't blame you. Just the other day, my best friend has been diagnosed with some kind of high blood pleasure disease. Guess what? He has been told to avoid drinking Coffee and his favorite drink, Coke. So I understand that coffee can cause some serious health problems but I still cannot resist. Anybody who says coffee is not addictive is freaking lying. Five litters of water? Isn't that roughly two gallons? Man, that is a lot of water for one day!
  21. ^Xageed ka qaxweysaa Ahmedin Najaadow?