The Zack

Nomads
  • Content Count

    7,629
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by The Zack

  1. Xaaji Xunjuf;709897 wrote: bal yara wada hadhow baan garta qaaadi doona Sharif versus Gandi TFG versus Azania Mogadisho versus Og'adania Ha dhakhleyso:D :D dhulka hanagu jiidin waryaa.. qolyahan last two years shariifka madax laga dhigay bey soo tooseen e. Haddana Farmaajo baa gadhwadeyn u ahe
  2. Xaaji Xunjuf;709891 wrote: Looool Bilan adeero wa in sax iyo qalad lugu tageera wa dhaqan Somali Xaji, runta iska sheegoo call a spade a spade! Anaa saxsan waad u jeeddaa.
  3. This is getting better by the day. The locals of Azania are on the move, a move that will get them to a peaceful future.
  4. Suldaan Cali Sokor oo maceeyey arrimaha Jubooyinka Kn: Doraad waxaan tabiney war ku saabsan odayaasha Jubooyinka iyo Porf. Gaandi oo ah madaxweynaha maamulka Azania, warkaasina waxaan ku sheegney in shirkii lagu kala kacay oo la’isku fahmi waayay, laakiin war kale ayaa ka dambeeyey. Kullamo kale ayaa dhacay, waxaa dhexdhexaadinta galay dowlada Kenya iyo dad Soomaaliyeed oo wanaag la jecel gobolka, ugu dambeyntiina waa la’isku fahmay. Shalay ayay odayaasha labbada dhinac, kuwii taageersanaa Azania iyo kuwii kasoo horjeedey shir jaraa’id ku qabteen magaalada Nairobi. Waxana ay ku dhawaaqeen in isfaham la gaaray islamarkaasina la’isu tanaasuley. Shirka waxaa si wadajir uga soo wada muuqdey Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sokor oo ah Suldaanka Aji, Sheekh Khaliif Guure oo ah gudoomiyaha golaha guurtida Jubooyinka, Xildhibaan Maxamed Amiin Cabdullaahi Cusmaan Geele, Ugaas Shangoloow iyo Ugaas Xiireey iyo Cabdi Axmed Cali Guuleed. Waxa ay sheegeen in la’isku raacay in wixii horey u qabsoomey eek u saabsan Azania ay sidoodii ahaadaan, balse inta dhiman si wadajir ah loo dhamaystiro, go’aanka ugu muhiimsan waa in marka hore lasoo xulayo golaha guurtida, kadibna golaha guurtida ay iyagu soo xulayaan golaha baarlamaanka. Waxaa lagu wadaa in qabto shir lagu dhamaystirayo maamulka oo ka dhacaya meel gudaha Jubooyinka, iyadoo mid ka mid ah idaacadaha ka hadla arrimaha gobolka ay soo hadalqaaday in ay suurogal tahay in meeshaasi ay noqoto magaalada Qooqaani ee gobolka Jubbada Hoose. Isfahamka dhexmaray odayaasha gobolka iyo maamulka Azania ee dhawaan lagu dhawaaqay waxa uu meesha ka saaray hubanti la’aantii jirtey iyo jahowareerkii siyaasadeed ee uu gobolka wajahayay. Khaliif Guure oo shirka jaraa’id ka hadlayay waxa uu dhaleeceeyey DKMG ah oo uu sheegey in ay isku dayayso in ay hor istaagto hormarka gobolka iyo xoreyntiisa. KismaayoNews.com
  5. bilan;709846 wrote: Oba adigaba ilaa Jilib baad sheegatee, maxaa ugu diidee madaxwayne ku xigeenka labaad oo Mudug ugu xiree? . LOOL@Bilan, let the dude keep dreaming, H'da oo si alle u hooseyso buu rabaa inuu SOL dhexdeeda kor ugu qaado oo waddanka dhan afka ku siiyee :D
  6. oba hiloowlow;709843 wrote: Zack you where a Shariif supporter until Gandi uu Madexweyne ka noqdey Narnia Marba maxaad dhinac ugu booddaa su'aalihii hore aan ku weydiiyay ka jawaab. Shariif doorashada uu diiday baan ku nacay, Azania oon lagu dhawaaqin ka hor. Shariif Sakiin baan taagersanahay inuu madaxweyne noqdo hase ahaate sidaad rabto u qaado adiga. Adiga Somalia dowladeed dhan taageraheeda adiga iyo in kaloo kuu sacbisaba markuu Adeerkiin Madaxweynaha ka noqday baad idiinku horeesay. Madaxweyne Yusuf oo Shariifka hadda ay isku siyaasad yihiin saa'id baad u necbeeyd. Again, Bu'aale, Af madow, Badhaadhe, Janay-Cabdale, Kulbiyow, iyo in kaloo badan yaa dego?
  7. oba hiloowlow;709839 wrote: ^^Nin ethiopia ka imaaday oo jubbooyinka sheeganaayo intee lagu arkay ? loool :D, Prof Mukhtar wants his (Azania) back Dhulka Somaliyeed inaad "itoobiya" ku tilmaamto adigey ceeb kugu tahay yaa shariif hotel supporter. I thought inaad "nationalist" isku sheegi jirtay oo Somalia isku keeneysay.
  8. oba hiloowlow;709834 wrote: NFD iyo jubbooyinka ha isku qaldin sxb, dadka jubbooyinka leh waa nool yihiin wali waana la kasaaya Oba, maybe you should stick to telling us about Jowhar iyo dhulkaas cidlada ah. Jaahilnimadaada xaga jubooyinka bes naga dheh waan aragnaaye. Afmadow, Badhaadhe, Dhoobley, Jannaay-Cabdale, Qooqaane, Bu'aale, Kulbiyow, iyo in kaloo badan malaha adaa dego. Bal orod tago wiilka reer Waamo ah boqolaal sano ka awoow ka awoow halkaas degenaa taas u sheeg. Taleexi, awoowe meeshaas waa degtaa adigaba, garabka Caano something soo adi ma tihid dee aggah! :D
  9. Yaa leh haddii la dhaho jawaabtu waa Somali sxb. But more than 14 clans reside in Azania.
  10. oba hiloowlow;709825 wrote: ^^beeraleyda dadkey yihiin waa la yaqaanaa, jubooyinkane beeraleydaas ayaa leh. Geeljire maba degenaan karo jubbooyinka, iska daa geeljire MSB soo dejiyey If you believe the O's came to jubbooyink during Siyad Barre era, you got some serious history problems. Do your homework little better sxb, I know you can do that.
  11. Waliba waxba lama qeybsan not sure where gedonet is pulling that from. Somalia goormaa lakala deg degay bal nooga sheekee. :)
  12. ^Waa runta, ONLF ARE NOT IN KISMAYO, they are in O'gadenia
  13. bilan;709767 wrote: lool Obi saas u socoto waxaad dhihi rabataa Somalia oo dhan jilibkeena kaliya aa leh, naga daa bahasha aad cusbada ku darayso maalin walba, Xamar baa laguugu ogaa hadana ma Jilib baa sii maraysaa, mida kale adeer aabe iyo awoow goormaa la soo dhaafay oo dad 5 generation meel deganaa maalin cad laga dhaqaajiyey. Zack meel uu boqol sano degnaa baad leedahay wax kuma lihid adan waxaad rabtaa inaad Aabe Aabe wax ku dhaxasho . Looool usheeg xariifka 4.5kii buu rabaa inuu u baddalo 1.5 kkkkk.
  14. bilan;709748 wrote: I told you guys, Kismaayo waa meel wax ku jiraan, odayga lama daareen haduu afmadow maamul u samayn lahaa oo Kismaayo afaaraheeda ka bixi lahaa. Zack u sheeg odayga Kismaayo xisaabta ka saar dhe. Lool @ hadad soo degteen. Lool Haye bilaneey waan usheegi, Kismayo waliba Calanley waa la dhaaafi P.s. Oba, adigabe Zaire iyo Congo baad kasoo jeeddaa haddase saas ku dhan maayo ee dood caqliga gali garto meesha la imow duqa.
  15. Faafan;709734 wrote: Obo ninyahow ha is ceebayn Oba thinks we are from Yemen and that we are Arabs lol.
  16. oba hiloowlow;709718 wrote: ^^ he is still a kooyto. How so? Please explain.
  17. ^oba, correction: Gaandhi was born in Badhaadhe, Jubba. As far as the article, it is an out of touch one. 14 clans are going to govern themselves regardless what this "PhD candidate" says. He is basically trying to say hey don't forget us we also live there lol.
  18. General Duke;448771 wrote: Sharif Hotel is incompetent and will no doubt yield to his clan supporters. What was a surprise was the mess the secessionist made in Washington and hence giving the advantage to Faroole. This is the gift that keeps giving and regardless of what Oodweyne and others here may say, Puntland is becoming far more important to the west and those who have an eye at an alternative to the ever failing, bumbling ***** known as Mr Hotel. :D
  19. ^Even if the ONLF is a clan, it is fighting against Xabashis badawyahow, not Somalis. If the USC or Maakhir tribes were fighting agianst Yemen or some other crazy country for their land, I would effing support them! Even it was one clan that was fighting. Again, learn the difference between clan and clanism. Anyways, How did you end up supporting Mr.Motel LOL as you used to call him.. General Duke;448733 wrote: Their very first meeting and this is the result, Dr Faroole stormed out and will hold a press conference later in the day. So much for the gullible folk who reside in cloud cuckoo-land, and who kept parroting the line that Puntland was comfortable with this weakling named Mr Motel, I mean Hotel.
  20. General Duke;709596 wrote: ^^^ lol it's how a person who's very logo & movement is named after a sub clan and who is losing his mind over fiction because his clan uncle is leading it is talking about clan. Narnia has proven beyond doubt who some people are. The comic material has been great. Obviously somebody is having trouble differentiating clan from clanism, you are the father of the latter. You should be preaching people to base clanism on every thing instead of accusing them of doing that.
  21. Odey Dhaqameedyada Azania oo Shir Jaraaid Ku Qabtay Nayroobi. Magaalada Nayroobi Waxaa maanta shir saxaafadeed ku qabtay qaar mid ah Ugaasyo iyo Salaadiinta ****** kuwaas oo horey ooga qeyb galay shirkii lagu dhisay Dawlad goboleedka Azaaniya ee ka dhacay magaalada Limuru. Waxaa Salaadiinta ku soo biirey Suldaan Cabdi cali Sonkor Ujeedada Shirkan loo qabtay ayaa ahayed Taageero Dawlad Goboleedka Azaaniya ee Todobaadkii hore lagu dhisay magaalada Limuru.Oogu horeyn waxaa ka hadalay Shirka Suldaan Cabdi cali sonkor Suldaan oo hadlkiisa ku furey “Waxaan marka hore u mahad celinyaa dawlada kenya dadaalaka ay ka gaysatay Dhismaha Dawlad goboleedka Azaaniya oo ahaa hawl mudo dheer socotay ‘ intaas kadib hadii aan nahay ugaasyada iyo Salaadiinta ****** Waxaan taageersanahay Go aamadii ka soo baxay shirkii Limuru ee lagu doortay Madaxwaynaha Dawlad goboleedka Azaaniya.Sulaadnku wuxuu intaas ku darey in la adkeeyo midnimada ummadda asaaniya laguna dadaalo in wax laga qabto dhibaatooyinka jira deegaanadaas.Sidoo kale Waxaa Ka hadalay Ugaas Xiirey “ waxaan aad oogu mahacelinyaa dhamaan inta gacanta ka gaysatay aabulka iyo Dhismaha Dawlad goboleedka Azaaniya, Waxaa jira Xildhibaano Baarlamaanka Dawlad Soomaaliyeed ku jira kuwaas oo ka soo jeeda deegaanada Jubbooyinka intii ay jirtay dawladan waligood kamayn hadlin dhibaatada ka jirta deegaanka ee dadkii ay baarlamaanka ku matalyeen ku noolyihiin, xiligan hada lajoogo ma jirto sabab ku kalifi karta in ay ka hadlaan waxaan leenahay kuwaas Shacabkii Jubooyinka iyo Gedo way isu tageen waxayn dhisteen Dawlad goboleed imaada deegaanka Waa laga gudbay xiligii is qabqabsiga iyo daynisaga waana in uu aqligiinu shaqeeyo fahantaana xaqaaqi jira.Sheekh Khaliif Guure oo ah Gudoomiyaha Golaha Guurtida Jubboyinka ayaa Wuxuu ka hadlay Hadalo ka soo yeedhay Masuuliyiin ka tirsan dawlada Soomaaliya oo sheegay in ayna aqoonsaney Dawlad Goboleedka Azaaniya Sheekh khaliif wax uu yidhi Dawlad goboleedka Azaaniya Waxaa lagu dhisa Axdiga Dawlad Ku meel gaadh ka ah oo ogol in 2 gobol iyo wixii ka badan ay dhisan karaan maamul goboleed Waxayn sharci ku tahay Sharciga uu Madaxwayne Shariif Madaxwayne ku yahay ee baarlamaan kuna ku dhisanyahay Wuxuu intaas ku darey Sheekh khaliif guurey in ayna dawlad Sheekh shariif ogolaasheheeda iyo diidmodeeda midna waxba tareyn Sababtoo ah xiligii ayaa ka dhacay oo 4 bilood oo kaliya ayaa u dhiman dawlada Shariif.Sidoo kale Wuxuu ka hadalay Wafdi Xildhibaano iyo Wasiiro Dawlada KMG Kuwaas oo booqday meelihii ay ciidamada dawladu dhawaan qabsadeen ee jubbooyinka iyo Gedo Wuxuuna yiri;mudo dheer ayey hawshan socotay Ciidankan ma aha ciidan si fudud lagu soo saarey Mana aha Wax xero ciidan ku xereysaan oo hada laga soo daayey Waa Ciidan wata Barnaamjikooda Maamul iyo nidaam Waana wax cad oo la ogyahay way fiicaaan lahayd wax aad ka qabneysaan in aad qabtaan xiliga ay ciidankan xareysnaayeen. Waxay qabanayso dowladu iyo hadii ay gacan ka gaysan karto dadka way u baahanyihiin gacan qabasho, waana soo dhawayneynaa Dhaqaalaha aad xiligan ku bixineysaan Wiilasha Ciidanka ah Waa xaqoodii Wan miisaaniyadii loogu talo galay dhaqaalahaasi Waxaanse idiin sheegaynaa in barnaamijka, nidaamka & habka uu u dagsanyahay in ayna dowladu baal marin.Gabogabadii shirka Waxaa ka hadalay Ugaas Shangolo oo aad oogu mahadceliyey Madaxwayne Maxamed Cabdi Gaandi kuna dheeraaday Sida Qiimaha badan ee intii uu socoday shirkii Limuru u qanciyey fikirka iyo talo wadaagana ay halkaas oogu kala qaateen. Wuxuuna intaas ku darey in uu yahay Madaxwayne Gaandi Nin Xil kas ah jecel Wadatashiga iyo midnimada dadka Dagan Gobolada Azaaniya. Ka daawo shirka sawiradiisa linkiga hoose http://s1038.photobucket.com/albums/a463/jubbalanddf/Taagerida%20Salaadiinta%20Jubboyinka/?albumview=slideshow Codka jubbaland www.jubbalanddf.net
  22. Meles Lost Political Credibility AFP – ADDIS ABABA — Ethiopia is ready to help the people of Eritrea topple the regime of Issaias Afeworki, Prime Minister Meles Zenawi told lawmakers Tuesday, ruling out a military invasion. Meles accused the Eritrean government of trying to destabilise Ethiopia by backing rebel groups such as the Oromo Liberation Front (OLF) and ****** National Liberation Front (ONLF) as well as the Somali Al Qaeda-affiliated Shebab. “We have to facilitate ways for Eritrean people to remove their dictatorial regime,” he told journalists. “We have no intention to jump into their country but we need to extend our influence there. If the Eritrean government tries to attack us, we will also respond.” The border war that pitted Eritrea against Ethiopia from 1998 to 2000 left some 80,000 dead. Despite a peace agreement signed in 2000 in Algiers, tension continues to run high between the two Horn of Africa neighbours. Meles also slammed what he said was the influence of the Egyptian government, which he accused of encouraging Eritrea to destabilise Ethiopia, in order to dissuade Ethiopia from developing the Nile. “Recently, Eritrea has been training and deploying Al Shebab and home-grown destructive forces to terrorize our country. But Egypt is the direct force behind these destructive elements,” he told lawmakers. He called on Egyptians to realize that Ethiopia is not their enemy, saying that Ethiopia’s plan to build a major dam on the Nile will also benefit the downstream countries. “We want the Egyptian people to realise that we do not want to hurt them,” he said. Ethiopia has plans to use Nile waters for agricultural projects. Egypt feels such projects would threaten its water supply.
  23. Somalia creates new state, Azania AP) NAIROBI, Kenya (AP) — Somali politicians are creating a new state in the battle-scarred nation, bringing the number of regional administrations to at least 10. The creation of Azania was celebrated Sunday in a colorful ceremony in Kenya's capital. But the country's fragile government is condemning the move, saying it fractures the already chaotic nation. Kenya supports the new administration as it creates a buffer zone near its border with Somalia. Azania President Mohamed Abdi Gandhi says his first duty is to retake his territory from an al-Qaida-linked militant group al-Shabab. Somalia has been mired in violence since 1991.
  24. General Duke;709588 wrote: That's the problem with Somali's when the clan bug catches them they are unable to differentiate between fact and fiction. LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOLL oo haddana LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL@Duke accusing people of clanism HA HA HA, dude you are the father of ALL clanism, atleast in SOL. Look at yourself!