The Zack

Nomads
  • Content Count

    7,629
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by The Zack

  1. LOL@Marqaan... that is always the case. Salaams bro, long time no see - I mean long time no SOLing Single? Always... as long as the magic number (4) is not reached. You still haven't answered all of the questions I have asked.... you must be high too. What is the freaking model of that piece of *&^* you have in your hands? I will see if I can send some tips to your way. When I talked about T-Mobile being same as ATT, I was referring to the port in/out process. Why bother leave a company to its mother-company? P.s. I accept cash, money order, cash, crack, and weed.
  2. Rudy, Troupleshooting 101 Define "Old Samsung Device", I mean you told us the the make but we also need the model. Do you still have the SIM for that phone, if yes, put it back in and power cycle the phone. If it aint that old, you should be able to see this phone as a drive if you connect it to your Mac. From that syncing or draggin/dropping should work. BTW what kind of Data are you trying to transfer? Xaliimo numbers AKA contact list or real data like pics, music, files and etc..? P.s. Going from T-Mobile to ATT is similar to going to Point A to um.. Point A lol, ATT bought T-Mobile USA.
  3. AfricaOwn;714717 wrote: ^^ I say you stay out of this. SL shouldn't come between them. Tan yari dulisanaa! XX waa Somali quman ee ka soco meesha.
  4. AfricaOwn is mostly worried about Ceerigaabo, I bet he would've supported an agenda to let go the land of SSC if his beloved Cerigaabo wasn't to be touched.
  5. WOW! What a turn out! Beautiful pictures, beautiful gathering! I see couple of family friends( Col. AhmedShukri and co.) in the pictures, they traveled from Columbus to London, good stuff!
  6. Look at that Audi.. XX yaa iska siiyo. He prolly drives 1988 Toyota Corolla.
  7. Parliament Speaker, Sharif Hassan, refuses to meet with Farmaajo Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa ka baaqsaday kullan maanta dhexmari lahaa isaga iyo Ra’isulwasaaraha DKMG ah Maxamed Cabdullaahi Farmaajo maanta Kadib markii uu kullankaasi qabsoomi waayay ayay xukuumada soo saartay war saxaafadeedkani oo ay isaga bari yeeleyso in kullanka uusan dhankooda ka qabsoomi weeynin balse uu ka qabsoomi waayay Shariif Xassan oo soo xaadiri waayay kullanka Shirkii caadiga ahaa ay Golaha Wasiiradu yeesheen Khamiistii 21kii April 2011 oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin sidii looga gudbi lahaa marxaladda kala guurka ah. Golahu waxey isku raaceen arrimaha soo socda: 1. Bacdamaa ay Xukuumaddu mas’uul ka tahay jaangoynta siyaasadda, loona baahanyahay in dhammaan hay’adaha dastuuriga ah ay ka wada shaqeeyaan sida ugu habboon ee looga gudbi karo marxallada kala guurka ah, in loo baahanyahay in mowqif mideysan ay dhammaan hay’adaha dastuuriga ah ka wada qaataan habka ugu habboon ee looga gudbi karo marxaladda kala guurka ah. 2. Bacdamaa Baarlamaanka sharafta leh ay 3dii February go’aamiyeen in muddada baarlamaanka lagu kordhiyo 3 sano, isla markaana uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya uu ka codsaday baarlamaanka inay dib-u-eegid ku sameeyaan go’aankaas, ka dib markii shacabka soomaaliyeed iyo caalamkaba ay muujiyeen welwelkooda ku aadan muddada 3da sano iyo iyada oo markii horeba ay aheyd in Xukuumadda laga sugo barnaamijka muddo kororsiga, ayey Xukuumaddu go’aamisay arrimaha soo socda: A) In guddi heer wasiir ah oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda FKMG ah ay kulan wadatashi ah la yeeshaan Guddoonka baarlamaanka iyo madaxda guddiyada baarlamaanka, si looga wada hadlo marxaladda kala guurka ah, oo loo helo mowqif mideysan oo ay ku jirto danta shacabka soomaaliyeed. 3. Raissul Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maalintii Khamiistii 21kii April u qoray warqad baarlamaanka kuna haggaajiyey Guddoomiyaha Baarlamaanka kana codsaday in maalinta Sabtiga ah ee 23ka April 2011 uu kulankaas wadatashiga labada hay’adood ah uu dhaco. 4. Golaha Wasiirada iyagoo arkaya baahida loo qabo in aragti mideysan laga yeesho sidii looga wada gudbi lahaa marxalladda kala guurka ah ayey u arkeen inay khasab tahay in wadatashi deg-deg ah lala yeesho baarlamaanka. 5. Golaha Wasiirada waxaa ka go’an sidii loo raadin lahaa maslaxadda ummadda soomaaliyeed oo geed dheer iyo mid gaabanba loogu fuuli lahaa, isla markaana si is-faham iyo is-afgarad leh loogu soo afjari lahaa xal u helidda xilliga kala guurka ah. 6. Walow uusan shirkii la filayey maanta qabsoomin, Xukuumaddu waxey weli rajo weyn ka qabtaa in kulankaas wadatashiga ah ee muhiimka u ah shacabka soomaaliyeed inuu sida ugu dhaqsiyaha badan u qabsoomi doono, isla markaana guddiyada labada gole si saraaxad leh uga wada hadli doonaan sidii mowqif mideysan oo ay danta shacabka ku jirto loo gaari lahaa. Arrimaha Abaaraha ka jira Dalka: Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Somalia iyo Golahiisa Wasiirada waxey wel-wel aad u weyn ka qabaan xaaladda aadka u daran ee abaaraha ah ee ka jira dalka Somalia oo maalinba maalinta ka danbeysa ay xaaladdu ka sii dareyso. Waxaa jira warar ka imanaya gobolada dalka oo sheegaya in dad iyo duunyaba ay macluul iyo gaajo ugu dhimanayaan, iyadoo roobabkii la filayey ay aad u soo daaheen. Sidaas daraadeed waxey caalamka iyo hay’adaha gar-gaarka ka codsanayaan in si deg-deg ah loo soo gaaro shacabka soomaaliyeed. Dowladda FKMG ah waxey soo dhaweyneysaa Madaxweynihii hore ee dalka Ghana Jerry Rowlings baaqiisii ahaa in shacabka soomaaliyeed si deg-deg ah loo soo gaaro, iyo baaqyadii isdaba jooga ahaa ee ka imanayey Qaramada Midoobey ee dalbanayey in shacabka soomaaliyeed si deg-deg ah loo soo gaaro. Dowladda FKMG ah waxey ugu baaqeysaa shacabka soomaaliyeed kuwa gudaha jooga, qurbo-joogta iyo ganacsatada soomaaliyeed inay gar-gaar deg-deg ah la soo gaaraan shacabka soomaaliyeed ee ay abaarahu sida xun u waxyeeleeyeen. Kismaayood.com
  8. Meles is feeling the heat from up north. There isn't even a real rebel group that oppose Isias, Meles is just making loud noise.
  9. Unless we are going by people's personalities, AhmedNijaad stated some valid points. Being a film maker or being their "girlfriend" (What is a girlfriend by the way? The one that does everything that a wife would do without being married to you, right?) is not an admirable thing in my book. P.s. Ahmed is pervert himself therefore worrying about other people's business is not his position. P.s.s. Did Ahmed find the Somaliland/German porn he was looking for the other day yet :D
  10. OK... six months later, the Ashraafta are at it again but like I said many times, Shariif Hassan is about to send Shariif Ahmed to home(some Arab country lol). August and the Elections. Presidential candidates: Sheekh Shariif, Prof. Warfaa, Fish(an Ohioan), and many others. Potential candidates: Sharif Hassan
  11. Drogba: Yo Torres, this is my ball!
  12. ^Dude, you didn't prove me wrong, MMA has already brought the same example you are trying to bring forth, no authentic way to back your claims up. Regardless, moving on.... Translate this word to "correct" Somali, MILK, which dialect has it right? Maay or Maxaa tidhi? Or are they both lost on this one. Another one, how about SHEEP specially the male and singular.
  13. Ereyga "GAAL" asagoo macno kale leh Af-Somaliga wuu ku jiray waligiis, macnihiis waa "GAAL", yacni ninkaas waa gaal oo kale. Waxaan is weydiinay waxuu ahaa--- Lahjadda maayga ereyga "GAAL" (Thus gaalkacayo, gaaljecel...) waxey u yaqaanaan " Geel" taas waxaa kuugu cad iney kasoo deynaseen afka Oromada. Ereyga GAAL asagoo macno kale leh wuu ku jiraa luuqadda Somaliga. Uma doodayo iska dood uun, in wax la isu sheego oo lakala faa'ideyso ma xuma.
  14. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;713597 wrote: Waligiis yaa yiri 'geel' la dhihi jiray, mise adiga saa mooday rabtaa na marsiisid. ing. Fiiri, MMA ereyga Gaal waa Oromo asalkiisa, adigu haddaad leedahay ma aha, instead of questioning my basic understanding, bal manoo keeni kartaa anything that can back up your claim of Gaal = Geel in the original Somali? Ereyo badan oo luuqadaha adduunka isaga eg yihiin waa jiraan, laakiin ereyadaas luuqad baa laheyd markii hore oo luuqadaha kale ka deynsadeen. Haddii "Gaal" uu asalkiisa Somali ahaa "geel" asaga ka waran? One more thing, ma waxaad leedahay Af Maayga ereyo aan Somali sax aheyn kuma jiraan? Is that what you are saying? BTW I was joking about the "H@rti" thing.
  15. He was promoted from deputy minister of sports to deputy minister of defence the same day that Azania was created, I will let you put the remaining pieces together.
  16. The Zack

    Niqaab

    Ayan Hirsi is a SOLer, it has been verified, ladies and gentlemen!
  17. ^LOL@ethnic lander aka I qabiil. Waan gartay. We have ethnic OG's all over east Africa. LOL.
  18. Good stuff. Saalax, Does Gaboose have a Mudug accent (and not Somaliland one) or is it just me? Aggaaah! Wacaddalee ninku waa reer Somalia.
  19. Presidential campaign to start soon, the most popular man so far, like or not, is our own good Shariif Hassan. The man is capable of owning all Somali politicians, I say he can own the so called International Community, too.
  20. Sheekh Shariif earns respect from many Somalis in every corner by changing his stance on the elections. He is now for the elections, regardless of what has changed his mind, the man deserves a respect for that. Let's, for once, applaud the man!
  21. And become too nice and get kicked out of the house? Thanks but no thanks! Now go and eat some tacos.