-
Content Count
7,629 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by The Zack
-
Too little too late for the reds... Maybe next season they will get their fourth place back?
-
Garaad Bari;718038 wrote: Waaaw This is real army,, these soldiers were trained in kenya over two yrs, they well trained n equiped, that is wy they over ran the boyz with the mask Indeed.
-
^so what? Soo xabashida kama baqdaan macal shabaabkiina... Now go n run, run real fast till u get to home.
-
http://kismaayonews.com/uploads/images/kaambooni%205.JPG
-
Dhoola tuska mise dhaayo tuska Xarakada Kaambooni (Daawo Sawirada) KN:Shabakadda KismaayoNews oo heshay sawirada madaxda iyo xarunta taliska ee Xarakada Kaambooni wax yar kadib ku dhawaaqistii maamulka cusub ayaa akhristayaasheeda la wadaagaysa ee daawasho wacan. Wariyeyaasheena uma suuro galin inay booqdaan Jiidda ay isku hor fadhiyaan ciidamadu. Dhamaan sawiradani waa barta xarunta taliska Dhoobleey ee Xarakada Kaambooni.
-
Reports from Dolow indicate that Barre kinda told the Ethiopians to *&*$ off, he wanted to command the troops that took over some parts of Gedo and that led to his arrest. These reports are unconfirmed but the arrest of Xildhibaan Hiiraale is indeed officially confirmed. It has been at least per the VOA.
-
Audio? Click here.
-
Ethiopia oo Xirtay Xildhibaan Barre Hiiraale Xildhibaan Barre Hiiraale waxa uu in muddo ah ku sugnaa degmada Doolow ee dalka Itoobiya, halkaasoo uu iminka ku xiran yahay.Wasiirkii hore ee gaashaan dhigga ee dowladda KMG ah, Xildhibaan Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) ayaa muddo saddex todobaad ah ku xiran degmada Doolow ee dalka Itoobiya. Wasiirkii hore ee gaashaan dhigga ee dowladda KMG ah, Xildhibaan Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) ayaa muddo saddex todobaad ah ku xiran degmada Doolow ee dalka Itoobiya. Xildhibaanka waxaa la sheegay inay xireen ciidamada Itoobiya, ka dib markii uu muran soo kala dhex galay isaga iyo sarkaal ka tirsan ciidamada Itoobiya, kaasoo la xiriiray dagaalada ka socda gobolka Gedo oo ay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda iyo Ahlu-sunna waljamaaca ay qabsadeen. Barre Hiiraale ayaa labadii sano ee u dambeysay ku sugnaa degmada Doolow, halkaasoo tababar lagu siinayay ciidamo uu watay, si ay ula dagaalamaan kooxda al-Shabaab. Dhanaan sources the VOA..
-
In Siilaanyo’s Trip to Kuwait, Acceptance to Union Symbol.
The Zack replied to xiinfaniin's topic in Politics
RedSea;717454 wrote: You gotta be living under a rock to believe in that photoshopped version of 'the picture'. The original picture posted by Xaji xundjuf clearly shows there were no flags or symbols of either Somaliland or Somalia behind Silaanyo. Unless we are taking your word for it, there is no clarity of which of the photos is photoshopped. -
It was one of those "when jokes go wrong" moments for the said teacher.
-
I don't blame Oz for stating that Chelsea will lose this Sunday. This guy is the referee.
-
LOL@NGONGE, another 7 months kulahaa.. Sharif Hassan : speaks (well sings) in Af Maay to Shariifka - Ani lee kiin dhiibidee Ulla ani lee kiin dhiibidee Ani lee iin heytee ogaaw Ani lee iiheytee ogaaw " frameborder="0" allowfullscreen>
-
The teacher asked a Muslim student whether she was grieving for Bin Laden's death lol. Watch it here:
-
Very beautiful! Masha'allah!
-
LOL@move to the city. I drive the truck for multiple reasons, getting the groceries is not of them but I wouldn't want to take bus to get groceries for the house. Not sure how you folks do that. Do you get a bag at a time lol.
-
^ :D Does the public transportation fees go up when gas prices spike?
-
^Because you came from a real city :D I know you like to hear that.
-
Senegal: Cameron:
-
Saalax;717411 wrote: lol isn't that the Russia flag. http://www.google.co.uk/search?hl=en&q=russia+flag&um=1&ie=UTF-8&tbm=isch&source=og&sa=N&tab=wi&biw=1280&bih=699 Azania is not a country but a small state in the country of Somalia but some countries actually do have similar flags, check this out: New Zealand: Australia
-
Apparently, A LOT needs to be done before the Shabaabs can be fulled kicked out of Azania.
-
Taliyaha ciidamada Siyaloow lagu soo tabobaray ee Dhoobleey ku sugan ayaa la hadlaya xildhibaan Xamar ku sugan, wuxuu leeyahaya “Aniga ma jirto cid aan hoos tago iyo maamul aan aqoonsanahay, illaa Kismaayo laga tagaayana howshaasi ma galaayo”. Wuxuu u taliyaa 6 boqol oo ciidamo ah iyo 15 tikniko, qof ayaa weeydiinaya bal in uu ka amar qaato Prof. Gaandi oo dhawaan loo magacaabay madaxweynaha maamulka Azania, wuxuu ku jawaabayaa “haddii uu doonayo in aan isaga ka hoos shaqeeyo waa inuu yimaadaa furunta dagaalka ”. Hadalka ninkani gaar ahaan kalmadiisa ah “illaa Kismaayo laga tagayo” ayaa ah halka ay taalo halista iyo dhibaatada ugu weyn ee ka jirta Jubooyinka, waxa ayna sawir calawsan kaa siineysaa waxa uu ku dambeeyey maamulkii loo hanweynaa ee Azania ee Kenya lagu dhisey qeyb ka mid ah. Dhoobleey waxaa jooga barasaabka Jubbada Hoose Ilyaas Badal iyo Cabdirisaaq Cusmaan Maxamuud ah oo ah gudoomiyaha degmada Afmadoow, markii warfidiyeeno magaalada booqdey ay weeydiiyeen aragtidooda iyo in ay warbaahinta hadal siinayaan waxay yiraahdeen “qilaaf ayaa jira, haddii aan hadalnana kuwa kale ayaa naga dabahadlaya ee ka aamusa arrimaha siyaasada”. Arrintani sow kama dhigna Barfuunkii mar Soomaaliya laga heli jirey ee dadka u bixiyeen “leedha iggee” oo loola jeedo in barfuunkaasi uu yahay mid aad u udgoon badan balse marka hawada iyo banaanka lala tago ay hawada la tagayso caraftiisa? Dhab ahaantii waxa meesha ka jira oo dhan ayaa leedha iggee ah haddii ay ahaan lahayd Kaanbooni, iyo DKMG ahba. Azania waxay tabobaranaysaa ciidamo cusub, DKMG ah ciidamo cusub oo illaa shan boqol gaaraya ayay ku xaraysay Dhoobleey, Kaambooni iyana gaarkeeda ayay ciidamo hor leh u abaabuleysaa, iyadoo sargaal kaanboni ka tirsan laga soo xigtey isagoo dhahaya “cid aan Kaanbooni ahayn oo halkan maamul ka sheegan kartaayi ma jirto”. Xusuuso marka ay waxani oo dhan dhacayaan, ciidamadani huwanta waxa ay qabsdeen magaaladii ugu horeysey ee gobolka ka tirsan, ka waran marka ay tagaan Kismaayada loo wada xusul duubayo. FIIDSOOH KismaayoNews.com
-
Popular Contributors