Garyaqaan2
Nomads-
Content Count
878 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Garyaqaan2
-
^^^^ Abti macaane some ppl is funy for them of what they think is funy for. Knife knife
-
Ilhaan and Hayaan walaahi i could not stop laughing when i read about the knife salesman couse I remembar one day I took my friend to the knife Jobfar. Dressed very professional, he was so excited and could not wait to be hired. when they call his name i was waiting him in waiting room about an hour i could not wait him. I left message for him to call me when he is done.. about 3hrs i picket him up. he didn;t tell me anything he started loughing and loughing when I ask him he told me that he will be going house to house asking people if they want to buy KNIFE LOOOOOOOOOOOOOOOOL Ilhaam..loooooool, I begged for my mother to drive me way up there when I saw the Ad in the summer of my 11th grd, I sat there all expecting and dressed so professionaly, they mentioned the Knives and Door to Door after TWO HOURS of sitting down and filling papers...I went back to the car to my patient hoyo and cousin sitting there fuming after waiting outside in the heat for two hours...and when I mentioned the job and what it consitited of, they could not stop laughing...go to a stranger, knock on his door with a bunch of knives, ur welcoming him to kill you lol..heh
-
It is very clear that laascaano is 100% part of puntland. I don't know why ppl choose to be plinded about the SOL ISSUE. well soomaal abti i can see you are trying to be plotically correct. waxaad diideeysaa in uu hadal kaa dhaco.
-
Ina hooyo SOOMAAL AFKAAGA CAANO LAGU QABAY. WE KNOW THAT BUT THE QUESTION IS, IS LAASCAANO PART OF PUNTLAND? OR SOMALILAND PS Be Who you are And Say What You Feel because Those Who Mind Don't Matter And Those Who Matter Don't Mind. Warlee maa wadeeynaa!!
-
^^^ Soomaal ina hooyo do u agree with Duk that Lasscaano is part of puntland?? I don't know when laasaano became between somaliland and puntland!!
-
too bad ina hooyo hadaadan aqoon afkaaga hooyo !!!
-
War deg deg ah Labadii qole ee isku haayey deegaanka Sii Sii oo hub ka kala helay Eratareya iyo Itoobiya oo bilaabay maata leyskoodii ( dagaal xoogan oo ka qarxay SiiSii) Muqdisho Dagaal aan loo meel dayeynin ayaa xiligaan ka socda deegaanka Sii Sii kaasoo u dhaxeeyo labada kooxood ee isku haayo gacan ku heenta magaalada Muqdisho kuwaas oo 16sano ka dib shacabka Muqdisho biday in ay qaxaan iyagoon ka nasan kuwii hore. Aqliga Hawiya ayaa moodaa in uu ka duwan yahay Soomaalida inteeda kale maxaa yeelay waa kuwa aan marnaba u fikirin dhican hor marka dalkooda iyo dadkooda taasoo keentay shaqsiga ****** in uusan qof la kaftami karin. Labada kooxood oo maal mahaan ha kiyey dagaalkoodii ayaa sida wararka sheegayo waxey hub ka kala heleen wadamada Itoobiya iyo Eratareeya taasoo keenatay ay bilabaan dagaalkoodii ahaa maata leyska Dagaalka ayaa xoogeystay xiligaan iyadoona rasaasta dhaceyso laga joogi la yahay daafaha magaalada Muqdisho Labada kooxood ee ku andacoonaya in ay Bulshada ay badbadinayaan ayaa waxaa loo arkaa kuwa ah maata leys aan u nuxin umadiisa Dagaalka bilaawday 18 Febaraayo 2006 ayaa inta la ogyahay waxaa ku dhintay 1000 qof iyadoona tiro intaa kabadana ay ku dhawaacmeen . mana jirta cid sheegan karto in ay wax ka faaiday dagaaladaasi Cabdi Xasan Gacal gacal_2006@hotmail.com Ku noqo beejka dayniilecom @hotmail.com (Breaking News) Dagaal aad u Kharaar oo la isu Adeegsaday Hubka Noocyaadiisa kala Duwan ayaa Dib uga Biloowday Maanta Duhurkii Degaanka Sii Sii ee Magaalada Muqdisho, Waxaana Gabi ahaanba Bur Burtay Waan Waantii Nabadeed ee ay wadeen Gudiga Nabadaynta Beesha Mudulood Posted to the Web May 24, 06:18 Dagaal aad u Kharaar oo la isu Adeegsaday Hubka Noocyaadiisa kala Duwan ayaa Dib uga Biloowday Degaanka Sii Sii ee Magaalada Muqdisho, Waxaana Gabi ahaanba Bur Burtay Waan Waantii Nabadeed ee ay wadeen Gudiga Nabadaynta Beesha Mudulood. Dagaalkaan oo ah isagu mid ayaamahaan laga nastay, ayaa la sheegay in ay weerarkiisa lahaayeen Maleeshiyaadka Isbahaysiga la dagaalanka argagixisada oo iyagu Hub iyo Saanad Cusubi ay soo Gaartay oo weerar Gaadmo ah ku qaaday Maxkamadaha Islaamiga. Waxaana lagu Soo Waramayaa in Xaafadu ay Markale Qiix iyo Sawaxanka Rasaasta Hubka Waawayn ka dhaca ay ku habsatay, iyada oo shacabkii deganaa Xaafadaasi ay markale dib uga qaxeen guryahoodii. Bashiir Raage, Maxamed Dheere iyo Muuse Suusi oo isku dhinac ah ayaa lagu soo waramayaa in ay dagaalkaan wadajir uga wada qayb qaateen, iyaga oo la dagaalamaya Abuukar Cumar Cadaani oo isagu Garab ka helaya Maxkamadaha Islaamiga. Dhinaca kale waxaa wali is horfadhiya Ciidamadii Cabdi Qaybdiid iyo kuwii Indhacade oo wali kuwada sugan wadada isku xirta afgooye iyo Muqdisho, waxaana laga cabsi qabaa in dhinacaasna uu dagaalku ka biloowda. Idamaale News Diryanka Madaafiicda, hoobiyaha iyo lidka diyaaradaha ayaa mar qura is wada qabsaday. Rasaas aan loo aabayeelin oo laga ridayo qoryaha darandooriga u dhaceysana waa lays weydaarsanayaa, agagaarka SiiSii oo ah meeshii uu horey uga dhacay Dagaal si weyn loogu hoobtay oo ay ku dhinteen in ka badan 200 shacab u badan uu ku dhax maray midowga maxaakiimta Islaamka iyo Isbaheysiga dhawaan la dhisay ee la dagaalanka waxa loogu yeeray argagaxisada iyo soo celinta nabada. ilaa iyo haatan macadda qasaaraha dagaalkan oo bilaawday abaarihii 9:30pm fiidnimo ee caawa, hase yeeshee waxaa la dareemayaa in madaafiicdaas ay gaareyso xaafado ka fog fog goobaha dagaalka, ayna shacabka naxdin weyn ku abuurantay oo ay u sara joogaan sidii ay uga baxsan lahaayeen kubadaha holcaaya ee ay ku liishaamayaan kooxaha dagaalamaya. wixii ku soo kordha dagaalkan waxaad kala soconeysaan wararkeena dambe insha Allaah
-
Asalaamu calaykum warax matulaahi wabarakaatuh. sxb red sea afar walxood isku meel ma galaan. 1. Raaligalin ayaan bixinaayaa. 2. dadkeeygana waan qancinaayaa. 3. Ilaaheeyna waan ka baqaayaa 4. Geesina waan iska dhigaayaa. Hadaa ilaah kacab saneeysid iyo maalinta yow mal Aaqir ha labO qalbiyeen oo dheh Raali ahaada waxaan sameeyey waa qalada And you know 100% your intentions were to show what was in your mind And pls don't lie about that !! oo waa hadaa xadiis iyo aayad quraan soo dalii shatay sida hoos ku qoran. After all, Allah subxanahu Watacalaa said in the Quran: "and help one another in goodness and piety, and do not help one another in sin and aggression; and be careful of (your duty to) Allah; surely Allah is severe in requiting (evil)". (Suratul Maa'idah) So you have to choose whether you want to be know us ninka difaaca qabiilkiisa ama nin difaaca diintiis iyo Qabiilkiisa. you can not be both. To my fellow Somalilanders, I hope you don't percieved this as though I don't believe what Somaliland stands for, but I like to get my point across in respectful and rational way to my other Somali Muslims, therefore this particular thread applies to that. I hope everyone understands this and doesn't misinterpret it couse somaliland stands for (QABIIIIIL)
-
Nazir who is caming to the white house on may 18. Note: alot people live in washington DC Maryland And VA who have different opionin about somaliland. You will be seing me caring big blue falg screming somali (HANOOLAATO) somalia (HA ISRAACDO) Somaliland Magaca habadalato. Me and my maryland people will have another protest aginst somalia dhulkeeda.
-
In these life every trun is UNCERTAIN, in the sea every wave is a DANGER, in a garden every flower is a BEAUTY AND IN THE WORLD a person with brian is TREASURE.!!!!!!!!!!!!!!! warlee maa wadeenaa
-
Well well when i was very very young my uncle used to call me wiil habaarane or some ppl say Wiil balo that name got stuck on me until today. I decided to call myself Wiil_Duco
-
Interview with Dhiigyocabkii Siyad Barre » For God's sake respect the dead man's bady. :mad: these must be deleted for SOL. remembar to respect the dead ina hooyo cadoowtada kugu jirta weeynaa. waxaad ka hadasho miyaad weeysay. waalidkaaga miyeeysan ku soo barin sida loo xush meeyo ruuux dhintay :confused:
-
March 31, 2006 - 00:23 Somaliland government rejects parliament's decision to expel CARE representative Awdalnews monitoring service= HARGEISA, 30 March 2006--The Somaliland government rejected a parliament decision on expelling the CARE International representative in Hargeisa. Acting upon the recommendation of its Committee for Foreign Affairs and International Cooperation, the Somaliland's Lower House passed a decision on Wednesday asking the government to expel the Care official, Mr. Tim Moya, accusing him of denying a job to a Somaliland woman and giving it instead to a foreigner with lesser qualifications. The government, however, branded the House's decision as overstepping its duties as lawmakers and allowing itself to act as an executive body. In a press statement issued yesterday, Abdillahi Mohammed Duale, Minister of Information, said that the House had acted illegally by violating article 53 of the country's constitution which defines the different roles of the country's executive, legislative and judicial bodies "The government will not accept the Lawmakers to take the role of the executive body, otherwise the country will be in a state of chaos," the statement said. The House's decision cited that CARE International had denied a job to Mrs. Amina Sh. Mohammed, who is the wife of Mohammed Ahmed Silanyo, Chairman of the biggest opposition party Kulmiye and former presidential contestant against incumbent President Dahir Riyale Kahin. The case was a hot issue for the Somaliland press in the last two weeks and some commentators even accused the Minister of Planning, Ahmed Haji Dahir, who hails from same region as the President, of being behind the rejection of Amina for political reasons. The government's statement, however, stated that government didn't receive any complaint from the citizen concerned, stressing that the government was working to find jobs for its citizens and would not in anyway deny them any employment opportunity. In a clear warning to the opposition-dominated House, the statement expressed the government's readiness to work with it according to the letter of the constitution but "will not allow its duties to be overtaken by other bodies." "We ask the Lawmakers not be hijacked by interest groups," said the government statement, "such actions will hinder our progress in establishing a good system of government and will be detrimental to our endeavors towards gaining international recognition," the statement concluded.
-
Xiisad ka abuuran gudaha magaalada Hargeysa Hargeysa 31 March. 06 ( Sh.M.Network) Xiisad kulul ayaa ka taagan magaalada Hargeysa ee maamulka la baxay Somaliland, ka dib markii xukuumadda Daahir Riyaale ay ku gacan seyrtay go'aan Baarlamanka Somaliland uu soo saaray. Gudaha Magaalada Hargeysa Xiisadaan ayaa ka dhex aloolsantay xukuumadda isku magacowday Somaliland iyo golaha shacabka maamulkaasi, ka dib markii war saxaafadeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada lagu gacan seyray in go'aanka golaha baarlamanka uu ku gaaray in haweeneyda u dhaxday gudoomiyaha xisbiga mucaaradka Kulmiye Siilaanyo oo lagu magacaabo Aamino Waris ay ka mid noqoto madaxda sar sare ee Hay'adda Care ee ka howlgasha gudaha Somaliland iyo waliba in Somaliland laga musaafuriyo nin ajnabi ah oo booskii haweeneydaasi lagu badalay. War saxaafadeedka ka soo baxay xukuumadda Somaliland ayaa waxba kama jiraan lagaga soo qaaday go'aankii Baarlamanka, iyadoo lagu sheegay in haweeneydaasi aanu u shaqeyn karin hay'adaasi isla markaana jago sare ka qaban karin iyo sidoo kale Ninka ajnabiga ah aan laga musaafurin karin gudaha Somaliland. Arintaan ayaa keentay buuq iyo xamaasad ka dhex aloolsantay xukuumada iyo Baarlamanka Somaliland, iyadoo sarkaalka ugu sareeya ee Hay'adaha samafalka uu isaga baxay gudaha Somaliland si qarsoodi ah. Xukuumadda Somaliland ayaa tilmaamtay in aanu tixgalindoonin go'aan ceenkaan oo kale ah hadii mar kale Baarlamanku isku dayaan. Go'aankaan ayaa soo baxay maalin ka dib markii golaha shacabka Somaliland ay soo saareen sharci ahaanshaha in xaaska Axmed Siilaanyo ay jago sare ka qabato Hay'adda Care. Xukuumadda Daahir Riyaale ayaa ku doodeyso in ruux ka tirsan xisbiyada mucaaradka aaanu jago sare ka qaban karin hay'adaha samafalka war-saxaafadeed. xukumada Somaliland kuma camal fali doonto go`aanadii shalay ka soo baxay Golaha Wakiilada ee ku saabsanaa Hay`ada Care iyo qof shisheeye ah Somaliweyn -Hargeysa- 30/03/06 Xukumada Somaliland ayaa maanta soo saartay war-saxaafadeed ay ku diidan tahay in ay fuliso go`aamadii shalay ka soo baxay Golaha Baarlamaanka Somaliland. kaasi oo ay cod aqlabiyada ku sheegeen in hay`ada CARE INTERNATIONAL ay si dhaqso ah ugu soo celiso shaqadii ay ka heshay Marwo Aamin Weris. waxa kale oo go`aamadii shalay ka soo baxay Baarlamaanka ka mid ahaa in dalka laga eryo Mr. Tim Moya oo isagu ninka haatan sii haya xilka madaxa CARE ee Hargaysa oo ay dhalashadiisu tahay kiiniyaan. War-saxaafadeed uu ku saxeexan yahay Wasiirka Warfaafinta Somaliland Md. Cabdi-laahi Maxed Ducaale oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay xafiiska wararka somaliweyn ee magaalada Hargaysa waxa uu u qornaa sida; WAR-SAXAAFADEED. Xukuumada Somaliland kuma camal fali doonto go'aanadii shalay golaha wakiilada ka soo baxay ee ku wajahnaa Hayada Care International iyo qof shisheeya ah oo dalka laga eryayo waxayna u aragtaa xilkii dastuur ahaan golaha Fulintu lahaa oo ay qaateen golaha wakiiladu, Qodabka 53 ee dastuurka qaranku saabsan awooda iyo waajibaadka golaha wakiiladu majiro meel ay kagajirto shaqada xukuumau ay leedahay waxaa la wareegaya golaha wakiilada maxaayeelay waxaa uu leeyaha awooda dawladeed ee jamhuuriyada somaliland waxay u kala qaybsantahay sadex hayadood oo kala ah 1. Golaha Fulinta (Xukuumda) 2. Kan Xeerdajinta (Golaha Wakiilada) 3. Iyo kan Garsoorka ((Maxkamadaha) waxaanu cadaynaynaa hayadu inay xilkooda u kala madax banaanyihiin oo aanay midina mida kale xilkeeda la wareegi karin sidaasi awgeed maroorsiga iyo farogalinta xilka waaxda fulunti ay leedahay waxay ku xad gudbaysaa dastuurka qarankan xilkiisa kala hagaya sidaa awgeed wakiiladu markay goaansadaan xilkii fulintu lahayd ayaan qabanaynaa kama suurto gasho xukuumadu inay ogolaato maxaa yeelay waxaa markaa wadanku noqonyaa mid fowdo ah oo habka aduunku ku macaamilo aan ku dhaqmin taasoo macnaheedu noqonayo ma nihin qaran jira. sidaas awgeed xukuumadu waxay u aragtaa go'aankii shalay ee golaha wakiilada qodobo ka mida xilkeeda oo ay golaha wakiiladu la wareegayaan taasoo ku xadgudbaysa dastuurka. Sidaasi darteed ayaanay u ogalaan karin Xukuumada Somaliland ma ogolaan karto muwaadinka somaliland xuquuqdiisa in lagu xadgudbo waana waajib muwaadinkasta xukuumadu inay camal u raadiso kamana suurawdo inay iska hortaagto. Ilaa hadana ma jirto wax dacwad ah oo ay muwaadinadaasi u soo gudbisay Xukuumada sidaas awgeed cida arintaasi ka soo jeedisay golaha wakiilada waxaa loo qaadanayaa xildhibaanadu inay fulinayaan dangaara oo ay leeyihiin anagaa ka wakiila waxaa loo qaadanayaa dangaara. Waxaa mashruuc sharci noqon kara wixii uu dastuurku u banaynayo golaha wakiilada masa noqon karo mashruuc sharci xilkii dastuurku u kala xadeeyey sadexda hayadood ayaanu la wareegaynaa. Sidaas awgeed golaha wakiiladu waa inay ka fiirsadaan waxii aan xilkooda ahayn ee lagu marin habaabinayo. hore waxaa u dhacday arintii cusbitaalka Hargiesa ka dhacday oo xukuumadu wixii kaga aadanaa ay ka dhamaystirtay oo waliba madaxwayne ku xigeenka oo xilkii madaxwaynaha sii hayey uu hawshaasi raali galinteedii iyo wixii waajibad ahaa u dhameeyey in hadana dib loo soo cusboonaysiiyo go'aana laga soo saaray. xukuumadu way ku shaqaysay wayna ku shaqaynaysaa iskaashiga iyo wada shaqaynta golaha wakiilada intii wajib uu kaga dhigayo dastuurka qaranku laakiin marna ma ogolaanayso in shaqadeeda cid kale qaadato sida talaabo laga qaadayo iyo qof shisheeya ah. waxaanu xasuusinaynaa golaha wakiilada in xeerkii shaqaalaha (Labor Code) arintani ay khusayso uu horyaalo golaha wakiilada loogana baahanyahay ansixintiisa si xuukuumadu u gudato waajibaadkiisa waxaanu ka codsanaynaa xildhibaanada sharaftaleh iyo shirgudoonkaba inaanay afduubin koox dan gaara wadataa taasoo wax yeelaynaysa jiritaanka iyo nidaamka iyo nidaamka caalamigaa ee aynu doonayno inaynu aqoonsi kaga helo. N.B Waxaa kaloo jirta muwaadinku waxa uu u dacwoonkaraa waaxda garsoorka oo xilkeedu yahay dacwada qaadid mana aha xilka wakiilada ee galista dacwadaha muwaadiniinta ee madaniga ah oo waxkaqabashadeeda iyo fulinteedana ay leedahay xukuumadu hadii wakiiladu ay arintaas qaataana way ku xadgudbayaan xilkii garsoorka iyo fulinta waxaanay luminayaan shaqadoodii xeer dajineed. ALLAA MAHADLEH Cabdilahi Maxamed Ducale Wasiirka Wasaarada Warfaafinta
-
DAGAAL CULUS OO MAANTA KADHACAY SANAAG (GROOWE NEWS REPORTS)
Garyaqaan2 replied to Garyaqaan2's topic in Politics
Mansa Munsa Inahooyo thanks for the advice and the info.... now, puntland's resource doesn't need to negotiaten with one or two pereson ( Hal qabiil or hal bel) therefore the government doesn't need to negotiate with anybady for the good of their people. just keep that in main. -

Maakhir Macalinka puntland waxeey doonta ayeey sameeysaaa laakiin What adminstration is there to talk about? The rogue and clannish adminstration which is the one behind the mayhem. It is like asking a corrupt officer to handle a criminal case he is in involved. Think outside the box! saaxiibadeey Maakhir magac xumaa waxu araboowe ma magac buu waaye cadow timada aad u qabtid reerpuntland dheeraa raqiis yahoow Just remembar the leaders who build puntland are the once who are leading somali. Hadeeynu eegno dhinaca kale arinkaankale aaynu ka hadal no. HARGEISA, (Garoweonline)– Authorities in the self-declared Republic of Somaliland have again denied the release of prisoners,.... March 26, 2006 Who are originally from the Somali Region of Ethiopia. For over three years, these prisoners have been incarcerated in Hargeisa prisons without charge. When these prisoners were first arrested, Somaliland authorities argued that these young men were part of the ****** National Liberation Front (ONLF), an anti-Ethiopian government rebel group that operates in the Somali Region. But in early 2005, a Somaliland court found the prisoners innocent on all charges, because the Government failed to bring evidence against them. But the Government paid no heed to the court’s ruling and continued to keep the men imprisoned illegally. The prisoners were brought back into court earlier this month so that the case could be argued again. According to Garowe Online’s sources, the Somaliland court ordered the release of the prisoners as of 3/24/06. But the Somaliland government has failed to respect the court order and the men are still in prison on direct orders from the Office of the President. The unrecognized Republic of Somaliland – northwest Somalia – champions itself as a model for peace and democracy in Africa. Garowe Online News -

Everythink is possible but is veryhard to beileve is one person's folt. There has to be some issue that the brother couldn't face it; therefore that force him to get mad. or the brother might be he didn't want to Assist the sister. what ever the case is there is hadth that say if you got mad and you are in room leave the roon, or if you are standing ; sitdown, or if you are stingdwon, sleep, or take a waduu, i will recomend everyone to try these when they got mad about something. ladies please don't call police on your husban. :mad:
-
^^^^LayZieGirl Ceeb huuno don't talk to him like that lol. it is not good to use hardwords on your brother. Peace And love..........
-
La soo galiyay: 2006 Mar 28 - 05:40 • Wararka ugu dambeeyay ee ka soo baxaya magaalada Bosaso ayaa waxa ay sheegayaan in saaka uu... Dagaal ka dhacey Ceel aan ka fogeyn gododka laga baarayo Macdanta. Warka ayaa sheegaya in Ciidanka Madaxtooyada DGPL ee qaabilsan ilaalinta shirkada Range Resource iyo howlaha ay ka wado deegamada Barri iyo Sanaag mar ay biyo ka dhaansanayeen Ceel aan ka fogayn Godadka ayaa waxa haleeshay rasaas ka dhacaysay qoryaha fudud iyo kuwa cul-culus oo darandarooriga u dhaca. Rasaastaas ayaa waxa ciidankaa la beegsadey Ciidamo Beeleed ku qarsoonaa meel aan ka fogeyn ceelka dhinacyadiisa. Ciidamdas ayaa waxa lagu soo warmayaa in ay halkaa ku dileen nin ka mid ah Ciidamada Madaxtooyada loona badinayo in uu ahaan jirey Darawalka khaaska ah ee Madaxwaynaha Puntland Cade, ninkaas ayaa lagu magacaabi jirey Faarax Laangare halka ay ku dhaawacmeen sadex nin. Dhaawacayada mid ka mid ah ayaa sida wararku sheegayaan aad u culus iyada oo warar aan la xaqiijin ay sheegayaan in uu ku dhintey Isbitalka gudihiisa mid ka mid ah dhaawaca. Dhinaca Ciidamo Beeleedyada ayaa la sheegayaa in uu ka dhintey hal qof hal kalena dhaawac lagu qabtey haatana uu ku suganyahay isbaataalka guud ee Bosaso. Ciidamada Madaxtoyada oo gadaal u soo qaatey dhawacoodii ayaa markey magalada Bosaso soo galeen waxa baabuurtoodii mid ka mid ahi uu marey gabar afar iyo toban jir ah oo halkaa ku geeryootey . Very sad Ilaahoow unaxariiso gabadha maskiinta ah Gabdhaas oo magaceeda aan weli la xaqiijin ayaa waxa ay u geeryootey dhaawacyadii ka soo gaarey baabuurka dusha ka marey. Warar aan weli la xaqiijin ayaa sheegaya in Ciidamo gurmad ah oo laga qaadey Dekeda Magalada Bosaso ay ku sii jeedaan goobtaas. Dagalkan ayaa ah mid ay dadka deegaankaasi uga soo horjeedan in deegaankooda laga baaro Shidaal iyo Macdan midnaba iyada oo aan la soo marsiin qaabkii dowliga ahaa. Dhinaca kale Wasiirka Arrimaha Gudaha Axmed Cabdi Xabsade ayaa saxafada u sheegay in gaari Tikniko ah oo ay lahaayeen ciidamada Puntland lagu sameeyey jidgooyo, ayna weerareen kooxo hubeysani. Axmed Cabdi Xaabsade wuxuu kaloo beeniyey warar sheegaya in ay ciidamada maamulka Somaliland ka socda ay ku lug leeyihiin arrimaha ka dhacaya deegaanka Majiyahan, wuxuu kaloo xaqiijiyey in uusan jirin wax dagaal ah oo iminka socdaa.. Dadka indha-indheeya siyaasada Puntland ayaa waxa ay u arkaan isku dhacaan in uu noqon karo bilow dagaal qabiil oo salka ku haya qaabka loo marayo soo saarida khayraadka dalka. Garoweonline.com Marku su aashu waxeey tahay ma sidaanbaa Puntland xukun keeda.

Yes indeed Cad needs to realis he is not doing any good for the people of puntland. The Canadian Man he
-
The time has came. the Game of the warlords are over. Free at last free at last 14 score years ago, a great somalian, in whose symbolic shadow we stand signed the Emancipation Proclamation. This momentous decree came as a great beacon light of hope to millions of Muqdisho slaves who had been seared in the flames of withering injustice. It came as a joyous daybreak to end the long night of captivity. But one hundred years later, we must face the tragic fact that the Somalis is still not free. 15 years later, the life of the Somalis is still sadly crippled by the manacles of segregation and the chains of discrimination. 15d years later, the Somalis lives on a lonely island of poverty in the midst of a vast ocean of material prosperity. 15 years later, the Boosaaso is still languishing in the corners of moqadisho society and finds himself an exile in his own land So we have come here today to dramatize an appalling condition. In a sense we have come to our nation's capital moqadisho to pray in mosque. When the architects of our wadaado wrote the magnificent words of the Constitution and the Declaration of Independence, they were signing a promissory note to which every somalis was to fall heir. This note was a promise that all clan would be guaranteed the inalienable rights of life, liberty, and the pursuit of happiness. It is obvious today that Somalia has defaulted on this promissory note insofar as her citizens of Qabiil are concerned. Instead of honoring this sacred obligation, Somalia has given the minority people a bad check which has come back marked "insufficient funds." But we refuse to believe that the bank of justice is bankrupt. We refuse to believe that there are insufficient funds in the great vaults of opportunity of this nation. We must forever conduct our struggle on the high plane of dignity and discipline. we must not allow our creative protest to degenerate into physical violence. Again and again we must rise to the majestic heights of meeting physical force with soul force. Qab qabloo dhimo We cannot walk alone. And as we walk, we must make the pledge that we shall march ahead. We cannot turn back. There are those who are asking the devotees of civil rights, "When will you be satisfied?" we can never be satisfied as long as our bodies, heavy with the fatigue of travel, cannot gain lodging in the motels of the highways and the hotels of the cities. We cannot be satisfied as long as the Reer Marko people The gibil cad people basic mobility is from a smaller ghetto to a larger one. We can never be satisfied as long as a Laheesta yaasha in Marko Baraawe, cannot work freely and a Masaakiinta in Muqdisho believes he has nothing for which to vote. No, no, we are not satisfied, and we will not be satisfied until justice rolls down like waters and righteousness like a mighty stream. Go back to Muqdisho, go back to Jowhar, go back to Kismaayo, go back to Hargeeysa go back to the slums and ghettos of our northern cities, knowing that some how this situation can and will be changed. Let us not wallow in the valley of despair. I say to you today, my friends, that in spite of the difficulties and frustrations of the moment, I still have a dream. It is a dream deeply rooted in the Somalia dream I have Dream that one day c/yuusuf will forget the wepans he asking I have dream oneday Cade Muuse will lead Puntland in the wirght direction. I have dream oneday Hargeysa will joind their brother and forget the haters. I have dream I have dream
-
Puntland puntland puntland it failed into the wrong hands it was YAY before know is Cade Mid beer la iyo mid kalyo la. Waa dad nasiib xun. I agree what hapen in growe yestarday Faroole waxuu u bartay was free ah let him keep the job couse ku wa lagu badalaayo waxba ma dhaamaan asaga. Marka waa isma dhasho iyo dhaanteed. Ciyaal yar yare oo katagay qurbaha ayaa la wareegay puntland. P.S My prediction waa ay u dhamaatay Puntland ninka kasta meesha ay qabiilkiisa uu kubadan yahay ha xukunto. Red line hala wada sameeysto.
-
Popular Contributors