Caagane

Nomads
  • Content Count

    9
  • Joined

  • Last visited

  1. Gabadha ka suga hadalka ha maseerina e, Yemen baad iska daba dhigateen. Bella tell us the full story. Ma ku dhacay Jacaylkii qaaraddaha isu soo jeeray...mise arrange Marriage buu ahaa....why It didn't work out?We need more words.
  2. lol@gheele, Aniguba waan yaabanahay brother.
  3. lol@ducaysane, I guess Kaabo qabiilka ayaa kuu saxiixaya formka, galabtiina waa lagaa soo doonayaa or other option to borrow a book, you have to have home. Best way, otherwise SOL ayaa lagaa baafin. Education will figure out its way out of ignorance...lol
  4. @Nuune - Duqa Waa la soo haahaayaa nuune. Waa soo ducaynaynaaa....lol
  5. I was suprised when I heard the news, SL refused him to enter SL. It is political reason, I don't think it has to do personal. Yet I dont trust somali websites specailly Dayniile, is Dabshid #1. So Allaha u naxariiso, Inuu nin Somali ahaa oo qabiil aqoon waxaad ka arkaysaa Soomaalinimadda ka buuxda caruurtiisa. Good example and true Somali.
  6. Allaha u Naxariisto wiilka yar ah. Reerkiisa samir iyo iimaan Allaha ka siiyo. He is innocent and naive indeed.
  7. Allaha u naxariisto, rag iyo dumar wax gal ah buu dhalay.
  8. After 20 years of wars and famine,I don't think they remember anything, and they will not make difference, they were the masterminds of the civil war....I don't buy it.
  9. Inaa Lilah Wa Inaa Ilayhi Raajicuun. I remember Rodo she was my classmate, May Allah take her to Jannah and forgive her sins. My thoughts and prayers are all to family and friends.