ANWAR
Nomads-
Content Count
1,616 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by ANWAR
-
ITS NOT perfecT evening if somaliland dont come
-
SOMALIA IS BACK
-
Muqdisho(AllPuntland)- Madaxweynaha dalka Yaman Cali Cabdalla Saalax ayaa maanta dhambaal tahniyad ah u diray dhigiisa Soomaaliya Md. Cabdullaahi Yuusuf Axmed isagoo ugu hambalyeeyay munaasabada xuska sanad guuradii 47-aad ee ka soo wareegatay xiligii xornimada ay ka heshay umadda Soomaaliyeed gumeystihii Talyaaniga, wuxuuna Cali Cabdalla Saalax uu Madaxweyne Yuusuf ku yiri dhamaan shacabka iyo dowladda Yaman waxay hambalyo u direysaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed iyo dowladda oo u dabaal degaya 1-da Luulyo. Sidoo kale Madaxweynaha dalka Pakistaan Perves Musharaf ayaa dhambaal hambalyo ah u jeediyay Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Md. Cabdullaahi Yuusuf Axmed isagoo sheegay in shacabka iyo dowladda Pakistan ay shacabka Soomaaliyeed la qeybsaneyso farxada iyo u dabaal dega munaasabada 47-aad ee 1-da Luulyo. “Md. Madaxweyne waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay inaan dhambaal tahniyad ah kuu soo diro anigoo ku hadlaya magaca dowladda Pakistaan iyo shacabkeeda” ayuu yiri Madaxweynaha dowladda Pakistaan oo intaa raaciyay in xiriirka labada dal ka dhaxeeyo uu yahay mid wanaagsan haadana uu ka codsaday Madaxweynaha Soomaaliya in uu sii xoojiyo. Waa markii ugu horeysay ee munaasabad qaali ah oo noocaan oo kale oo Madaxda dalalka saaxiibada ay hambalyo u diraan Madaxweynaha Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed inta la og yahay, iyadoo caawa magaalada Muqdisho looga dabaal degayo xuska 1-da Luulyo.
-
Ciidamada Dowlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa howlgallo burcad si feyn ah ka sameeyay degaanka Xaramka , Lugooshow , Kuunyo Baroow ee gobalada Jubooyinka halkaasi oo kooxaha hubeysan dhibaatooyin ugu geeysan jireen dadka rakaabka ah . Howlgalaani ayaa siweyn waxaa u soo dhaweeyay odayaasha , wax garadka jubooyinka iyo darawalada gaadiidka oo ku tilmaamay talaabo loo baahnaa isla markaana yareeneysa dhibaatooyinka loogu geeysto daka . Ciidamada dowlada ayaa qadaay inta badan isbarooyinkii yiilay wadooyinkaasi kuwaasi oo dadka lagu dhibaatey jiray . Odayaasha dhaqanka oo uu kamid yahay Suldaan Daahir kana mid ah odaya dhaqameedyada degmada Jilib ayaa si diirran u soo dhoweeyey tallaabada ciidamada ammaanka oo sheegay in ay tahay arrin in la dhiirri geliyo mudan. Sidoo kale, darawallada gaadiidka u kala safra Muqdisho iyo Kismaayo ayaa ku diirsaday tallaabada ay qaadeen ciidamada ammaanku. Waxaana la ogeyn mudda ay socanayaan howlgadaladaani bur cad sifeynta ah oo soo baxay xilli dadka iyo gadiidka ay dhibaatooyin xoogan ku qabeen . HornAfrik, Mogadishu good news
-
PM Geedi in Washington DC [recieves a hero's welcome:] PICS
ANWAR replied to General Duke's topic in Politics
lol people do love geedi :eek: http://www.horseednet.com/horseednet.php?id=7581 -
Bacadle market :confused: :confused: never heart of this market do you have some old pictures pleas
-
Bacadle market :confused: :confused: never heart of this market do you have some old pictures pleas
-
good movie
-
Me too im going to mogadishu soon
-
IT WAS A JOKE LOL AND DON'T ASSAULT ME
-
Mogadishu 13, June.07 ( Sh.M.Network) Qaraxyo xoogan oo ay xigsadeen rasaas badan ayaa ka dhacay caawa magaalada Muqdisho, iyadoo wali aan la garaneyn qasaaraha ay geysteen. Sida ay shabelle u sheegeen goobjoogayaal, qaraxyadaan ayaa waxa ay ka kala dhaceen agagaarka Shirkole, Cali Kamiin iyo Warshadii hore ee Baastada, iyadoo sidoo kale rasaas xoogan laga maqlay goobahaasi. Goobjooge la yiraahdo Max'ed Bashiir oo ku sugan agagaarka Shirkole ayaa shabelle u sheegay abaarihii 9:10 Pm in 3 qarax laga maqlay halkaasi, kuwaasi oo ahaa baasukayaal lagu weeraray fariisin ciidamada dowladda Ethiopia ay ku leeyihiin halkaasi, iyadoo qaraxyada ka dibna ay dhaceen rasaas xoogan oo la is weydaarsaday, lamana garanayo kooxaha weerarkan geystay iyo qasaaaha ka dhashay. Sidoo kale iska horimad la isku adeegsaday rasaas culus ayaa ka dhacay agagaarka warshadii hore ee Baastada oo fariisin u ah ciidamada Ethiopia, iyadoo sidoo kale halkaasi laga maqlay qaraxyo, lamana garanayo qasaaraha ay geysteen. Sidoo kale kooxo aan la garaneyn ayaa bam gacmeedyo ku tuuray agagaarka Cali Kamiin oo fariisin u ah ciidamada Ethiopia, iyadoo sidoo kale la maqlay warsahadda baastada shirkoole, CalkiKamiin Bamnanoouim
-
Ganacsi maalinba maalinta ka dambeysa sii xoogeysanaya ayaa haween Soomaaliyeed ay ka bilaabeen meel u dhexeysa Ex-hotelkii SYL iyo xaafada ay ku nool yihiin fanaaniinta Soomaaliyeed ee Ex-Fiyoore oo ka tirsan degmada Wardhiigley ee magaaladan Muqdisho, kaasoo ay ugu talo galeen ciidamada Itoobiyaanka ah ee fariisinkoodu yahay xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya. Haweenkan oo u badan kuwa degan xaafadaha ku yaala agagaarka xarunta madaxtooyada Soomaaliya ayaa iyagu halkaasi ka sameystay goobo ganacsi oo isugu jira kuwo lagu iibiyo waxyaabo kala duwan oo isugu jira qaad, qudaar iyo allaabo kale oo aad u fara badan, waxaana marka aad tagto goobahaasi aad ku arkeysa ciidamada Itoobiya oo raxan raxan ugu xoonsan goobahaasi iyagoo iibsanaya alaabada kala duwan ee halkaasi loo iib keeno. “Waxyaabaha ugu badan ee ciidamada Itoobiya ay naga iibsadaan waxa ka mid ah qudrada noocyadeeda kala duwan sida Yaanyada, baradhada, basbaaska iyo allaabo iyo waxyaabo kale oo mararka qaarkood ay naga dalbadaan ciidamada, oo ka dib aynu magaalada uga soo iibino, sidoo kale waxaa ka mid ah ganacsiga aynu halkan ku heyno qaadka oo aad arkeyso haween anaga naga mid ahna ay halkan ku iibiyaaan, iyadoo Itoobiyaanka ciidamadooduna si aad ah ayey u iibsadaan, una isticmaalaan qaadka, waxaan sida kuu muuqato halkan ku yaala goobo lagu iibiyo shaaha oo loogu talo galay iney ku qayilaan” ayey tiri mid ka mid ah haweenka halkaasi ganacsiga ku heysta oo magaceeda ku soo gaabisay Faadumo, waxayna intaas ku dartay in inkastoo aysan garaneyn luuqada Itoobiyaanka ee ciidamada Itoobiya ay ku hadlaan, haddana ay si wanaagsan isu fahmaan marka ay wax ka iibsanayaan. Ganacsigan ay haweenka Soomaaliyeed ka abuurteen ciidamada Itoobiya ayaa agagaarka Hotelkii SYL ka dhigay meelo bulsho ah oo had iyo jeer ay ciidamada Itoobiya wax ka iibsadaan, waxayna si wanaagsan isu barteen dadka halkaasi ku nool, waxayna halkaasi iska maraan iyagoo xitaa aan dharka ciidamada lebisneyn, wax hub ahna sidan, waxayna u muuqaal egyihiin Soomaalida waxa kaliya ee aad ku garaneyso iney Itoobiyaan yihiina waxay tahay marka aad maqasho luuqada ay ku hadlayaan. http://www.dayniile.com/june/13june4.htm
-
TFG names Mogadishu airport: Adan Cadde International
ANWAR replied to General Duke's topic in Politics
a statue of him will be great for somalia -
Alaha Ha Unaxiirto Janadii Fardowsana Haka waraabiyo
-
sorry I will remember next TIME
-
^^MY Brother your 16 years of haven i over
-
Mogadishu: Big companies and ego's caught in sweep
ANWAR replied to General Duke's topic in Politics
Tell me DUKE IS THIS GOOD NEWS?? I DONT THINK SOO :mad: -
Mogadishu HERE I COME WITH HELP OF Ethiopia Somalia as a NEW FUTERE MY ALLHA BLESS US
-
are there som picture??
-
My recent participation in the Friday debate program on the BBC- Somali service- gave me the courage to highlight some of the unique ideas that I firmly believe. I was also emboldened by positive remarks of a number of friends who asked me to express my views on the current situation in the Somali region. Therefore on behalf of my like-minded friends, I would like to say it loud and straight that I welcome the clear thinking and political stances of the Ethiopian politicians. I am one of the Awdalian Diaspora who lives in the United Kingdom and like many of my people I am interested in the politics of the Horn of Africa. Usually in my spare time I browse the Somali and Ethiopian websites to follow up the latest news about home. Sometimes, I feel empathy sometimes I feel proud, depending on the ever-changing political situation. When I make a quick review of emphatic statements by politicians I revel in picking their brains so to speak by prudently following up their respective views on a number of different but yet critical issues relating to the pressing issues in the Horn of Africa. The opening of the Ethiopian Embassy in the capital of Somalia was one of the remarkable events in the history of the Horn. It was heartening to hear Ethiopian Foreign Minister Seyoum Mesfin, saying: “Our peace and stability have been jeopardized by a handful of extremists who profess to be the holy men ... which contradicts the tenets of Islam as peaceful, tolerant and accommodating,” In line with the known positions of his prime minister Ato Meles Zanawi, Mesfin also reminded the people that the Somali and Ethiopian people are brothers and neighbors and what they need is to move forward: “the only enemy we share is poverty but we are not enemies,” he said. It is a fact that we are one people, we share many things and we need each other. Forgetting the gloomy past history is very important for us and for the coming generations. The Ethiopians have demonstrated to us that we cannot be enemies for good. We are at the verge of a new era of Somali-Ethiopian companionship, an era that needs sound thinking, deep understanding and intelligence. I would like to make clear to my fellow peace-loving countrymen, as my elder brother Bashir Goth believes, that I am not with the politics of aggression and hate. My religion and culture is peaceful and tolerant. I am not against anybody except those who do not want stability and revel in killing the innocent people. We need to strive for justice, equality, respect for our cultural differences and religious beliefs; not arrogance and imposing our political views at home by force and terror. Only fools, ****** and warmongers are those who would like to perpetuate the plight of the Somali people and the scourge young minds of the future with alien ideologies. . A change in the situation and change of the current Somali leaders are inevitable, the ex-warlords and the old soldiers will clear the way for the new democratic process. I hope the Somalis would finally find the peace and stability that eluded them for so long thanks to the political vision and regional leadership of Ato Meles of Ethiopia
-
Mogadishu: TFG to reconstruct old institutions. Audio
ANWAR replied to General Duke's topic in Politics
who needs the old church :confused: :confused: the Ethopians? -
We [Uganda] urgently need an Embassy in Somalia: Captain Paddy Ankunda
ANWAR replied to General Duke's topic in Politics
Mogadishu seaport is now one of the busiest ports north of Mombasa. Dubai is just a stone throw. .............................................. two boats come in and out is nothing -
Mogadishu: security crackdown: Bandits caught PICS
ANWAR replied to General Duke's topic in Politics
^^^ ^hehehehehe:D
-
Popular Contributors