
ANWAR
Nomads-
Content Count
1,616 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by ANWAR
-
^^It is right to kill al-sabab and my they burn in hell
-
Minister for culture and fashion KNOWS HIS JOB
-
Originally posted by Mr. Somalia: May all the terrorists and religious deviants who were killed ALL burn in hell, and may those who are got injured die a quick painful death! Ameen... AMEEN TO THAT!!!!
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: Source allpuntland
-
we young people must BE LIKE HIM
-
ilahay ha u naxaristo masaakiinta PS: an eye for an eye TO AL-SABAB
-
U.S.-trained Somali troops defect to Al Shabaab al Mujaahidiins
ANWAR replied to Umal-Zamzam's topic in Politics
umal Zamzam is ugly name -
Culumaa’udiinka Ahlusunna waljamaaca ayaa sheegtay in ay guullo ka gaareen dagaal galabta ka dhacay agagaarka Isgooyska Bakaaraha ee Magaalada Muqdiso. Madaxa Warfaafinta ee Culumaa’udiinka Ahlusunaa Waljamaaca Sh.C/llaahi Sh.C/raxmaan Abuu Yuusuf Alqaadi, oo u waramayay Radio Muqdisho ayaa ****olka ka qaaday in Ciidamada Ahlusunna Waljamaaca ay howlgalkii ugu horeeyay maanta magaalada Muqdisho ka bilaabeen, kadib markii Maleeshiyada Shabaab ay soo weerareen farsiisimo ay Ahlusuna ku lahaayeen qeybo ka mid ah Degmada Hodan. Abuu Qaadi ayaa intaa ku daray in Ciidamada Ahlusuna ay gaareen qeybo ka mid ah Wadada wadnaha ee Magaalada Muqdisho, waxa uuna ugu bishaareeyay dadka Bakaaraha in maalinta berito ah laga dulqaadidoono gumeeysiga iyo kuwa uu ku gabraartaba. Afhayeenka ayaa hoosta ka xariiqay in Ahlusunna ay si rasmi ah maanta Gobolka Banaadir uga bilaabeen howlgallo ka dhan ah kooxaha ka soo horjeeda Dowlada KMG ah ee dhibaatada ku haya dadka Soomaaliyeed ee Muwaadiniinta ah, wuxuuna rajo wanaagsan ka muujiyay in dhawaan kooxahaasi laga saaridoono Magaalada Muqdisho, isagoo tilmaamay in Ahlusunna ay diyaargarow dagaal iyo abaabul xoog leh ay magaalada Muqdisho ka wadeen xiliyadii la soo dhaafay, ka wadeen Magaalado. isagoo ugu danbeyn ka codsada Shacabka Soomaaliyeed in ay taagero hiil iyo hooba ah la garab istaagaan Culumaa’udiinka Ahlusunna Waljamaaca, si dalka looga xoreeyo kooxaha dhibaatada ku haya bulshaweeynta Soomaaliyeed.
-
what is wrong to have sex with cars???
-
Iska hor’imaad u dhaxeeyay Ciidamada Dowlada KMG ah ee Soomaaliya iyo Maleeshiyada Shabaab ayaa galabta ka dhacay isgooyska Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. Iska hor’imaadkani ayaa ka danbeeyay kadib markii Ciidamada Dowlada ay si farsameeysan uga duldhaceen Maleeshiyaadka Shabaab ee ku sugnaa isgoyska Bakaaraha, waxeeyna ciidamadu halkaasi ku dileen Afar ka mid ahaa Maleeshiyadaasi, iyadoo ciidamada Dowladu ay muddo kooban la wareegeen gacan ku heeynta Isgooyskaasi, kadib markii ay ka ceeyriyeen Maleeshiyaadkii fariisinta ku lahaa isgooyskaasi. Warka ayaa intaa ku daraya in ciidamada dowladu ay Maleeshiyaadkaasi ka furteen hub iyo saanad kaladuwan, inkastoo ciidamada dowladu ay gabaldhicii caawa dib uga soo laabteen halkaasi. Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa Radio Muqdisho u sheegay in Maleeshiyaadka Shabaab oo careeysan ay halkaasi ku dileen 15-qofood oo rayid ah, kuwaas oo uu ka mid ahaa nin gaarigacan ku xoogsanayay. Dhanka kale duqeeymo kala duwan oo maanta ka dhacay xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa inta la ogyahay waxaa ku geeriyooday ku dhawaad 9-qodood oo rayid ah, halka ay ku dhaawacmeen in kaban 30-ruux,kuwaas oo ay madaafiicdu ugu tagtay xaafado ka mid ah degmooyinka Wardhiigleey iyo Howlwadaag, waxaana dhaawaca dadkaasi la gaarsiiyay Cisbitaalada waaweeyn ee magaalada Muqdisho..
-
THERE IS no such thing as ''Islamic''
-
WE have only fox news and bbc as world news here in NORWAY and GLEN BECK is very smart guy, he must be named the best reporter of USA
-
^^were is picturs if you dont like TFG way are you pooking them
-
Originally posted by Hayam: Canjeex - I don't think he's ever taken a cheap shot at Islam But at ****** like those of Revolution Muslims. The funny thing is South Park did the same thing in the early 2000's and there weren't any death threats then...they hate all religions equally. The whole thing is ****** and offensive. But that's basically the whole mandate of the show. So why is it shocking? Are you muslim???
-
I DONT LIKE Jon Stewart. FOX NEWS IS THE BEST
-
I support the Iranian cleric because he is telling the truth!! Many women in Tehran and other major cities in Iran has ignored the rules of Sharia law, and has instead dressed in pants, tight-fitting jackets and loose shawls. This go against the law THIS IS WHAT HE WANT IRANIAN WOMEN TO DRESS LIKE NOT THIS
-
^^you and you FAKE news are soo funny
-
old stuff
-
Originally posted by Hales: LOOOL did you know that the president is a Tutsi and Tutsis are of "Cushitic" origin. Look at the expression of the Somali ambassadors face hes probably aware that he looks like him. mybe not
-
WHO CAN BLAM HIM
-
Masha'Allah Gaaroodi but i still hate you