ANWAR

Nomads
  • Content Count

    1,616
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by ANWAR

  1. Dagaal saf ah oo ay qadeyn ciidmada Dowlada KMGH iyo kuwa AMISOM ayaa waxaa ugu suura gashay in ay la wareegaan goobo cusub oo ka tirsan Degmada Boondheere ee Gobalka Banaadir. Waxaa ay rasaasta xoogeeda joogsaday duhurnimadii maanta waxaana saxafada lahadaly Abaanduuliyaha Ciidmada Xooga dalka Jen Dhaga-Badan kaa oo sheegay in ay la wareegeen goobo badan oo u dhow Nabad sugita . Ciidmada Dowlada ayaa dagaalka xoogiisa ku qaaday Wasaaradii hore ee Arimaha Gudaha iyo Safarada Talyaaniga ilaa iyo aaga Xuruntii Nabad sugida ee sarta Mamam Khadiija . " Waxaan haatan u dhownahay Daarta Maamam Khadiija ee Degmada Shibis waa laga yaabaa in aan manata la wareegno sartaasi waxaa qaadnay tilaabo xoogan" Dhaga Badan . Ciidmada AMISOM ayaa dagaalkani kaga qeyb qaatay Taankiyada iyo Madaafiicda Goobta kuwaasi oo si culus u garaacay Degmooyinka Shibis iyo Boondheere oo ay ku sugnaayeen Al-shabab . Hada dagaalka wuu joogsaday ciidmada Dowladana waxa ay ku dhow yihiin in ay la wareegaan Wasaaradii hore ee Arimaha Gudabha iyo sartii Mama Khadiija
  2. Aroornimadii hore ee saakay ayaa ciidamo ka tirsan Dowladda KMG ah iyo kuwa AMISOM waxay dhaqdhaqaaqyo ciidan ka bilaabeen isgoysyada Boondheere iyo Maanaboolyo oo shalay ay kala wareegeen xarakada Al-Shabaab kaddib dagaallo muddo dhowr saacadood ah socday lagu kala baxay. Col. Maxamed Maxamuud Saney oo ah Taliyaha ciidamada Dowladda KMG ah ee halkaasi ka dagaalamaya, ayaa ka warbixiyay dagaaladii shalay ka dhacay isgoyska Maanaboolyo iyo xaafado ka tirsan degmada Boondheere, waxa uuna sheegay inay ka dileen xarakada Al-Shabaab ilaa 7-askari, isagoona sheegay in dhinacooda dagaaladaasi ay uga dhaawacmeen ilaa saddex askari. Xaaladda isgoyska Maanaboolyo oo ka tirsan degmada Shibis ayaa saakay degan, hase yeeshee goobtaasi oo ay ku sugan yihiin ciidamada Dowladda KMG ah iyo kuwa AMISOM ayaa halkaasi ka wada howlgallo miinooyinka jidka looga saarayo, kuwaasi oo ay aaseen xarakada Al-Shabaab waxaana dadka laga celinayaa inay maraan goobaha ay howlgaladaasi ka socdaan. Dhinaca kale ciidamada xarakada Al-Shabaab ee shalay looga itaal roonaaday dagaaladii ka dhacay degmooyinka Boondheere iyo Shibis ayaa la sheegayaa inay ku sugan yihiin isgoyska Afarta Jardiino iyo Isgoyska Siinaay iyo waliba laanta degmada Yaaqshiid, halkaasi oo saakay ay ka bilaabeen dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ay ku doonayaan inay dib kula wareegaan goobihii laga qabsaday.
  3. TFG have control over Boondheere
  4. I Wanna tear off my t shirt like superman when i'm listening to THIS
  5. WAR MAP 2011 there are small errors if you look closely the whole block 1 is now in the hands of the TFG
  6. why would they compare Somaliland too Las Vegas ..????????
  7. Shirka Golaha Wasiirada http://www.somaliweyn.org/pages/news/Apr_11/Sawiro/Shir_Jaraaid_Eng_Yariisow_00.MP3" frameborder="0" allowfullscreen>
  8. heheheh in your FACE..Faroole... Abdullahi Yusuf's is a true Patriot
  9. I hope they NEVER are released let them rot in jail
  10. It is better that Faroole comes down to Mogadishu instead of going where UN tells Him to go Somalia has a government UN must respect that This week we Have FINALLY seen Clearly, the groups WHO like the UN Monye and not that Somali Republic
  11. Buddy dont spread lies .. As I recall There was TFG people down there for a few weeks ago and handed out the monthly salary TO the SOMALI Army STOP with Azania bull crap will ya