Peace Action

Nomad
  • Content Count

    1,875
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    5

Everything posted by Peace Action

  1. Somalipride waad ku xiqaysaa Mr. Bugland, let go of him and his one liner. Ina Riyaale markuu tago buu tegidoonaa.
  2. Fu'aad Aadan Cadde Oo Xilkii Laga Caydhiyey, Ka Dib Markii Riyaale Sheegay In Uu Afxun Yahay, Akhri Waraysiga Uu Bixiyey Fu'aad Ee Xilka Looga Qaaday Apr 03, 2008 By: Hargeysa(Jidbaale.com):-War maanta ka soo baxay goobta looga taliyo Malayshiyada SNM ee Hargeysa uuna ku saxeexan yahay afhayeenka goobtaasi ayaa waxa lagu eryey oo xilkii uu hayey laga qaaday Fu'aad Aadan Cadde, isaga oo uu Riyaale sheegay in uu Fu'aad Noqday nin aan xishoon oo wuxuu doono ku hadla Wareegtaddii xilka lagaga qaaday ayaa sidan u qornayd. "Wareegto uu Maanta soo saaray Daahir Rayaale Kaahin oo ku saabsan Xil ka qaadista Wasiirkii Horumarinta reer Miyiga Fu’aad Aadan Cadde, waxa uu ku sheegay ka dib markii Wasiirkaasi uu ku xad gudbay Anshaxa iyo Akhlaaqiyaadka Wasiirnimo, isaga oo mar walba isaga hadla wixii afkiisa ku soo dhaca, wax badana Madaxweynuhu uu ka gaabsaday in uu tallaabo ka qaado xad gudubyadaasi uu ku kacay, waxa uu gartay in xilka Wasiirkii Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga ee uu Qaranka u hayay laga qaado Laga bilaabo Taariikhda Maanta. Riyaale waxa kale oo uu Wareegtadaasi ku sheegay, maadaama xilka laga qaaday Wasiirkaasi in uu u madax bannaanaado hadallada macno darrada ah ee uu maalin walba ku hadlayo, isaga oo Madaxweynuhu faray sida ugu dhakhsaha badan uu xilka ugu wareejiyo si niyad sami ah Wasiir ku xigeenka Wasaarada Horumarinta Reer Miyiga , inta aan Wasiir hanta xilka Wasaarada loo Soo Magacaabayo’’. Fu'aad Aadab Cadde oo hore loogu yaqaanay in uu afkiisa wixii ka soo baxa ku hadaaqo, isaga oo Hargaysa u hiilinaya ayaa maanta dhirbaaxo siyaasadeed aanu filayn kaga timi kii uu cid walba u seegay, iyada oo si fool xun looga xayuubiyey xilkuu sheegan jiray. Jidbaale.com
  3. Madaxweynaha S/lland Daahir Riyaale oo xilkii ka xayuubiyey W/ horumarinta S/lland Fu,aad Aaden Cadde Posted to the Web Apr 03, 17:39 Laascaanood:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ayaa ku soo waramaya in xilkii laga xayuubiyey wasiirka horumarinta iyo reer miga Fu,aad Aaden Cadde iyo ka dib markii ay uu khilaafeen aragtida siyaasadeed ee ku aadan Gobolka Sool iyo deeqaha la geynayo soo kala dhexgalay isaga iyo Madaxweynaha S/Land Daahir Riyaale. Khilaafka ayaa waxaa uu bilaawdey markii uu Fu,aad Aaden Cadde ka biyo diiday qaabka loo maareynayey lacago canshuur ah oo loogu talo galay abaaraha ka jira gobalka Sool iyo Ciidamada ka talin doona deegaanada Sool. Fu,aad Aden Cadde ayaa waxaa asal ahaan uu ka soo jeedaa Gobolka Sool waxaa uuna ahaa ragga aad ugu ololeyn jiray ama qeybta weyn ka qaatay in magaalada Laascaanood ay ka mid noqoto Maamulka S/land. Madaxweynaha S/land Daahir Riyaale Kaahin ayaa waxaa uu sheegay in xilka looga qaaday Fu,aad Aaden Cadde hadalo uu ka sheegay saxaafada gudaha S/land taas oo ah mid masuuliyo daro ah oo aan looga baahnayn in uu ku hadlo qof wasiir ah. Fu,aad Aden Cadde ayaa waxaa u diiday in ciidamo aan u dhalan Sool la geeyo Laascaanood taas oo laga diiday waxaana Masuulinta S/land u sheegeen in ciidanka S/land la geynayo meel kasta oo ay maamulkooda hoos yimaada. Waxaa dad badan saadaalinayaan in sida caadada u ahayd siyaasiyiinta Reer Sool qaar ka mid ah ay marka Maamulka ay ka caroodaan ay ka tagaan kuna biiraan maamulka kale ee ka soo horjeeda kii ay ka mid ahaan jireen. M_M Deeq Halgan.net
  4. Put your head in the sand Mr. Bugland. Here are the pictures as if this will have any effect. http://boocame.com/page_view.php?articleid=1367
  5. Mudaharaadadii oo weli ka socda magaalada Laascaanood ka dib markii uu yimi Ahmed Yussuf Yassin.. Laascaanood- April 2, 2008 Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ayaa sheegay in ilaa hada hal qof ku dhinatay banaanbaxii lagala hor tegey Faaliye Ahmed Yussuf Yassin oo ah ku xigeenka Ina Riyoole Kaahinka ka taliya magaalada Hargeysa... Qofkan dhintay ayaa la sheegayaa inuu yahay ilmo caruur ah oo uu jiidhay gaadhigii uu saarnaa Faaliye Ahmed Y Yassin. Dadweynaha reer Laascaanood ayaa sida wararku nagu soo gaadahayaan aan maanta u kala hadhin isu soo baxan lagu sameeyey Dembiile Ahmed Y.Yassin. Dhinaca dawlada goboleedka Puntland ayaan ilaa hada laga hayn wax dhaqdhaqaaq ah taas oo lagaga jawaabayo imaantinka Ahmed Yussuf ee Laascaanood. Isla saaka oo aanu la xidhiidhnay caasimada Garoowe gaar ahaan madaxtooyada ayaa naloo sheegay inuu madaxweyne Cade Muuse weli Addis ku maqan yahay ,madaxweyne ku xigeen Hassan Dahir Afqudhac (Xasan Dibi) na xiligan uu hurdo balse aanu soo celino telephone ka dib marka uu soo tooso. Odayaasha iyo waxgaradka beelaha SSC qaybta ku sugan magaalada Garoowe ayaa sida naloo xaqiijiyey shirar hoosaad ugu socdeen 24kii saacadood ee la soo dhaafay Hotelada iyo guryaha ay degan yihiin. Mar aanu wax ka weydiiney xubin ka mid ah waxgaradkaa oo ka gaabsaday inaanu magaciisa soo qorno ayaa noo sheegay in shirarkan looga wada hadalayey sidii beeshu uga guuri lahayd magaalada Garoowe iyadoo weliba la isla soo qaaday in kalsoonida lagala noqdo madaxweyne ku xigeen Hassan Dahir Afqudhac oo isagu ka soo jeeda beelaha SSC kuna sifoobey burburiyaha kowaad ee beeshu leedahay. Ali Ibrahim
  6. Axmed Yuusuf Yaasiin Markii uu so Gaaray Magaalada Laasacaanood ayaa Waxaa ku Geeriyooday Sida Lasheegay Haweeneyn Wax ku Ganacsaneysay Wadada dhinaceeda islamarkaana Uu Jiiray Gaari Ka Mid ah Gawaaridii Gelbinaysay Madaxweyna Kuxigeenka Maamulka La Magacbaxay Soomaaliland Sidoo kale Waxaa Jiray Rabshado Lagala Hortagay Marki Madaxweyne kuxigeenku Soogalayay Gudaha Magaalada Laasacaano.
  7. Look who is taking, the biggest propagandist of SOL for a fake country from fake sources.
  8. Waryaa edeb yeelo, get out if the kitchen is too hot.
  9. Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Dadweyne Gadoodsan ay Baacsadeen {Laascaanood}2-4-08Xaalada magaalada laascaanood ayaa saaka aad u kacsan iyadoo ay dhacayaan rasaasta qoryaha waa weyn iyo kuwa yar yarba isla markaana waxay dadweynuhu gubayaan calanka somalidiidka.................................. Kumanaan dadweyne cadhaysan ayaa laamiga dheer ee magaalada kolba dhinac usocda kuwaas oo kor ugu qaylinayo halku dhigyo ka dhan ah maamulka isku magacaabay somaliland. Mudoharaadkan iyo qalalaasaha kajira laascaanood ayaa yimi kolkii saaka uu sikadis ah kuyimi magaalada laascaanood kuxigeeenka Daahir Riyaale kaahin. Axmed Yuusuf Yaasiin iyo qaar kamid ah golihiisa wasiirada iyo saraakiil ciidan oo ay galbinayaan boqolaal tikniko ah ayaa sixawli ah oo ay baqdini ku dheehen tahay kusoomaray laamiga laascaanood. Haweeney ayaana ku dhaawacantay baabuurtan tikinikada ah ee ay saarnaayeen kuxegeenka riyaale kaahiiin iyo saraakiishiisa ciidanka kolkii ay sixoogan kumereen wadada leexata ee looyaqaan goolada. "Marqudha uun baanu maqalnay tikniko laydhadhka shidatay oo hoonkana si'aada uyeedhinaysa isla markaana kor uridaya rasaastii ay wateen ayuu yidhi mid kamid ah dadkii goobjoogayaasha ahaa kolkii uu soomarayay laamiga kuxigeenka Riyaale. "dadkii ayaa kala yaacay marqudha kadibna waxay jiidheen baabuurtii islaan maraysay wadada goolada ee laamiga ah ayuu intaas racaaiyay mid kamid ah goobjoogayaashii oo aanu xiligaas kula kulanay wadada. kasakoow imaanshaha Axmed yuusuf yaasiin laascaanood waxaa kajira khal khal weyn oo dhanka amaanka ah iyadoo ay dadkuna aad u kacsan yihiin waxaana laga baqo qabaa inuu dhaco isku dhac udhaxeeya kooxaha kacdoonka SSC iyo somaliland. buuqbadan iyo cidhiidhi aad uweyn ayaa suuqa kajira iyadoo goobkasta oo magaalada ahna lagu gubay calanka somalidiidka. dhalinyaro isugu jirta rag iyo dumar ayaa si'aada looga maqlayaa iyagoo ku qaylinaya halku dhigyo ay kamid yihiin "way dhaqaaqday hanagaboxo" iskusoo wada duuboo guud ahaan waxaa si'aada ukacsan xaalada guud ee magaalada laascaanood iyadoo mararka qaarna aad maqlaysid rasaas teel teel ah oo kadhacaysa gudaha magaalada laascaanood.
  10. Laascaanood: Banaanbax ka dhacay Magaalada Laascaanood loogana soo horjeeda Axmed Yuusuf Yaasiin. Laascaanood(AllPuntland)- Banaanbax waa weyn oo ay dhigayaan Boqolaal Reer Laascaanood ah ayaa ka dhacay Magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ,markii uu halkaasi saaka si qarsoodi ah ku gaaray Madaxweyne kuxigeenka maamulka la baxay Somaliland. Dadka Banaanbaxayey ayaa xiray wadooyinka Magaalada Laascaanood qaarkood waxa ayna taasi sababtey in ay Wafdiga Madaxweyne kuxigeenku maraan banaanka Magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ,sida ay sheegayaan Warar ku dhow dhow Magaalada Laascaanood. Banaanbaxayaasha ayaa ku dhawaaqayay hadalo ka soo horjeeda heysashada Magaalada Laascaanood ,waxa ayna laamiga ku gubeen Taayaro ayagoo ka soo horjeeday Booqashada Axmed Yuusuf Yaasiin uu ku tageyo Meelo ka mid ah Gobalada Sool & Sanaag ee Puntland. Ciidamada amaanka ee maamulka la baxay Somaliland ayaa xakameyn waayay in ay coshaan dadkan ,mararka qaarkoodna waxa ay rasaas ku ridayeen Shacabka Banaanbaxayay ,ayagoo markii dambe guud ahaan iskaga tagey goobihii ay dadkaasi joogeen. Wafdigan oo aan Magaalada soo galin ayaa Meel ay joogaan Ciidamo ka yimid Hargeysa waxa ay ugu yeereen Maamulayaasha ujooga Magaalada Laascaanood si ay warbixin uga qaataan ,ka dibna waxa ay aadeen dhinaca gobalka Sanaag ee Puntland. Wafdigan socdaalkoodu wuxuu kicin karaa Xiisado abuura Iska horimaad dhexmara Shacabka Laascaanood & Maleeshiyaadka Maamulka la baxay Somaliland ee jooga Magaalada Laascaanood iyo deegaanada ku dhow dhow ,hadii ay dhacaan Iska horimaadyo waxaa dhici karta oo kale in ay dagaalo ka dhex bilowdaan Puntland & Somaliland. F. C. Geylan AllPuntland
  11. Ma niman ku abtirsada Tigray Maxamuud baa Bosaaso loo diidayaa? What kind of hater could utter this? The subtle clanish, below the belt comment considering this news is not confirmed and may be even false.
  12. Suldannka, Look at the demo in LasAnod today and people are using Samsam as an slogan? You were in deep sleep when it happened no die hard Slander or Plander could have missed it.
  13. People still remember Samsam even at this diffuclt time.
  14. Mudaharaad rabshado wata oo kasocda Laascaanood+SAWIRO Mudaharaad rabshado wata ayaa lagala hortegey Axmed Yusuf Yaasiin magaalada Laascaanood Mudaharaad aad u balaadhan ayaa saaka waaberigii ka bilaabmay magaalada Laascaanood kaasi oo ka danbeeyey imaanshaha Madaxwene ku xigeenka maamulka isku magcaabay Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin. Mudaharaadkani oo ahaa mid la filaayey ayaa dhaliyey inay dadku xidhaan wadooyinka waaweyn ee magaalada dhex mara ayadoo halkaasi laga oogey holocyo iyo uuro taayirada baabuurka ka soo baxaya. Kumanaan dad ah oo dumar u badan ayaa isugu soo baxay wadooyinka kuwaasi oo ku qaylinaya Miyaad ilawdey Samsam iyo hadala kale oo farabadan oo ay ku muujinayaan rabitaan la`aanta. Dhinaca kalena qaar ka mid ah dadka degaanka u dhashay oo horkacayo Axmed Cabdi Xaabsade ayaa isku deyaayey inay soo mariyaan magaalada daafaheeda si ay u tusaan inay magaalada ka taliyaan. Ilaa hada ma cada waxa uu ku soo gabagabaysmayo mudaharaadkaasi balse ilaa iyo inta la og yahay qasaare dhacay ma jiro walow ay ciidamo badani dhooban yihiin meelo ka mid ah magaalada Sawiro Badna iyo Waliba Warbixin Mardhow ayan idin Soo Gudbinaynaa Hadii Eebe idmo... Dhalinyarada Reer Laascaanood Oo Aad Ucaraysan Boocame Online news warbaahinta Qarniga Cusub!! Boocame@hotmail.com or Boocame@gmail.com
  15. http://www.puntlandpost.com/newspage.php?articleid=2176
  16. He got confused, his spam/cut/paste on Sol is making him dizzy. He is no longer responsible for his actions.
  17. These are articles are full of opinions with no facts to backup. For the life of me I could not understand why some people are against oil/mineral exploration. This is just exploration does not mean their is oil under the ground. Why do'nt you wait until oil is found, then there will be something tangible to argue about. Somalis are the most ungrateful people on earth, Cade at least is trying to address economic problems through these explorations. At least he is creating wealth rather then looting it.
  18. Miskiin, Read Camir's link and tell me if our pastoral democracy is not legtimate. The main idea is to have a process were people are staisfied with their representatives. In the case of Puntland, the reps are quite independent and seem to take their duties seriously.
  19. Miskiin, Cade was elected by the Puntland parlement fair and sqaure in a competitive election. I think it is unfair to de-legitimize his election. It was actually an important election after the civil war in Puntland. All those who are running for the top post are welcome, however, they need to go back and settle in Putnland and compaign. They need to come up with a workablke program amd they need to come up with a one or two strong candidates that can challenge Cade. Otherwise they will spilit their vote and Cade will get re-elected. But if they think they can compaign overseas and just present themselves on election day, they are dreaming.
  20. Che, Don't you think they know it? But it takes both sides to realize that and come to the negotiaton table. The moderate wing of the TFG and moderate wing of the ICU perhaps can make it happen if they are brave enough to make peace.
  21. This is indeed goog news, the reality there is no military solution to Somalia's problems, it is only political. The ICU and the TFG must come together and solve Somalia;s huge problems rather than endless violence. For the KB warriors, war is hell and the one in Somalia is even more hellish. How I wish you could spend sometime in this hell so that you can appreciate the peace you have in the west.
  22. Calm down boys, this issue is setteled and the money on the ship is to burned. Thank God. http://www.puntlandpost.com/newspage.php?articleid=2072
  23. Magac Mujaahid ba', xaal qaado. If Cigaal, allaha u naxariisto did not tame SNM, Hargaysa would be like Mogadishu today. Suldaanka drop it, do not defend SNM, it is dead anyway or is it?
  24. as it is hardly a mistery many atheists, agnostics and other Non-Muslims use this medium to vent out their prejudices With this statement you have coinfirmed your utter ignorance of our noble religion. Since most of the Solers are Somalis, you must assume (Husnu dan) they are muslims. And the non-Muslim Solers have shown to be interested in the well being of Somalis which we should be grateful.