Som@li

Nomads
  • Content Count

    5,922
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Som@li

  1. Gheelle.T;729791 wrote: Is there a way the folks outside UK can view this?
  2. Wararka RSS Isniin, 20 June 2011 Nairobi: Shirka Wadatashiga Somalia War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee siyaasadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay inuu dhacay kulan ku saabsan Somalia. Harun Maruf | Washington, DC. War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee siyaasadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay inuu dhacay kulan ku saabsan Somalia. Sida lagu sheegay war saxaafadeedka, guddigaasi waxaa ku jira wakiillo ka socda dawladda federaalka ku meelgaadhka ah, baarlamaanka federaalka ku meelgaadhka ah, dawladaha maamullada Puntland iyo Galmudug, Midowga Afrika IGAD, iyo Qaramada Midoobay oo mas’uul ka ah qabanqaabada hawsha shirka qaran. War saxaafadeedku waxa uu sheegay in ujeeddada ugu weyn ee shirka wadatashiga ay tahay horumarinta hannaanka nabadda, iyadoo laga duulayo shirkii sare ee wadatashiga ahaa ee bishii Apriil ka dhacay magaalada Nayroobi ee uu martigeliyey ergayga gaarka ah ee xogyaha guud ee Soomaaliya Dr Augustine P. Mahiga iyo Cahdigii Kampala iyo in la isla dejiyo tub lagu soo af-meero xilliga kala-guurka ah. Xafiiska Qaramada Midoobay waxa uu sheegay in guddiga qabanqaabada ay ka shaqayn doonaan in shirka wadatahsiga uu noqdo mid loo wada dhan yahay intii suurtogal ah. Ka sokow dawladda, baarlamaanka, Puntland iyo Galmudug waxaa jiri doona wakiillo matalaya ururka Alu Sunna Wal-Jamaaca iyo qaybaha kale ee bulshada ee ay arrintu khusayso. Shirkaasi waxa uu ku heshiin doonaa tubta la marayo iyo qorshe fulineed muujinaya shaqooyinka ay tahay in la qabto lana dhammaystiro bilaha soo socda. Shaqooyinkaasi waxaa ka mid ah in dib u habayn lagu sameeyo hay’adaha dawliga ah ee ku meelgaadhka ah, dhammaystirka iyo ansixinta dastuurka cusub, soo celinta amniga iyo dhismaha hay’adihii amniga, in qaybaha iyo dadka la gaadho lana sameeyo dib u heshiisiin, lana fuliyo adeegyadii ijtimaaciga ah, sii hagaajinta xisaabtanka iyo diyaarinta afti loo qaado dastuurka iyo doorashooyin qaran. Go’aanka kama dambaysta ah ee laga gaadho goobta shirkaasi wadatashiga ah lagu qabanayo, taariikhda iyo tirada dadka kasoo qaybgalaysa waxaa lagu salayn doonaa qiimaynta dhinaca amniga ee hadda la samaynayo, sida war saxaafadeedkaasi sheegayo. Guddiga qabanqaabada waxaa ka go’an in shirkan uu noqdo mid ay Soomaalidu leedahay. VOA
  3. Despite the anarchy , famine, and destruction, Somalis have not yet shown they are ready to move on, and bring peace. Sometimes I think the situations got so worse, it has reached a point of no return, where most pple with capacity to rebuild, change the country have disappeared, Somalia can only be helped , and shaped by those who these problems touch everyday, those who are back home, and unless they move and do something to get out of the mess, it will be like this. Weli sheeko ma dhowa!
  4. Poor woman, must have been thru hell at the airport , with all the security, and extra pressure on Muslims, One can go crazy easily. I am surprised they put handcuffs on her, Sue the Airport!
  5. Sovereignty has been long gone, it is only found in dictionary in Somalia! When was the last time Somalia had a meaningful sovereignty? when was the last time Somalia protected its borders, protected its people? the last time Somalis chose their leaders freely? was able to pay its public servants?
  6. Wrong questions at the wrong place, INdhaBur should direct SSC related questions to Xaqlatosiye!
  7. all the talk were bargaining chip, reports said he is paid handsomely, and now will retire in the states. Who is next?
  8. Che,I know, Biya kaa badan waa ku hafiyaan, I think if he wanted to bring changes , if he was sincere and had the interest of the poor Somalis in the region, and not trying to enrich himself, and his family, however the system is corrupt, I reckon he could bring changes? Laakin DHib ku waxa ka yimi, is he capable? is he willing? I don't think so.
  9. Soomaalidu waxa ay tiraahdara Hal Booli ah Nirig Xalaala ma dhasho. Faroole came to power through corruption and illegitimate system, He was appointed by TOLKA, and chosen by so called PMs who can not see beyond the horizon, The main problem is those who appointed him, and still support, are victims of this admin, The whole systems is farce One thing is for sure, Faroole, will not change the status quo and the current system because if he brings changes, he knows he will be the first to go.
  10. ^Ma ninbaa mise ... Allow Sahal amuuraha, Very sad news!
  11. What amazing 10 years! Viva SOL
  12. Belo baa heshay, hope there is no copycats.
  13. Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Augastine Mahiga, oo u warramay BBC ayaa sheegay in Raiisul Wasaaraha uu raali ka ahaa heshiiskii ka dhacay Kampala. Mahiga waxa uu sheegay in inkastoo aanu Raiisul Wasaare Maxamed Cabdullaahi saxiixin heshiiska haddana inuu raali ka ahaa inuu is casilo laba toddobaad gudahood. Wakiilka ayaa waxa uu sheegay in ay maanta telefonka ku wada hadleen isaga iyo Raiisul Wasaaraha, isla markaana uusan u sheegin wax dhibaato ah. Raiisul Wasaaraha, Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa shalay shir jaraa'id uu ku qabtay magaalada Muqdisho waxa uu ku sheegay in aanu is casileyn ilaa iyo inta baarlamaanka Soomaaliya uu go'aan ka gaarayo arrinta. Maxamed Cabdullahi, waxa uu intaa raaciyay inuu tixgelinayo rabitaanka shacabka Soomaaliyeed, isla mar ahaantaana ay go'aanka kalsoonida leeyihiin baarlamaanka iyo shacabka Soomaaliyeed. Laakiin Danjire Mahiga, ayaa waxa uu sheegay in Qaramada Midoobay ay taageersan tahay heshiiskii Kampala. Mahiga waxa uu sheegay in inkastoo aanu Raiisul Wasaare Maxamed Cabdullaahi saxiixin heshiiska haddana inuu raali ka ahaa inuu is casilo laba toddobaad gudahood. Wakiilka ayaa waxa uu sheegay in ay maanta telefonka ku wada hadleen isaga iyo Raiisul Wasaaraha, isla markaana uusan u sheegin wax dhibaato ah. Raiisul Wasaaraha, Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa shalay shir jaraa'id uu ku qabtay magaalada Muqdisho waxa uu ku sheegay in aanu is casileyn ilaa iyo inta baarlamaanka Soomaaliya uu go'aan ka gaarayo arrinta. Maxamed Cabdullahi, waxa uu intaa raaciyay inuu tixgelinayo rabitaanka shacabka Soomaaliyeed, isla mar ahaantaana ay go'aanka kalsoonida leeyihiin baarlamaanka iyo shacabka Soomaaliyeed. Laakiin Danjire Mahiga, ayaa waxa uu sheegay in Qaramada Midoobay ay taageersan tahay heshiiskii Kampala.
  14. I don't think there is a country being more self destructive than Somalia,What a shame! Once we were worriers!
  15. where were u hiding, under the table?
  16. JB, it has been days since the deal was announced, he was there in Kampala, I agree with you, he is willing and ready to go, Somalia's politicians can not be trusted. I am wondering how much was the GOLDEN handshake?