Athena:
Abaayo dhirirka xoogaa aankuu jabsho nooh, naynaastaan eey iga deen waayeen QADHOWLE, that means a formless tall, so have some of mine.
Indhodeeq:
Abaayo aniga qaliir aan ahay, butacnaan aan raadinooyaa, gabdho badan aan ixantay kulahaa wiilkaas culeeskiisa mafiicno, dhexdiisa waa yartahay, murqo malaha, qaliiroow waaye, iyo wax lamid ah. Marka inaan is butaceeyo aanba rabaa nooh, si aan mardanbe QALIIRNIMO la iigu caaynin. sideey kula tahay? aan kala badalano hee soo bax.