Caano_Geel
Nomad-
Content Count
625 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Caano_Geel
-
SHOWQI, Sxb maxaad iigu malaysay Siilaanyo? Caydaruus, halkaan joogo waan sheegay, malaa muraayadii ayaadan xidhnayn.
-
Waad mahadsan tahay walaal... Laakiin ma u malaynaysaa Somaliland in ay Somalia, dawlad u dhisayso?
-
Fadlan ma ii sheegi kartaa hadalkan, qof ka yidhi? "Markaynu dhisno Soomaaliya, ayaynu wax heli karnaa, yaynaan ka baqin inaynu hadal la yeelano."
-
Asalamah Alaikum, Wa Rahmah Walaalahayga muslimiinta ah, ee halkan siyaasada iyo wararka ku falanqeeya, waxaan doonayaa inaan idin xusuusiyo dhammaantiin...Inaanay wanaagsanayn in siyaasad sumaysan 24/7 la is huluuqsiiyo, laakiin taa bedel keeda ay wanaagsan tahay, in marnarka qaar, la hakiyo siyaasadda, la isna barto, oo dadka la iska barto, walaalyaal barashadu waa shay wanaagsan, oo tix galin mudan Aan ku horreeyo anigu, oo aan is kiin baro, magacaygu waa Abdirahman, waxaanan ku magac dheerahay naanaysta ah, (Caano-Geel). Ma jecli, inaan qabiilkayga idiin sheego, waayo waa wax aan haboonayn, oo laga wanaagsan yahay, markaa aniga oo taa ka duulaaya, waxaan jecelahay inaan idiin sheego, inaan ahay, muwaadin Somaaliyeed, oo jecel dhammaan ummaddiisa. Waxaan degganahay wadanka (Boqortooyada Ingiriiska) waxaanan ahay iska flat broke, bilaa camala! Caawa intaa ha inoogu joogto, Idinkana waa la idiinka fadhiyaa, ee is cadeeya. Kaftan tuurasho: Sisa ay iila muuqatay Somalinet forums, hablo ma joogaan ama way ku yaryihiin, meeshuna mar haddii aanay, habluhu ku badnayn, laguma nuuxsan karo, dhexyar miidhan baa joogi jirtay, beryo dhexdaas ahe, tollow xaggay u xaggaa baxeen, waayadan danbe.
-
British international development Minister arrives in Somaliland PICS
Caano_Geel replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
waa sidaas, mar haddii wasiiradii cadcadaa imanayaan Somaliland dhaqaaqday. berigii dawladdii Rayale, waxa wadanka iman jiray uun, safiir ku xigeenka safaaradda Uk ee Addis Ababa iyo wax ka hooyeeya. ************************ Somaliland baan sifaheeda guud Iyo sawraceeda gaarkaa siman kuugu tusayaa Milgaheeda gaarkaan qalin kuugu saxayaa. ****************************************** -
Somaliland to Register Refugees From Somalia in Sool
Caano_Geel replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^ Ma aniga? oo yaad i moodaysaa sxb? -
Hargeysa: Tirada Caruurta Guryahooda Ka Luma Ama La Xado Oo Kur Kacay
Caano_Geel replied to Somalina's topic in Politics
Caano Geel. -
Somaliland to Register Refugees From Somalia in Sool
Caano_Geel replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Inaga diiwan geliya intaanay ina qarxin -
Hargeysa: Tirada Caruurta Guryahooda Ka Luma Ama La Xado Oo Kur Kacay
Caano_Geel replied to Somalina's topic in Politics
(Somalina) Walaal waan kuu sheegay, reer koonfureed baa waxanoo dhan ka danbeeya, laakiin goor ay noqotoba, ka hadhi mayno, waxaananu la tiigsan doonaa sharciga. -
Hargeysa: Tirada Caruurta Guryahooda Ka Luma Ama La Xado Oo Kur Kacay
Caano_Geel replied to Somalina's topic in Politics
Maya walaal wixii xunba Reer Koonfur maaha, laakiin kuwan uunbaa xun caruurta xadaaya! Evidence ga markaynu max-kammad isla galno ayaan keenayaa. -
Hargeysa: Tirada Caruurta Guryahooda Ka Luma Ama La Xado Oo Kur Kacay
Caano_Geel replied to Somalina's topic in Politics
Adigu ma qareen bad u noqonaysaa dadkan! bal is dejji walaal wax la ogyahay laguma murmee. Indhihii baad faraha iga gelisee waa ku sidee. -
Hargeysa: Tirada Caruurta Guryahooda Ka Luma Ama La Xado Oo Kur Kacay
Caano_Geel replied to Somalina's topic in Politics
^^^ Walaal waa laguu ogyahay taas, anaa ku idhi. -
Hargeysa: Tirada Caruurta Guryahooda Ka Luma Ama La Xado Oo Kur Kacay
Caano_Geel replied to Somalina's topic in Politics
Dadka caruurta yaryar afduubaya waa dadka yimaada Koonfur iyo Ethiopia. -
Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo xukun ku ridday Suxufi
Caano_Geel replied to Somalina's topic in Politics
Waan ku taageersanahay max kamadda xadhiga iyo xukunkaba, Sababtoo ah saxaafadda Somaliland markii xorriyad la siiyay ayay kibreen, oo ay wax aan sal iyo raadtoona lahayn iska qoreen! Ma waxay moodaan, beenta iyo gefka ay masuuliyiinta dawladda ka galayaaan inay tahay xorriyad oo lagu saamaxaayo. Allay lehe saxaafad danbe ayaan wax been ah buunbuunin doonin, xadhiga suxufiganina wuxuu u noqon doonaa, wax ay ku cibro qaataan. -
Aqoonigii Somaliland oo albaabka soo garaacaaya!!!
Caano_Geel replied to Caano_Geel's topic in Politics
Somalia, waxa ku waajiba inay aqoonsato Somaliland. -
South Sudan then Somaliland.
-
Originally posted by Jacaylbaro: 20 years now ... a whole nation from scratch Alxamdulillah .... so far so good
-
Cidamo kasocda ilaalada madaxtoyada Oo Lageeyey Guriga Axmed Silaanyo
Caano_Geel replied to Siciid1986's topic in Politics
^^^ Yes Absolutely Sii-laanyo won -
Somaliland: Electoral Commission Say Results Within a Week
Caano_Geel replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Jacayl Baro Halkay ku taalaa week gudaheed ayaa lagu soo saarayaa?? Week gudaheed iyo maalin gudaheed midna kuma qorra! -
Hargeisa waxay noqotay meel faduuli ah.
-
^^^ Waar waa maxay waxan aad daldalaysaa? Ma adaa jeebkaaga kala soo baxay? cuntooyinkan halkaa lagu cunaa?
-
Is afgaranwaagii Waqooyi iyo koonfur (Waiter-kii) Nin reer Xamar aha ayaa Makhaayad Burco ku taalla u soo qado doontay. Markii uu fadhiistay waxaa u yimid inankii raashinka bixinayay (mudalabkii ama kabadhyeerigii) una sheeg@y waxa yaalla waxaanu haynaa, Bariis, Baasto, hilib, suqaar, salaatooni, jiinge, Qalaabi, IWM Ninkii reer xamar ahaa baa waydiiyay mudalbkii '' YAAKHII LIINGUE MA YAALLAA NOO! Inankii makhaayada ka shaqay-naayay ayaa intuu garan waayay ugu jawaabay. '' oo waa maxay liigu? Ninkii reer Xamarka ahaa ayaa odhanaaya '' Carrab waaye noo! intuu gacanta carrabka saaray yidhi Liingue Carrab ma haysaa Noo! .... Inankii makhaayada ayaa intuu iska dhaqaaqay yidhi '' jaw ninkii noolow maxaa aragti kuu laaban'' Inankii makhaayada ayaa iska shaqaystay oo hawshiisii sii watay. In mudda ah markii uu fadhiyay oo ninkii reer Xamarka ahaana filayo in wax loo soo wado , ayaa waxaa dareemay ninkii Makhaayadda lahaa oo Maqalka fadhiya in ninkan waageeniga u muuqdaa in doora meesha ku sug@yey in wax loo keeno. Inankii makhaayadda ka shaqaynaayay ayuu u yeedhay oo ku yidhi '' waar hebelow maxaad ninkaa martida ah ee inta badan fadhiyey u siin wayday dalabkiisii?''''Kee'' ayaa yarkii mudalabka ahaa odhanayaa, saa waa kii reer xamarka ahaa oo Carrabkii doonaayay oo weli sidii u fadhiya! Inankii baa intuu cirkaa ka qayliyay ku yidhi ninkii maqalka fadhiyay ee lahaa makhaayadda '' Jaw, Waar yaanu carrabka kaa goosan, Wallaahi bal car oo agtiisa tag, bal inaad billaa Carrab ku soo noqon weydid!''