Caano_Geel

Nomad
  • Content Count

    625
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Caano_Geel

  1. ^^^ Waxba ha sheegin Burco ee adigu haddaad magaalo ka qurux badan ka timi, na tus!
  2. Magaaladn way adagtahay, sida sawiradeeda loo helo. Bal intan ha la iskaga sii sugo.
  3. ^^^ Siyaasadba ta Kulmiye ayaa ugu wanaagsan, waayo intii Kulmiye guulaystay ayaan kasoo xaadiray masraxan, intii ka horaysay, naf may lahayn siyaasadu. JB waad fiican tahay, haddaanad marna ka bixin wadanka. Kolay aniga waad iga nasiib wacan tahay.
  4. Jacaylbaro;699196 wrote: Wadankeee ???????????????? .......... aniga ma waxaad i moodaysaa kuwan Starbuks iyo Mcdonalds ka soo caytama ??,,, Inaader maxaad noo caayaysaa? Anigu kuma odhan waxaad tahay, kuwa Starbucks iyo McDonald kasoo caytama!...Wadanka aan kuu sheegayaana waa wadankeenii suubanaa ee Somaliland. Kolay aniga waxa niyadda iigu jirta in haddii Somaliland la aqoonsado, ticket horta ka goosanaayo, oo wadankayga usoo shaqaynaayo.
  5. Jacaylbaro marka Somaliland la ictiraafo, malaa wadankii baad u guuraysaa, siyaasadana farahaad kala baxaysaa.
  6. ^^^ Baran maayo, diiday.
  7. I hate it! ...i hate it!. I really really really hate it so much. Bahashan aad afar iyo labaatanka saacadood isu miisaysaan!!!!!!!!!
  8. Bal sida ay reer Xamarku u hadlaan baan, maanta isku dayayaa, fadlan haddaan kalmadaha qaar jajabiyo ha la ii saxo. Mahadsanidiin. Caways: ''Waan idin salaamooya'' Akhyaarta: ''Waa laguu faayaa ee soo dhawow (Duqa)'' Caways: Arrey xee taa kaanaha fadhidaa iga fiirinee? Daahir: ''Qoftaan ciyaalka xaafadda waaye nooh'' Ugaaso: Fiiriya, (Duqan) xuu lee isaga hadlaa uun! Caways: Nalka soo shido nooh, ani xaluska aa ka leefaa camal! Ugaaso adeerkeed: Qofkaan yar yaa naga qabsanooya, waaraa walahi waxaan ilka kaa feeri dhaandhaan yahow, Caways: isagoo surwaalka laalaabanaaya, aar ii baneeya nooh, kan waaba jiiraa sida kaaraha camal. .......................TO BE CONTINUED ................
  9. Somalina;698094 wrote: Fast food topic xataa politics section ayaa la soo gelinaa... greaaaaaaat! lol@XX... Inaader anigu siyaasadda ma qiimeeyo, markaa fast food ka ayaa igala wacan in la discuss gareeyo.
  10. Xaaji wuxuu leeyahay, nimankaa reer Somaliland waa gob, markaa waxay u qoondeeyeen, inay siiyaan 25 hablood, oo Norwegian ah, sanadkan gudihiisa. Ka danbena way kordhiyaan, ama way laba jibaarayaan.