Caano_Geel
Nomad-
Content Count
625 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Caano_Geel
-
BLAH BLah Blah Adeer u fiirso, oo adiguba qiimee, Burco ayaa ka qaab wanaagsan Muqdisho
-
Burco vs Mogadishu
-
See more about Burco map
-
^^^ Waa meel biyo mareen ah, waxba kuma nagaadaan.
-
Don't twist it sxb, here's original song of that hees Ninba waxuu ku taamaa ama hees ka tiriyaa tixo gabay ku sheegaa halka lagu talaalee hawadiisu taallee uurkiisu tebeyee, dumar taan ka sahansaday waa gabadh Togdheeroo Maxamuudi tooxwayn saddex-qayd ka tolatoo tusbax luqunta gelisoo tafta daraya-muuskii taakiyo badh muuqdoo dhaxalihii tarraxayoo sida boqorad taash xidhan hadalkeeda tirisoo hadba erey tukubisoo todobaatan jeerbaan soo toosay xalayoo Sidaan timo haldhaaleey ugu tebey hurdada xalay anigaba Togdheerbaa tusku iiga muuqdaa. Ninba wuxuu ku taamaa ama talal ku sheegaa ama gacan ku taabtaa halka lagu taftaafee Burco waxay ku taalaa xididdada tin iyo cidhib tebinaaya dhiigee hadba dhan u talowshee dayax taabba-qaadoo toban iyo shan joogiyo xidigaha tartamayee isku taxay dushiisaa tahan iiga hirayoo Tusmo barashadeediyo taltallaabsigeediyo taratarinta laafyaha meeshay i turuqdiyo tawstey i gelisaa igu sii tarmaysoo, sidaan timo haldhaaleey ugu tebey hurdada xalay anigaba Togdheerbaa tusku iiga muuqdaa. Tuke bari ka yimibaan tusay boogahaygoo u tilmaamay beeshoo tebi idhi dhambaalkii; taarkii ma geynoo isma tarin dedaalkuu u tabaabulshaystoo taab-gaabnidiisey naftu xadhiga towseed ugu turunturootoo latawaacaysaa. Miyuu tuuray hadalkii? Miyuu tiray jacaylkii? Mise tulud raqdeeduu ugu taaganyahay geed? Mise wuxuu tukanayaa faral iyo Taraawiix? Mise wuxuu taraarkii kala dhacay Tabciyo Sheekh? Sidaan timo haldhaaleey ugu tebey hurdada xalay anigaba Togdheerbaa tusku iiga muuqdaa. By Mohammed Ibrahim Warsame (Hadraawi)
-
^^^^ Walaal zoo gaas wuxu hoos yimaadaa Dawladda Somaliland siiba wasaaradda Warshadaha Ganacsiga iyo Dalxiiska, xawayaanka jooga waxa ka mida sida (Harim-cadka) iyo ugaadha dabiixiga ah ee dalkeena. Xaaji yes sxb it's from google earth
-
Blessed mahadsanid walaalo, and yes isha allah I am going for good, Abwaan adigu Hargeisa ha isku khaldan dee dadku wada reer Hargeisa ma ahee.
-
JB niyaw haa, waan is xejin karaa... laakiin marmar ayaan home sick noqonayaa, oo aan is odhanayaa, waar wakhtiga baasi badanaa!!
-
^^^ Yes Isha Allah, ka dibna waan ugu bakhtiinayaa.
-
I will be in Somaliland (Wadankayga) in 12 Months Isha Allah, Countdown to Somaliland
-
Baarqab Qooqay;742227 wrote: some of us turn a blind eye on reality, this is reality . compare with Finally... glad to see someone brain cell left, that an absolute reallity on the ground. Bal dadkan maxaa u diiday, marka qof wax run ah u sheego ama uu baraarujiyo inay wax ka dhagaystaan halkay isaga daalac u raacayaan, Yaa rabbi dadkab boggooda burcad isu mari, adaa caadilee.
-
Valenteenah.;742201 wrote: Mr Comparison never seems to have a point other than to compare apples and oranges. First it was Somaliland child vs Koonfur child. Now it's Addis vs Muqdishu. Why not Nairobi for that matter? Or Kampala? Or London? Oh yes, none of those have been through a 20-year war. Duh. Go buy some brain cells, waryaa. Walaal who needs a brain cell? Me or You or The Southerners? Iiga jawaab. Ta kale why are you saying they didn't had a war for 20 yrs blah blah!... Bal maxaabay isku laynayaan marka hore, they are not brainless. Lama arag adduunkan dad 20+ years isku laynaya macno darro!... xataa iyagii baan heshiin karin wax kale iska daayoo. Laakiin aniga yeelkeeda waan u duceeyaa mar walba, iminka waan u ducaynayaaa, adigana waxaan kuu sheegayaa walaal marka wax la isku compare gareeyo, meel kale oo aan loo baahnayn ha u leexin topic-ga.
-
Did you remember, that Mogadishu once used to be, cleanest and safest city in Africa, look at now, and it's look choatic hell hole!!
-
Addis Ababa 2007 Mogadishu 2011
-
^^^ Garissa Somali Koonfur Galbeed
-
Ismaaciil Mire wuxuu yidhi... Isma oga agoon iyo ninkii, aabaheed dilaye Isma oga nin murugaysan iyo iilka kii dhigaye Isma oga abraha weerarkiyo, adhiga goosmaaye Isma oga Ismiir iyo ninkii ayro foofsadate Isma oga Askari qooqan iyo nimaan af buuxsiine Isma oga abeer qalable, iyo inanka doonaaye
-
^^ Las Anod the capital of Sool region
-
Aqoonsigu ha inoo danbeeye, aynu caawino walaaladeena Soomaaliyeed, ee abaarta xumi ki hab-satay, Waxaandhammaan la wada soconaa in beesha caalamku dhagaha ka gufaysatay, inay caawiyaan dadka abaaruhu saameeyeen, waxaan kaloo og nahay in Dawladda Kenya, kasoo oodatay xadka, ay la wadaagto Soomaaliya halkaas oo dad badani, ku tabaalaysan yihiin. Allah swt will help those who help others.
-
^^^^ Waa tahay.
-
Dahabshiil HQ Hargeisa Theater