Caano_Geel

Nomad
  • Content Count

    625
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Caano_Geel

  1. Waaryaa ninkaagan Abtigiis, la baxay, ii daa xaaska dee...Magaceedana iska dhig!..niyaw nin kaa damaaci badan, lama arkin.
  2. Showqi;772510 wrote: Somalia, haa walaalo wax walba oo waalidkaa iyo reerkiinu ay iska lahaayeen oo aad xaq u leedihiin waa la idiin soo celin doonaa. Insha-allah idinka iyo 100,000 of other Somalis wey heli donaan guryohoodii iyo beerahoodii ay ka soo carareen. Xamar wataa nabadgalyadii ku soo noqotay. Wax walba iminka ayey Caano iyo Malab noqon doonaan insha-allah. Isha allah nabad iyo caano iyo dawlad wanag, good governance.
  3. Masha allah I see progress...Halkaa inaad kasii waddaan mooyee, dib ha usoo noqonina... Caano
  4. ^^^^ Walal maxaad tidhi? Ma anaad ila hadlaysaa iminka mise qof kale?????
  5. Isn't Beled-weyne where my adeero Hadrawi fallen in love with (Beer-lula). This place is blessed with a beauty Somalina, walaal are you from this beautifil city by any chance? ,
  6. Somalina;765289 wrote: Nov 26, 2011 Somalia: The Turkish vice prime minister lay foundation of a hospital and new terminal at Mogadishu airport During his visit, Deputy Prime Minister Bekir Bozdag lay foundation of a hospital and new terminal at Mogadishu airport to be constructed by Turkey and be in informed on education, health and infrastructure projects in Mogadishu. Turkish deputy premier arrived in Somali capital of Mogadishu on Saturday. During his visit, Deputy Prime Minister Bekir Bozdag will lay foundation of a hospital to be constructed by Turkey and be in informed on education, health and infrastructure projects in Mogadishu. The Turkish vice prime minister also laid foundation today construction of new terminal at Mogadishu airport. Around $ 150 million will be expended to upgrade Aden Adde international.. project including spacious departure and arrival hall..14 new gates with jetway bridges..upgrading runway and new tower for air traffic control.. New jet fuel depot. New power station in the airport and two new aircraft hangar. Congratulations, but where's the Source? I want a reliable source abaayo, not just this blogspot belongs to some individuals. Sida kale waan u hanbalyaynayaa Somalia, iyo guulaha soo wanaagsanaanaya ee dhinaca ammaanka.
  7. Xildhibaanno kulan ku yeeshay Xarunta Golaha Shacabka oo Xildhibaan Madoobe Nuurnow u doortay Shir-guddoon Talaado, December 13, 2011 (HOL) − Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeesha xarunta golaha shacabka ee Muqdisho ayaa shir-guddoon u doortay xildhibaan Madoobe Nuunow Maxamed, iyagoo sheegay inuu guddoomin doono shirarka soo socda ee uu baarlamaanku yeelanayo. Kulanka oo ay xaadireen 283-xildhibaan ayaa waxay isku raaceen inay u doortaan xildhibaan Madoobe Nuunow, iyagoo sheegay in go'aanka ay qaateen kaddib markii uu ka madax adaygeen inay xilkan qabtaan guddoomiye ku xigeennada afhayeenka baarlamaanka. "Waxaan taageersannahay heshiiskii Kampala, sidoo kale waxaan diyaar u nahay inaan la shaqeyno beesha calaamka iyo Midowga Afrika," ayay sheegeen xubnihii ku shiray golaha shacabka, iyagoo xusay in laga been abuuray oo laga faafiyay inay yihiin xubno kasoo horjeeda 10-kii qodob ee Kampala Accord. Xildhibaan Madoobe Nuunow ayaa lagu dhaafiyay fadhiga lagu doortay, iyadoo ay sheegeen mudanayaashu inay kulammadooda soo socda uga doodi doonaan mooshin ka dhan ah guddoomiyaha baarlamaanka oo ay sheegeen inuu horyaallo. Tallaabadan ayaa waxay imaanaysaa iyadoo guddoomiyaha baarlamaanka, Shariif Xasan uu dalka ka maqan yahay, waxaana xildhibaanada kulanka yeeshay ay dhowr jeer oo hore kulammo ay uga soo horjeedaan afhayeenka baarlamaanka ku yeesheen hoteello ku yaalla Muqdisho. Mudanayaashan ayaa waxay ku eedeeyeen guddoomiyaha baarlamaanka dhowr qodob oo ay ka mid yihiin xil gudasho la'aan iyo inuu ka baaqsaday in kulammada baarlamaanka uu furo, iyagoo sheegay inay taasi keentay inay maanta kulankaan ku yeeshaan xarunta baarlamaanka. Arrintan ayaa waxay u muuqataa mid sare u sii qaadaysa khilaafka xoogeysanaya ee u dhexeeya baarlamaanka, iyadoo aysan jirin wax hadal ah oo kasoo baxay xukuumadda, taasoo aan ka ahayn inaan loo baahanyn khilaaf xilligan soo dhex-gala xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  8. Markaan wakhti u helo, you will see a lot of pics isha allah markaa iska sug.
  9. Somalia;764842 wrote: What the hell did I say wrong? Just mashallah would have been enough not this. ;Somalia wrote: "I envy the people of the secessionist region"
  10. ^^ Markaad aragto wax wanaagsan oo walalkaa qabsaday waxaa la dhahaa ''Masha Allah''... Intaad wax negative ah uun ku hadlaysid 24/7
  11. Deg deg. Ciidamo Ka Amarqaata Faroole Oo Weerar Qaawan Ku qaaday Magaalada Taleex. Warar deg deg ah oo hada naga soo gaadhaya magaalada Taleex aya waxaa uu Xaqiijinayaa in maleeshiyaad ka amar qaata Faroole ay weerareen magaalad aTaleex. Maleeshiyaadkan ayaa sida la sheegay doonayey inay bur buriyaan deegaanka iyo weliba dhismayaasha cusub ee hoolalka shirka, ayna Carqaldeeyaan Shirka. hase ahaatee waxaa iska caabiyey Ciidamada amniga ee Taleex, kuwaasoo ku guulaystay inay ka Buriyaan guud ahaan duleedka iyo hareeraha magaalada, Wararkii ugu danbeeyey waxay sheegayana in dhimasho hal ruux ah ay jirto, taasoo weli aan la xaqiijin labada dhinac dhinaca uu yahay, dhawaanahan waxaa soconayey isku dayo Faroole ku doonayey inuu Taleex ka gaysto Gumaad taasoo maanta uu ku dhaqaaqay. khasaaraha Kadhasahay ee ilaa hada laxaqiijiyey ayaa ah 1ruux oo lasocday Ciidamada Ka amarqaata faroole halka lasheegayo dhaawac labada dhinica oo aan laxaqiijin tirdiisa. Ciidamadii kale ee ka socdey guud ahaan beelaha *********** aya aayaguna ku wajahan saacadaha soo socda Taleex, si ay u difaacaan madasha ina xoojiyaan ciidamada Tababaran ee ku sugan Taleex. horufadhi news online
  12. Somalina;763070 wrote: Turkish embassy. What kind embassy of this, gurigayga ayaaba ka weyn!!
  13. Somaliland baan summaddeeda gaarkaa salka kuugu dhigayaa, sawraceeda guud baan qalin kuugu saxayaa.
  14. Sheekaba sheekay keentaaye, islaan baa odaygeeda ku tidhi ee xaaji markaad ii baahan tahay, caruur soo far ''Aabe calculator kii ii soo dhiib buu ku yidhi''....Ka dibna caruurtu intay u tagaan ayay ku odhan jireen, ''Hooyooy, aabe calculator ka ii keen buu ku yidhi'' halkaasi fahmi jirtay iyana,...haddaba maalin kale ayaa odaygii sidii caadada u ahayd ciyaalkii soo faray ''Calculatorkii hooyo kasoo qaada'' laakiin markan islaanta waa lala joogay oo dumar kale ayaa la joogay, dabeetana waxay tidhi, waxaad aabe ku tidhaahdaan, calculator kii waan waayay ee hadhaw, baan baadhi doonaa marka dumarku iga tagaan....markay dumarkii ka tageen, ayay caruurtii soo fartay aabe u sheega calculator waa la helay ku dheh, laakiin wuxuu ugu jawaabay, iska daa ku dheh maanta xisaabtii gacantaan kaga shaqeeyee.