Fiqikhayre

Nomad
  • Content Count

    5,341
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Fiqikhayre

  1. Funny how Dr. Faroole's own red berets security/military entourage from Puntland became one of the most iconic and eye-catching portrait's of all the images taken in the CM in Mogadishu
  2. Madaxweyne Faroole made also a massive speech in Mogadishu in the Consultative Meeting for Somali Stakeholders.
  3. This is indeed a massive welcome for President Farole to Mogadishu. What we can see is quiet impressive. A well organised welcoming with President Abdirahman Mohamed emerging of the airplane with his red berets heavily armed and his head of his military entourage of red berets carrying only a ceremonial General's stick. All the red berets of course in military uniform and in sun-glasses. On top of it the Prime Minister and Speaker of Parliament delegating instructions to head of security about the personal safety of the Puntland President and People being pushed on to the side wearing ceremonial uniforms and being there as 'Airport security' but not being trusted by Amisom and the Speaker of the Parliament and thus ordering them to the side. Show's you how they took the risks very serious. But the massive welcome over-weighed any security concerns or security precautions made in order to make sure that nothing happens to the President while on his short stay in Mogadishu.
  4. UN iyo EU oo la kulantey Puntland 15 Sep 15, 2011 - 9:11:31 AM Wafdi heer sare oo ka socdey Qaramada Midoobey iyo Midowga Yurub ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafey waxay ku sugnaayeen deegaanda Puntland iyaga oo kulamo la qaatey madaxda ugu sareysa Puntland hogaaminayona Dr,Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Faroole Madaxweynaha dawladda Puntland. Wafdigan ayaa waxaa hogaaminayey xiriiriyaha Qaramada Midoobey ee dhinaca gargaarka bani’aadannimada Mr. Mark Bowden, Ms,Valentina Auricchio oo ah madaxa maamul wanaanga iyo amaanka ee Midowga Yurub,sidoo kale waxaa katirsanaa wafdiga masuuliyiin ka socdey safaaradaha dalalka Yurub ay ku leeyihiin Nairobi sida Sweden,Norwey iyo Switzerland. Magaalada Galkacayo ee xarunta gobolka Mudug ayaa wafdigan kasoo bilaabey booqashada Puntland ,waxana ay halkaasi soo indha indheeyeen xaaladaha nololeed iyaga oo booqdey xeryaha barakacayaasha ay ka degan yihiin magaaladaasi. Wafdigan heerka sare ah markii ay sooo gaareen magaala madaxda Puntland ee Garowe waxa marti qaad u fidiyey madaxweynaha Puntland Dr,Cabdiraxman Faroole,waxayana isaga iyo wasiiradiisa kula casheeyeen xarunta Madaxtoyada Puntland. Isla xarunta Madaxtoyada ayaa subaxii waxaa wafdigani uu hogaaminayey Mark Bowden ay kulan laqaateen Madaxweynaha Puntland Dr,Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Faroole iyadoona ay goob joog ahaayeen qaar kamid ah wasiirada Puntland sida wasiirka qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga ah Dr,Daa’ud Maxamed Cumar ,wasiirka arimaha gudaha Gen,Cabdulahi Axmed Jaamac Ilkajir,wasiirka waxbarashada Puntland Dr,Cabdi Faarax Siciid Juxa iyo wasiiru dawladaha Qorshaynta Prof,Cabdiqadir Xaashi. Mawduucyadi ugu muhiimsanaa ay labada dhinaci kawada hadleen ayaa ahaa kobcinta iyo tayenta waxsoosaarka iyo weliba horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha sida uu BBC laanteeda Somaliga u sheegay Daauud Maxmed Cumar wasiirka Qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland. Wasiirka oo wareysi siinayey BBC-da ayaa mar laweydiiyey in uu qodobeeyo arimihi ay kawada hadleen wafdiga kasocdey deeq bixiyaasha ayaa waxaa uu xusey in ay la isla soo qaadeen dhamaystirka Airporka,sameynta wadooyinka soo gala magaalooyinka waweyn ,deegaanka iyo wax kaqabashadiisa. Wasiirka Qorhsyanta Puntland mar uu ka hadlayey kulankii dhexmarey iyaga iyo wafdiga ayaa waxaa uu shaagay in 10 haydoood oo kamid ah Puntland ay baahiyahoodi u soo gudbiyeen wafdiga waxana uu ku tilmaamey shirka ay la yeesheen mid muhiimad gaar ah iska lahaa marka loo eegoo kasoo qaybgalka heerka sare ahaa . Ugu danbeyntii ayaa Da’uud Maxamed Cumar wasiirka qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland waxaa uu cadeeyey in la dhisey gudi isku dhafan oo isku xiraya labada dhinac shaqadiisuna tahay hirgelinta waxsoosaarka haydaha dawladda. Wafdigan kasocdey Qaramada Midoobey iyo Midowga Yurub ayaa maanta ka dhoofey xarunta dhaqaalaha Puntland ee Bosaso halkaasi oo ay saaka gaareen kulamona kula yeesheen qaar kamid ah xukuumada Puntland xubnaheeda sida wasiirka maaliyada Puntland Faarax Cali Shire iyo wasiirka dekedaha iyo gadiidka badda Eng,Siciid Maxamed Raage ,waxayna sidoo kale soo mareen xeryaha barakacayaasha Bosaso iyo dekeda iyagoona ku faraxsanaa waxay kala kulmeen guuud ahaan socdaalkoodi Puntland. GAROWEONLINE
  5. GAROOWE: Wafdi uu hogaaminayo Xildhibaan Xasan Abshir oo gaaray Caasimada Puntland September 18, 2011 1:07 pm GMT - Written by PP - Edited by PP Print Garoowe: (pp)- Waftigaan ballaaran ee uu horkacayo Xildhibaan Xasan Abshir Faarax ayaa saacado ka hor ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Garoowe. Waftigan ayaa waxaa si wayn loogu soo dhaweeyey caasimada Puntland, waxaana garoonka ku soo dhaweeyey boqolaal dad ah oo isugu jira masuuliyiin iyo qaybaha kala duwan ee ururada haweenka, dhalinyarada iyo bahda saxaafada Wafdiga uu hogaaminayo Xildhibaan Xasan Abshir Faarax ayaa ka kooban 1o xildhibaan oo ka tirsan baarlammaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, kuwaas oo la sheegayo inay Puntland u yimaadeen howlo shaqo. Daawo Sawiro kale Wafdiga ayaa gacan qaaday bulshadii garoonka ku soo dhoweysay ayaa ku bogaadiyey sida wanaagsan ee loogu soo dhaweeyey caasimada Puntland, iyagoo sheegay inay gadaal ka faah-faahinayaan sababta ay u yimaadeen Puntland. Kala soco Puntlandpost warakeena danbe booqashada wafdiga DF. Siciid C/salaam Siciid Wakiilka Puntlandpost-Garoowe
  6. A delegation lead by Honourable Hasan Abshir Farah and other members of TFG Parliament originally from Puntland arrived in Garoowe today for work.
  7. Bosaso Port with Mountains in the background