Fiqikhayre

Nomad
  • Content Count

    5,341
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Fiqikhayre

  1. Daraawiishta Sanaag vow to defend Puntland against Silanyo's incursion and aggression towards the borders and people of Puntland
  2. The Dervishes of Sanaag have been put on high alert in anticipation of the aggression by Somaliland:
  3. Cutubyo ka tirsan ciidamada Puntland oo ku qul qulaaya xududaha Gobolka Sanaag Cutubyo ka tirsan ciidamada qalabka sida ee dawlada Puntland ayaa ku qul qulaaya degaanada Xududaha ee gobolka sanaag maanta ayaa waxaa degaanka yube oo qiyaastii dhawr iyo toban km u jira magaalada cerigaabo ayaa waxaa gaaray cutubyo ka tirsan ciidamada daraawiishta Puntland,wax garad reer sanaag ah iyo waliba maamulka Gobolkaasi, Gudoomiyaha Gobolka sanaag maxamuud saciid Nuur Dabayl ayaa digniniin culus u jeediyey isagoo ku sugan tuulada yube madaxweynaha maamulka somaliland silaanyo wuxuuna uga digay inuusan isku dayin cag soo dhigo taako kamid ciida degaanada Puntland, Gudoomiyaha Gobolka sanaag ayaa sheegay inay illaa shalay ay socdaal ku maraayeen degaano ka tirsan gobolkaasi oo ay kamid yihiin Hadaaftimo, yube iyo degaano kale, wararka madaxa banaan ee halkaasi naga soo gaaraya ayaa sheegaya in ciidamo xoogleh oo ku hubaysan hubka noocyadiisa kala duwan ay isku balaariyeen inta badan xuduudaha gobolkaasi kuwas oo doonaya inuusan cag soo dhigin halkaasi madaxweynaha maamulka la magac baxay somaliland silaayo, Dhanka kale wararka naga soo gaaraya maagalada dhahar ee xarunta Gobolka haylaan ayaa sheegaya in sidoo kale ciidmo aad u fara badan la dhoobay xududaha gobolkaasi waxaa sidoo kale halkaasi jooga dhalinyaro, haween, wax gar iyo dad kale oo ad u fara badan oo diidan inuu silaanyo soo daandaansado degaanadaasi. Isku soo wada duubo bulshada reer sanaag ayaa u muuqda kuwa aan marna ogolaan karin madaxweynaha maamulka la baxay somaliland uu cag soo dhigo degaanadoda sidoo kale dawlada untland ayaa u muuqanaysa iminka mid siweyn u xoojinaysa difaaca Gobolkaasi, iyadoo aad moodid inay dawladu ka taxadarayso in laga qabsado horleh. Mukhtar Cabdi Faarax
  4. Puntland's Sanaag Dervishes put on high alert and the Governor of Sanaag region Mr. Dabayl said he's in contact with the leadership in Garowe and that the government of Puntland has promised to monitor and fulfill it's duty and responsibility towards protecting the region and people of Puntland in Sanaag region and to give an appropriate answer to the naked aggression of Somaliland's meddling in the borders and people of Puntland.
  5. Somalia, Puntland State: "We urge Somali neighbors, regional powers and the wider international community to note Somaliland’s provocation against Puntland, which might ignite a conflict and destabilize the region."
  6. PL oo canbaareysey booqashii Silanyo 9 Oct 9, 2011 - 5:29:32 AM Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Puntland Dr,Cabdiraxman Maxamed Maxamuud maanta ayaa waxaa lagu canbaareeyey booqashadii daandaasiga ahayd ee madaxweynaha maamulka la magacbaxay Somaliland uu ku yimid xarunta gobolka Sool ee Laascaanood maalinimadii shalay. Dawladda Puntland waxay cadeeysey in gobolada Sool iyo Sanaag ay ka mid yihiin Puntland,tan iyo October 2007 ay Somaliland qabsatay Magaalada Laasanod, iyagoo ka so horjeeda rabitaanka dadka deegaanka u dhashay. Waxa Puntland ay nasiib daro ku tilmaamtay dadka ka soo jeeda degankaasi islamrkaasina danahooda gaarka ah ka fushada ku biiritaanka Somaliland. Shalay ayaa Siilaanyo waxa uu booqasho ku yimid meel 18 km oo qura u jrta halka ay ciidamada Puntland difaaca hore kaga jiraan, waxana talabaasi Puntland ku tilmaantey daandaasi aan geed loogu soo gaban. ugu danbeyntii dawladda Puntland waxay ku boorisey dalalka deriska ah,urur goboleedyada iyo dhamaan beesha caalamka in ay la arkaan daandaasiga ay wado Somaliland kaasi oo keeni in uu colaad huriso iyo khalkhal ku yimaada xasilooni darada mandaqada. GAROWEONLINE
  7. Somalia: Puntland Condemns Somaliland Leader’s Provocative Visit. Tue, 11 Oct 2011 PRESS RELEASE 09 October 2011 The leader of Somaliland’s separatist administration, in northwestern Somalia, has visited military positions in parts of Sool region of Puntland. Sool and Sanaag regions are part of Puntland State of Somalia. Since October 2007, Somaliland forces have occupied Las Anod town against the wishes of the local population. Regrettably, it is Somaliland’s occupation that has triggered extremists to operate in those regions by benefiting from local grievances. The Somaliland leader, Mr. Ahmed Mohamed Mohamud (Silanyo), visited Las Anod town and reached approximately 18km from the Puntland defense line at Tukaraq town in Sool region. We urge Somali neighbors, regional powers and the wider international community to note Somaliland’s provocation against Puntland, which might ignite a conflict and destabilize the region. Communications Office The Puntland Presidency Puntland State of Somalia E-mail: info@puntland-gov.net Web: www.puntland-gov.net
  8. Maamulka G/Sanaag ” Uma dulqaadaneyno in Siilaanyo uu lugta soo dhigo Gobolka” October 11, 2011 Maamulka Gobolka Sanaag Puntland ayaa sheegay in aanay u dulqaadaneyn goob ka mid ah gobolkaasi oo uu lugta soo dhigo madaxweynaha Maamulka la baxay Soomaaliland sida uu hadalka u dhigay gudoomiyaha gobolkasi. Maxamuud Siciid Nuur gudoomiyaha gobolka Sanaag oo la hadlayay SBC Intenational ayaa sheegay in iminka ay u diyaar garoobayaan sidii ay u difaaci lahaayeen gobolka islamarkaana ay ka di faaci lahaayeen sida uu sheegay Maamulka soomaali diidka ah ee la baxay Soomaaliland . Gudoomiyaha ayaa SBC La hadlay xili ay ku sii jeedeen wafdi uu horkacayay oo ka koobnaa dhinacyada Saraakiisha Amaanka iyo maamulka gobolka Sanaag deegaano ka mid ah afaafka hore ee gobolka sanaag, halkaas oo sida uu sheegay ay ugu sii jeedaan sidii ay u xaqiijiyaan ku sugnaashada ciidamada Puntland ee gobolka. Si kastaba ha ahatee xaaladan ayaa ku soo aadeysa xili Habeenimadii xalay aheyd uu qaab dhuumasho ah ku soo galay degmada Ceeri gaabo Madaxweynaha Maamulka isku magacaabay Soomaaliland Mr Siilaanyo iyo Wafdi uu horkacayo, safarkaas oo qeyb ka ah safaro uu maalmihii ugu dambeeyay madaxweynaha maamulkaas uu ku marayay deegaano ay ugu yeereen in ay ka tirsanyihiin Somaliland. Cawil Nadiif Suldaan SBC International Boosaaso.
  9. The Garaad said that all the Traditional Elders of Sool, Sanaag and Cayn are condemning the visit of Silanyo to Sool and Sanaag as an aggression and that they will bring this aggression against the people and borders of Puntland to the attention of the International Community. Garaad Cabdullaahi Cali Ciid: "The Incursion of Silaanyo and going to the city of Laascaanood and to the front in Gambara is an provocation and act of desperation to look for conflict in Sool region and that Puntland is informing Ethiopia, Kenya and the TFG that any consequences out of this provocative acts and meddling in the borders and people of Puntland will soley lie with Somaliland."
  10. GAROOWE: Garaad C/laahi Ciid oo canbaareeyey Booqashadii Siilaanyo ee Laascaanood & Gambare October 10, 2011 1:17 pm GMT Garoowe: (pp)- Garaad C/laahi Cali Ciid oo ku hadlaya magaca isimada Puntland ayaa si xoogan u cambaareeyey booqashadii Madaxwayne Silaanyo uu ku yimid Gobalka Sool, waxuuna sheegeen in ay tahay mid xadgudub ah islamar ahaantaana ay si wayn u cambaaraynayaan. Garaad C/laahi Cali Ciid oo canbaareeyey Booqashadii Siilaanyo ee Laascaanood & Gambare Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo ka mida salaadiinta ka soo jeeda Gobalada Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa Puntlandost u sheegay in xadgudubka madaxwayne Maxamuud Axmed Silaanyo uu u gaystay shacabka iyo xuduudaha Puntland ay beesha caalamka u gudbinayaan in ay tahay mid ay si wayn uga soo horjeedaan dhamaan salaadiinta iyo waxgaradka Gobalada SSC. Garaadka ayaa intaas ku daray in booqashadii uu Siilaanyo ku yimid xarrunta Gobalka Sool ee magaalada laascaanood iyo jiida hore ee Gambara ay tahay mid daan daansi iyo iska hor imaad uu madaxwayne Siilaanyo ku doonayo in ay ka dhacdo Gobalka sool, garaadka ayaa sidoo kale sheegay in ay Dowlada Ethopia, Kenya iyo tan soomaliyaba ay ogaysinayaan in wixii ka yimaada faragalinta lagu hayo shacabka iyo xaduudaha Puntland ee uu wado maamulka soomaliland ay masuul ka noqon doonto soomaliland. Dhanka kale waxaa Dowlada Puntland ayaa ku tilmaantay booqashada Siilaanyo mid gardaro ah , isla markaasna nabadgelyo xumo ku abuuraysa goobaha nabdoon. Puntland ayaa dhanka kale ugu baaqday dowlaha deriska la ah Puntland inay il gaar ku eegaan dhaq dhaqaaqa maamulka Siilaanyo uu ka wado deegaanada Puntland, arrinkaas oo ku tilmaameen mid degenaansho xumo ku ridaysa gobolka oo dhan. Baaqa dowlada Puntland ayaa imaanaya kaddib markii uu Madaxweynaha maamulka W/galbeed ee lamagac baxay Somaliland, uu booqasho ku yimi magaalada Laascaanood & deegaanka Gambare , halkaas oo uu ku sugnaa Saacado kooban uu kula hadlay dadka taageersan siyaasadiisa. Siciid C/salaam Siciid Wakiilka Puntlandpost-Garoowe
  11. Siilaanyo told to Stay out of Sanaag region and stop meddling in Sool and Sanaag regions of Puntland
  12. Silanyo warned by the Puntland Governor of Sanaag region Mr.Max'ud Siciid Nuur Dabayl, listen to audio:
  13. Siilaanyo oo loo digey 11 Oct 11, 2011 - 6:07:48 AM GAROWEONLINE Maamulka Gobolka Sanaag ee Puntland ayaa madaxweynaha maamulka Somaliland uga digay inuu jibiyo hishiiskii 1993-dii ay gareen beelaha dega gobolkaasi,waxaana ay sheegeen in siilaanyo uu wado falal colaad keeni kara haddii ku soo xadgudbo deegaanada Puntland ee Sanaag. Gudoomiyaha gobolka Sanaag Max'ud Siciid Nuur Dabayl oo la hadlay Radio Garowe ayaa sheegay in heegan geliyeen dhamaan ciidamada daraawiishta ee Puntland si ay uga hortagaan amni xumo ay sababaan maleeshiyaad Somaliland ee horkacayo Siilaanyo oo qorshahooda ku darsaday inay booqasho ku tegaan deegaano aysan lahayn maamulkooduna uusan ka talin. Max'ud Sicid Nuur oo haatan ku sugan degmada hadaaftimo ayaa sheegay inay dhamaan deeganada gobolka Sanaag ee Puntland ay ka arimiso ay u diyaargarobeen difaacida haddiiba ay faragelin uga timaadao maamulka Somaliland oo uu ku eedayey inay markasta abuuraan xiisado colaadeed oo dhibaato u keeni kara mujtamaca nabada gobokaasi ku degan .
  14. "Xilli kasta ayaa la filan-karaa fidno iyo dagaal, annaga Siilaanyo nama xukumo Somalilandna ma nihin" Afhayeenka isimada Puntland Garaad C/llaahi Cali Ciid. Tue, 11 Oct 2011 18:05:45 -0400 pm -04:00 -14400 Ceer-gaabo, Oct, 11- Afhayeenka isimada Puntland Garaad C/llaahi Cali Ciid ayaa si carro leh uga hadlay socdaalka madaxweynaha Soomaaliland Axmed Siilaanyo uu maalmahaan ku marayay deegaano ka mida gobollada Sool iyo Sanaag, waxaana garaadku uu tilmaamay inuu ergo u daray madaxweyne Siilaanto, si uu si nabad ah uga baxo guud ahaan gobolka Sanaag, taasina ay ku jirto masaaliixda iyo nabad-galyada gobolka. Garaad C/llaahi Cali Ciid oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa mar uu ka hadlayay nabad-galyada deegaanka iyo xiisada ka alloonsan xilligaan, waxaa uu yiri "Xilli kasta ayaa la filan-karaa fidno iyo dagaal, anaga Siilaanyo nama xukumo Soomaalilandna ma nihin". Md. C/llaahi Cali Ciid ayaa dhanka kale sheegay in dhibaatada ugu daran ee ka taagan gobollada Sool iyo Sanaag ay hurinaysa dawladda Brietin, isla markaana socdaallada xilligaan uu deegaannadaasi ka wado Siilaanyo ay garab-wayn ku siinayso dawladda Brietine, waxaana garaadku uu hadalkiisa raaciyay in wax lala yaabo ay tahay faragalinta qaawan ee gobolladaasi ay Soomaaliland iyo xukuumada Brietin ay ka wadaan, sida garaadku hadalka u dhigay. Afhayeenka isimada Puntland Garaad C/llaahi Cali Ciid ayaa dhanaca kale sheegay, in maal-mahaan uu ku sugnaa gobolka Sanaag, socdaalkiisuna uu salka ku hayo, sidii uu ula socon lahaa dhaq-dhaqaaqyada madaxweyne Siilaanyo iyo waftiga uu hoggaaminayo uu ka wado gobollada Sool iyo Sanaag. Waxaana uu intaasi garaadku ku daray in xiisad colaadeed laga dareemayo deegaanka, xilli kastana la filan karo dagaal iyo isku dhacyo ka dhaca degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. Maxamed C/llaahi Cali 'Kooshin' Radio, Daljir - Garowe
  15. The spokesman for the Puntland Traditional Elders Garaad Cabdullaahi Cali Ciid today confirmed that conflict and war are imminent and expected to happen at any time. The spokesman angrily talked about the President of Somaliland's "Silaanyo's" latest travel and incursion in-to parts of Sool and Sanaag regions in the last couple of days and said that he has dispatched an emissary to the President of Somaliland to leave the entire Sanaag region peacefully, which is in the 'interest' and protection of the region of Sanaag. He further said that 'War can be expected to occur at any time, Silanyo does not rule us and we are not part o Somaliland'. Chief C/llaahi Cali Ciid also said: The biggest trouble in Sool and Sanaag regions is driven and advanced by Great Britain and that this latest incursion by Silanyo in this regions is actively promoted and supported by the British government and that it is truly astounding and shocking to see the meddling and naked aggression in those regions by the British government in advocacy of Somaliland. The Garaad furthermore said that he personally has been in Sanaag regions for the past couple of days to monitor Silanyo's and his delegations movements in Sool and Sanaag regions. He furthermore added that there is an atmosphere of conflict and strife in Sanaag region and that war and conflict is expected to occur at any time in Ceerigaabo district of Sanaag region.
  16. M.PL oo canbareeyey qaraxii Muqdisho 5 Oct 5, 2011 - 1:49:13 AM Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr,Cabdiraxman Maxamed Maxamud Farole isaga oo ku hadlaya magaca shacabka iyo xukuumada Punltand waxa uu si weyn u canbaareynayaa weearkii foosha xumaa ee kooxda argagixisda Alshabaab ka geystay Muqdisho shalay 04,Oct 2011. Iyaga oo isticmaalaya qaababkooda waxuushnimada ah kana baxsan bini’adanimada waxay gaari walxaha qarxa lagu soo rakibey ku qarxiyeen waxana ku dhintay tobanaan dad ah oo waxba aan galabsan iyadoona ay kamid ahaayeen ardeydii Turkiga deeqaha waxbarasho ka helay iyo walidiintoodi qaar. Madaxweynaha Puntland Dr,Faroole oo si toos ah khadka ug jirey shalay galab Idaacada BBC-da laanta afka-Somaliga ayaa waxaa u tacsi u direy dhamaan qaraabadii iyo eheladii ay dadka dhintey ka geeriyooden,Dawladda Federaalka Somaliya iyo dhamaan umadda Somaaliyeed meel kasta ay joogaan. Madaxweynuhu waxa uu fariin cad u direy argagixisada’’weerarkan argagaxisada ah kana baxsan bini’adanimada waxa uu mideynayaa shacabkayaga iyo beesha caalamka sidii looga nadiifin lahaa danbiilayaashas dunidayada” Madaxweynaha Puntland sidoo kale waxaa uu ugu baaqey reer Puntland in ay ka feejignaadaan weeraro argagixisanimo. GAROWEONLINE
  17. PRESS RELEASE 04 October 2011 The President of the Government of Puntland State of Somalia, His Excellency Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole), on behalf of the people and Government of Puntland, strongly condemns the heinous act of terrorism, which the Al Shabaab terrorist group carried out today in Mogadishu. Using their barbaric methods of massive truck-loaded explosives and suicide bombings, the terrorists murdered and injured hundreds of innocent civilians. The victims included many young students and their parents awaiting exam results for scholarships to study in Turkey. The President, speaking live on the BBC Somali Service this afternoon, sent sincere condolences to the families of the victims, the Transitional Federal Government (TFG) of Somalia, and to the Somali people everywhere. President Farole sent a defiant message to the terrorists: "This heinous and subhuman terrorist attack will unite our people and the whole civilized world to fight and cleanse these criminals from our world." The President called upon the people Puntland to be vigilant of terrorist attacks. Communications Office The Puntland Presidency Puntland State of Somalia E-mail: info@puntland-gov.net Web: www.puntland-gov.net
  18. The new Hospital Wing of Bender Qasim Hospital the main and general hospital of Bosaso district opened today
  19. "Arrintii Galkacyo ka dhacay ...arrintaasi waxay ku dhamaatay sharaf iyo wanaag iyo sidii la rabay" Ugaas Cali Ugaas Maxamed. Tue, 27 Sep 2011 Galkacyo, Sept 27 - Kulan qado sharaf ah oo uu maanta Islam Bashiir Islam Cabdille u sameeyey Issimada Puntland ayaa ay ka soo saareen baaq ayidaya go'aamadii iyo heshiiskii laga gaaray colaadii Galkacyo. Ugaas C/llahi Ciise oo u hadlay Issimadii 15-ka ahaa ee loo saaray xallilka colaadii Galkacyo oo furitaankii munaasabada ka hadlay ayaa sheegay in ay aad ugu rajo weyn yihiin in la fuliyo go'aamadii la gaaray. "Gaar ahaan jaaliyadaha reer Galkacyo waxaan u soo jeedinayaan in ay ka qayb qaataan fulinta go'aamada" ayaa uu yiri Ugaas C/llahi. Ugaas Cali Ugaas Maxamed, ugaaska beesha ******** oo isna ka hadlay munaasabada ayaa ku tilmaamay hawshii Issimadu ay qabteen mid sharaf, wanaag iyo sidii la rabay ku dhamaatay. Ugaasku waxaa uu ammaan u soo jeediyey Issimadii loo xil saaray xallilka colaada Galkacyo oo uu sheegay in ay sameeyeen wanaag Ilaah raali ka yahay, Islaamkuna ku farxo. Ugaasku waxaa uu u baaqay jaaliyadaha iyo qurbajoogtu in ay dhacdadii Galkacyo wanaag ku dhamaatay; waxaana uu sheegay in xalay dhalay laga noqday wixii ka dhacay Galkacyo horaantii bisha September. Ugaasku waxaa uu sheegay in dhacdadii Galkacyo looga gudbay wax wanaagsan oo dadka, dalka iyo diintaba wax u taraysa. "Waxaan ogaysiinahayaa jaaliyadaha, dadka Somalida inta maslaxada jecel, wanaag in ay ku dhamaatay arrintii halkaan ahayd (dhacdadii Galkacyo)" ayuu yiri Ugaas Cali isaga oo la hadlaya qurbajoogta. "War xuma tashiil baa jira" ayaa uu yiri Ugaasku mar uu ka hadlay dad sheegtay in ay ku hadlayaan magaca beesha oo saxaafada u sheegay in wada-hadaldii ay guul darro ku dhamaadeen. Khaliif Ciise Mudan, wasiirka amniga ee Puntland oo u hadlay dawlada Puntland ayaa sheegay in heshiiskii Galkacyo ee 25-kii bishan ay dawladu fulin doonto, kuna dhaqmi doonto. Issimada ayaa sheegay in ay rakcadi ka dhiman tahay, laguna dhamayn doono caasimada Puntland ee Garowe. Ku dhawaad sodomeeyo Isim oo ka kala yimid gobollada Puntland iyo gobollo kale ayaa u fadhiyey muddo todobaado ah sidii loo xakamayn lahaa colaadii Galkacyo. Waxaa munaasabada goobjoog ahaa badi Issimada Puntland, mudanayaal la tirsan baarlamaanka dawlada federaalka ah, golayaasha dawlada Puntland, maamulka gobolka, iyo marti sharaf kale. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir.
  20. ^How to implement the drafted constitution is the focus of the discussion as there are places where the constitution cannot be brought to the people due to ongoing conflict, that's why it's important for the stakeholders of Somalia to come to an understanding and find a consensus on how to pass that drafted constitution by voting and discussing on it in regards to which articles to add or leave out, but it's a consult-reaching approach of implementing/passing the constitution in one voice thus legislating the transition to take it's route. The quickest way to end the Transition is by passing a permanent constitution for the country.