Fiqikhayre

Nomad
  • Content Count

    5,341
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Fiqikhayre

  1. This is the greatest Coup of all times, with the formation of Puntland a game changer for good!
  2. The Troops are on verge of Afmadow on one side, other troops expected to join them from Busaar/Ceelwaaq, Gedo (Baardhere) and on the Coast of Buurgaabo. Other troops are coming from inside Ethiopia. Jubbaland is becoming a reality finally.
  3. President Faroole: We Fully Support Azaaniya/Jubbaland
  4. This Thread is in anticipation of the new State's arrivial into Kismaayo and the liberation of the southern regions of Somalia. It will be renewed constantly.
  5. More than 100 Lawmakers of the said major one clan support this initiative so is the PM and the President of Puntland, which is the only organised entity which is relied on politically.
  6. Xildhibaanada Beelaha ******* oo siweyn uso dhaweyay galitaanka Kenya ee gudaha Somalia Xildhibaanada Beelaha ******* ee Jubbooyinka ka soo jeeda ayaa waxay galabta shir xasaasi ah ay ku yeesheen magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, iyagoo uga hadlaayay arinta la-xiriirta Ciidamadda Dowladda Kenya ee gudaha u soo gallay dalka Soomaaliya. In ka badan boqol Xildhibaano oo ku abtirsada Beelaha *******, kana soo jeeda Gobolada Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe “Jubbooyinka” iyo Gedo, ayaa waxay si weyn uga soo horjeesteen hadalka Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, waxayna ku taageereyn Ciidamadda Dowladda Kenya ee gudaha u soo gallay dalka Soomaaliya. Shirkaan oo mid xasaasi ahaa markii la-soo afjaray, ayaa waxaa warbaahinta shir jaraa’id u qabtay Xildhibaan Cabdi Risaaq Maxamed Jurille oo ka mid ah Xildhibaanada Beelaha *******, ee maanta taageeray soo gellitaanka Ciidamadda Dowladda Kenya ee dalka Soomaaliya. “Halkaan waxaa iskugu yimid Xildhibaanada ka soo jeeda Beesha *******, waxaa looga hadlay Ciidamadda Dowladda Kenya ee gudaha soo gallay, waxayna Xildhibaanada ay taageereyn Ciidamadda Dowladda Kenya” ayuu yiri Xildhibaan Cabdi Risaaq Maxamed Jurille. Xildhibaan Jurrile ayaa wuxuu sheegay in tani ay fursad u siin doonto shacabka Somaliyeed inay hellaan nabad iyo kala dambeen, ayna meesha ka saari kareyso Xoogaga Shabaab, oo uu sheegay inay dhibaatooyin baahsan ku hayaan shacabka Soomaaliyeed. “Soo gelitaanka Ciidamadda Dowladda Kenya waxay naga caawin doontaa in Shabaab meesha laga saaro, oo aynu helno nabad iyo wanaag, waxaana rajeynayaa in shacabku ay nabaddu helli doonaan” “Caalamka waxaan ka codsaneynaa marka ay nabad iyo kala dambeen ku soo dabaalaan Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo, in shacabka ay gacan ka siiyaan si’ay u dhistaan Maamul Cadaalad ku dhisan oo ay dadka ka faa’iideystaan” ayuu yiri Mudane Jurille. Shacabka ku dhaqan Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo, ayaa wuxuu ugu baaqay in Ciidamadda Dowladda Kenya ay si weyn u soo dhaweeyaan, bacdamaa ay doonayaan sida uu hadalka u dhigay inay meesha ka saaraan Al Shabaab. Jurrile ayaa wuxuu warbaahinta uu u akhriyay qodobada ay ka soo saareyn shirka ay maanta ku yeesheyn magaaladda Muqdisho, iyadoo dhinaca kalana uu tilmaamay inay taageersan yihiin cid walba oo ka qeyb qaadaneyso burburinta Al Shabaab. Qodobada ay soo saareyn:- In Al Shabaab laga saaro Gobolada ay gacanta ku heyso iyo dalka Somaliya oo dhan. In cid walba oo Soomaaliya gacan ka siineysa in Al Shabaab la-burburiyo ay soo dhaweynayaan. In Dowladaha isku xil saaray xasilinta nabad ku soo dabaalida dalka iyo burburinta Al Shabaab ay soo dhaweynayaan. In Dowladaha Kenya, Burundi iyo Uganda ay u jeedinayaan mahad-celin balaaran, maadaama ay sheegeen inay u istaageen nabad ku soo dabaalida dalka Soomaaliya. Xasan Cadde Muqdisho-Somalia
  7. Ciidamada Kenya oo 120KM u jira Magaalada Kismaayo Ciidmada Kenya ayaa gudaha usii galaya wadanka Somalia waxaa lagu soo waramayaa in ay ciidamada Kenya oo wata hub aad u culus ay kudhawaadeen Deegaan ka Buurgaabo oo u jira Magaalada Kismaayo 120km Ciidamada Kenya iyo kuwa Dowlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa dhawaanahaan dagaalo kula jiray Ciidamada Kooxda Alshabaab. Deegaanka Buurgaabo ayaa wuxuu magaalada kismaayo ka xigaa dhanka raaskaanbooni halkaas oo ay dhawaan la waregeen Ciidamada Huwanta waxaa lagu soo waramayaa in ay dhawaanahaan dhaq dhaqaad ciidan ka wadeen Deegaanadaas mid kamid ah saraakiisha ciidamada Kenya ee ku sugan deegaankaas Oo waraysi siiyay mid ka mid ah wargaysyada kasoo baxa wadan ka Kenya ayaa u sheegay in ay hada ku dhow yihiin goboo badan oo mu hiim u ah kooxda alshabaab. Sidoo kale Waxaa warar ka imaanaya Magaalada Kismaayo ay sheegayaan in ay dhaq dhaqaaqyo ka wadaan ururka Alshabaab magaalada kismaayo oo ah xarunta ugu wayn ururka alshabaab ee deegaanadaas ururka alshabaab oo dhawaanahaan ay weeraro kaga imaanayeen dhan ka badda cirka iyo dhulka ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay ciidamo udireen qaarkamid ah jaziiradaha ka agdhow magaalada kismaayo si ay oga difaacaan weerarada kaga imaanaya dhanka badda. Dagaalada lagula jiro kooxda Alshabaab ayaa si xoogaystay ka dib markii ay gudaha usoo galeen ciidamada Kenya dalka Soomaaliya.
  8. Troops capture Buurgaabo along the coast 120 km south of Kismaayo
  9. The clan rallies in support of Jubbaland the said Parliamentarians give their full support to the initiative Xildhibaanada ka soo jeeda gobollada Jubbooyinka ee dawladda Federaalka oo taageeray galitaanka ciimada Kenya ee Soomaaliya. Fri, 28 Oct 2011 Muqdisho, Oct, 27 - Shir ay maanta (Khamiis) ku yeesheen magaalada Muqdisho xildhibaano 100 ku dhaw oo ka soo jeeda beesha ******* ayey ku soo dhaweeyeen soo galitaanka ciidamada Kenya ee dalka Soomaaliya, shirkaas oo ugu dambayntiina laga soo saaray war-saxaafadeed ka kooban dhawr qodob. Prof: C/risaaq Cismaan ‘Jurile’ oo ka mid ahaa xildhibaanadaasi ayaa saxaafadda u sheegay inay tahay in dalka laga qabto ururka Al-shabaab ayna soo dhawaynayaan cid kasta oo la dagaalamaysa ururkaasi oo ay dawladda Kenya ku jirto. War-saxaafadeedka ayaa sidoo kale loogu mahadceliyey dawladaha ciidamadu ka joogaan dalka dalka Soomaaliya ee Uganda, Burundi iyo Kenya,sidoo kale xildhibaanada ayaa ka codsaday dawladaha daneeya arrimaha Soomaliya inay gacan ka geystaan sidii maamul waxtar ah loogu samayn lahaa gobollada Jubbooyinka marka Shabaabka laga kiciyo. Mas’uuliyiinta Soomaalida ayaa si weyn ugu kale aragti duwan soo galitaanka ciidamada Kenya ee dalka Soomaliya, waxaana arrintaasi si weyn u soo dhaweeyey Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole halka M/weynaha iyo R/wasaaraha dawladda Federaalkuna ay ku tilmaameen mid khaladan oo aan la qaadan Karin. Dawladda Kenya ayaa sheegtay in sababta ciidamadeedu ay u galeen dalka Soomaaliya ay tahay inay la dagaalameen ururka Al-shabaab, waxayna M/weyne Shariif ku eedeeyeen suurta galnimada inuu Shabaabka raacsanyahay. Diiwaanka Wararka Radio Daljir
  10. Xiin, I support Azaaniya for clan reasons because it has been opposed for exact the same reasons namely out of clan envy. We have been here before and it seems that you're clouding your whole stance and going from your usual 'neutral' state a bit farther than usual in your opposition here I don't know why that is the case speaking of your opposition it has been expected as it's a long continuation of your anti-Puntland and antiFederal stance but what happened to LSK? You're both mere sympathisers of Al-Shabaab. The whole Tol is on the bandwagon in support of Jubbaland/Azaaniya just as in the case when Abdullahi brought the Ethiopians the people in Puntland where in full support.
  11. The cry about Kenya is thus all crocodile tears to hide the fact that the people opposing it are anti-federalism, anti liberation of this areas due to clan reasons (the same why Puntland is disliked) as it is a thorn to the people who have no pride and humanity in what god has given to them and thus seek to greedily take what is not their's in the first place or to disrupt other people who want governance and peace by favouring anarchy and destruction over peace and order. The emergence of Jubbaland is another strengthening pillar of the sanity and ideals Puntland was founded upon and strived to make reality. All the visions of the state are nearly attained and for that we give praise to the almighty god Alxamdulilaah. Success comes to those with Perseverance, Courage and Integrity who are not haters or envious about other people who are made of the same device and apparatus as them.
  12. Puntland achieves another breakthrough with this Jubbaland initiative becoming reality as it's first made Federalism the only governing form of Somalia that resembles a milestone considering the huge opposition to it, the return of rule and order to Somalia and the success of making the necessary changes. A united Somalia is on track as well another pillar stone and the formation of 'Jubbaland' a sister state of Puntland in the far south of the country on the border to Kenya is what Puntland envisioned when it was established. This puts another groundwork of strengthening of Puntland's desires for 'Federalism' as without it Puntland said there cannot be a Somalia. Puntland worked hard in establishing Federalism in Somalia and with the emergence of Jubbaland it will surely succeed. The opposition to Jubbaland is coming from various parts the so called anti peace groups who are well known and people who want to take what is not theirs. Some see Jubbalanad as a direct threat as they hate federalism to take root and the looming 'constitution' which they also try to go against. The Mogadishu clans with their limited clan areas of upper Shabeelle, Hiiraan, parts of Galgaduud and Mudug wish not for federalism to take rootso are the secessionists who know that they also have two regions namely region called North-West and Togdheer. Where as Puntland and Jubblanad associated clans have and can count on Nugaal, Bari (largest region), Sool, Sanaag, Buuhoodle, and majority ofGaalkacyo town and rest of Western, Northern and Eastern Mudug, Lower Jubba, Middle Jubba and Gedo. Jubbaland is a rich, huge and fertile land with strategic location so is Puntland which is 1/3 of Somalia Republic. Put the two together and you can see why people oppose it.
  13. The people of Puntland it's leaders including the Prime Minister after his initial gaffe yesterday smiling and standing along with Sharif Ahmed in a press-release which puzzled us all and termed a united front against Kenya's military 'invasion' whereby the gullible Sharif said that they have not given authorization to Kenya to enter into Somalia, I want to briefly clarify the State's position and the majority of it's people viewpoints regarding the issue. First of all the people of Puntland where at the forefront for years in their want to establishing an autonomous 'Jubbaland' modeled on the success of Puntland, the reason being that Puntland is far away from this regions and always wanted their cousins who are the undisputed 'majority' in those regions to take the initiative and lead the way, therefore establishing a mirror model sister state of Puntland. The people of Puntland were always intrigued to why their cousins didn't achieve that reality much earlier which resulted in the suffering, displacement and arbitrary killings of the people and sub-clan of the wronged people. Their return now and this initiative resembles hope in the people of Puntland who not only share parts of the regions in Jubbaland with their brethren but who are of the same sub-clan and kin which will result in two huge and powerful sisterly States in Northern and Southern Somalia which will have not only influence and prestige but a legitimate claim and veto over everything such as the governing form for Somalia which some have still hopes for that they can avert federalism taking root, the people of the two states will be strengthened in their people power as well. A free and real Jubbaland is key for a return of Somalia as the wrongs are made right and the rightful' owner is allowed to take what is his rightfuldue. The opposition to Jubbaland is/as the same as the opposition to Puntland, which reflects in the opposition of Somalia ever getting a workableand permanent government.
  14. Abtigiis beaten in his own thread by Duke. Waryaa miyaan kaa caawiyaa Duke?
  15. France to help supply Kenyans fighting in Somalia, grenade attack may be linked to Islamists 24 Oct 24, 2011 - 11:16:18 AM France said Monday it would ferry supplies to Kenyan troops fighting an Islamist militia in Somalia while police investigated whether a grenade attack on a Nairobi bar was the first retaliatory strike against Kenya by the Somali group. The announcement of the French assistance, made in Paris by a military spokesman to The Associated Press, marks a significant step-up of international involvement in the fight against al-Shabab, a group which has pledged allegiance to al-Qaida and which controls much of southern Somalia. The group has been rocked by an offensive by African Union forces that reclaimed control of parts of Somalia’s capital, Mogadishu, in recent weeks and by Kenya’s military intervention, which began in mid-October after Somali gunmen kidnapped four European women in Kenya. In Somalia, residents in a southern town reported that military aircraft had flown overhead and likely dropped ordinance. “Two planes flew over the town, then bangs and explosions began,” said Ali Abdullahi, a resident in Kudha. “I don’t know any causalities yet, but we are terrified.” Ahmednor Addow, another resident, said he believed the bombs were targeting an al-Shabab base. “We heard more than 10 bangs and explosions. They were very heavy bombings,” Salah Ali, another resident said. “The whole area was sealed off by al-Shabab fighters who ordered people to stay away.” It was unclear to what nation the warplanes belonged. Al-Shabab has threatened to launch suicide bombings inside Kenya in retaliation, and a grenade attack that wounded a dozen people at a working-class Nairobi pub early Monday heightened those fears. The U.S. Embassy in Nairobi has warned than a terrorist attack may be imminent. The U.S. warning said likely targets include shopping malls and nightclubs where foreigners congregate. Police Commissioner Mathew Iteere told a news conference Monday that the grenade exploded at 1:15 a.m. while 20 people were inside the bar. Three people were seriously wounded, he said. The blast overturned chairs and tables, and blood stained the floor. Iteere said police did not yet have any suspects. “It is too early at this point in time to give a conclusive answer” who was responsible he said, adding: “The person who lobbed the grenade into the pub was not seen by anybody.” Police have tightened security around hotels, bridges and fuel depots, Iteere said. Josphat Karuri, 42, the owner of a liquor store across the street from the pub, said he expects to lose business, though he supports Kenya’s military incursion into Somalia. “It has created a lot tension and fear. Like now that I have opened there are no customers. Usually at this time I am normally busy,” he said. “I think Kenya is totally right pursing the al-Shabab. ... We are worried that they may strike back but even though the worry is there we need to flush them out. If we keep quiet they may hit harder.” Police tape cordoned off the scene of the attack, a small lane full of bars. “I think it is an act of desperation targeting this pub in the backstreet of Nairobi,” said Peninah Ndinda, a passer-by who blamed al-Shabab for the attack. A Kenyan military spokesman on Sunday said that France’s navy bombed a town in Somalia near an al-Shabab stronghold but the French Embassy on Monday denied it, saying that no French warships are in the vicinity. The French military spokesman in Paris, Col. Thierry Burkhard, also said no French warship had shelled Somalia. Burkhard said French transport planes will fly supplies from Nairobi to an airport in northern Kenya beginning Monday or Tuesday, and that the operation would be “li mited in scope.” Kenya said a string of kidnappings and attacks on Kenyan soil over the past two months prompted its decision to send troops to Somalia, where Ugandan and Burundian troops are already present with the AU force that is shoring up the weak government. But analysts say the Kenyan plan predates the kidnappings, pointing out that Kenya has been pushing for the creation of a buffer state along its shared border with Somalia for more than two years. During that time, the Kenyan military recruited and trained a pro-government militia nicknamed the “Jubaland” force. Last week they said they plan to push on to al-Shabab’s main base in the port city of Kismayo and will stay in southern Somalia until al-Shabab is defeated. In a sign of the political complexities surrounding the operation, the Somali president said Monday that the Kenyan military incursion is “inappropriate and unacceptable,” contradicting a statement from both governments last week that they were working together. “We welcome our collaboration with Kenya, but there are inappropriate things going on now. We want Kenya to help our troops, but don’t want its troops just entering into Somalia. The Somali government and our people will not accept that,” said President Sheik Sharif Sheik Ahmed. Analysts have long said that the Somali government, which currently only controls the capital, is wary of any potential rivals for its international patronage. It is also worried that Kenya might install its own administration in Kismayo. Source: Associated Press
  16. MUQDISHO: “Dhaqangelinta Roadmap-ka meel fiican ayuu marayaa ” Raiisal wasaaraha DFKMG Soomaaliya October 14, 2011 Muqdisho: (pp)- Ra;iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya Dr. Abdiweli Mohamed Ali ayaa sheegay in dhaqangelinta Roadmap ka ay meel fiican mareyso, waxuuna sheegay in muddada sanadka ah ee la heysto loo baahanyahay in beesha caalamka iyo Soomaalida ay si wadajir ah uga shaqeeyaan sidii looga miro dhalin lahaa howlaha muhiimka ah ee na horyaalla. Raiisal wsaaraha DFKMG Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in Qorshaha Qaranka ee Xasilinta Nabadgelyada ay golaha wasiirada ka doodeen, fikirkoodana ku dareen qorshaha, haddana ay socdaan dadaaladii maamulada dalka ka jira ay iyagana fikirkooda muhiimka ah ugu soo biirin lahaayeen si qorshaha uu u noqdo mid Soomaali oo dhan ay ka wada qeybqaateen isla markaana ay dhaqangelintiisana ka wada qeybqaataan si ay u sahlanaato in waqtiga noo haray aan si wada jir ah uga faa’iideysano. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay inay muhiim tahay in shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan qeybaha bulshada iyo maamulada dalka ay ka wada qeybqaataan qorshaha amniga tasoo uu sheegay inay sahleyso maamul wanaagga midnimada iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha oo madaxda caalamka iyo Qaramada Midoobay kulamo muhiim ah la soo qaatay ayaa u xaqiijiyey in Soomaalidu ay maanta diyaar u yihiin inay meel uga soo wada jeestaan sidii waddanka loo xasilin lahaa, ha yeeshee loo baahanyahay beesha caalamka inay labo laabaan dadaaladooda ku wajahan sidii dalka looga saari lahaa marxaladdan adag, waxuuna ka codsaday in loo baahanyahay in si deg-deg ah loo helo kaalmadii iyo tasiilaadkii lagu dhaqangelin lahaa roadmap ka. Daabacaadda: Puntlandpost.com
  17. Maxamed Faarax Jeentaro Oo Loo Magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Haylaan Written by Jaamac Nuur Muuse Garoowe (SPR): Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland, mudane Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa markii u horaysay lagu magacaabay gudoonka gobolka Haylaan, oo ah gobol kamid ah sideeda gobol Puntland, sida ku xusan dastuurka maamulkaasi. Gudoomiyaha gobolkaasi ayaa loo magacaabay mudane Maxamed Faarax Ciise (Jeentaro), halka kuxigeenka gobolkana loo magacaabay Muuse Cali Muuse. Gudoomiyaha gobolka Haylaan, mudane Jeentaro oo caawa marti inoogu ahaa barnaamijka hadal haynta qaranka ee idaacada SPR ayaa hambalya u diray shacabka gobolka Haylaan, odayaasha dhaqanka, iyo mas'uuliyiinta kasoo jeeda gobolka oo uu sheegay in ay u guntadeen in gobolkaasi uu helo maamul iyo miisaaniyad lagu fuliyo adeegaha bulshada. Mudane Jeentaro ayaa ah siyaasi xilal kala-duwan kasoo qabtay maamulka Somaliland, muda aad u farabadan'na kusugnaa magaala madaxda gobolka Haylaan ee Dhahar. Xilli ay idaacada SPR wax kawaydiisay qorshihiisi iyo waliba waxyaalaha uu ka shaqayndoono ayuu sheegay in ugu horaynamniga ahmiyad gaar ahi siin doono, uuna dhawaan soo bandhigi doono qorshayaal lagu tayayn doono laamaha kala duwan amniga ee gobolka ka hawlgala. Aragtida Dadwaynaha Caasimada Haylaan ee Dhahar: Mar aan Microfoonka la dhex qaatay shacabka kusugan suuqyada iyo shaaricyada waa-wayn ee magaalada Dhahar, ayaa waxa ay muujinaayeen aragtiyo kala duwan ee ku aadan magacaabista gudoonka gobolka oo isugu jira hambalyayn iyo talo bixin. Suldaan Maxamed Suldaan Cabdulaahi Cartan oo kamid ah isimada ugu muga iyo miisaanka wayn gobolka Haylaan ayaa hambalyo u diray mudane Jeentaro, ilaahna uga baryay in xilkiisu u fududeeyo. Cusmaan Cilmi oo ah shaqsi kashaqeeya arimaha bulshada kana mid ah beelaha .5 laga tirada badanyahay oo kamid ahaa shaqsiyaadkii aynu microfoonka la dhex qaadanay ayaa waxaa ra'yigiisu kamid ahaa; "Waxaan ugu baaqayaa gudoomiyaha cusub ee gobolka in uu cadaalada ahmiyad siiyo, beelaha .5 ee laga tirada badanyahay saamigoodi maamulkiisu ay ka dhex muuqdaan." Sidoo kale, ra'yi uriirinta aynu samaynay ayaa waxaa ka dhex muuqday dhaliilo aad u farabadan oo loo jeedinaayay maamulka Puntland, oo ay dadka degaanka gobolka Haylaan ay ka niyad xumaayeen in 6 sano kadib maanta gudoomiyahii u horeeyey loo magacaabo gobolka Haylaan. Iskusoo duub, waa gudoomiyihii u horeeyey gobolka Haylaan loo magacaabo, iyadoo tan iyo sandkii hore ay kadhacayeen magaalada Dhahar shirar farar badan ay dadka degaanka iyo mas'uuliyiinta Puntland ee kasoo jeeda degaankaasi ay kaga arinsanaayeen arima quseeya hirgalinta maamulka gobolkaasi.
  18. Beesha caalmka oo soo dhaweysay qorshaha Roadmap Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa sheegay in dhaqangelinta Roadmap ka ay meel fiican mareyso, waxuuna sheegay in muddada sanadka ah ee la heysto loo baahanyahay in beesha caalamka iyo Soomaalida ay si wadajir ah uga shaqeeyaan sidii looga miro dhalin lahaa howlaha muhiimka ah ee na horyaalla. Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in Qorshaha Qaranka ee Xasilinta Nabadgelyada ay golaha wasiirada ka doodeen, fikirkoodana ku dareen qorshaha, haddana ay socdaan dadaaladii maamulada dalka ka jira ay iyagana fikirkooda muhiimka ah ugu soo biirin lahaayeen si qorshaha uu u noqdo mid Soomaali oo dhan ay ka wada qeybqaateen isla markaana ay dhaqangelintiisana ka wada qeybqaataan si ay u sahlanaato in waqtiga noo haray aan si wada jir ah uga faa'iideysano. Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay inay muhiim tahay in shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan qeybaha bulshada iyo maamulada dalka ay ka wada qeybqaataan qorshaha amniga tanoo uu sheegay inay sahleyso maamul wanaagga, midnimada iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed. Ra'iisul Wasaaraha oo madaxda caalamka iyo Qaramada Midoobay kulamo muhiim ah la soo qaatay ayaa u xaqiijiyey in Soomaalidu ay maanta diyaar u yihiin inay meel uga soo wada jeestaan sidii waddanka loo xasilin lahaa, ha yeeshee loo baahanyahay beesha caalamka inay labo laabaan dadaaladooda ku wajahan sidii dalka looga saari lahaa marxaladdan adag, waxuuna ka codsaday in loo baahanyahay in si deg-deg ah loo helo kaalmadii iyo tasiilaadkii lagu dhaqangelin lahaa roadmap ka. -- Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) Senior Advisor to the Prime Minister of Somalia & Spokesperson of the Government Tel: +252615479911 or +252699998854 E-mail: ayarisow@opm.gov.so E-mail: engabdirahman@gmail.com
  19. Madaxweynaha Puntland oo maamul gobol u magacaabay gobolka cusub ee haylaan Gobolka Cusub ee haylaan oo ah gobol ku soo biraay todabadii Gobol ee ay horay uga koobnayd Puntland kuna noqday sideed gobol ayaa yeeshay maamul cusub, tigreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Dawlada Puntland ayaa lagu magaacabay maamulkii ugu horeeyey ee gobolka haylaan oo ka Go’ay gobolka sanaag xaruntiisuna tahay magaalada dhahar, gudoomiyaha gobolka haylaan ayaa loo magacaabay Maxamed Faarax Ciise (Jeentalo) Halka ku xigeenkiisana loo magacaabay, Muuse Axmed Muuse. Madaxweynaha ayaa u cuskaday magaacabista maamulka gobolka haylaan kadib markuu arkay baahdi loo qabo tayeynta maamulada Gobolada uuna la tashaday madaxweyne ku xigeenka iyo wasiirka arimaha gudaha, waxaana saxaafada u akhriyey af hayeenka madaxtooyada Puntland Axmed Cumar Xirsi (Libaax joore), Maamulka Gobolka haylaan ayaa wali waxaa ka dhiman qaybo kamid ah maamulka sida qaybihii ciidanka ee gobolada iyadoo la sheegay in dhawaan la soo magacaabi doono, Maamulkan cusub ayaa la filaaya inuu wax badan ka badeli doono gobolka cusub ee haylaan oo la sheego inuu tirsado wax yaabo badan oo dib u dhacyo ah hase ahaate waxaa maamulka cusub laga filaaya inay gobolka la tartansiiyan todobadii gobol ee ka horeeyey, Gudoomiya cusub maxamed faarax ciise (jeentalo) ayaa horay u ahaa masuul sare oo katirsan maamulka somaliland hase ahaate dhawaan ayuu u soo wareegay dhinaca Puntland. Mukhtar Cabdi Faarax
  20. Xoolihii ugu horeyey ee loo dhoofiyo Lubnan 14 Oct 14, 2011 Waxaa maalinimadii shalay kusoo xirtey dekedda Bosaso markab weyn oo loogu talo galay in lagu daabulo xoolo lagana leeyahay dalka Lubnaan. Markabkan waxaa iska leh shirkadda ganacsiga ee Al-Jabour oo ka mid ah shirkadaha ka ganacsada xoolaha nool ee dalka Lubnaan iyadoona ay lasocdeen qaar ka mid ah ganacsatada shirkaddaasi oo u yimid Bosaso si ay ula kulmaan ganacsatada reer Puntland. Lubnan ayaa sheegtay inaysan wax shuruud ah ku xirayn xoolaha nool ee Somaliya kuna kalsoonyihiin caafimaadkooda,waxana isla shalay gelinkii danbe ilaa xalay la daabulayey xoolo loo dhoofinayo dalkaasi Lubaan oo gaaraya ilaa 4500 oo neef. Maxamed Farax Maxamud waa masuulka u sarreeya maxjarka Bosaso waxana uu ka sheegay dekedda Bosaso shalay munaasabad loo saameyey xiriirka wadashaqeneyd ee dhaxmaray ganacsatada Puntland iyo Lubnan in uu aad ugu faraxsanyahay imaatinkooda, "Waxaan dowladda Lubnan iyo ganacsatadeeda uga mahad celinaynaa xidhiidhka wanaagsan ee aanu wada yeelanay iyo sida ay u suurta galiyeen in xoolaha Puntland ay u dhoofsdaan dalka Lubnan ayna noqonayso markii u horraysay oo inta la ogyahay taariikhda dunida in xoolaha Somaliya ay gaaraan dalka Lubnan’’ayaa waxaa yiri gudoomiyaha maxjarka Bosaso Maxamed Faarax. Sidoo kale masuuliyiinta ka hadashey halkaasi waxaa ka mid ahaa gudoomiyaha golaha deegaanka Bosaso ahna duqa degmada Bosaso Xasan Abdalla Xasan ’’ waa alle mahadii in ganacsatada reer Puntland ay meel kasta u mareen sidii Lubnan xidhiidh kala samayn lahaayeen loona gayn lahaa xoolaha Somaliya dalkaasi, waan soo dhoweynaynaa si wanaagsan ayaana u gala shaqaynaynaa inay helaan xoolo nadiif ah’’ ayuu yiri Xasan. Waxaa xusid mudan in ganacsatada ka socotay dalkaasi Lubnan ay sheegeen in mar labaad soo noqon doonaan si ay xoolo kale u rartaan,waxayana tani noqonaysaa mid ugub ku ah suuqa kala iibsiga xoolaha Somaliya kadib markii ganacsatadu xoolaha gayn jireen suuqyada carbeed ayna dhici jirety mararka qaarkood in lagu soo cesho, GAROWEONLINE