Fiqikhayre

Nomad
  • Content Count

    5,341
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Fiqikhayre

  1. Somalia it has been put that these 200 Marines are actually being trained by Japan I don't know/can varify at the moment when that will happen or if that had already taken place what I can however tell you is that other countries ought to follow the good example of UAE and engage Puntland and support it to train and equip its own Marine Forces. Japan did a great job of following UAE we need others to step up to the plate. We thank them all for their support and belief.
  2. The PMF has been in controversy recently due to their nature and training as they can be used on land as well, this was then by a well-known person within the Monitoring group for Somalia&Eritrea exploited and made out to be a regional Super force that can threaten neighbouring administrations to the west and south of Puntland but that never materialisted. A smoke-screen and nothing else. The PMF nature is totally peaceful.
  3. Puntland Marine Forces have been doing a great job, helping in the famine relief by taking water to the destitute nomads and engaging in 'humanitarian assistance'. The troops are by far the most sophisticated in Somalia today as to their professionalism and training and supported by the brotherly Arab/muslim state of UAE. They have been visited by US-Senator Kirk as well during his visit to Puntland Senator Kirk in Puntland to inspect PMF activities
  4. 60 ka tirsan ciidamada badda ee Puntland oo la dalacsiiyay Ciidamada badda Puntland / Horseed Media Munaasabad lagu qabtay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa tababar loogu soo gabagabeeyay ciidamo ka tirsan kuwa badda ee maamulka Puntland, iyadoo la dallacsiiyay lixdan ka tirsan ciidamadii tababarka dhameysatay. Madaxweynaha ku xigeenka maamulka Puntland, Cabdisamad Cali Shire ayaa ka qeybgalay munaasabadda, waxaana sida maamulka uu sheegay ciidamada la dallacsiiyay lagu xushay habka ay tababarka u qaadanayeen iyo fahankooda ku wajahan casharradi la siinayay. Tababarka ciidamada badda ee Puntand oo socday muddo bilooyin ah ayaa waxaa casharrada siineysay hay’adda Sarecen International oo ah hay’ad bixisa tababarrada ciidamada, isla markaana leh laan qaabilsan ammaanka. Bar-kulan.com
  5. Ku dhawaad 300 ka mida ciidanka badda Puntland oo maantay tababar loogu soo xiray magaalada Boosaaso. Tue, 15 Nov 2011 Boosaaso, Nov, 15 – Wafti uu hoggaaminayo M/kuxiggeenka dawladda Puntland General C/samad Cali Shire ayaa socdaal ay maantay ku gaareen magaalada Boosaaso waxay tababar ugu soo xireen ku dhawaad 300 ka mid ah askarta ciidanka badda Puntland. Wararka laga helayo ilo-weereedyo ku dhaw-dhaw xafiiska madaxtooyada magaalada Boosaaso ayaa tilmaamaya in M/kuxiggeenku uu goobta xiritaanka tababarka uu ka bixin-doono darajooyin isugu jira dalac-siin, iyo abaal-marinno kale duwan. Md. C/samad Cali Shire ayaa la tilmaamayaa socdaalkiisa inay ku wehliyeen madax-ka tirsan golaha wasiirada dawladda, oo uu ka mid yahay wasiirka arrimaha guddaha dawladaha hoose iyo hormarinta reer-miyiga General C/llaahi Axmed Jaamac ‘Ilkajiiir’ iyo madax-kale. Wixii warar ah oo ka soo kordha waxaad kala socon-doontaan Radio Daljir. Diiwaanka Wararka Radio Daljir.
  6. Ciidamada Huwanta ah oo kaabiga ku haya Magalada Afmadow iyo Xaalada Magalada oo kacsan Ciidamada dowladda soomaaliya ayaa ku sii siqaya degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose, kadib markii shalay dagaalo culus ay ka dhaceen gelinkii dambe Dagaalada ayaa dhex maray labo ciidan oo sahan ahaa, kuwaas oo ka kala socday Shabaab iyo dowladda, waxaana saaka dhaq dhaqaaqyo ciidan laga soo sheegayaa deegaano u dhow dhow Afmadow. Wararka ayaa sheegaya in Ciidamo Kenyan ah ay soo gaareen deegaan 15-KM u jira Afmadow, iyagoo ay kaabinayaan ciidamo kale oo Soomaali ah oo ka mid ah TFG-da iyo Raaskambooni. Qasaaraha dagaalkii shalay ayaan la ogeyn, hase ahaatee saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda ayaa sheegay inay ilaa 10-askari uga dileen dagaalka Al-Shabaab. 2 Maalin ka hor ayay aheyd markii weerar jidka loogu galay kolonyo Kenyan ah uu ka dhacay meel ku dhow Taabto, iyadoo Gaari qaad siday ay Shabaab gubeen, dabadeedna dileen qaar ka mid ah dadkii saarnaa. Xiisadaha furan ee ka jira Jubada Hoose ayaa ahaa mid mudooyinkan dambe soo xoogeysanayay tan iyo markii Ciidamada Kenya ay gudaha soo galeen Koofurta Soomaaliya. Saraakiil ka tirsan dowladda ayaa sheegay in saacadaha soo socda ay gaari doonaan degmada Afmadow, oo ah degmo istiraatiiji u ah gacan ku heynta isku xirka deegaano badan oo Jubooyinka ka mid ah. Dhanka kale Xaalada Magalada Afmadoow ayaa aad uu kacsan waxaana lagu dhex arkaya Ciidamadi ugu badna ee ka tirsan Xarakada Al-Shabaab oo magalada Gaaf waregaya Waxaa Cabsi xogaan ay la soo gudboonatay dadka tirada yar ee ku haray Magalada Afmadow . Info@kismaayo24.com
  7. Dawladaha Uganda iyo Burundi oo gacmo wadajir ah kusoo dhaweeyay hawl-galka Kenya ay ka wado Soomaaliya. Sat, 12 Nov 2011 Nayrobi, Nov, 12 – Warbixin laga soo saaray maalintii shalay ahayd xafiiska madaxwaynaha dalka Kenya Mwai Kibaki ayaa si cad loogu sheegay inxukuumaddaha Uganda iyo Burundi ay si kal-iyo laab-leh u soo dhaweeyeen hawl-galka ay dalka Soomaaliya ka wado xukuumadda Kenya. Madaxwayne Kibaki ayaa si qeexan uga hadlay dagaalada ciidanka Kenya ay kula jiraan kooxda Al-shabaab, waxaana uu xukuumadiisa ku difaacay inaysan ahayn mid duulaan ku ah nabad-galyada dalka Soomaaliya, balse ay tahay mid suganaysa amnigeeda, isla markaana u hoggaansamaysa sharuucda caalamiga ah, iyo baaqyada kasoo baxa Midawga Africa iyo urur-goboleedka IGAD. Dhinaca kalena magaalada Kampala ee dalka Uganda kulan ay shalay kuwada qaateen madaxwaynaha dalka Uganda Yuweri Musafni iyo wasiirka arrimaha dibadda dalka Kenya Mr Musas Mutakgula ayaa si qeexan waxay uga wadahadleen arrimaha la xiriira ammaanka xaduudaha iyo la dagaalanka kooxda Al-shabaab, waxaana 2-da masuul ay isku afgarteen in ciidamada AMISOM, iyo ciidanka Kenya ay muhiim tahay inay iska kaashadaan la dagaalanka kooxda Al-shabaab. Diiwaanka Wararka Radio Daljir
  8. Another Political coup and progress Museveni and the Burundian President are on board Sharif is lost in the bushes
  9. ENTEPE: Labada dal ee Muqdisho ay ka joogaan Ciidamadooda oo taageeray howlgalka Jubbooyinka Intepe: (pp)- Madaxweynaha Dalka Uganda & kan dalka Burundi oo labadaba ay ciidamo ka joogaan magaalada Muqdisho ayaa soo xoogan u soo dhaweeyey howlaha ay dowlada Kenya ay ka wado Jubbooyinka. Museveni, Yuusuf X. Nuur, Watangula Madaxweyeyaasha Uganda iyo Burundi ayaa waxaa safar diblumaasiyeed ugu tegay dalalkooda Wasiirka Difaaca ee dalka kenya Yuusuf Xaaji Nuur & Wasiirka Arrimaha Dibada ee dalka Kenya Moses Wetangula, kuwaas oo waraaq ay ka sideen madaxweynaha dalka Kenya Kibaki u gudbiyey Labada Madaxweyne ee dalalka Uganda & Burundi. Madaxweyne Museveni oo ay magaalada Entepe ay kula kulmeen labada masuul ee Kenya ka socday ayaa aad u soo dhaweeyey dhanbaalka uu ka helay Madaxweynaha dalka Kenya, isla markaasna sheegay inuu taageersan yahay howlgalada ay Kenya ay ka wado dalka Soomaaliya , ayna Kenya ay xaq u leedahay inay isdifaacdo si ay u dhowrto nabadgelyada dalkeeda iyo kan shacabkeeda. ” Anigoo ku hadlaya afka dowlada iyo kan shacabkayga Uganda waxaan doonayaa inaan cadeeyo inaan taageersanahay dagaalada ay shacabka iyo dowlada Kenya ay kala soo horjeedaan Xoogaga Al-shabaab” ayuu yiri Madaxweyne Museveni. Museveni ayaa intaas raaciyey in xoogagaga Al-shabaab ay sanadkii hore ay qarxiyeen guddaha dalka Uganda , qaraxyadaasna ay ku dhinteen buu yiri dad ka badan 70 qof , wuxuuna sheegay Museveni in dagaalka lagula jiro Al-shabaab aysan keli ku ahayn Kenya , laakiin uu yahay mid gobolka oo dhan ay ka wada-qayb qaadanayaan. Museveni ayaa sheegay in horay loo qorsheeyey sidii loo tirtiri lahaa awooda xoogaga Al-shabaab, isagoo ku sheegay kuwo nabada ka soo horjeeda isla markaasna khatar ku ah ammaanka iyo horrumarkaba gobolka oo dhan. Madaxweynaha Burundi Nkurunziza ayaa dhankiisa sheegay inuu soo dhoweynayo dadaalka Kenya ee ku aadan sidii nabad looga dhalin lahaa gobolka isla markaasna uu aad u taageerayo sidii loo wiiqi lahaa awooda Al-shabaab. Madaxweynaha Burundi ayaa intaas ku daray in Burundi ay u aragto khatarta soo wajahday Kenya ee dhanka Al-shabaab ay la mid tahay mid soo wajahday dalka Burundi , ayna samaynayaan waxkasta oo khatartaas looga hortagi kara laguna qaadi karo. Kama danbaystii Wasiirka arrimaha dibada ee dalka Kenya ayaa u mahadceliyey dalalka Uganda & Burundi sida ay uga jawaabeen baaqa madaxweyne Kibaki ee ah in la iska taageero howlgalada meleteri ee looga soo horjeedo Xoogaga Al-shabaab, wuxuuna Wetangula uu intaas ku daray in kenya ay aad ugu faraxsan tahay taageerada dalalka Uganda iyo Burundi, isla markaasna isagoo uga mahadceliyey dalalka Uganda iyo Burundi howlaha nabad ilaalineed ee ka wadaan magaalada Muqdisho. Kenya ayaa tan iyo intii ay ciidamadoodu galeen guddaha dalka Soomaaliya ayaan waxaan ka hadlin dalalka Uganda iyo Burundi, kuwaas oo ay ciidamadoodu ay howlo nabad ilaalineed ay ka wadaan magaalada Muqdisho. Dalalkaas ayaan horay uga hadlin howlgalada ay Kenya ka wado deegaanada Jubbooyinka , marka laga reebo madaxweynaha Tanzania oo shirkii Commen wealth ee ka dhacay dalka Austaralia si xoogan u soo dhaweeyey howlgalada Kenya ay ka wado soomaaliya.
  10. Ironically and contrary to some people's silly assertion the Ugandan and Burundi leaders are in support of Kenya's intervention into Somalia if that isnot something to wonder upon and to the amusement the intellectual bankrupt individuals here want to make us believe that Kenya is somewhat different to those troops already contributing. Ethiopia will also come into Somalia and with Kenya and contributing forces from Djibouti to strengthen the peace in Mogadishu all three front line IGAD member countries will be actively engaged in Somalia. Somalia now needs all its friends and foes alike.
  11. That was the military front on the political front there's good news as well as the members of one of the four largest Somalia tribes agreed with other clans living in Jubbaland to bring to an end the dispute between themselves in Nairobi.
  12. Al Shabab's back is being broken here. Afmadow is a strategic town and from there many routes depart and meet a transport hub/transit place that connects strategic dots in those regions. It looks bad for Al-Shabab.
  13. Dagaal faraha la iskula tagay oo ka dhacay tuulada Xaya ee Dagmada Afmadoow Wararka naga soo garaya Dagmada afmdoow ee gobolka jubbad hoose aya tibaxaaya in manta Dagaal culus uu ka dhacay inta u dhexeysa Deeganka Qooqani iyo Dagmada Afmadoow. Dagaalkaas oo ay qadeen Ciidamada Dowlada iyo kuwa Raskambooni aya waxaa u aha mid faraha la isku tagay waxaa una ka dhacay tuulo lagu magacaabo Xaya oo aan sidaas uga fogeyn dagmada Afmadoow. Afhayeen u hadlay Ciidmada huwanta ah aya waxaa u shegaay in ay jaab aad u weyn manta garsiyeen Ciidamada Xarakada Al-Shabaab ee dagaalka kula jiray waxaa u shegay in ay Ciidaan badan ka dileen hub badana ka qabsadeen waxa u sido kale shegay in ay aL-Shabaab ay ka carareen ila 4 meyd afhayeenka aya shegay in ay hada ku sugan yihiin deeganka Xaya ee hoos taga Dagmada Afmadoow . Dhanka Xarakada Al-Shabaab wali kamaysan hadlin Dagaalki Cusla ee manta ka dhacay deeganka Xaya ee hoostag Dagmada Afmadoow balse waxaa la filaya in dhawaan ay ka hadlaan sida dagaalkaasi u dhacay iyo waxaa so garaya iyo waxa ay ayagu gaysteenba . kismaayo24.com
  14. 9 Nov 9, 2011 Puntland State of Somalia Garowe PRESS RELEASE 9 November 2011 Somalia: Puntland Warns Somaliland to Stop Interfering among Clans Somaliland security forces killed four civilians, wounded 13 others and stirred public unrest and displacement on 5th and 6th November 2011 in Erigavo district of Sanaag region. It has become normal for Somaliland Administration to create hostilities among communities living together peacefully and to support a certain clan. This is not the first time Somaliland Administration has behaved this way, as most recently demonstrated by fighting in Kalshale area near Buhodle district. It will not be tolerated that Somaliland Administration continues to stir clan hostilities. We appeal to the brotherly communities of Erigavo district to be aware of those creating inter-community hostilities, and similarly the Puntland Government appeals to the communities to uphold the peace and stability. Puntland Government appeals to the international community to rush to the assistance of displaced civilians in Erigavo district and urges necessary action against Somaliland officials involved in stirring and spreading hostilities in the region. --- Communications Office The Puntland Presidency Puntland State of Somalia E-mail: info@puntland-gov.net Web: www.puntland-gov.net
  15. Shirkii Dhiskaha Dowlad Goboleedka AZAANIYA
  16. Federalism is becoming a reality and the Third Republic is being erected.