Fiqikhayre

Nomad
  • Content Count

    5,341
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Fiqikhayre

  1. Somaliland oo labaataneeyo wariye ku xirtay Hargaysa. Sun, 15 Jan 2012 Hargaysa,Jan 15 -Ciidamada maamulka Somaliland ayaa maanta xabsiga dhigay inka badan toban wariye oo ka howlgala warbaahinta qaybaheeda kale duwan. Xariga wariyeyaasha loo gaystay maanta ayaa ka dambeeyay,kadib markii ay banaanbaxyo ka dhigeen xarig maalintii shalay loogu gaystay magaalada Hargaysa qaar ka mid ah howlwadeenada telfashinka. Nimco Cumar Sabriye oo ka mid ah shaqaalaha telfishinka Horncable Tv ee xabsiga la dhigay ayaa u sheegtay Radio Daljir wariyeyaasha xiran inay ku jiraan agaasimaha telfishinka Horn Cable Maxamed Cabdi Sheekh Ilik iyo gudoomiyha ururka saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA. Madaxwayanha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maalintii shalay ku'eedeeyey telfishinka ku hadla afka Soomaaliga ee Horn cable oo fadhigiisu yahay magaalada Hargaysa inuu warar aan jirin ka baahiyay xukuumadiisa. Maamulka Somaliland oo ku dooda inuu ilaaliyo nidaamka dimuqraadiyadda ayaa sanadihii ugu dambeeyay xarig sanado qaatay iyo kuwo maalmo ah u gaystay wariyeyaal kale duwan oo ka howlgala deegaanada uu ka arimiyo. Diiwaanka Wararka Daljir.
  2. Indeed well done to the people of SSC. A bad day for Siilaanyo who also arrested 20 journalists in Hargaysa today who were protesting about the imprisonment of one of their colleagues. Horn Cable TV was also shut down.
  3. Defeated for the third time in less than a year and that in a row! Just like the SNM he sneaked in only to get flogged by the Buuhoodle locals and residents.
  4. Ciidanka Somaliland oo saaka waabarigii hore weerar ku soo qaaday degmada Buuhoodle. (Buuhoodle, Jan 15, 2012 Ceegaag Online) Wararka naga soo gaadhaya magaalada Buuhoodle ayaa sheegaya in uu dagaal qadhaadh ku dhexmaray daanta Galbeed ee magaalada Buuhoodle Ciidamo madaniya iyo Ciidamada Maamulka Somaliland. Mar'aan taleefoonka kula xidhiidhnay magaalada Buuhoodle ayaa naloo xaqiijiyay in uu dagaalkaa sababay qasaare maal iyo nafba leh. Dhinaca kale shacabka ayaa u qaxay dhinaca Itoobiya ee koonfurta magaalada Buuhoodle sida Tuulada Boqonka. Waxaa kale oo wararku sheegayaan in markii ciidamo reer miyi ah ay soo xoojiyeen shacabkii kula dagaalamayay ciidamada Somaliland magaalada Buuhoodle ay magaalada kasaareen haatana ay ku sugan yihiin baliga Shangale. Dagaalka ayaa hada istaagay daqiiqado ka hor, sidaa darteed ma xaqiijin karno waxa ilaahada khasaare labada dhinac kala gaadhay. Shabakada Ceegaag uma suuro galin hada inay hesho khasaaraha dhabta ah ee uu dhaliyay dagaalkii maanta. Ha ka fogaan Ceegaag.com wixii warar ee ka soo kordha xiisadan.
  5. Ciidanka S/lland oo saaka weeraray Magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn January 15, 2012 Buuhoodle:-Ciidanka S/lland ayaa saaka waxaa ay weerar balaaran ku soo qaaday magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn halkaas oo uu dagaal ku dhexmaray dadka degaanka, dagaalka oo ahaa mid xooggan ayaa markii hore waxaa u suurta gashay ciidanka S/lland in ay la wareegaan gacan ku haynta Buuhoodle iyadoo markii danbe dagaal rogaal celin ah ay xoogagga SSC ee Buuhoolde ay dib ula wareegeen magaalada. Khasaaraha dagaalka ka soo gaaray xoogagga Buuhoodle ayaa ah 5 qof oo dhimasho ah halka ilaa 17 qof oo kalena ay ku dhaawac meen ciidanka S/lland aya la aqoon khasaaraha ka soo gaaray dagaalka maadaama ay dhaawacoodii iyo ciidankii ka dhintay ay qaateen, dagaalka saaka ayaa ku soo beegmay ka dib markii shalay madaxweynaha S/lland uu ku goodiyey in uusan ka raali noqon doonin shirka ka socda magalada Taleex oo beesha degta Sool ,Sanaag iyo Cayn ay kaga dhawaaqeen in ay ku samaysana yaan maamula ka madax banaan S/lland iyo Puntlland. Dagaalka saaka ayaa waxaa kale oo uu khasaro ka soo gaaray guryaha magaalada oo hubka la isku ridayey ay qaarkood ku habsadeen xaalada magaalada Buuhoolde iyo Gobolka Sool ayaa laga dareemayaaa kacsanaan waxaaan dhamaan xiran goobihii ganacsiga ee magaalada Buuhoodle iyadoo laga cabsi qabaa in uu dib u bilowdo dagaal fool xun oo dad badan oo rayid ah galaafta. Dadweynaha ku noolaa magaalada Buuhoodle ayaa ka barakacay magaalada waxaan ay qaarkood u gudbeen dhinac Itoobiya, ciidanka S/lland ayaa weli ku sgna duleedka magaalada Buuhoodle halka xoogagga SSC ee la dagaalamayna ay ku sugan yihiin isla duleedka magaalada. M_M_Deeq Halgan.net
  6. Ciidamada Somaliland oo korfadhiya degmada Buhoodle 15 Jan 15, 2012 Saakey aroortii 15 Jan,2012 ayaa waxaa magaalada Buhoodle weerar ku soo qaadey ciidamo ka tirsan Somaliland kuwasoo la sheegey in khasaaro nafeed iyo mid hantiyeedba gaysteen. Wararka Buhodle ka imaanaya oo aan la xaqiijin ayaa xusaya in dagaal dhexmarey maleshiyaad weerar kusoo qaadey ciidamadii Somalilnd ee soo galey degmadaas ay keentey dhiamsho gaareysa 7 qof halka dhaawacu gaarayo 20 kale. Ciidamada Somaliland oo duqeyn u gaystey magaalada inta aysan soo galin saaka ayaa bur-bur hantiyeed u gaystey guryo halkaas ku yaala iyadoo wararku sheegayaan in dadkii halkaas daganaa u qaxeen dhinaca Ethiopia. Dhinaca kale warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland halkaas ka jiiteen madaafiicda goobta iyagoo dhinaca kale gubey gadiid ay kaxeysan waayeen. Weerarkaan ayaa yimid maalin kadib markii madaxweynaha Somaliland Siilaanyo kulan uu Barlamankiisa la yeeshey ku eedeeyey wadahadalda qabaa'ilka *********** uga socda magaalada Taleex isagoo xusey in talaabo ka qaadi doonaan xubnaha soo abaabuley. Weeerarka Somaliland u gaysatey saaka Buhoodle ayaa xubno ka tirsan siyaasiyiinta gobolka oo ku sugan magaalo madaxda Puntland ee Garowe dusha ka saaray mas'ulayadiisa xubnaha horboodaya shirka ka socda Taleex kuwaasoo ciidamada degaanka difaacyey u soo kexeystey goobta kulanku ka socda. Wararka ka imaanaya kulanka ka socda Taleex ayaa sheegaya sidoo kale in jahawareer uu galey maanta kadib markii wararka weerarkaan lagu qaadey Buhoodle soo gaarey madasha iyadoo maleeshiyaad ku sugnaa goobta shirka u gurmadeen degaanka dagaalka lagu soo qaadey. GAROWEONLINE
  7. Over 30 counted dead and many wounded for the re-treating SNM militias. Both sides preparing for assault as anti-aircraft fire is used and other shelling. The Buuhoodle people have many reinforcements coming/arriving from other parts of Cayn and Sool.
  8. Military reinforcement have arrived in great numbers for the Buuhoodle&Cayn people.
  9. Situation is tense and still very fluid but SNM who made a make shift camp 5kms outside of Cayn's capital Buuhoodle is now in the thick of it as the Buuhoodle fighters march on to their base/headquarters for the assault.
  10. Many SNM militia leaders perished and a great deal of armed vehicles destroyed and burned after Buuhoodle residents come back in style.
  11. Deg Deg: Ciidamada Somaliland oo Buuhoodle laga saaray Updated:- 1 min ago| 0 Commnets Waxaa dib mar kale degmada Buuhoodle looga saaray ciidamada Somaliland oo iyagu saacado kahor ganac ku haynteeda dagaal xoogan kula wareegay. Wararkii ugu danbeeyey ee Buuhoodle naga soo gaarey ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay dib magaalada uga bexeen kadib markii ay iska caabin xoogan kala kulmeen ciidamada deegaanka oo dagaal culus kala hortegey. Weriye ku sugan degmada Buuhoodle oo ay Horseed Media khadka Telefoonka kula xiriirtay ayaa xaqiijiyey in ciidamada Somaliland Buuhoodle laga saaray kadib markii ay ka itaal roonadeen ciidamada madaniga ah ee deegaanku. Waxaa dhinaca kale ay wararku nagu soo gaarayaan in ciidamada Somaliland khasaare xoogan oo isugu jira gaadiid dagaal oo laga gubey iyo saraakiil laga laayeyba lasoo gaarsiiyey, inkasta oo warkaasi uu yahay ilaa iyo hada mid aan sugnayn. Wararka dagaalka saaka ka dhacay xarunta gobolka Cayn ee Buuhoodle ayaa marba marka ka danbeysa kusoo dhacaya warqabadka warbaahinta Horseed Media, faah faahin dheeri ah naga filo saacadaha soo fool leh. Horseed Media
  12. It is confirmed SNM suffered a huge blow.
  13. It seems that the SNM militia suffered a great blow from their short lived initial claims&gains. Their dead soldiers lie abonded in Buuhoodle all the way from where they started the assault.
  14. War Deg Deg Ah.Ciidamada Somaliland oo Laga Saaray Buuhoodle. Posted by pi on January 15th, 2012 Buuhoodle(Puntlandi.com);- Ciidamada mamulka Somaliland ayaa isaga baxay magalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn markii cadaadis iyo iska caabin ay kala kulmeen shacabka iyo mamulka Gobolka Cayn oo is garabsanaya. Wariya badaxbanaan oo ku sugan Buuhoodle ayaa Puntlandi.com u sheegay in ciidamada Somaliland ay isaga baxeen buuhoodle waxaana uu intaa ku daray in shacabka iyo mamulka hada ay ku sii siqayaan duleedka buuhoodle oo fariisin ay kasamaysteen. Ciidamada Somaliland ayaa fariisin ka samaystay deegaanka Shangala oo 5-Km dhinac Galbeedka ka xigta Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn waxaana hada halkaa ku sii jeeda ciidamo xoogan oo is abaabulay. Waxaa wali duleedka magalada laga maqlayaa rasaas ay iswaydaarsanayaan ciidamada mamulka Somaliland iyo kuwa ka hortay ee deegaanka ka saaray mana jiraan ilaa iyo hada cid si rasmiya u cadaynkarta qasaaraha dhabtaa ee halkaa ka dhashay. Puntlandi.com Buuhoodle.
  15. With the bombing of Taleh and the defeat of the Dervishes (Darawiish) Somaliland was erected by the colonial British nearly a decade and above the notional 'Somaliland' is put onto it's final death bed by the offspring of the Dervishes! As I read not along ago on this same place 'the people of the Horse' have finally put to an end the daydream which has been defeated already previously and now the threat has been averted and the proud people of SSC can one again point proudly to themselves as they didn't let go of the inheritance of their forefathers who perished in great numbers in those days. How shameful it had been if they had betrayed that history and their own ancestors for delusional dream by a small people with less distinguished history as theirs. I brief a sigh of relief! Maashaallaah, true sons of Somalia have resurfaced again after two decades.
  16. Terminus Taleh to all Unionists! ^I believe the above phrase or expression coined by me has a legendary place in all the hearts of the people of Somalia. It signifies the death of a dream of a fake country and again it's Taleh of all the places that symbolises this new dawn and reality. I don't like to believe that it is ironic that of all the places that Taleh resurfaces again to rekindle the old spirit of Somali nationalism. However that is only a side taste to what I really want to say! Back to where we were namely Terminus Taleh, the people of the North West who drank a powerful toxic mix which made them dream, fantasise and have false visions based on delusions are now losing their all! Terminus Taleh! is vividly in their ears and minds. Some try to cover it and come with mirage and illusions and even deliberate deceptions. Terminus Taleh, oh secessionists! The dream which has finally been shattered and crushed. What now for the secessionists? Might come as an question. Some say bring back the guerrilla SNM! Our dream has been shattered! The few sane ones like Carafaat who didn't partake in the grandeur delusion or brought all he has dear and loves to the cause is saying: Abdirahman Tuur was right! He told us. We shall take Federal Somalia over further deception and daydreams! While others prefer more reckless suicidal actions and all out clan war and assault on Taleh and Sool by the SNM! We will see what the sane ones among our secessionists will say about this kamikaze thought, which is no doubt a self-defeating thought. Will the people of parts of the North West a minority themselves in the greater schemes but with possessed dream succumb to old Siilaanyo the last true rebel leader of a faction in the civil war in Somalia, turned president of the North West and ignore the warnings and led their immoderate views take the better of themselves or will they eventually see the reality and fall back to the safety of the ground by the deafing Terminus Taleh chants. Time will tell inshallaah!
  17. Listen to the Coronation of Baashe Cabdullahi Maxamuud Aw-Cismaan here:
  18. Mid ka mid ah ardaayada Puntland oo Issim cusub ku caleemasaaray Garowe. Fri, 13 Jan 2012 Garowe, Jan 13 - Mid ka mid ah ardaayada Puntland ayaa Issim cusub ku caleemasaaray caasimada Puntland ee Garowe. Issimka cusub oo lagu magacaabo Baashe C/llahi Maxamuud Aw-Cismaan ayaa waxaa caleemsaaray beesha reer Cumar oo ka mid ah ardaayada Puntland. Xaflada caleemasaarka ayaa waxaa ka qayb galay madaxda golayaasha dawlada Puntland, Issimo, nabadoono, urarada bulshada, iyo marti sharaf kale. M/weyne ku xigeenka Puntland Gen. C/samad Cali Shire oo ka qayb galay xaflada caleemasaarka ayaa bogaadiyey caleemasaarka Baashe C/llahi oo uu sheegay in ay Puntland soo dhawaynayso, aqbashayna Baashiga cusub. Gen. Shire ayaa u rajeeyey Baashiga cusub in Eebe hawshiisa u fudueeyo, uuna ku guulaysto. Afhayeenka baarlamaanka Puntland C/rashiid M. Xirsi oo isna ka hadlay munaasabada ayaa sheegay in uu soo dhawaynayo caleemasaarka Baashiga, uuna ku rajo weyn yahay in uu noqdo mid laga faa'iido, bulshaduna ka manaafacaado. Baashe C/llahi Maxamuud Aw-Cismaan oo khudbad kooban ka jeediyey munaasabada caleemasaarka ayaa sheegay in uu guud ahaan yahay Issim Somaliyeed, gaar ahaan mid Puntland oo dhexdhexaad ah, kana duulaya aayadda qur'aanka ah ee faraysa in la isugu gargaaro xaqqa, la iskana ilaaliyo xaq darrida. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir.
  19. Maa'shallaah wish the Baashe all the best and hope that he joins the family of Issimo to serve his people to the best of his ability. May he become the one that unites his people in the Nugaal, Puntland, Somalia and beyond. Boqorku waa Jabrahiil anna Baashigan ahay memorable words by Xaaji Cali Cabdiraxmaan Fiqi-Khayre Xaaji Cali Mjten!
  20. General Duke maashaallaah I wanted to start a photo collage on the events back home in Puntland during the past year, talking about photos do you remember this? Hint: It's a recent one as well!