Fiqikhayre
Nomad-
Content Count
5,341 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Fiqikhayre
-
Somalia: Dutch Minister visits Puntland 6 Jun 6, 2012 GAROWE, Somalia Jun 06 2012 (Garowe Online) – The Dutch Minister for International Cooperation and European Affairs visited Garowe, the capital of Puntland, on Wednesday, Radio Garowe reports. Dutch Minister for International Cooperation and European Affairs Mr.Ben Knapen Photo(GAROWE ONLINE) Ben Knapen landed at Garowe airport early Wednesday, where he met with Vice President Abdisamad Ali Shire, Saeed Mohamed Ragge Minister of Ports and Counter Piracy and other Puntland officials. Minister Knapen was accompanied and Dutch Major Gen. Leo Beulen and the director of operations of the Dutch Ministry of Defence. Dutch Minister With Puntland Vice President Mr.Shire Photo(GAROWE ONLINE) The officials met behind close doors and discussed the political and security situation in Puntland. Minister Ben Knapen visited the newly built investigation headquarters, where he was accompanied by Puntland officials, including State Minister of Planning Abdulkadir Abdi Hashi. In a statement provided by the Dutch Minister, he said that more needs to be done to combat piracy, suggesting that prosecution and detention of pirates should be done locally after rule of law is strengthened. Late last month Puntland and Mauritius signed an agreement to temporarily hold convicted pirates, which was overseen by the EU and UNODC. Ben Knapen visited IDP Camps in Garowe with Puntland Officials Photo(GAROWE ONLINE) The Netherlands Minister promised that they would continue supporting international efforts to fight piracy particularly anti piracy operations just off the coast of Somalia. Before departing to Addis Ababa, Minister Knapen visited an internally displaced peoples (IDP) camp and met with IPDs. In the year 2010 the Netherlands assisted Somalia with 9 million dollars. In Wednesday's statement Minister Knapen said, “There will also be limited expansion of development efforts in Somalia in the coming years.” The peaceful end of the transitional government and stabilization were key issues to the Dutch policy towards Somlia. GAROWE ONLINE
-
Wasiirka iskaashiga caalamiga ee Holland oo Garowe yimid 6 Jun 6, 2012 GAROWE ONLINE Wasiirka Iskaashiga caalamiga iyo arrimaha Yurub Holland u qaabilsan Mr.Ben Knapen ayaa maanta 6 June,2012 waxa uu booqasho ku soo gaarey magaalada Garowe xarunta dowaldda Puntland. Masuuliyiin ka tirsan dowladda ayaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyey sida wasiirka duuliska hawada iyo garoomada Puntland Cali Axmed Gamuute ,wasiiru dowlaha qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah Dr.Cabdiqaadir Cabdi Xaashi iyo agaasimaha guud ee madaxtoyada Puntland Dr.Jaamac Warsame. Wasiirkan ka socdey dalka Holland ayaa waxa wehelinayay safiirka u qaabilsan Kenya Joost Reintjes iyo agaasimaha hawlgalada wasaarada gaashaandhiga Holland Major Gen.Leo Beulen. Kormeer ayay ku tageen wafdiga Holland xarumo ku yaal caasimada Puntland sida xarunta laanta danbi baarista (CID) oo tababar uga socdey koox danbibaarayaal ah waxana warbixntooda siiyey wasiirka mid kamida macaliminiita wadey hawshas oo UNDP ka tirsan. Mida kamida xeryaha barakacayaasha Garowe ayaa ku xigtey booqashada goobaha uu ku tagayey Mr.Ben iyo xubnaha la socdey waxana halkaasi u kuurgaleen xaalada bini’aadanimo ay ku suganyihiin dadaaksi iyagoona si gaar ah u wareystey qaar kamida. Aqalka madaxtoyada ayuu kula kulmey kadib intaasi ku xigeenka madaxweynaha Puntland ahna sii hayaha xilka Gen.Cabdisamad Cali Shire iyo qaar kamida wasiirada sida Dekedaha iyo la-dagaalanka burcad badeeda Eng.Siciid Maxamed Raage iyo wasiirka deegaanka Cabdiqani Yuusuf. Inkastoo saxaafadu kulankaasi banaanka ay ka joogtey haddana markii uu soo dhamaadey ayay madaxda Puntland iyo masuuliyiinta Holland waxay shir saxaafadeed ku qabteen madaxtoyada Garowe oo ku saabsan nuxurka wadahadalkooda iyo ujeedka socdaalka wasiirka. Gen.Cabdisamad Cali Shire ayaa tilmaamey inay ka wada hadleen Puntland iyo Holland la-dagaalanka burcad badeeda , argagixisada ,taageerida mashaariicda horumarineed iyo weliba xasilinta guud ahaan dalka. Dhankiisa ayuu ka cadeeyey Ben Knapen qorshaha kowaad ee Holland inuu yahay nabadgelyo ka dhalata Somalia iyo in lagu socdo qorshaha geedi socodka nabada Somalia oo Bisha August2012 dowlad cusub dhalaneyso. Puntland ayuu sheegey inay u yimaadeen sidii ay indhahooda ugu soo arki lahaayeen halka ay marayaaan mashaariicday bixiyaan iyo taakulo Holland u fidineyso Puntland. Xabsiga Garowe oo dhismihiisu socdo ayuu ugu danbeysiiyey booqashadiisa wasiirka Iskaashiga caaliamiga ee Holland waxana uu duuley dhinaca Addis Ababa oo caawa lagu wado inay isku arkaan madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole kulan casho ah.

Faahfaahin: Wafidigii dawlada Holland oo la kulmay madexda sare ee dawlada Puntland, booqdayna goobo muhim ah. Posted by Puntlandi on June 6th, 2012 Garowe(Puntlandi.com):- Barqanimadii maanta waxaa magaalada Garowe soo gaaray wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Wasiirka arrimaha dibada iyo xiriirka caalamiga ah ee wadanka Holland Mr, pen knapen. Soo dhawayn balaaran oo wafdiga loo sameeyay waxay u soo gudbeen xarunta madextooyada dawlada Puntland halkaas oo ay kulamo kula qaateen madexda dawlada Puntland oo uu horkacayo madexweyne ku xigeenka dawlada Puntland Cabdi Samad Cali Shire, waxayna aad uga wada hadleen arrimo farabadan oo ay ku jiraan arrimaha la dagaalanka iyo maxkamadaynta burcad badeeda, Xoojinta amniga iyo arrimaha xabsiyada iyo tayaynta ciidamada. Kulankan kadib wafdiga Wasiirka arrimaha dibada iyo xiriirka caalamiga ah ee wadanka Holland Mr, pen knapen oo ay waheliyaan masuuliyiinta dawlada Puntland waxay kormeer ku tageen goobo farabadan oo ay ku jiraan Saldhigyada Ciidamada Booliska ee magaalada Garowem, Xarunta Ciidamada Sirdoonta Puntland ee CID-da, Dhismaha cusub ee xabsiga magaaladda Garowe iyo Isbitaalka guud ee gobolka Nugaal. Shir-saxaafadeed ay si wada jir ah xarunta madextooyada dawlada Puntland ee magaalada Garowe ugu qabteen Madexda sare ee dawlada Puntland iyo Wasiirka arrimaha dibada iyo xiriirka caalamiga ah ee wadanka Holland Mr, pen knapen ayay uga hadleen kulamadan iyo ujeedada safarka wafdigan. Wasiirka arrimaha dibada iyo xiriirka caalamiga ah ee wadanka Holland Mr, pen knapen ayaa saxaafada u xaqiijiyay in ujeedada socdaalkoodani ay ku qotan tay xoojinta xiriira Dawlada Holland ay la leedahay Dawalada Puntland islamarkaana wadahadal toos ah ula qaadan lahaayeen madexda Puntland si ay arrimo farabadan isaga kaashadaan. Wasiirku wuxuu sheegay in safarkoodani uu la xiriiro sidii dawlada Holland ay u taageeri lahayd hawgalka la-dagaalkanka burcadbadeeda ee dawlada Puntland ay ka wado barriga iyo badaba iyo guud ahaan la dagaalanka burcad badeeda ee wadanka Soomaaliya, dhamaystirka iyo ka qaybqaadashada xaalada kala guurka ee dawlada federaalka Soomaaliya oo ku eg bisha August ee sanadkan, Horumarinta Ciidamada iyo xabsiyada Puntland iyo arrimo kaloo farabadan. Kulamadan iyo Kormeeradan goobahan muhiimka ah ee magaalada Garowe waxaa qayb ka ah wafdi mudo dhawr maalhood ah horay ugu sugnaa magaalada Garowe oo uu horkacayay Wasiir ku xigeenka arrimaha dibada ee dawlada Holland kuwaas oo imaantinkan wafdigan u gogol xaarayay. Wafdigan dawlada Holland ka socday ayaa la filayaa in Puntland ay ku sii sugnaadaan mudo maalmo ah oo ay kulamo joogta ah la qaadan doonaan madexda sar sare iyo hay’adaha kala duwan ee dawlada Puntland. Puntland Office – Garowe garowe@puntlandi.com www.puntlandi.com
-
Radio Muqdisho Wafdi Ka Socday Dowladda Holland Oo Gaaray Garoowep Published on June 6, 2012 Waxaa maanta magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland soogaaray wafdi ka socday dowladda dalka holland kuwaas oo kulan la qaatay Mas’uuliyiinta Maamul goboleedka Puntland. Wafdiga ka socday wadanka Holland ayaa waxaa ka mid ahaa wasiirka Xiriirka Caalamiga ah, safiirka holand u fadhiya dalka Kenya iyo madaxa howlgalada Wasaaradda Gaashaandhiga dalkaas, iydoona wafdigaasi ay soo dhoweeyaan Madxweyne ku xigeenka Puntland C/samada Cali Shire iyo Mas’uuliyiin kale. Wafdiga ayaa markii ay ka soo dageen garoonka diyaaradaha ayaa waxa ay Kormeer ku tageen xarumaha ay daganyihiin qoysaska barakacaasha ah iyo Xabsi Dhowaan laga dhisay Garoowe kaas oo loogu tala galay burcad Badeeda. Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/samad Cali Shire oo la hadlay Warfidiyeenada ayaa sheegay in mas’uuliyiinta ka socotay dowladda Holland ay Kawada hadleen arrimo ay ka mid yihiin buracad badeeda. Sidoo kale wasiirka xiriirka caalamiga ah ee dalka Holland ayaa xusay in dowladdiisa ay diyaar u tahay ladagaalanka burcad badeeda, xasalinta iyo hormarinta wadanka.
-
Dutch Delegation lead by International Cooperation Minister arrives in Garoowe capital of Puntland State. Wafdi ka socda Dalka Netherland oo soo gaaray Magaalada Garoowe xarunta Puntland June 6, 2012 Wafdi uu horkacayo Wasiirka Xiriirka Caalamiga ah ee dalka Netherland Mr Ben Knapen ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Garoowe xarunta Dowlada Puntland. Ka dib soo dhaweyn Wasiirka iyo Wafdigiisa ayaa waxaa loo gelbiyay dhanka madaxtooyada Puntland ee Garoowe, waxaana halkaasi ay kula kulmeen madaxda Sar sare ee Dowlada Puntland sida Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen C/samad Cali Shire. Kulan ay wada qaateen madaxweyne ku xigeenka iyo wafdiga wasiirka ka dib ayaa Wasiirka Dalkaasi Netherlands waxa uu sheegay in Safarkiisa magaalada Garoowe ay ku yimaadeen isaga iyo wafdigiisa uu ku aadan yahay arimo badn ayna ugu weyntahay arinta iskaashiga la dagaalanka Burcad badeeda iyo arimo kale sida Amaanka iyo arimaha Kala xiliga Kala guurka . Wasiirka Xiriirka Caalamiga ah ee Netherland ayaa sidoo kale sheegay in Dowladiisu ay diyaar la tahay Iskaashi dhinac kasto leh in ay la sameyso dhinacyada Dowladaha ka jira Soomaaliya sida Maamul goboleedyada iyo Dowlada dhex ee Soomaaliya, si loo xoojiyo kala dambeynta amniga iyo horumarka. Sikastaba ha ahaatee wafdiga Wasiirka ayaa lagu wadaa in uu isla maanta ka amba baxo magaalada Garoowe iyagoona magaalada Addis Ababa ee Dalkaasi itoobiya kula kulmaan wafdi uu horkacayo madaxweynaha Puntland oo ku sugan dalkaasi. SBC International Garoowe
-
" Illaahayow Jidka Toosan na waafaji, Quluubteenana isu soo due" Aamiin. Issimadii goobta shirka ka hadlay ayaa cadeeyey in deegaamada Puntland ay ka jirto Dowladnimo, xasilooni iyo degaansho sidaa darteedna ay Issimada dalka dib ugu noqon doonaan si ay wadatashi ula yeeshaan beelaha Reer Puntland marka la xulayo xubnaha Golaha Dastuuriga iyo Golaha Baarlamaanka Federaalka. Maashaallaah
-
ADDIS ABABA: Madaxweynaha D. Puntland oo Kulan la qaatay Issimada iyo Bulshada Rayidka ah June 6, 2012 Addis Ababa: (pp)- Wafdiga uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole) ayaa kula kulmay caasimaa Addis Ababa, Issimada iyo Bulshada Rayidka ah ee Reer Puntland uga qeybgalay shirkii Istanbul 2 Somalia (31 May 2012 ilaa 1 June 2012). Shirkaan oo dhacay Talaado (5 June 2012) ayaa lagu qabtay hoolka shirarka hotel ku yaala Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia, iyadoo wufuudda Reer Puntland ay dhowaan degi doonaan magaalada Garowe ee xarunta Dowladda Puntland. Waxaa goobta shirka warbixino ka jeediyay Madaxweyne Farole iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Puntland sida Wasiirka Arrimaha Gudaha Gen. Cabdullahi Axmed Jamac (Ilkajir), Wasiirka Waxbarashada Cabdi Farax Juxa, iyo Wasiirka Qorsheynta Dauud Maxamad Cumar. Sidoo kale, Issimadii goobta shirka ka hadlay waxaa ka mid ahaa: Suldan Siciid Suldan Cabdisalam, Garaad Maxamad Cilmi Shirwac, SuldanBashir Muse Konte, Boqor Cabdullahi Maxamad Cali Dabogoye, Suldan Cabdulqadir Cumar Shabeel, iyo Suldan Cabdisalam Suldan Sheikh Maxamud. Goobta shirka waxaa sidoo kale hadalo kooban ka jeediyey xubno ka socda ururada bulshada rayidka ah ee Puntland, Mr. Maxamad Ismacil Shilkom iyo Marwo Fadumo Ibrahim oo ah masuul ka socota ururka PUNSAA. Goobta shirka waxaa la isweydaarsaday warbixino iyo talooyin wax ku ool ah, waxaana laga hadlay shirarkii ka dhacay Muqdisho, Garowe, Galkacyo, Addis Ababa, iyo Istanbul, waxaana sidoo kale laga hadlay doorka Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin xulidda xubnaha Golaha Dastuuriga Somalia iyo Baarlamaanka Federaalka cusub. " Illaahayow Jidka Toosan na waafaji, Quluubteenana isu soo due" Aamiin Issimadii goobta shirka ka hadlay ayaa cadeeyey in deegaamada Puntland ay ka jirto Dowladnimo, xasilooni iyo degaansho sidaa darteedna ay Issimada dalka dib ugu noqon doonaan si ay wadatashi ula yeeshaan beelaha Reer Puntland marka la xulayo xubnaha Golaha Dastuuriga iyo Golaha Baarlamaanka Federaalka. Waxaa hoosta laga xariiqay in la ilaaliyo midnimada Reer Puntland sidoo kalena arrimaha guud ee Somalia lagu lahaado door muhiim. Shirkaasi ayaa ku dhamaaday jawi wanaagsan, waxaana lagu balamay in la hormariyo xiriirka, iskaashiga iyo wadashaqaynta Dowladda Puntland iyo Issimada Reer Puntland. Isimada Puntland & Madaxda Puntland ayaa lagu wadaa inay sidda ugu dhaqsaha badan ugu laabtaan deegaanada Puntland ee Soomaaliyeed , si halkaas uga sii wadaan howlaha Qaran ee horyaala. Daabacaadda: Puntlandpost.com
-
Africa oil announces spud of shabeel north well
Fiqikhayre replied to Burn Notice's topic in Politics
This is great news and significant as the Shabeel-1 spud/drill earlier. Inshaallaah Shabeel North will have even more reservoirs of OIL then its same named predecessor Shabeel-1.
-
Popular Contributors