Fiqikhayre

Nomad
  • Content Count

    5,341
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Fiqikhayre

  1. Somalia will have two chamber houses an upper and lower house for the nations Parliament.
  2. Qodobka 7aad Dhulka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya 2. Dhulka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliyeed waa laguma xad-gudbaan lamana qeybin karo.
  3. Qodobka 6aad Calanka iyo Astaanta Qaranka 3. Soomaaliya Hees astaan u ah qaranka wey leedahay waana "Qolobaa Calankeed"
  4. Qodobka 45aad Kheyraadka Dabiiciga ah 1. Wax qeybsiga kheyraadka dabbiiciga ah ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya waxaa ka wadaxaajoon doona Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubinta ka noqon doona Dowlada Federaalka Soomaaliya iyadoo loomarayo qaab Dastuuri ah.
  5. 3. Gobannimada iyo midnimada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya waa laguma-xadgudbaan.
  6. Qodobka 1aad Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya 1. Soomaaliya waa Jamhuuriyad Federaal ah, leh gobannimo, dimoqraaddi ah, oo ku dhisa matilaadda dadweynaha loo dhan yahay oo ku salaysan nidaamka axsaabta badan iyo cadaalad bulshadeed.
  7. This is a new born for our nation. It has been a long and tiresome finish to the end from the collapse to the rebirth. Somalia can only function as a federal republic and it has finally become true.
  8. Of course this goes without saying the Independent Federal Commission Committee has been discontinued and superseded.
  9. Somalia on this historic day of 26 June nearly 52 years after Somalia was formed today is a new birth for our nation.
  10. Many of you might not be aware of the on goings in the country back home or the political process as of now on this historic day of 26 June 2012 the Interim Constitution of Somalia has been released to the wider Public. This is the constitution our country will adapt to get out of the Transition and end it. The constitution however will be an Interim one for the time being a stepping stone to a permanent government and to get out of the Transition. The road-map signatories are all on the forefront to show the the country is adopting this final interim constitution for the Somali elders and their appointees to vote on in the coming days of July inshaallaah.
  11. Alxamdulillaah maashaallaah great news. They're almost half way there. Only 1400 meters to go inshaallaah.
  12. So far the road-map is on track so is the constitution but if there's any disruption to it, Puntland with its new found wealth and political steel will be not accepting anything as an agreeable outcome nor a directive by an unlawful marriage of convenience between Mogadishu and Hargaysa sponsored by Djibouti Republic.
  13. AKHRISO warqad uu Madaxwaynaha Puntland u qoray Midowga Yurub iyo dawladda Ingiriiska oo kusaabsan wadahadalladii dhex maray TFG iyo Somaliland. Puntlandi.com Taariikhdu markay ahayd 19-kii bishan aynu ku jirno ee Juun , madaxwaynaha Puntland oo ku hadlaya magaca dawlddiisa iyo dadkiisa wuxuu warqad u qoray dawladda Britian, dawladda Norway iyo waliba midowga Yurub .Warqada oo English ah riix halkaan Ujeedada warqaddu ay ka hadlaysay ayaa waxay ahayd shirkii magaalada London ku dhex maray TFG iyo Somaliland, oo dawladda Puntland ay saluugsanayd waxyaabo si ula kac ah loo khalday. Warqaddan xubnaha ay sida gaarka ah ugu socotay waxay ahaayeen, Matt Bough oo ah safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaliya , Alex Rondos wakiilka gaarka ah ee midowga Yurub ee Afrika, iyo Per Ludvig Magnus oo ah ambassador-ka Norway u fadhiya Kenya. Sidan ayaa madaxwaynuhu hadalkiisu u dhignaa:- Mudanayaal Xukuumadda Puntland waxay taageero u muujisay dawladda Britain isku daygii iyo qabashadii shirkii Soomaalida ee London ka dhacay 23-dii Feberaayo 2012, kaasoo Soomaalidu ku kulantay qodobbo dhaxal gal ahna laga soo saaray. Ayadoo isla shirkaasi London laga shidaal qaadanayo , madaxwaynaha dawladda kumeel gaark ah ee Soomaaliya wuxuu magacaabay 7 xubnood oo dar dargaliya wada hadallo u dhexeeya TFG iyo Somaliland. Go aankaasi uu madaxwaynuhu ku magacaabay guddigaasi 15-kii April 2012 , wuxuu ahaa go’aan uu madaxwaynuhu qaatay oo mudnaantiisa lahaa marka la eego xaaladaha adage ee dalka ka jira. Dawladda Puntland waa ay aqoonsatay guddiga uu madaxwaynaha dawladda federaalku magacaabay oo ka koobnaa 7 xubnood oo ay ku jireen 2 xubnood oo aad u sareeya oo ka tirsan dawladda Puntland. Tixgalintan gaarka ah waxay ahayd mid saxan marka la eego waxyaabaha 10-kii sano ee lasoo dhafay soo dhex marayay Puntland iyo Somaliland, gaar ahaan Somaliland barakicinta ay ku haysay qoysas badan . Cabashooyin adag oo ka dhan ah Somaliland-na waxay kallifeen in dagaalo lagala horyimaado Somaliland , taasoo khal khal galisay xasiloonida gobolka. Dadka kunool gobollada Sool iyo Sanaag iyo waliba Buuhoodle oo daris la ah waxay milatariga Somaliland kala kulmeen dhibaatooyin iyo tacaddiyo badan , xilli ay beesha caalamku ay ka aamusan tahay wali. Hadda oo la joogo Somaliland way waddaa siyaasado rabshad iyo qas kusalaysan oo is ballaarin ah. Mudanayaal Waxaan ognahay inay London marti galinayso wada hadal u dhexeeya TFG iyo Somaliland, waxaana ogaannay in TFG ay si kadis ah booska uga saartay xubnihii dawladda Puntland u matali lahaa wada hadalka sabab aan la garan Karin, ayadoo ka dhigtay 5 xubnood xubnaha wada hadallada ka qayb galaya. Liistiga cusub ee laga tagay xubnihii matalayay dawladda Puntland waxay ku tusinaysaa in madaxda TFG cadadis siyaasadeed kadib inay isku dhiibeen dalabkii Somaliland ee ahaa wada hadallada fool ka foolka ah. Waxaan u aragnaa arimaha soconaya kuwo kuwo aan sharci ahayn, oo si khalad ah ay isku naas nuujinayaan labada dhinac TFG iyo Somaliland, waxaana arintani ay si cad meel uga dhacaysaa oo dhaawacaysaa yididiiladii loo qabay shirkii London ee 23-kii Feberaayo ka dhacay magaalada London. Sida saadaasha ah wada hadallada dhex maraya koonfurta Soomaaliya iyo Somaliland waxay siinayaan awood aysan u qalmin iyo mudnaansho dheeri ah Somaliland oo doonaysa inay ku dooddo helidda madax bannaani , ayadoo si indho adayg ah ku sheeganaysa xudduuddii gumaystayaashu ay xilli hore sameeyeen , isla markaana si cad isaga indho tirayso runta iyo xaqiiqada meesha k ajirta. Puntland waxay horay tanaasulaad uga gashay kabixidda guddiga wada hadallada inta ka harsan xilliga kumeel gaarka ah oo ahaa 4 bilood, laakiin sidaas oo ay tahay , Puntland ma aqbali doonto is beddelada hadda socda iyo wixii kasoo baxa shirka wada hadallada ee TFG iyo Somaliland taasoo meesha ka saartay xubnihii Puntland, si ay Somaliland jaanis ugu hesho daneheeda go’itaanka. Mudanayaal Dawladda Puntland waxay ka codsanaysaa Dawladda boqortooyada Ingiriiska inay dib u milicsato marti galinta iyo soo dhawaynta shir noocaan oo kale oo aan loo dhammayn, Puntland-na ma aqoonsan doonto, raallina kama noqon doonto waxa kasoo baxa shirkaasi tan iyo inta waxa khaldan laga saxayo. Tan iyo markii la aasaaasay Puntland 1998-dii , Puntland waxay ku hawlanayd xasilinta deegaannadeeda ayadoo adeegsanaysa dadkeeda iyo ciidankeeda, iyo waliba habkooda gaarka ah . Puntland way sii wadi doontaa dadaalkii wanaagsanaa ee looga bartay si loo helo dawlad awood leh oo Federaal , waxayna ugu yeeraysaa beesha caalamka inay ka qayb qaataan dhiiri galinta nabadda ,dib u heshiisiinta iyo horumark Soomaaliya ayadoo la isticmaalayo hab wanaagsan oo nadiif ah loona samaynayo dadka Soomaaliyeed taageero la taaban karo . Madaxwaynaha Puntland Abirahman Mohamed Mohamud (Farole)
  14. Adeer Somalia's politics are very clannish in their nature and especially at this times. You're not a country of your own what we're witnessing here is an unlawful marriage between Mogadishu and Hargaysa, those who want to secede and those who kept the country in chaos. It's a unlawful clannish marriage made out of convenience and not out of choice and designed to throw federalism the version Puntland see's out of the window. Your minion Djibouti is aiding you because out of clannish reasons and due to the fact that Djibouti supported Mogadishu and Hargaysa throughout the twenty years of chaos and anarchy at the expense of the D-Block nation. Get your act together as we are in a war.
  15. Xaaji Mogadishu and Hargaysa don't want Federalism as it would disadvantage them therefore their best interest would lie in a merger of the two at the expense of Federalism. They're fighting for their survival adeer and I want to be in charge of my own affairs. Fact is the secessionists want to secede because of me and the southern folks kept the capital city of Mogadishu in anarchy because of me, therefore this unlawful marriage of convenience won't work as I have a great say and it will show inshaallaah.
  16. The line has been drawn clearly. In the adversary of the unlawful political marriage of convenience of Mogadishu-Hargaysa with the support of their brethren from Djibouti who acts as the independent nation-state to the interests of the two aforementioned due to their tribal affiliation together. It is only natural that we as a nation show that we have similar and stronger bonds and relationships with our brethren beyond Somalia. They showed us that they have Djibouti and we show them that we have our clan cousins in Ethiopia who have a strong understanding and resources the little Djibouti could ever bring to the table. Puntland on the other hand is stronger than Mogadishu and Hargaysa combined and any left over alliance to make up a difference such as in Bay and Bakool is cancelled by an emerging and strong Azania/Jubbaland and our brethren in the NFD/Kenya. This is what is at the root cause of Somalia and true loyalties come to the fore front especially when there's so much at stake and a government will be elected with new head of states and power distributed through this kind of form of who has the bigger bondage and support. No one wants to lose, the stakes are very high and we have our friends and cousins in line just as Hargaysa, Mogadishu and Djibouti have theirs.
  17. This is a most welcome and positive development that we have been waiting for. Nice to see that everyone acknowledges the progress, stability and good governance of the Somali Region of Ethiopia and the tranquility and peace that exists in. Jigjiga and throughout the Somali Region of Ethiopia. We say maashaallaah to that. Jigjiga, Garowe, Kismayo and Garissa are alies.