Fiqikhayre

Nomad
  • Content Count

    5,341
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Fiqikhayre

  1. Waraysi Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Maaliyada Puntland oo ka hadlay Shilkii gaadhi ee ka dhacay inta u dhaxaysa Garowe Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Maaliyada Puntland oo ka hadlay Shilkii gaadhi ee ka dhacay inta u dhaxaysa Garowe iyo Gaalkacyo tacina u Diray Wariyaashii ku Dhintay Shilkaasi, sheegayna in Taleexmedia.com Hawada soo Gali Doonto Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Maaliyada Puntland Abdi Ibraahin Warsame Abdi ayaa ka hadlay shilkii gaadhi ee ka dhacay inta u dhaxaysa Magaalooyinka Garowe iyo Gaalkacyo Waxana Wasiirku ugu horay Tacsi Tiiraanyo leh u Diray Saxafiyiintii shirkaasi ku Geeriyooday oo ugu horeeyaan Maxamed Cali Cilmi oo ahaa tafaftirihii Taleexmedia.com iyo Jaamac Maxamed Nuur Jeele. Wasiirka ayaana Faah faahin Dheeraad ah Waxaa uu saxaafada ka siiyey Qaabkii uu shilkaasi u dhacay Waxana Wasiirku uu sheegay in gaadhi Maxuul ah uu soo galay Wadada Laamiga ah oo gaadhigii ay saarnaayeen marayey taasina keentay inuu shirku dhaco. Wasiirka ayaana sidoo kale Ku War Galiye in akhristayaashii Taleexmedia.com shabakadu Hawada dib ugu soo laaban Doonto Sida Wasiirku sheegay Waxa uu Guud ahaanba shacabka Somaliyeed ugu baaqay in la iscafiyo oo laga faaiidaysto Bisha Ramadaanka khayrkeeda, Waraysiga Wasiirka oo Dhinacyo badan taabanaya Hoos ka Dhagayso.
  2. DAGAAL KA DHACAY DEGMADA XUDDUN AYAA DADNA KU DHINTEEN QAARNA KU DHAAWACMEEN dagaalkan oo dhex maray ciidamo ku sogan degmada Xudun oo 83Km dhinaca waqooyi kaga beegan magaalamadaxda Gobolka Sool ee Laascaanood ayaa qof ku dhintay laba kalena ay ku dhaawacmeen inta la og yahay salaadda duhur horteed . Ciidamada oo ka soo wada jeeda maamulka Khaatumo ayaa isku khilaafay amarqaadasho la`aan sida ay goobjoogayaal ku sugan degmadaasi noo cadeeyeen. Dagaalkan oo ay ka qayb qaateen 4 gawaadhida dagaalka ah ayaa khasaare soo gaadhsiiyey magaaladda sida uu Sheegay Yuusuf Cabdi Dheere oo ah suxufi madax banaan oo halkaasi ku sugnaa marka rasaastan oo uu sheegay ilaa ku in ka badan 20 daqiiqo soconaysey kaas oo laysu adeegsadey qoryaha hanqadhka weyn. Xaalada degmada Xudun ayaa aad u kacsan iyadoo ay weli ciidamadii dagaalku dhexmaray ay barahoodii ku sugan yihiin isla markaana ay ku sii kordhayaan ciidanbeeleed haybwadaag ugu hiilinaya labada dhinac taasi oo cabsi laga qabo in si fudud dagaal ku dhoco. Odayaasha degaanka ayaa ku hawlan sidii ay wax uga qaban lahaayeen dhacdadan oo ah markii ugu horeysey oo dagaal baaxadan uu ka dhco degmada Xudun mudo 24 sano ku dhow. radiolaascaanood
  3. Two Khaatumo militia fought in Xuddun District of Northern Sool over Command and they exchanged heavy artillery and gunshots inside thetown. Four Technicals involved with one dead and two others injured. Elders try to dissolve the issue while the two militia's receive clansmen for the next round of fighting if it continues.
  4. "I came to my country/state of Puntland in order to make understanding between the kins/family of Puntland and I reached agreement with my leaders and met President Faroole"
  5. Saleebaan Xaglatoosiye oo Buuhoodle lagusoo dhoweeyey Hogaamiyihii hore ee SSC Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) maanta soo gaarey magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn, isagoo markan kasoo kicitimay magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland. Saleebaan Ciise Axmed oo lagu soo dhoweeyey Buuhoodle ayaa kawarbixiyey safarkii uu kaga yimid dalka dibadiisa, ugu danbayn hada kusoo gaadhey magaalada Buuhoodle isagoo soo maray meelo kala duwan, waxaana uu sheegay in safaradiisa dibadu ay u badnaayeen arimo shaqo iyo danta deegaanka sida uu tilmaamay. Saleebaan Ciise dhowaan wuxuu dalka isutaga imaaraadka carabta kula kulmay madax katirsan maamulka Somaliland, iyadoo kulankaasi dadku aad isula dhexmareen, xaglatoosiye oo kulankaasi tafaasiil ka bixinaya waxaa uu tilmaamay inay ka wada hadleen sidii nabad loo helilahaa, islamarkaana maamulka Somaliland ciidamadiisa ugala bixi lahaa gobolka Cayn iyo nawaaxigiisa. Xaglatoosiye oo la weydiiyey waxa kafiley arimaha nabada inuu raadiyo isagoo aan bulshada kala tashan ayaa ku jawaabey,"hadii la igu eedaynayo nabada dee qof nabad doonayaa waa wanaag, shacabka Buuhoodle waa dad nabadana yaqaan colaadana yaqaan waxaan lee yahay sidii colaada aad uga xarago qaadateen nabadana uga xarago qaata" ayuu yiri Saleebaan Xaglatoosiye. Mar uu ka hadlayey maamulka Khaatumo iyo sida uu u arko tilmaamay in maamulka Khaatumo uusan waxba qaban sida uu hadalkiisa u dhigay waxaana uu sheegay inuusan cidna la kulmeen hadii Khaatumo wax qabato" hadii Khaatumo jirto ama ay wax qabanayso dee anigu meela ma aadeen cidna lama kulmeen" ayuu hadalkiisa ku darayt Md Xaglatoosiye. Dhinaca kale Xaglatoosiye wuxuu ka hadlay kulan uu la qaatay madaxda Puntland kasoo ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland, Xaglatoosiye wuxuu kulan kaasi ku sifyeeyey mid la isugu soo dhoweynayo labada dhinac islamarkaana meesha looga saarayey wixii khilaaf ah ee dhexyaaley isaga iyo Puntland, "Socdaalkayga Puntland dee Puntland waa dhul dad aanu ehelnahay waa deegaankayagii madaxdeeda waan la kulmau madaxweynaha ayaanu is aragnay, waxaana ka wada hadalnay sidii la isugu soo dhoweynlahaa dadka tolka ah, wixii farqi ah ee na dhexyaalana loo xalinlahaa, dhamaan waxaan kawada hadalayna waa isku afgaranay" ayuu hadalkiisa kusoo gabagabeeyey Saleebaan Ciise Axmed. Saleebaan Ciise Axmed oo loo yaqaano Xaglatoosiye ayaa ah aqoon yahan arimaha siyaasada kusoo biiray sanadii 2008, markii uusoo fuulay shaashada siyaasada wuxuu isu taagay xilka madaxtimo ee Puntland isagoo doorashadii Puntland ka dhacda 2009 ku guuldaraystay, isla sanadii 2009 M/weyha Puntland ayaa u magacaabay wasiirka kaluumaysiga Puntland waxaana xiligaasi uu diidey jagadaasi, wixii mudooyinkaasi ka danbeeyey wuxuu aasaasay ururkii SSC, kaasoo taageerayaashiisii qaar wax ka aasaaseen maamulka Khaatumo, lamana oga xiligan mustaqbalkiisa siyaasadeed iyo mansabka xil ahaaneed ee uu damacsan yahay. Diiwaanka wararka Idaacada Daljir.
  6. Moonlight that is Cabdi Halas Deputy Minister of Finance. May Allaah give those who have died his mercy and those injured quick recovery. Amen.
  7. So far Maxamed Cali the Editor of Taleexmedia is confirmed to have died who was with Saado. Inna lillaahi waa inna ilahyi raajicuun. Samir iyo Iimaan to his relatives and friends. Amen.
  8. Alhamdulillaahi Saado is doing good. She has an injury a broken arm and is alive.
  9. Saado has an injury to her arm which is broken. Three unnamed casualties so far.
  10. Libaax true even Radio Mogadishu had it with big letters but immediately removed it. Puntlandi reported it too.
  11. The Vice president is at the scene, Initial reports are very raw of deaths and dozen injured. The accident happened at Birta Dheer in the vicinity of Garoowe, where a large delegation drove in convoy. Let's hope that those died and injured are pardoned by Allaah and given quick recovery. Amen
  12. The better the sooner Djibouti is freed from this Dictator.
  13. Djibouti President takes his daughter as advisor The Indian Ocean Newsletter November 06, 2010 Journalist Muha Dahir Farah (center) with the two daughters of President Ismaïl Omar Guelleh It did not take long for the daughter of President Ismaïl Omar Guelleh (IOG) to find a job in Djibouti after graduating from Columbia University last May (ION 1285 ). On 22 August, Haïbado Ismaïl Omar was appointed by presidential decree to the post of technical advisor on economic affairs to the Head of State, one of the highest ranks in the civil service. She will therefore have the upper hand on strategic ministries, such as finance and investment. To help her find settle in, her father even gave her the task of organising the next forum on employment but whose main role will be to launch IOG`s campaign to be re-elected president next year. She will be assisted in this task by Fathia Djama Oudine, IOG`s diplomatic advisor - much to the dismay of the top civil servants in several ministries involved in preparing this forum. The latter consider that neither of these two young ladies has any experience whatsoever on employment issues. © Copyrights 2010 Indigo Publications All Rights Reserved