Fiqikhayre

Nomad
  • Content Count

    5,341
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Fiqikhayre

  1. Somalia Galayr is not interested in Kalabayr. Khaatumo brought bullets to Kalabayr and Minister Da'uud is bringing School's and Education to his constituents. Can you compare the two? Alas it's the seeing 'blind' who will not see it.
  2. Out of the State wide 32 funded schools many will be in Sool's destricts and off road towns and villages n the rural.
  3. Mr. Da'uud Maxamed Cumar has done far more for his constituents in Kalabayr and surrounding region than Khaatumo and Galayr put together.
  4. Masuuliyiin ka tirsan Puntland oo gaaray deeganka Kalabayr ee gobolka Sool Waftigan ka socday Puntland oo ay horkacayeen wasiirka qorshaynta iyo xirirka caalamiga iyo agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada Puntland ayaa gaaray deegaanka kalabayr oo ka tirsan gobol kasool iyo deegano kale oo hosta ayna kamid yihiin Dan iyo Karin gorfood si ay ugu kuur galaan xaalaada waxbarasho ee gobolka Sool . Markii ay gaareen deeganka kala bayr waxaa si diiran u soodhaweeyey wafdiga dadka deegaanka oo ay ka mid ahaayeen odayaal dhaqameed ardayda dugsiyada iyo bulshoweynta yar iyo weyn. Waxaana ay ka dhagax dhigeen halkaasi labo dugsi oo kamid ah 32goob waxbarasho oo horay wasaarada waxbarashadu u sheegtay in ay ka hirgalinayso guud ahaan deeganda Puntland kuwaasi oo ku kalayaal deeganka kalabayr iyo Dan . Caaqil Saleebaan Axmed Mursal oo ka mid ah odayaasha daqankaee deegaanka Kalabayr ayaa sheegay in uu ku faraxsanyahay dugsiyada cusub deeganka laga hirgalinyo islamarkaan ay soo dhawaynayaan waftiga iyo cidkasta oo wax uqabanaysa deeganka. Agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada Puntalnd Maxamed C.wahaab Axmed ayaa warbaahinta usheegay in booqashadooda ay ugu kuur galayaan arimaha bulshada oo ay uguhorayaan gooabaha waxbarashada, “waxaan halkaan u nimi sidii aan ugu kuur gali lahayn xaaladaha dhabta ah ee arimaha bulshada oo ay ugu horeeyaan goobaha waxbarashada isla markaana aan u dhagaxdhigi lahayn 2 dugsi oo kula yaala deeganka dan iyo Kalabayr kuwaasi oo qayb ka ah 32dugis oo guud ahaan Puntland laga dhisayo wasaarada waxbarashaduna mudooyinkan waxay ku howlanayd sidi ay u hormarin lahayd goobaha waxbarashada ee deeganada ku yaala meelaha laamiga ka durugsan” ayaa ka mid ahaa hadalada Agaasimaha. Wasiirka wasaarada qorshaynta iyo xiriirka caalmiga ah ee Puntland Dr Daaud Maxamed Cumar oo waftiga hogaaminayey ayaa dadka deeganka uga mahad celiyey sida ay u soodhaween waxaana uu sheegay in booqashadaan qayb katahay qorsha wasaarada waxbarashada ay ku hormarinayso waxbarashada deeganada laamiga ka durugan, “waxaan siwayn ugu mahad celinayaa dadka deeganadan oo siwadaa fiican ee ay noosoo dhaweeyeeen gaar ahaan ardayda dugsiyada waxaan halkaan u nimi sidii aan udhagax dhigi lahayn 2dugsi oo qayb ka ahqorshayaasha wasaarada waxbarashadu ugu talagashay deeganda laamiga ka durugsan “ Deeganada Kalabayr waxaa horay ugu yaalay goobo wax barasho inkasta oo aysan haysan agabyadaa waxbarashada lagama maarmaanka u ah kuwasi oo waftigu sheegen in ka caawin dooan iyadoona mudooyinka dambe masuuliyiinta wasaarada waxbarashadu ay sheegayeen in wax ka qaban doonan waxbarashada deegaanadda laamiga ka durugsan.
  5. Minister forPlanning and International Cooperation of Puntland State Mr. Da'uud Maxamed Cumar with Permanent Secretary of the Education Ministry department lays two of first school's brick stone in Kalabayr District of Sool, Dan and Karin gorfood.
  6. Abtigiis it's very heroic from you to acknowledge that progress is taking place. Well the ONLF isn't defunct yet as it has still members in it but the dwindling numbers tell another story. ONLF's policies have failed now and the countering of ONLF Propaganda by actual tangible Progress on the ground made many people see the light. If ONLF are re-inventing themselves now and getting of their way of everything being bad and acknowledging progress is taking place I welcome it even if their only rebuke is of a political nature. ONLF have parted with their way and now are in Nairobi to join the progress which I welcome. I believe in negotiation and acknowledgement of facts and truth and that through talks and concessions are the only way of achieving of their goal.
  7. ^The rise of the Somali National Region of Federal Republic of Ethiopia is undisputed witness being the many defections from the defunct ONLF.
  8. Cabdi Maxamuud Cumar is the current President of the five developing and formerly neglected, abused and discriminated regions and nationalities of the Federal Republic of Ethiopia namely the ethnicity's of the following regions: Somali National Region, Afar, Gambela, Benishangul-Gumuz and Harari. The first speaker who's the promoted former deputy Prime Minister and Foreign Affairs Minister of Ethiopia is from the Wolayta ethnic group which make up 2.31 percent of the whole of Ethiopia.
  9. The Sayid's nephew becomes the temporary speaker. He's also a General. Maashaallaah
  10. Ngonge are you suggesting to be less distracted than the average SOL reader?
  11. ^Why are you derailing the thread's flow?
  12. Puntland President: Madaxwayanha ayaa sidoo kale Xusaya in uusan ahayan Musharax u taagan madaxtinimada dalka soomaliya oo aysan taasi ku jirin dhaarta uu dhartay xilka Puntland oo uu ka shaqaynaayo kaliya hormaraka Puntland iyo sidii ay u jiri lahayda Dowlada Puntland.
  13. Qayabtii Labaad ee Sanadguurdii 14 aad ee ka soo wareegatay asaaska Puntland oo xalay lagu qabtay Madaxtooyada Garoowe Xarunta Madaxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe ayaa lagu qabatay wajigii labaad ee munaasabda lagu dabaaldagaayo maalintii la asaasay dowlada Puntland tasoo malintii shalay qayabtii hore munaasabadaa la qabatay. Munaasabadan oo siwayan loo soo agaasiamay ayaa waxaa ka soo qayb galay Madaxwaynaha Puntland ku xigeenkiisa Gudoomiyah barlaamnka Xubnaha golaha wasiirada golaha barlaamnka Puntland taliayaasha ciidamada madax kasocata hay’addah caalmiaha kooxda hobalda waabari Puntlanda iyo dad wayano kaloo badan Munaasbdaan ayaa waxaa markii ugu haraysay waxaa ka hadalay Wasiirka arimaha Gudaha C/laahi Jaamca Ilkajiir kasoo xusay in dadka soomaliyeed khaasat kuwa reer Puntland uu uga hanbalayanayo munsaabada asaaka Puntland ee caawa qayabteeda labaad ay ufadhiyaan waxaan uu sheegay in malintaan ay tahay malin kuwayan dadka reer Puntland. Wasiirda haweenaka iya Ariimah Qoyasaka Puntland Marwo Caasho Geele Diriye oo goobtaa ka hadashay ayaa iyana Xusatay in maalintaan ay tahay maalin qiimo wayn leh deegaanada Puntland oo dhan laga xusaya maanta ayaan haweenaku ay gacan wayan ka gaysteen malintaan xuskeeda iyo asaaskii Puntlandba. Intaasi kadib ayaa goobataa waxaa lagu soo bandhigay Riwaayado iyo heeso tasoo ay soo bandhigayen kooxda hobolada waabri Puntland ku waasoo ay kaga tarjumayeen maamulka Puntland iyo faa’idooyinka uu gaarsiiya deegaanda Puntland iyagoo siwayan ugu dheeraaday waxa tarka Ciidamda Puntland ay leeyihiin iyadoo Munaasbndaan ay xalay ka qayab qaadatay fanaanad Caanka ah ee Saado Cali Warsmae oo halkaa hees ka qaada kudabdan kasoo jeedisaya, taas oo muujineysa in caafimaadkeedu aad u wanaagsanaa kadib shilkii gaariga. Madaxwayanha Puntland Dr C/rixamaan Maxamed Maxamuud faroole ayaa ugu danabyantii goobtaa khudbada dheer ka soo jeediyey waxaaa uuna ka hadalay dhaqaalha Puntland iyo sida ay dowlada Ugu jirto dhaqaal xumada jirata sida looga bixi lahaa, marka dawlad rasmi ah ay Muqdisho ka soobaxdo, si lacagta cusub loo maareeyo, sidoo kale Madaxweynaha ayaa ka hadley geedi socodka isbedelka Puntland, Aminga iyo sidii shacabka iyo dawladdu u wada shaqeyn lahaayeen. Madaxwayanha ayaa sidoo kale Xusaya in uusan ahayan Musharax u taagan madaxtinimada dalka soomaliya oo aysan taasi ku jirin dhaarta uu dhartay xilka Puntland oo uu ka shaqaynaayo kaliya hormaraka Puntland iyo sidii ay u jiri lahayda Dowlada Puntland. Madxadawayanha ayaa sidoo kale ku booriya dhalinyarada inaanay kamida noqan burcada aynaa dalkooda ka tahriibin oo ay joogaan dalkooda ayana noqadaan kuwa dalka u faa’ideeya kana faa’idaysata waxaan uu intaa raaciaya in loo bahan yahay dhalinta badaha ku cararayasa in ay hakiyaan haweenka. Munasbadaan oo ahayda mid siwayan loo soo agaasiamay ayaa ugu danbayntii madaxwayanha waxaa uu salaan ka qaatay ciidamda Puntland ayan kooxda banbayda. Maxamed Saciid Yuusuf Horseedmedia Garoowe.Puntland,Somaaliya